-
Content Count
5,088 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
11
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Mooge
-
1- Isagoo tegay Saldhigga dhexe iyo Maxkamadda Ciidanka kuna hanjabay iney qaban doonaan shir Jaraa-id si ay uga hadlaan Saraakiil Siyaasad u xiran dhowr bilood kuwaas oo sarkaal u dhashay beesha Somaliland ku jiro. 2- In la baajiyo Mooshin ka dhana Jubaland kaas oo Ciidanka Tuuryare xoog ku joojiyeen Maalintii Sabtiga.dilkaan dhacayna wuxuu ahaa sabab lagu hakin karay mooshinka oo Axadii shalay qabsoomi lahaay.
-
This was long expected and Madoobe finally did it. Qoslaye and his people are persona non grata in jubaland.
-
niyoow it is time to bring Culusoow and his killer cousins to justice for all the murders they committed working with Alshabab. Niyoow all previously killed MPs were killed by Qoslaye's people. This time the killers were caught because some of them got injured in the shootout and when they went to the hospital, there was no hiding who they were and where they got injured. it was big scandal. that is why Culusoow spokesman went on TV and said the killers are Villa Somalia guards and the murder was accident. it didn't shock anyone in mogadishu because people knew who was killing the MPs all along. guess what Alshabab did immediately after MP Yusuf dirir was killed? They claimed that it was carried out by Alshabab. the communication wasn't quick enough between Villa Somalia and Alshabab media arm and Alshabab didn't know that the killers were injured. the killing was supposed to be coordinated and Alshabab was expected to claim as soon as the MP is killed. but poor Alshabab was left hanging dry and they must be upset now. loool. labadii xaqdaro ku heshiisa Allah takes care of them. loool saalax, niyoow this government is the most corrupt goverment in the history of this country niyoow. Ilahay hanaga qabto kuwan. the Big Beard clan must classify this killing as tribal execution and the revenge must be switch and just. that is the only way to make sure culusoow doesn't mess with this clan again.
-
Few years back, the dock was struggling to accommodate heavy shipments, the staff was demoralized, it was dry like Berbera. nowadays, Boosaso is booming, commercial expanding, port's structural problems are fixed and it has become cash cow for Abdiweli's government. you won't believe the activity if you visit the port. it is like 1 million people and trucks descended on it. not only that, but it is happly letting needy Somali refugees dock and the people of Boosaaso are welcoming them with open arms.
-
-
niyoow Siilaanyo has no shame. these people are escaping death and are running for their lives. they are muslim somali refugees and are seeking shelter to come back to their homeland. why is siilaanyo using them as a bargaining opportunity to get more money?
-
Maamulka Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqay in aysan degaanadooda imaan karin qaxootiga Soomaaliyeed ee kasoo cararaya colaada dalka Yemen. Wasiirka arrimaha gudaha ee Somaliland Cali Maxamed Warancadde ayaa shir jaraa’id uu maanta ku qabtay magaalada Hargeysa kaga shaaciyey go’aankan, isagoo sabab uga dhigay in Hay’addaha deeqda bixiya ay diiden in ay caawiyaan qaxootiga Soomaaliyeed. ‘’Anagu ma awoodno in aan taakuleyno qaxootiga, Hay’adduhuna way diideen in ay caawiyaan qaxootiga Soomaalida mana garanayno sababta ay u diideen. Waxay caawinayaan keliya qaxootiga kale ee ajnabiga,’’ ayuu sheegay. Wasiirka ayaa intaas ku daray in qaxootigii ugu dambeeyay ee soo gaaray dekadda Berbera iyo kuwii hore u joogay ay caawin doonaan isla markaana gaarsiin doonaan deeganadoodii, siduu sheegay. Go’aankan kasoo baxay maamulka Somaliland ayaa la filaaya in ay cambaareyn kala kulmaan maadama uu yahay mid ka dhan ah Bin’aadanimada. Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku noola dalka Yemen ayaa kusoo qulqulayay degaanada Puntland iyo Somaliland tan iyo bishii April markii rabshaduhu dalkaas ka bilowdeen. Maamulka ay deriska yihin ee Puntland ayaa iyagoo kaashanaaya shacabkooda bilaabeen in ay gurmad u fidiyaan qaxootiga iyagoo iska uruuriyey lacago.
-
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 24-5-2015 kormeer shaqo ku tagey Dekeda magaalada Boosaaso, xarumaha Wasaaradaha Ganacsiga iyo Warshadaha Puntland, Wasaarada kalluumaysiga iyo Kheyraadka badda Puntland , Wasaarada dekedaha iyo gaadiidka Badda iyo sidookale xarunta Nek fish. Ugu horeyn madaxweynaha ayaa booqday xarunta Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Puntland waxaana halkaasi uu kalamo kala duwan kula qaatay Wasiir ku xigeenka Wasaarada iyo dhammaan howlwadeenada wasaaradaasi oo ku guda jiray gudahashada waajibaadka shaqo ee saaran, waxaana uu indha indheeyey qeybaha kala duwan ee ay wasaaradu ku shaqayso. Sidookale waxaa uu booqday Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Kheyraadka badda Puntland waxaana halkaas si weyn ugu soo dhaweeyey madaxda iyo howlwadeenada Wasaaradaas , kullan uu kaga xog waraysanayey howlaha muhiimka ah ee shacabka u hayaan ayuu la qaatay, waxaana uu ku amaanay dadaalka ay wadaan madaxda iyo shaqaalaha wasaaradaas. Madaxweynaha dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Gaas waxaa uu sidookale kormeer shaqo ku tagey xarunta Wasaaradda dekedaha, gaadiidka badda iyo ladagaalanka burcad badeeda Puntland , isagoona la kulmay Wasiirka wasaaradaas iyo dhammaan shaqaalaha , waxaana uu ku dhiirigeliyey dardar gelinta shaqada adag ee ay hayaan .
-
No doubt qoslaye and his government has been committing violence against somali people since he came to power. he is the one behind all the killing of MPs. if he can't kill them, he tips of his friends Alshabab to finish get the job done. it is not something secret in Mogadishu niyoow and everyone would tell you that if you ask people on the street.
-
Aroor wanagsan akhiyarta. who is this Muna Kay little girl niyoow? lol.
-
No, you can't send or recieve hawala money from London using mobile as a mobile payment to someone else. you still have to visit branch or call and transfer money normal way. this will be complete 100% mobile money transfer and there will be no hard cash exchanged. your uncle in baadiye will recieve money instantly the minute you press few buttons on your phone. this is revolution niyoow.
-
Sufism is needed because it is a counter-balance to extremism. Sufi Islam has deep roots in Somalia and our people practiced it for centuries niyoow.
-
If i was a paid derwiish by somaliland admin to rule laasanood, i would be worried for my job niyoow. how can regular citizens burn somaliland flag and other trash on May 18 in clear defiance of Somaliland authorities? this is biggest embarrassment for siilaanyo niyoow in a long time. this is crazy niyoow.
-
if there was one topic in Siilaanyo's mind to address the public during the May 18 celebration it was the upcoming Somalia Army which was announced few months ago which Puntland is expected to play big role. he wouldn't have cared if Mogadishu announced this army for itself but because Puntland will be part of it, he is freaking out. his little terrorist-funding project at Galgala is in danger. this is keeping siilaanyo awake at night niyooow. he hates order, peace and progress for the rest of the county.
-
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo maanta khudbad dheer ka jeediey munaasabada 18 May ee Somaliland sheegto in ay dib ula soo noqdeen xornimadeedi ayaa caalamka uga digey in Soomaaliya loo dhiso ciidan xooggan. -Waxaan ognahay in uu socdo hindise Soomaaliya loogu dhisaayo ciidan, kaas oo dalal kamid ah Caalamka ay ku garab siinayaan, madaxda Soomaaliya ayaa ku cel-celiyey in ciidankoodu soo celin doono midnimadii Soomaaliya, hubka lagu soo dal-dalayo Soomaaliya waxa uu khatar ku yahay deganaanshaha gobolka oo dhan, ayuu yiri Madaxweynaha Somaliland Siilaanyo Siilanyo ayaa sheegey in ciidamo loo dhiso Soomaaliya ay khatar ku tahay Geeska Afrika, waxaana uu ku celceliyey in Soomaaliya oo hesha ciidamo ay hurin doonto colaad ka dhacda gobolka. – Waxaan bulshada caalamka ugu baaqeyna in ay si qoto dheer leh uga fiirsadaan dhismaha ciidankaas, iyo hubka lagu soo daldalayo Soomaaliya, ayuu yiri Siilaanyo Dalalka jaarka la ah Soomaaliya ayaa lagu eedeeyaa in ay ka soo horjeedaan in Soomaaliya ay yeelato ciidamo xooggan, waxaana kamid ahaa Siyaasiyinta sida badheedhka u sheegey Madaxweynihii hore e Kenya Danial Arap Moi, taas beddelkeeda ayey doonayaan in Soomaaliya ay tahay dal diciif ah oo ku tiirsan iyaga. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa marar badan sheegey in soo celinta midnimaddii Soomaaliya loo marayo wada hadal, ee aysan jiri doonin xoog la adeegsado. Somaliland oo caalamku u aqoonsan yahay gobol ka mid ah Soomaaliya, isla markaana ku fashilantey muddo 24 sano ah in caalamku dhegaysto gooni-goosadkooda, ayaa la isweydiin karaa waxa ay Soomaaliya u dooneyso in ay ciidan u noqdaan haddii ay ka soo horjeedo in ay ciidamo yeelato, iyada oo isla khudbaddii maanta Madaxweynaha Somaliland ku faaney in uu dhisey ciidamo xoog leh oo bababac dhigi kara cadow kasta.
-
Laasanod is waking to reality that Siilaanyo admin is falling apart and people are seeing opportunity to take shots at the authorities
-
-
Laascaano(PP):Banaanbax looga soo horjeedo Maamulka Soomaaliland ayaa maanta ka dhacay Magaalada Laascaano ee gobol Sool banaan baxayaasha ayaa diidanaa 18 may oo ah xiligii la asaasay Soomaaliland oo inta badan ka qabsoomay magaalooyinka Soomaaliland. goobjooge ayaa Puntlandpost u sheegay in dadka reer laascaano ay maanta oo kale iska aruurshaan qashinka waxaana is hor istaag kusameeyey ciidamada Soomaaliland kuwaas oo doonayey inay ka qayb qaataan dabaal daga 18 May. Dadka baanan baxayey ayaa socod dheer ku maray wadada laamiga waxayna ku dhawaaqayeen erayo ay kamid ahaayeen doonimayno Soomaliland iyagoo dhexbartanka magaalada ku gubay Calanka Soomaliland. Ciidamo katirsan Soomaaliland ayaa xabado ku furay dadkii banaan baxa dhigayey waxaana ku dhintay 1 Ruux halka 2 Ruux oo arday ah ku dhaawac meen.
-
niyoow mustaf halkaaga ka wad. do your part. you don't need a group to make a change in somalia.
-
WARBIXIN+SAWIRRO: Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdy tahay 17-5-2015 xafiiskiisa Madaxtooyada Dawladda Puntland ee Garoowe ku qaabilay Safiirka Dawladda Yemen ee Soomaaliya Mr. Mansur Ali Rayash Al-imrani. Kullan gaar ah oo uu Madaxweynuhu la qaatay Safiirka ayaa waxaa uu uga warbixiyey dadaalka ay dawladda Puntland ugu jirto soo dhaweynta iyo dejinta qaxtootiga ka imaanaya dalka Yemen oo ay ka socdaan dagaalo. Waxaa uu sidookale Madaxweynuhu sheegay in dawladda Puntland dadaal dheeri ah ku bixinayso sidii loogu gurman lahaa dadka ka soo qaxaya dagaalada Yemen islamarkaana ay jiraan gudiyo u xilsaaran u gurmadida walaalaheena Yemen ee dhibaataysan. IMG_2851 Mr. Mansur Ali Rayash Al-imrani ayaa isna dhankiisa Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Gaas iyo dhammaan shacabka reer Puntland uga mahadceliyey sida ay ugu gurmadeen walaalahooda ay dhibaatadu ku habsatay. Dawladda Puntland iyo shacabkeeda ayuuna ku amaanay sida wanaagsan ee ay u garab taagan yihiin Dawladda Yemen iyo shacabkeeda oo hada galay marxalad dagaal, isagoona qiray inaysan marnaba maankooda ka baxeyn walaalooda Puntland. Imaanshaha Safiirka ee Puntland ayaa ku soo aadaysa xili ay si xawli ah ku soconayaan qaxootiga ka imaanaya dalka Yemen ee soo gaaraya gudaha Puntland, kuwaasi oo ay dawladda iyo shacabka reer Puntland u fidiyen gurmad deg deg ah. Xafiiska Warfaafinta, Wacyigelinta, Hiddaha Iyo Dhaqanka ee Madaxtooyada Puntland.