-
Content Count
5,088 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
11
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Mooge
-
our good guy galbeedi said enough. ramadan karim niyoow.
-
adam and his mad cidansuldan need to learn one or two things from the Eagle clan niyoow. we don't bother others, we respect our somali brothers and we mind our own business. we welcome everyone as our own and sometimes people we welcome shyt on us and disrespect us, but we don't moves until we have to. it is our tradition of dowladnmo and gobanimo. if you are GOB, victory is yours in the end. that is our motto. niyoow look at the Cadaado group who have been convening a phantom clannish dream in that city just to attack our peace loving people. they collaborated with a clannish president and claimed the whole state of Mudug as their own just because they have deep rooted hate for us. they know it won't work by any means, but they made the claim anyways. we didn't do anything to them. we are their brothers in peace. we welcomed them and allowed them to live in Gaalkacyo in peace. we created Galmudug for them so that they can have their own state and feel good about themselves. all they want was to disrespect us because they are drunk on power niyoow. they thought that Mogadishu being the seat of Somali government is all they need to dominate and continue the chaos which they have always benefited from. they don't believe there is any other way the can compete with other Somalis. if there is chaos, wars, famine, land grap, and daily bombings, they believe it is good for them. what i always tell my HAG friends in nairobi is to believe in themselves, and see good instead of evil. gobanimo wa udhalasho niyoow.
-
Maamulka cusub ee Gobolada dhexe oo wafdi usoo diraya Puntland breaking nesWararka aan ka helayno Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya iney Maamul Goboleedka Gobolada Dhexe ay Wafdi u soo dirayaan Garowe. Madaxweyne kuxigeenka koowaad ee Maamulka Gobolada dhexe Sh Xasan Gaboobe oo iminka ku sugan Degmada Caabudwaaq oo uu booqasho ku marayo ayaa hogaamin doona Wafdiga Maamulka Gobolada dhexe ee Garowe ku wajahan. Maamulka Gobolada dhexe ee dhowaan laga yaglewlay Gobolada Dhexe ayaa horey u sheegay inay taageero iyo wada shaqayn ka doonayan Puntland isla markaasna ka raali galinayaan hadaladii kasoo yeeray kooxihii ku shirey Cadaado oo sheeganayay Magaca Gobolada dhexe. Sida aan warka ku helney wafdiga Gobolada dhexe booqashadooda Garowe ka dib waxay u gudbayaan Adis Ababa. Puntlandi.com Gaalkacy
-
niyoow this community have had enough with the damjadiid thugs who spent 32 million to silence other voices and dismiss other clans in that region. Caabudwaq clan said this is enough.
-
Congrats Cabdikariin Xuseen Guuleed the President of Galmudug
Mooge replied to malistar2012's topic in Politics
lool@malistar. niyoow everyone from central somalia was sad damjadiid thug was elected after he paid more than 30 million dollars. today damjadiid is trying to send cash to diaspora outside of country so that parties can be held to safe them embarrassment from lack of welcome from central somalia communities abroad. niyoow. this is shame. niyoow after your friend Daahir Calasoow pointed out the lack of welcome for the new admin, damjadiid is planing to send money everywhere to have banaanbaxyo. hahaha. give it up niyoow. this project has failed before it got off the ground niyoow. -
Galmudug's newly elected damjadiid Mr. Abdikarim Dhegajuun asks for forgiveness. check the video. niyoow people are replying to him say "in your dreams". One woman says she will never forgive him for abusing his power when he was interior minister. niyoow this guys is the most hated person and he just paid 32 million dollars to steal from the central bank to buy votes in Adado. i am loving this niyoow.
-
this is funny niyoow. everyone from galmudug is sad and people don't know what to do. lool. there are no parties to welcome the damjidid guy who spent 32 million buying votes. niyoow the HAG from central somalia are more divided, sad and angry than anytime in their history. there will be endless subclan wars in guriceel, dhusamareb, cadaado and other places niyoow. watch my words. qoslaye made the biggest mistake of his life trying to create this phantom state in order to attack Puntland and win 2016 elections. what a buffoon. he couldn't even pull off a decent project.
-
Waagacusub.info- Beesha Caalamka iyo shacabka degan Galmudug ma farxad gelin guushii ay Damujadiid ka gaareen tartankii Madaxtooyadda Galmudug maxaa yeelay waxeey ku noqotay lama filaan in Baarlamaankii Galmudug u codeeyaan ninkii xil Wasiir ka waayay Xukumadda Federalka Somalia. "Guusha Damujadiid gaartay waxeey noola mid tahay guul Al-Shabaab gaareen maxaa yeelay waxaa loolanka lagu galay hantidii Qaranka oo la xaraashay,waxaana ka sugeeynaa warbixin dhameeystiran Hanti dhoowraha guud ee Somalia Mr Nur Farah” ayuu yiri Diblomaasi reer Galbeeda oo codsaday inaan magaciisa la xigan. Bulshadda Galmudug oo aad u xiiseeyneysay inuu Madaxweynaha Galmudug noqdo qof isku soo dhaweeyn kara bulshadda ayaa afkii juuqda gabay markii lagu dhawaaqay inuu Guled guuleeystay. arrimaha yaabka badan waxeey tahay ineysan jirin xafladda lagu soo dhaweeynaa iyo cid hambalyo u direeysa baraha lagu sheekeeysto ee bulshadda ku kulmaan sida Facebook iyo Twitter. Xeeldheerayaasha reer Galbeedka waxeey sheegeen in Cabdikariim Guled waqtigiisa ku dhameeysan doono dibad meer maadama uu yahay shaqsi aad loo neceb yahay oo aan taageero ka heeysan bulshadda degaanka iyo xoogaga Ahlusunah. Cabdikariim Dhegajuun ma guuleeysteen hadii uusan helin taageeradda Ganacsato u dhashay beesha Ceyr kuwaas oo lagu kala magacaabo Xuseen Cali Salaad iyo Xuseen Goleey. Labadaan nin oo rajadii Galmudug ceeldheer ku riday waxeey lacagaha faraha badan ku bixiyeen sidii Cabdikariim Guled u guuleeysan lahaa iyagoo ugu dambeyn ka dhameeyay Musharax Maxamed Cilmi Afrax inuu codkiisa siiyo Musharax Guled. sababtu ugu weyn waxeey tahay in Damujadiid dhulkii Qaranka siisay Ganacsade Goley iyo Ganacsade Xuseen Cali Salaad,waxaana dhulkaas ka mida ajabka weyn ee Muqdisho oo hada qeeybo ka mida laga dhigay Kaalimo shidaal. Guusha Cabdikariim Guled ka gaaray tartankii Cadaado wuxuu yahay inuu magaca Galmudug ugu shaqeeysto qaab NGO ah maadama lagu xasuusto waxqabad la-aan,been iyo tacadiyo ka baxsan xaquuqul insaanka. Sikastaba ha ahaatee, sideey Somalia uga khasaartay afar sano oo rajo wanaagsan laga qabay ayey Galmudugna u lumisay afar sano oo horumar weyn la naawilayay.
-
-
Waagacusub.info- Guusha iyo Guuldaradda waxeey ku xiran tahay Xildhibaanadda Baarlamaanka Galmudug . Hadii ay lacag qaataan oo Musharaxa Damujadiid u codeeyaan waxeey noqon doontaa maalin madoow oo inta waxgarata ku biirto Maamulka Dhuusamareeb. Cabdi Kariim Xuseen Guuleed hadii la doorto wuxuu Xarun ka dhigan doonaa Muqdisho maxaa yeelay kuma noolaan karo Galgaduud iyo Mudug. Ahlusunah waxaa ka go-an iney la dagaalamaan oo qori caaradiis uga saaraan gobolka. Cabdi Qeybdiid waxaa ka go-an inuu dagaal wajahi hadii Cabdikariim laaluush ku noqdo Madaxweyne. Cabdiwaal oo ah ninka ugu awooda badan goboladaas waxaa maalin walba laga waaniyaa inuu Cadaado weeraro si uu Cabdikariim u soo xiro. Dadka degaanada u dhashay Dal iyo Dibad waxeey ka soo horjeedaan Musharaxnimada Cabdi Kariim. Xildhibaanadda Baarlamaanka Galmudug 35 ka mida waxaa la hubaa iney ku biirayaan Maamulka Dhuusamareeb looga dhawaaqay hadii Cabdi Kariim Madaxweyne noqdo. Dadka jooga Cadaado waxeey leeyihiin rajo lagama qabo inuu Madaxweyne noqdo Musharaxa Damujadiid laakiin xaqiiqadu waxeey tahay inaan Maamul laga sugin Cadaado hadii ninkaas ka soo baxay. Hadii uu leeyahay damiir damqado wuxuu ku dhiiran lahaa inuu iskaga tago maadama uu xaqiiqsaday cadaawadda loo qabo. Galmudug uma baahna xilligaan qof meel walba looga dhegan yahay oo Mucaaradkiisa noqday boqolkiiba boqol laakiin waxeey u baahan yahay Masuul heeysta taageeradda bulshadda. Hadii Musharaxiinta taagan ee laba Axmed midkood ku guuleeysto doorashadda Madaxweynaha Galmudug waxaan hubaa inuu dhalan doono isfaham iyo israac mira dhala maadama shirka Dhuusamareeb uu yahay mid ka dhashay Caro laga qaaday Cadaalad daradda Kooxda Damujadiid. Saadaasheeyda ugu dambeeya ee aan rabo inaan ku qoro diiwaanka waxeey tahay in maalinta taariikhdu tahay 4 July 2015 uu xilka Madaxweynaha ku guuleeysan doono Axmed Macalin Fiqi ,isagoo heli doono 53 cod. Sikastaba ha ahaatee hal maalin iyo saacado ayaa naga xiga waqtiga doorashadda,waxaana Xildhibaanadda Baarlamaanka Galmudug kula talin lahaa iney lacag ka doortaan taariikh wanaagsan si looga guuleeysto Cadawga Galmudug State of Somalia.
-
haha. I told you so. yesterday I predicted abdikarin dhagajuun will take this thing and I was right. oh boy. Mooge is proven right once again. I know these people so much that every single thing I say becomes reality niyoow. so what is a failed damjadiid politician going to bring for the divided people of Central somalia? absolutely nothing niyoow. my friends, get ready for a long strife and eventual disintegration of this new project since damjadiid is hated by the masses and they bought everything with dollars. everyone in that region is angry, pissed and confused niyoow. it is the best outcome for puntland which saw the damjadiid project in adado as a provocation. Mooge predicted it here first incase you forget. some things never change niyoow.
-
the language of the dollar is spoken in adado right now. niyoow i predict damjadiid will win this selection since they stole the most money. it is going to be abdikariin dhagajuun who will take this trophy any minute. lol. walle my HAG friends are rookies. you don't inaugurate a new state with the usual mogadishu corruption of buying votes. can you imagine vote buying in Puntland in 1998 and Abdulahi yusuf (AU) going around buying votes? it is unimaginable walahi. these rookies who don't understand state building are already setting their people up for years of corruption, waxqabad la'an, vote rigging etc. this is not how to start things niyoow.
-
CADAADO(PUNTLANDONE)- Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya magaalada Cadaado ayaa sheegaya in dhinacyada ku loolamaya maamulka aan sharciga aheyn ee laga dhisayo Cadaado ay manta hortagayaan baarlamaanka maamulkaas, oo ay ka jeedin doona waxa ay qaban doonaan hadii la doorto, waxa ayna sidaas oo kale mid kastaa uu jeedin doono halka uu xukumi doono maamulkiisa. Raga sida weyn khudbadahooda loo dhawrayo waxaa kamid ah Cabdikariim Xasan Guuleed oo ah gacanyaraha Xasan Sheekh Maxamuud, Axmed Macalin Fiqi oo isna ka soo jeeda dhinaca Kooxdii Aala- Sheekh ee Madaxweyne Shariif Sh Axmed iyo Axmed Cabdisalaan Xaaji oo ah safiirkii dawladda Soomaaliya ee dalka Itoobiya oo saameyn weyn ku leh gobalada dhexe. Sadexdan musharax ayaa noqon doona kuwa badan uu dhexmarayo hardanka qabashada hogaanka maamulkan, waxaana si gaar ah loo og yahay in ay isku dhinac noqon doonaan Axmed Macalin Fiqi iyo Axmed Cabdisalaan, hadii uu codad badan helo Cabdikariim Xasan Guuleed. Lacago fara badan ayaa ilaa xalay laga bilaabay qeybintooda magaalada Cadaado, waxaana Xildhibaanada qaarkood ay goor horeba bilaabeen in ay raadiyaan musharaxiinta sida loo kala lacag badan yahay, waxaana shalay soo gartay Cadaado diyaarad gaar ah oo ka timid Muqdisho, taas oo usocotay Cabdikariim Xasan Guuleed
-
MUQDISHO(PUNTLANDONE)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo kamid ah baarlamaanka Soomaaliya oo ka hadlayay Idaacada Codka Mareykanka ee VOA-da ayaa ku eedeeyey Madaxweynaha dawladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud in ay ka socon la’ayihiin howlaha dawladda Soomaaliya laga donayay in ay fuliso sannadyadii lasoo dhaafay. Xildhibaan Xoosh ayaa si kulul uweeraray waxqabad la’aanta dawladda uu xildhibaanka ka yahay, wuxuuna sheegay in wax kasta oo qaloocday uu masuuliyadeeda leeyahay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ku jiray fulinta howlaha Siyaasadeed iyo kooxeysi gaar ah oo laga dhex aburay dawladda Soomaaliya. Xildhibaanku wuxuu sheegay in ay hada qorshaynayaan baarlamaanku in ay awoodahood adeegsadaan oo ay saxan waxyaabaha qaldan ayna qaadan doonaan masuuliyadooda uga aadan in la gaaro wixii loo dhisay baarlamaanka iyo dawladda hada jirta. In la gaari waayey wixii loo dhisay dawladda Soomaaliya, in ay bixin weydo Mushaaraadka Shaqaalaha, Xildhibaanada iyo ciidamada dawladda ayuu Xoosh Jibriil shegay in ay ugu wacan tahay, maadaama dhaqaalaha soo gala Soomaaliya oo dhan uu ku dhaco gacmo gaar ah, gaar ahaana Madaxweynaha iyo kooxdiisa oo ay yihiin buu yiri kuwa dhaqaale aruursanaya.
-
today bosaso welcomed 3500 more somali fleeing yemen. niyoow, the amount of people Puntland is welcoming is off the charts. the age old Puntlanders hospitality is in full display here niyoow. everywhere in Puntland they arrive, people are saying "welcome back to your country. sharafta wa sidas.
-
siilaanyo is seeing the writings on the wall niyoow. it is a good sign.
-
MFA and Hadliye are denying this as fabrication by Kenya. but it is true that qoslaye damjadiid agents are double dealing but this case will not stop. Maalmihii ugu dambeeyay , warar ay warbaahintu faafisay oo tilmaamayay in Kenya iyo Somalia ay ku heshiiyeen in ay kala gar-qaataan ,iyadoo aan la marin Maxkamadda sare ee Qaramada Midoobey ,taasi oo macnaheedu yahay in labada dal ay ku kala baxaan Maxkamad la'aan. Soomaaliya waxa ay cadeyneysaa , inay weli ku adkeysaneyso , ayna ka go'antahay kiiska Sharciga iyo dacwada ee Maxkamadda Cadaaladda Caalamiga ee Hague, iyadoo la raacayo heshiiska Qaramada Midoobey ee Qaanuunka badaha (UNCLOS). Maalgelinta caalamiga , barwaaqada iyo kobaca dhaqaale ee Soomaaliya iyo dalalka deriska ah waxa uu ku imaan karaa iyadoo la xaliyo arrinkan , waxaanan u taagannahay ,kuna adkeysaneynaa kiiska sharciga ah ee aan hore u gudbinay. Soomaaliya waxa ay rumeysan tahay wadahadal cad iyo iskaashiga ay la leedahay wadamada deriska ah, waxaana weli furan soojeedinnada iyo hindisiyaasha si loo gaaro xal dhameystiran oo lagu qanacsan yahay . Xafiiska Qeybta Warbaahinta iyo Xiriirka Bulshada ee Wasaaradda Section of Press and Public Relations Follow us on Twitter and Connect to our Facebook page https://www.twitter.com/mofasomalia https://www.facebook.com/mofa.somalia
-
niyoow this is a sign he is desperate. he thinks that he can milk the most right before he is chased out niyoow. this is the kick of a dying donkey niyoow. but it is interesting his is as corrupt as hapless qoslaye who is known to do these kind of tricks because he knows he won't be in power that long.
-
Shameless Failed Regional leader Gaas welcomes July 1St with empty Threat
Mooge replied to malistar2012's topic in Politics
niyoow all that Gaas is saying is that you can claim whatever you want, but if you ever try anything funny, Puntland will takeover the whole Cadaado district and surroundings by force. Not only that, but you will lose Baraxley district that Puntland effectively controls. Don't bite the hand that feeds you niyoow. Puntland is central to your survival niyoow and has been as we invented this whole GalMudug thing. -
-
-
-