Mooge

Nomad
  • Content Count

    5,088
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    11

Everything posted by Mooge

  1. hirkadda Golis Telecom Somalia oo furtay Xafiiskii Xawaaladda TAAJ ee Gaalkacyo (Sawirro). May 17, 2015 5:44 pm GMT - Written by Ducaale - Edited by Ducaale Gaalkacyo 17 May 2015. Xaflad ballaaran oo lagu furayay Xarunta Xawaaladda Taaj ee Gaalkacyo & soo bandhigada Adeegyada Cusub ee Shirkada Golis ay soo kordhisay Sanadkan 2015 ayaa maanta lagu qabtay Hotel Golden Plaza ee Gaalkacyo. Xafladdan oo ay kasoo qayb galeen Wasiirka Waxbarashada Puntland, Maamulka Gobolka Mudug, kan degmada Gaalkacyo, Masuuliyiinta Shirkadda Golis, Ganacsato, Cuqaal, Dhallinyaro iyo Haweenka Gobolka Mudug. Xaflada Daahfurka Xafiiska Xawaalasda Taaj ee Gaalkacyo ayaa ahayd mid ka koobnayd 3 qaybood oo kala ahaa Qado Sharafeed, Khudbadaha ay jeedinayeen Qaar kamid ah dadkii kasoo qaybgalay Xaflada & Qaybtii ugu Dambaysay oo ahayd Nasiibkaaga Tajaabi ay Samaynaysay Shirkada Golis Xarunteeda Magaalada Gaalkacyo. Maamulaha Golis Gaalkacyo Faarax Bootaan oo Xaflada Furayay ayaa umahadceliyay dhamaan kasoo qaybgalayashii Xaflada, waxaana sidoo kale uu sheegay in Maanta si rasmi ah loo daahfuray Xafiiska Xawaalada Taaj ee Gaalkacyo. ‘’Waxaan Maanta Furaynaa xafiiska Xawaalada Taaj, waxaana ka faa’iidaysan Doona Dhamaan Dadka Soomaaliyeed ee dibada lacagta u diraya iyo kuwa kasoo diraya, Waxaa aad ku dirsanaysaa lacagtaada Mobilkaaga Gacanta Marka laguu soo dirana adigoo Miyiga Jooga Xitaa way kuusoo dhacaysaa, waana Marka aad isticmaalayso Adeega Sahal ee Shirkada Golis’’ Ayuu Yiri Maamulaha Golis Gaalkacyo Faarax Bootaan. Hogaanka Ganacsiga Shirkada Golis Cumar Faaruuq oo isna Madasha Hadal Ka Jeedinayay ayaa sheegay in Shirkada Golis ay sii wadayso hawlaheeda Adeegyada casrigaa ee Bulshada Soomaaliyeed, waxaana intaas uu ku daray in Golis ay ahayd Shirkadii ugu horaysay ee Dadka Reer Puntland bartay Mobilka gacanta kana gudbisay Taarklii iyo Laymankii lagu hadli jiray, Markastana waxaa uu Cumar faaruuq sheegay in Golis ay diyaar u tahay in dadka Soomaaliyeed ka haqabtirto Adeegyada carigaa ee laga Isticmaalayo Dunida. Saciid Maxamed Muumin oo katirsan ganacsatada magaaada Gaalkacyo ayaa sheegay inuu ku Faraxsanyahay furitaanka xawaalada Taaj qaybteeda gaalkacyo, waxaana uu sheegay inay ka gacansato ahaan ka faa’iidayaan, Nabadoon yaasiin Cabdisamad oo ku hadlayay Afka Cuqaasha n Xaflada kasoo qaybgalay ayaa Bogaadiyay Golis, waxaana uu sheegay in lacagaha loosoo diro uusan u aadin xafiis ee uu Moobilkiisa ka dhamaysto. Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdicasiis Jaamac Guuleed oo ka hadlayay Xaflada ayaa Shirkada Golis ku amaanay Doorkeeda Hormarka, waxaana uu sheegay in Adeegyada Casrigaa ee dalka ay keenayaan ay muhiim u yihiin Bulshada. Duqa ayaa Sidoo kale Shirkada Golis ku amaanay kaalinteeda ka qaybgalka Qaaraanada iyo Shaqo abuurka ay u samaynayso Dhalinyarada. Gudoomiye ku-xigeenka Gobolka Mudug Mudane Axmed Muuse Nuur Yare ayaa sheegay in ay ka Faa’iidaysan doonaan adeega Xawaalada TAAJ , waxaana uu Xawaalada Taaj ee Maanta la furay Xarunteeda gaalkacyo u wareejayay mid Barakowda. Wasiirka waxbarshada iyo Tacliinta Sare ee dawladda Puntland Mudane Cali Xaaji Warsame ayaa ugu horayn Bahda Golis Hambalyo udiray, waxaana uu ka hadlay Muhiimada Adeegyada Golis gaar ahaana adeeg uu sheegay in Wasaaradda waxbarashada uu sheegay inuu wax badan ka saaciday gaar ahaana dhanka ogaanshaha Imtiaanaadka. Adeega Hoodo ayuu Wasiirku ka dalbaday shirkada inay sidaas Bilaashkaa ardayda ugu dayso si ay si lacag la’aan ah iyagoo guryahooda Jooga ay ula socdaan Natiijada Imtixaankooda. Ugu dambayntii waxaa la gudo galau qaybta Tijaabi Nasiibkaaga oo shirkada Golis Gaalkacyo soo qabanqaabisay, waxaana lagu kala guulaysanayay Mobilo, Saacadioo Barafuuno iyo waliba Daqiiqado Hadal ah. Dadkiii kala duwanaa ee madasha joogay ayaa Tijabiyay Nasiibkooda waxaana ay kala heleen dhamaan Alaabihii Miiska lasoo saaray kuwaas oo ay kuguulaysteenb dad tirsan. HOOS KA DAAWO SAWIRRO
  2. Well done puntland. innovation to beat the Western countries trying to block hawala systems. loool niyoow Golis has done it again. Golis combined the Sahal mobile money transfer system with traditional diaspora Hawala system and that means you send money from the country you live through mobile and your relatives in baadiye get the money instantly through their mobile. they take their mobile and buy through their mobile. No dropping at hawala office to pick up cash anymore or to send money.
  3. niyoow this is Kalabayr which is 60 km South of Garowe. It is a relaxing place and if you go there, you think you are in heaven. it is baadiye, I mean pure baadiye and there is camels, goats and nomads everywhere. it has female breast mountain too which is big tourist attraction for diaspora.
  4. niyoow malistar terrorists must be captured everywhere and put to death. alshabab is cancer to our society and must be completely wiped out of our land. anyone, HAG or not who is doing any work to chase and kill these terrorist will get 110% full support from Mooge.
  5. nairobian, if i ignore your hate-motivated BS about IDF and stuff, for me as a principle i support Kenya's fight against Al-shabab inside Somalia . Kenya didn't choose this fight, nor did it start. it was the terrorist who started kidnapping civilians and tourists before kenya even sent a single soldier to somalia. let us be honest niyoow. some somalis who support mogadishu government are against Kenyans being in Somalia but these people are blinded by clan because they think if Jubbaland Federal State prospers, it is bad news for them. Kenya must keep supporting the new rising Jubbaland Federal State and help Jubaland state fight the terrorists. a fight against the bloody terrorists is a fight that helps the Somali people everywhere.
  6. Che, these people are finding news from me niyoow. i personally know the ministers and i have talked to him 2 months ago. it is a big project and inshalah everything will go smooth.
  7. i have to give credit niyoow. Saalax saw this before anyone else and everyone was hating on Saalax because nobody understood why he was against siilaanyo. saalax knew something. niyoow once again siilanyo takes people of somaliland as bunch of fools. he believes somaliland is his marfish masquerading as a functioning state, and everyone is his obedient qaadwale. if anyone challenges him, he sends his uncle suldan Dark Mountain to ridicule and whip up clan emotions. niyoow somaliland is just finished. RIP.
  8. You heard it right here. - Terminals - Ports - Storage facilities - Condos - Roads It is staggering niyoow and it will shock the bejesus out of haters. I give kudos to men and women who secured this massive project niyoow. more to come out soon.
  9. Malistar, niyoow hada been shegayso wax runta u eg bala shega. what you posted is just desperate niyoow and its not true.
  10. The king of the nation went to South Africa to protest the cruel treatment of somali people by animalistic mobs. niyoow I don't mind the king meeting with King of Zulu people, but I have one problem with the King and his Zulu people which is their traditional REED DANCE. i think it is disgusting niyoow. but other than that, this issue of killing somali people in south african must be talked about.
  11. ciidan, niyoow 2014/2015 will be remembered the year Somaliland fell apart. it was a spectacular run for somaliland for many years, but the last 365 days will be remembered the period somaliland succumbed to its own injuries. what a change. what a spectacular turnaround this year has been. ask xaaji xunjuf niyoow. lol
  12. Galbeedi, qoslaye niyoow believes he can be crowned President again. He is back to Garowe trying to get support and in the process has thrown his HAG allies under the bus. He is wasting his time. What a snake.
  13. ^ Oba Hiloowlow, let me spell it for you niyoow. 1. Bay/Bakook community is against this project 2. Eagle and its larger family is against this project 3. Minorities in Mogadishu are against this project That means, this project is dead on arrival. It is the reality of politics niyoow. Remember when Mooge tells you these things, it is how things turn out to be.
  14. niyoow, why do they call this guy "boqor". it is like Somaliland is trying to belittle the historic title which is only reserved for the Eagle family. this is ridiculous niyoow.
  15. lool. hoosh is upset because Abdiweli ignored him. He is not making sense niyoow. It is not Puntland's fault that Qoslaye cheated Hoosh and treated him bad. Hoosh was part of Abdweli's badbaado qaran team niyoow and he should have stuck with his old team instead of carrying carpets for qoslaye. Trusting qoslaye is like trusting a snake. It backfired on Hosh and today he is blaming everyone instead of focusing on qoslaye. get real Mr. hoosh.
  16. Garowe(pp) Ciidan ka tirsan kuwa dowladda Puntland ee Soomaaliyeed iyo gaadiid dagaal oo hubaysan ayaa maanta u socdaalay dhanka Gobalka Sool gaar ahaan deegaanka Tukaraq. Ciidankan waxaa hoggaaminaya Taliye ku xigeenkii hore ee Booliska Puntland Gen.Muxyadiin Axmed Muuse, waxayna kasoo kaceen degmadda Dongorayo ee Gobalka Nugaal. Ciidankan ayaa ahaa kuwa hubaysan,waxayna wataan ku dhowaad labaatan gaadiid oo nooca dagaalka ah,Gen. Muxyadiin Axmed Muuse oo warbaahinta kula hadlay duleedka waqooyi ee magalada Garowe ayaa sheegay sababta ay u aadayaan Deegaanka Tukaraq ee Gobalka Sool ay tahay sidii looga ilaalin lahaa dhulka Puntland waxa uu ugu yeeray cadowga Somaliland, wuxuna sheegay qof kasta oo reer Puntland ah inay waajib ka saaran tahay ilaalinta amniga iyo la shaqaynta laamaha ammaanka. Mar wax laga waydiiyay Muxyadiin Axmed Muuse inuu dhammaaday khilaafkii horay u jiray ayuu ka gaabsaday inuu arrintaasi ka hadlo hase yeeshee waxa uu sheegay inuu maanta u taagan yahay sidii Puntland cadowga looga dhicin lahaa. Saakadii hore Deegaanka Tukaraq waxaa gaaray wafdi uu hoggaaminayo wasiirka Amniga Xasan Cismaan Aloore, waxana ka mid ahaa Taliyaha ciidanka Difaaca iyo saraakiil kale, sida uu Puntland Post warka ku hayo xalay Garowe waxaa ka baxay ciidan hubaysan oo watay gaadiid ku dhow toban waxayna hadda ku sugan yihiin Tukaraq. Ciidamo ka socda Somaliland ayaa soo gaaray maalin ka hor deegaanka Tukaraq, walow wararku sheegayaan inay dib uga laabtaan.
  17. Mooge

    Garoowe

    http://www.youtube.com/embed/84AR_IdO1Qw
  18. lol@Malistar. niyooow this is a bad joke. the second civil war of Somalia will come as a result of any attempt to bring Mogadishu under clan control niyoow. there is a lot at stake niyoow and we know such state will never be approved by anyone other than unuka. believe me, this will not go anywhere so don't waste your time and money building phantom federal state.
  19. <cite> @galbeedi said:</cite> While discussing the issues of world power, the Somali Philosopher Dr. Cumar Raabe( Allah ha u Naxariistee), said " Maraykanku Waa Badow Doolar iyo Bunduq Haysta". Roughly means " The typical American is an ignorant with dollar and shotgun", or as they say in the wild west , it is the butter and the gun that built America. At the same time many of you might have seen movies made about the " ugly American", disrespecting indigenous cultures and customs when he travels abroad. yet regardless of how people dislike the ugly American or hold certain contempt for his behavior , people very where respect them and fear them because of who they are and what they stand for. Now imagine the " ugly Somali" who has neither the butter or the gun, yet behaving badly throughout the world. He will not be tolerated or given a pass like the American, instead he will exposed and dealt harshly. We don't have Radio, television or other modern programming to inform our people or even guide them how to navigate these new countries they are settling. Every other community whether they Indians, chines or Arabs, follow the foot steps of those who proceeded them in terms adapting to the new environment. Most of the Somali community leaders are dinosaurs or older people who can;t answer the modern needs of the new generation. Our own West Edmonton Mall was put on high alert after Al-shabaab released a video to threatening for attack. Every thing is related to the political situation of the country. unless the country stabilizes, Somalis youth will be the victims of multiple foreign ideologies. Well said niyoow.
  20. Some believes that seeing a Black Cat would spoil their day this is weird things. i saw a black cat 2 days ago and I had a great time. at that time i was dining with brother of Kenya's foreign minister and amina's whole family. it was such an honor. figure that out. black cat failed.