Mooge

Nomad
  • Content Count

    5,088
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    11

Everything posted by Mooge

  1. Boosaso ( RBC Radio )***Dawlada Puntland ayaa Todobaaadki hore Waxaa ay Soo Saartay War Ku Saabsan In Ay Xiriirki Wada shaqeynayd U Jartay Dowlada Somalia. Shir ay Golaha Wasiirada Ee Puntland ku Yeeshen magalada Garowe Ee Caasimada Puntland ayaa waxaa ay ku sheegen In ay Xiriirki Wada shaqeynayd U Jareen Dowlada Federalka soamlia. Shir Jara’id [...] Read More Here...
  2. Gaalkacyo (RBC Radio):- Xaflad si weyn loo soo agaasimay oo lagu xusayo maalinta warbaahinta Soomaaliyeed ayaa maanta ka dhacday hotelka Seylaan ee magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Munaasabadani lagu xusayey maalinta warbaahinta Soomaaliyeed ayaa waxaa isku soo dubariday xarunta ilo wareedka Puntland ee PMRC, waxaana ka qeyb qaatay abaabulka munaasabada wariyaasha ka howlgala gobolka Mudug. [...] Read More Here...
  3. Galkacyo(Puntlandi.com) Wasiirka Warfaafinta Dawlada Puntland C/xakiin Axmad Guuleed ayaa ka dariyay xaalada xerada dayax ee magaalada Galkacyo halkaa oo saldhig u ah maleshiyaad ka beecmashtara muqaadaraadka noocyadiisa qatartaa.Wasiirka ayaa sheegay in shacabka Gobolka muug’aysan hormar aysan gaarayn inta xera dayax kutaal magaalada waxaana uu si caraleh u sheegay intalaabo laga qaadioono maleeshiyaadkaa.“Reer Mudugaw hormar gaarimaysaan [...] Read more here ...
  4. Waxaa Maantay magaalada Gaalkacyo Kadhacay munaasabad lagau xusayo Maaalinta suxufiga aduunka waxaana munaabada lagau maamuusayo a kadhacday hoolka shirarka ee hotelka Saylaan ee Magaalada Gaalkacyo. Munaasabadaasi ayaa waxaa kasoo qaby galay Masuulyin kasocota Dawlada Puntland Maamulka Gobolka Mudug Kan Magaalada Gaalkacyo Suxufiyiiin & Marti sharaf kaloo* Farabadan. Wasiirka waarfafinta Puntland C/xakiin Axmada Guuleed ayaa kamid [...] Read More ...
  5. Muqdisho (RBC) Sarkaal sare oo ka tirsan shirkada Blackwaters oo ah shirkad amaanka qaabilsan lagana leeyahay wadanka Mareykanka ayaa xaqiijiyey inay si arsoodi ah uga hawlgalaan gudaha magaalada Muqdisho. Wargeyska New York Times ayaa kasoo xigtay sarkaalkaasi oo lagu magacaabo Erick Prince in shirkada Blackwaters qeyb ka tahay shirkada SARACEN INTERNATIONAL oo DKMG Soomaaliya kula [...] Read More Here...
  6. Gaalkacyo (RBC Radio):- Xaflad sagootin ah oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa Isbitaalka Gaalkacyo loogu qabtey dhaqaatiir ajnabi ah oo todobaadkan howlo gargaar caafimaad ah ka fulinayey isbitaalka. Xaflada ayaa ahayd mid lagu sii sagootinayey Laba dhaqtar oo u dhashay wadamada Uzbakistan iyo Masar kuwaasi oo todobaadkan ka howlgalayey Isbitaalka Gaalkacyo, waxaana [...] Read More Here...
  7. Gaalkacyo (RBC Radio):- Wasiirka Warfaafinta, Boostaha iyo Isgaarsiinta ee dowladda Puntland Mudane C/xakiim Axmed Guuleed ayaa ka hadley arimaha xerada Dayax ee magaalada Gaalkacyo xilli uu ka hadlayey xaflad loo qabtey dhaqaatiir ajnabi ah gudaha Isbitaalka Gaalkacyo. Mudane C/xakiim Axmed Guuleed waxaa uu sheegay in reer Gaalkacyo aysan horumar gaareyn, caafimaad helayn inta xerada Dayax [...] Read More Here...
  8. Gaalkayo (Puntlandi.com) Munasabad lagu maamuusayay maalinta warfaafinta Soomaaliyeed ayaa waxaa maanta lagu qabtay hoolka shirarka ee Hotel Saylaan magaalada Galkayo. Munaasabaddaas ayaa waxaa ka soo qayb galay wasiirka warfaafinta ee Puntland C/xakiin Axmed Guuled, Guddoomiyaha Gobolka Mudug Axmed Cali Salaad, ku xigeenka Duqa Degmada Gaalkayo Daahir Maxamuud Muuse, xildhibaano golaha deegaanka ka tirsan iyo qaybaha warbaahinta. Xarunta [...] Read more here ...
  9. Garowe ( RBC Radio )*Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr:C/raxmaan Maxmed Maxmuud Iyo Wafdi Baladhan oo Hogaaminayo ayaa Maanta duhurnimadii Waxaa ay Ka soo Dageen Garoonka Diyaaradaha Ee Magalada Garowe Caasimada Puntland. Wafdiga Madaxweynaha ay Ka Mid ahayen Xubno Wasiiro ah Ayaa Waxaa ay Ka soo Laabteen Dalka Jabuuti Halkaasi Oo Kulamo Ay kula Soo Qaateen masuuliyinta [...] Read More Here...
  10. Beledwayne RBC Radio) Ciidamada Ethiopian ah ayaa waxaa lagu soo waramayaa in ay baaritaano ka sameeyeen Isgayska kala Bayrka ee gobalka Hiiraan. Baaritaanadaan ayaa ciidamada Ethiopianka ah waxa ay ku samaynayaan sida la sheegay gawaarida wadadaasi isticmaasha. Lama oga waxa ay ka danbaysay baaritaanada ay maanta samaynayeen ciidamada Ethiopianka ah ee kusugan Isgoyska kala bayrka [...] Read More Here...
  11. Muqdisho RBC Radio) Hogaamiyihii Ururkii Bur buray ee Xisbul Islaam Sheekh Xasan Daahir Aways oo maanta saxaafada la hadlay ayaa waxa uu sheegay in aan la ogolaan doonin hay’adaha gar gaarka si ay gurmad u gaarsiiyaan dadka ay abaaruhu saameeyeen. Sheekh Xasan Daahir Aways ayaa waxa uu sheegay in marnaba aan la fasixi doonin hay’adaha [...] Read More Here...
  12. Muqdisho (RBC) Wasiirka gaashaandhiga Xukuumada KMG Soomaaliya C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa maanta markii ugu horeysay digniin adag u jeediyey hogaamiye kooxeedyada heysta maleeshiyaadka hubeysan ee ku sugan qeybaha ay dowlada maamusho ee magaalada Muqdisho. Wasiirka oo ka hadlay qorshe amniga magaalada wax loga qabanayo kaasoo dhowaan xukuumada bilaabi doonto ayaa sheegay in arimaha sida [...] Read More Here...
  13. SAARKA QAX IYO QARAX By: Abdullahi isim QISADA YAABKA LEH QARNIGAN SOMAALAY QAADANEY XUMAANTA U QEYBSANEEY WADKEEDA U QALAB GURTAAY NAFTEEDA QAMAAR* DHIGTAAY QAX* IYO QARAX QARAN KA JECEL SU’AAL BAAN KU QABA? SOOMAALOO QARAN AHOO QUWIYO SHARAF IYO QADARIN ADDUUNYADA QEYMA KALEH KUMAA QOW IYO QARIYO QARFIYO QURAC HOOSTI IYO IN LOO QARAAMO IYO [...] Read More Here...
  14. Muqdisho (RBC) Ciidamada badda ee Kuuriyada Koonfureed ayaa xoog ku furtay markab xamuul oo wadankaasi laga leeyahay kaasoo gacanta ugu jiray burcad badeeda Soomaaloda mudo hal toddobaad ah. Madaxweynaha wadanka Kuuriyada Koonfureed Lee Myung-bak ayaa maanta oo Jimce ah telefishanka wadankiisa ka sheegay in ciidamada badda ee Kuuriyada Koonfureed ay hawlgal ku soo furteen markab [...] Read More Here...
  15. Gaalkacyo(Puntlandi.com) Magaalada Gaalkacyo ayaa waayahaan dambe waxey noqotey mid aan aheyn Gaalkacyadii la yaqaaney ka dib markey kusoo bateen Waxyaabo aan magaalada laga aqoon oo ay horseedeen Burcad Badeedku.Burcad Badeedka oo horey caan ugu ahaa iney Baabuur qurux badan ku wataan magaalooyinka waaweyn ee Garowe iyo Bosaso ayaa hada badaley dhaqankaas lagu yaqiiney ka dib [...] Read more here ...
  16. Rome(Puntlandi.com) Ra’isalwasaraha Soomaaliya Maxamed Farmaajo oo hada kusugan Talyaaniga ayaa la kulmey masuuliyiin ka tirsan Dowlada Talyaaniga, wuxuuna sheegey Ra’iisalwasaare*Farmaajo inuu Talyaaniga kala hadley arimaha Soomaaliya iyo sidii Talyaanigu usoo celinlahaa Xiriirkii taariikhiga*ahaa ee ka dhaxeeyey Talyaaniga iyo Soomaaliya.// wuxuu kaloo Ra’iisalwsaare *Farmaajo Sheegey inuu Madaxdii uu la kulmey kala hadley sidii loo daryeelilahaa Qoxootiga [...] Read more here ...
  17. Somalia(Puntlandi.com) Markabkii ugu dambeeyey ee gala gacanta Burcad badeedka ayaa waxaa lahaa Wadanka Suuriya, waxayna Burcad badeedku qafaasheen Shaley galabnimadii abaarihii shantii galabnimo saacada Soomaaliya.sadixdii bari ee lasoo dhaafey ayaa Burcad badeedku howlgalo xoogan ka wadeen Badweynta Hindiya ilaa bada cas waxaana gacantooda Soo galey sadix markab oo kan Siiriya u dambeeyey.Markabka Siiriya balse Calan [...] Read more here ...
  18. Muqdisho RBC Radio) Muqdisho Marka la eego wadanka Soomaaliya todobaadkaan waxaa ku geeriyooday inta la ogyahay 15 ruux halka ay ku dhaawacmeen dad kale oo tiradoodu gaarayso 21 ruux. Arrintaan ayaa waxaa la gu ogaaday tirokoobka todobaadalahaa oo uu RBC Radio ka samayso todobaad walba dhamaanba gobolada wadanka Soomaaliya. Maalinimadii Sabtiga ahayd ee horaantii todobaadkaan [...] Read More Here...
  19. iyo Farmaajo oo ka baaqday Safarkii jaaliyadda Minneapolis una duulay Talyaaniga… Kulan ay soo qaban qaabisay Itoobiya. Magaalada Minneapolis ayaa maalmahan waxaa lagu dhex arkay waraaqo muujinaya in Minneapolis lagu qaban doono kulan ay soo qaban qaabisay xukuumadda Itoobiya ee gumaysiga ku haysata dhul ballaaran oo Soomaaliyeed. Shirkaas waxaa cinwaan looga dhigay “Shirweynaha Wadatashiga Horumarka [...] More ...
  20. Nairobi (RBC) Xildhibaan Cawad Axmed Cashara ayaa ka hadlay go’aankii dhowaan ka soo baxay maamulka Puntland ee ku aadanaa xiriirka DKMG iyo Puntland kaasoo dowlada Puntland ay dib uga istaagtay. Xildhibaan Cawad Cashara oo warbaahinta kula hadlay magaalada Nairobi ayaa talooyin u soo jeediyey madaxda labada dhinac inay xal ka gaaraan arimaha khilaafka cusub ee [...] Read More Here...
  21. iyo Shiikh Shariif oo Khamiistii ku soo laabtay Muqdisho – Iyadoo dhawaan Maamulka Puntland uu ku dhawaaqey in uu xiriirkii u jarey Dowladda Federaalka ee uu Madaxda u yahay Shiikh Shariif Shiikh Axmed* iyagoo ku eedeeyey Dowlada Federaalka in ay ka soo horjeedo Horumarka Deegaanada Maamulka Pundland, *hase yeeshee waxaa jira in la sheegay dhab [...] More ...
  22. Waxaa Dalka Soomaaliya ka howl gala Hayado fara badan kuwaas oo isugu jira kuwo Wadani ah iyo kuwa Caalami ah waxaana mar weliba sii kordhaya Hayadaha ka shaqeeye dalka ee ay leeyihiin dadka soomaaliyeed iyadoo taasi ay jirto ayaa waxaa dhawaan Masuuliyin ka tirsan Ururka Wadaniga ee EDCO Education Developments For Children Organization waxaa uu [...] More ...
  23. Jowhar (RBC) Iyadoo guud ahaan xaalada abaarta ee ka jirta wadanka Soomaaliya y saameysay nolosha dadka iyo duunyada ku dhaqan gobalada wadanka ayaa waxaa weli dhinaca kale sare u kac uu ka jiraa cuntada daruuriga iyo dalagyada beeraha oo la la’ yahay. Toddobaadkan warbixinta ganacsiga ee RBC Radio waxaan ku soo qaadaneynaa dhaqdhaqaaqyada ka jira [...] Read More Here...