-
Content Count
5,088 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
11
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Mooge
-
DHUSAMAREB(PUNTLANDONE)- Xoogaga Ahlu Suna Waljameeca ayaa kaga dhawaaqay magaalada Dhuusa-Mareeb in ay doorteen Madaxweyne hogaamin doona gobalada Galguduud, Koonfurta Mudug iyo Deegaano kamid ah gobalka Hiiraan, kaas oo ay ku sheegeen magaciisa Sheekh Maxamed Shaakir Cabdi oo horay u ahaa Gudoomiyaha golaha fulinta ee kooxdan. Ergadii ka qeybgashay shirka Dhuusa-Mareeb ayaa la sheegay in ay codkooda siiyeen Sheekh Maxamed Shaakir, wuxuuna noqonayaa Sarkaalka ugu sareeya Xoogaga Ahlu Suna ee jooga gobaladaas, kuwaas oo hada ka dib udhaqmi doono sidii dawladii. Madaxweynaha guuleystay ayaa la sheegay in ay tartan la galeen labo siyaasi oo ka soo jeeda magaalada Cadaado, gaar ahaana Wasiirkii Arimaha gudaha ee Ximin iyo Xeeb iyo Afhayeenka maamulkaas, kuwaas oo looga guuleystay doorashada manta dhacday. Gudiga doorashada oo ku dhawaaqay Natiijada ayaa sheegay in uu maamulkan si hufan uga shaqeyn doono Koonfurta Mudug, Galguduud iyo degmooyin kamid ah gobalka Hiiraan oo ay maamusho Ahlu Suna Waljameeca. Doorashadan ayaa ka hor dhacday mida lafilayo in todobaadka dambe ay ka dhacdo magaalada Cadaado oo lagu dhisi doono hogaan uu yeelan doono maamulka an sharciga Faderaalka waafaqsaneyn ee ah gobal iyo barka.
-
This man knows how to talk niyoow. best speech by somali leader this year.
-
300 delegates recieve constitution papers for review. niyoow things are picking up for HIRGAL STATE huusamareeb (Radio Gaalkacyo):- Waxaa meel wanaagsan maraya shirka Maamul u sameynta gobolada Galguduud, Hiiraan iyo Koonfurta Mudug ee ka soconaya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dhexe ee Gobolka Galguduud. Gudoomiye xigeenka Ahlusunnah ee gobolada dhexe Mudane cabdullaahi cabdi Maxamed cumar ayaa Radio Gaalkacyo wareysi dhinacyo badan taabanaya oo uu siiyay waxaa uu kaga waramay halka shirka Dhuusamareeb uu marayo, shirkaasi oo ay gogoshiisa fidisay Maamulka Ahlussunah. Mudane cabdullaahi ayaa sheegay in shirka ay fadhiyaan in ka badan 300 ergo ah oo isaga kala yimid deegaanada Galmudug, Ximin iyo Xeeb iyo gobolada kale sida Hiiraan kuwaasi oo diyaar u ah in ay wax ka dhisaan Maamulka gobolada dhexe ee ay Ahlusunnah wado. Sarkaalkani ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday in maanta dastuurka Maamulkaasi loo qeybiyay in ka badan 300 ergo oo shirkaasi ka qeybgalaysa, waxaana lagu rajo weyn yahay in Madaxweyne ay ergadu doortaan 1-da Bisha July.
-
Warar si horu dhac ah ay u haleyso Galmudugmedia.com, ayaa tilmaamaya in Maamulka Ahlu Sunnah oo ka arimayo Xiligaan dagmooyin ka mid ah Gobalada Hiiraan iyo Galgaduud uu qorsheynaya in uu ku dhawaaqo Dowlad Gobaleed ka kooban laba gobal oo kale ah Hiraan iyo Galgaduud ah. Saraakiil ka tirsan Ahlu sunnah oo aan la xiirnay ayaa u noo xaqiijiyay in Magaca Maamulkaasi uu noqon doono Hirgal, kaasi oo laga soo gaabiyay Hiiraan iyo Galgaduud. Sida la soo warinaayo Dhuusamareeb, waxa xiligan ka soconayaa kulamo xasaasi ah oo leeyihiin madax ka tirsan Ahlu Sunnah iyadoo looga arinsanayo Ayaaha Gobaladaasi, waxaana arintaani ay ku soo beegmeysaa Xili A.w.j , todobaad ka hor dagaal aan dhiig ku daadan ay kula wareegtay Magaalo madaxda Gabalka Galagaduud, islamarkaasna madax kamid ah ururkaasi oo goor sii horeysay warbaahinta la hadlay ay shaaciyeen iney qaadaceen shirka Cadaado ee maamulka loogu dhisayo Mudug iyo Galgaduud iyagoo taasi badalkeeda ku baaqay in maamul u gaar ah ay ka hirgalin doonaan Bartamaha Soomaaliyo oo ay in ku dhaw 8 sano ay ka talinayeen . Ahlu Sunnah wal jamaaca ayaa koox diimeed ku xoogan gobalada Dhexe ee soomaaliya lana aaminsanyahay iney taageero malatari ka hileen Itoobiya, ururkaasi ayaana Xiligan gacanta ku haya 70% Gobalka galgaduud, iyo qeybo kamid ah Gobalka Hiiraan gaar ahaan Dagmada Matabaan iyo deegaanada Ku xeeran
-
Kadib markii Ahlu-sunnah ay xoog kula wareneen gacan ku haynta xarunta Gobolka Galguduud ee Dhuusamareeb, ayey hadda sheegeen in ay halkaas ku qabanayaan shir lagu dhisaayo maamulka gobolada Dhexe. Advertisement “Horey ayaan u fidiney gogosha shirkan in lagu qabto Dhuusamareeb, waxaana ku yimid hakad, hadda iyo wixii ka danbeeya waxaan dardar gelineynaa sidii dadku u tashan lahaayeen maadaama ay gobolka ku soo bayteen kuwo doonayaa in ay gacanta u geliyaan al-Shabaab” sidaas waxaa yiri Shiikh Maxamed Shaakir Cali oo hadda ah ninka sii haya xilka guddiga fulinta ee Ahl-sunnah. Ahlu-sunnah ayaa hadda ka taliya mgaalooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel oo a mid ah shanta degmo ee gobolkaasi ka kooban yahay. Danka kale Shiikh Maxamed Shaakir ayaa k dhawaaqey in ayku heshiiyeen sidii Galguduud oo dhan looga sifeyn lahaa al-Shabaab. Warka ka soo baxay Dhuusamareeb ayaa imaanaya iyada oo Cadaado lagu dhaariyey Xildhibaanada uu yeelanayo maamulka Gobolada dhexe ee Dowladda Federaalku gacanteeda ku dhiseyso.
-
Cadaado(Puntlandone.com):- Maxamed Xaaji Xuseen Wasiirkii Arrimaha Gudaha Maamulka Ximan iyo Xeeb ee gobolka Galgaduud ayaa sheegay inuu ku biiray Shirka Dhismaha Maamul loo dhan yahay ee Ahlusunnah Waljameeca ay ka furtay magaalada Dhuusamareeb ka dib markii Shirka Cadaado uu noqdo mid Hagar daamo iyo dhibaato ku haya dadka Dega Koonfurta Mudug iyo Galgaduud islamarkaasina wadadii saxda ahayd ka leexday. Ximan_iyo_Xeeb-620x330 Maxamed Xaaji Xuseen waxaa uu sheegay inuu la dhacsan yahay qaabka Ahlusunnah waljameeca ay wax u waddo, isagoo sheegay in shirka Dhuusamareeb uu yahay mid lagu badbaadinayo Masiirka Ummadda Gobolada dhexe islamarkaasina looga faa’iidaysanayo inuu Koonfurta Mudug iyo Galgaduud loo dhiso Maamul lagu midaysan yahay. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayuu ku eedeeyay inay Fadqalalo ka dhex abuurtay Maamulka Ximan iyo Xeeb ka dib markii la go’aansaday in Maamul la dhisto ayna ka mid tahay sababaha uu Dhuusamareeb u tagay oo maamulka Ahlusunnah waljameeca wadda wax uga soo dhisanayo. Dowladda Puntland ayaa horay uga hortimid shirka Cadaado ee Maamulka Galmudug loo bixiyey lagu soo dhisayo ka dib markii Shirkaasi uu ku sifoobay Dhul boob iyo Nidaam Darro sababi karta in dagaal Sokeeye uu Gobolka Mudug ka dhaco iyadoo Dowladda Puntland ay soo dhawaysay shirka loo dhan yahay ee Ahlusunnah Waljameeca Dhuusamareeb ka furtay.
-
lool. the real business of holding siilaanyo accountable is just starting. thats what the opposition needs niyoow.
-
Siilaanyo has ruined somaliland niyoow. what a shame he brought down a functioning house to destruction, mistrust, tribalism and corruption.
-
We have to play the game niyoow. Cadaado damjadiid will elect someone soon. Puntland is working with Ahlusunna and other anti-damjadiid who took over Dhusamareb and they will declare a new Central state in the next coming days. the deal is done. Puntland will support the new admin in Dhusamareeb and Cadaado will become non-existent. That is what I call jambool. mamulka cusub ee dhusamareb hala tagero niyow.
-
Niyoow normal Somaliland citizens are smart and use somali passport any time. Only siilanyos close relatives are big in chasing phantom dream that will never come. ethiopia doesnt care one bit about this dream and it doesnt recognize Poor siilaanyo and his goverment so it is expected of them to play jokes on siilaanyo goverment like an adult giving kid a candy.
-
Niyoow I am not surprised by what qoslaye can do. money is his life and he is accumulating lots of it. niyoow anything to fatten his pocket is fine in his books. He is the most corrupt president we have ever seen.
-
Salax niyoow ma digagjira noqotay? Lool digaag is big business in somalia now. Every farax want to build chicken xero and feed them human poop. Sometimes people are so clueless to the point of being disgusting niyoow
-
Lool. that looks my friend in the background thinking this girl is english teacher.
-
Niyoow i thought this woman said she forgave and moved on? cant believe she was busy trying to catch her captors.
-
Garowe is booming niyoow. So much thing happening every minute it is like a city that is busy daytime and a city that doesn't sleep at night. garowe weather is the best in the world niyoow. this city is something special. i will visit qardho soon.
-
tallaabo this is a daylight robbery niyoow. this community was pressured by the minister of health into signing so that he can favors from siilaanyo. it will not work. kalshaale is a deep darwiish land and for them to be barred from making wells there speaks what saalax is talkinga bout niyoow. you should reject this kind deal niyoow for the sake of fairness.
-
R.I.P Allahunaxaristo.
-
niyoow very sad somali government has become criminal enterprise. all the killers, the planners, the supporters are from one clan which is qoslaye's clan. they were killing MPs for so long that Allah has exposed them for the first time. they were caught redhanded niyoow. niyoow qoslaye must be sleeping uneasey walaahi. too much blood in his hands. elder Yusuf Dirir's murder was the biggest mistake he made. Yusuf Dirir was a former SNM fighter but he decided to help his people to see if Somalinimo can be brought back. he could have chosen to live in Hargeisa and fight for independence, but he chose otherwise. what a giant Somali patriot they killed.