Mooge

Nomad
  • Content Count

    5,088
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    11

Everything posted by Mooge

  1. Jigjiga (RBC) Wararka naga soo gaaraya magaalada Jigjiga ee deegaanka Soomaali Galbeed [******iya] ayaa sheegaya in saddex ruux oo rayid ah lagu toogtay gudaha magaaladaasi. Wararka nasoo gaaraya ayaa xaqiijinaya in saadexda ruux ee rayidka ah ay dileen ciidanka booliska ee magaalada Jigjiga oo hoostaga Dowlad Degaanjka Soomaalida [DDS] kuwaasoo loo yaqaano ‘New Police’. Lama [...] Read More Here...
  2. New York (RBC) Raisul wasaaraha xukuumada KMG Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed [Farmaajo] ayaa nasiib daro ku tilmamay hadalkii dowlada Puntland dhowaan kasoo baxay ee ahaa inay xiriirkii u jartay DKMG Soomaaliya. “Waa nasiib darroin wax walba aan warbaahinta isu marino waxaa loo baahan yahay in si ilbaxnimo ah loo wada hadlo. INSHA allaah markaan soolaabto [...] Read More Here...
  3. Muqdisho (RBC) Afhayeenka Xarakada Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage [Cali Dheere] oo shir jaraa’id kaga hadlay arimaha abaaraha ee ka jira gobolada dalka Soomaaluya ayaa ku baaqay in dadku ay ku adkeystaan abaaraha iyo gaajada soo foodsaartay. Shirka jaraa’id oo aad u dheeraa ayaa afhayeenku waxaa uu kaga warbixiyey xaalada ka jirta 10 gobol oo [...] Read More Here...
  4. Maxamed Cabdullahi oo ka tirsan laanta ugu weyn ee Booliska Dalkan Britian ayaa ku guuleystay abaalmarin heer sare ah, Mohamed waxaa loo aqoonsaday inuu yahay nin shaqo badan oo si wen uga soo dhalaalay shaqadiisii sanadkii tagay ee 2010ka. Abaalmarrinta la gudoonsiiyey wiilkan Soomaaliga ah, waa qofkii koowaad ee ee kasoo jeeda geeska Africa, wuxuuna [...] Read More Here...
  5. Burcad Badeeda waxay Dagaal kula jiraan Maraakiibta Guranaya Khayraadkii Ummadda Soomaaliyeed Sannadkii la soo Dhaafey waxay Qafaasheen 53 Markab iyo Badmaaxiin Gaareysa 1181 waxay lacag MadaxFurasho ay u heleen 238 Milyan oo Doolar SII AKHRI More ...
  6. Shirkaddaas oo Militariga Norway ka iibsatey Markab, sidoo kalena iibsaneysa 6 helicopter, 8 markab, iyo diyaarad hawada wax ka sawirta… “Kani waa qandaraas khaas ah. Waxaan nahay shirkadda keliya ee gaarka looleeyahay ee adduunka ka jirta ee maarayn doonta kalluumaysiga… ” Sidaas waxaa yiri mulkiilaha shirkadda.. SII AKHRI More ...
  7. Garoowe (RBC Radio) *Kadib markii dowlada Puntland ay xirirka iyo wada shaqeyntaba ay u jartey DFKMG ayaa waxaa iska daba imaanaya baaqyo lagu taageerayo goaanka biyo kama dhibcaanka ay Dowlada Puntland *ka qaadatey DFKMG ah. Ururka MIDNIMO ayaa kamid ah ururada aan dowliga aheyn ee ka hawlgala Deegaanada Puntland ayaa kamid noqdey ururada taageeray goaanka [...] Read More Here...
  8. Baaq: Qurba Joogta Puntland ee North America oo Taageerey Goaanka Dowlada Puntland. Ururka Isku Xirka Bulshada & Dowlada Puntland Kudayopuntland@Yahoo.com Jan 18 2011 Waxaa Taageero aad u baaxad weyn ugu taageersanahay hadaanu nahay dhaman qeybagha kal duwan ee bulshada Puntland eek u nool dalalka USA iyo Canada goaanki ay dowlada Puntland ee ay xiriirka iyo [...] Read More Here...
  9. Vilnius (RBC) Ciidamada booliska wadanka Lithuania ayaa shegay inay qabteen nin dhalinyaro ah oo qoorta ka jaray gabar ay isku barteen bogga lagu wada xiriiro ee Facebook. Dhacdadan ayaa ka dhacday magaalada Vilnius ee caasimada wadanka Lithuania kadib markii nin dhalinyaro ah uu bartay gabar ay in mudo ah wada xiriiri jireen taasoo ugu danbeyntiina [...] Read More Here...
  10. Muqdisho RBC Radio) Magaalada Muqdisho ayaa saaka waxa ay ku waabariisatay dagaalo iyo duqaymo xoogan. Saaka ayaa waxaa la maqlayay madaafiic xoogan iyo waliba qoryaha fud fudud oo ka dhacayay nawaaxiga degmada Boondheere. Dagaaladaan ayaa waxa ay u dhaxeeyeen ciidamada dowlada KMG Soomaaliya kuwa AMISOM* iyo waliba xoogaga ka soo horjeeda dowlada Soomaaliya. Lama oga [...] Read More Here...
  11. Muqdisho RBC Radio) Maamulka gobalka Banaadir ee dowlada KMG Soomaaliya ayaa waxa uu ugu baaqay ciidamada dowlada KMG Soomaaliya in ay joojiyaan iska hor imaadyada dhexdooda ah. Afhayeenka maamulka gobalka Banaadir Maxamed C/laahi Cariig oo saxaafada la hadlay ayaa waxa uu sheegay in iska hor imaadyada dhexmara ciidamada dowlada uu khasaaraha ugu badan uu ka [...] Read More Here...
  12. Mooge

    test post

    test post Read More Here...
  13. Interview of Ahmed Hussen, national president of the Canadian Somali Congress on Alberta radio. The interview covered the topic of the deaths of 32 young Canadian Somali men in Alberta, Canada. Other issues that were discussed included the level of cooperation between the Alberta Somali community Read More Here...
  14. “Madaxweynaha xilku kama dhammaan, waxaa xilku kaga egyahay Agoosto 2011…. *in madaxweynaha uu xilku ka dhammaado oo baarlamaankuna jiro ma soconeyso.” *”Meesha waa la wada dumo ama waa la wada jabi..” ayuu yiri. C/raxmaan Cabdi Xuseen (Guulwade) oo ah Safiirka cusub ee Soomaaliya *u fadhiya Magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti oo aan waraysi la yeelanay [...] More here ...
  15. By Dr. Yusuf O.* Al-Azhari Somalia’s misfortune and inability to find a viable solution to its Political mess dragged on during 2009 and 2010; two years with many political façade, blood shade and massive displacement has just ended. Many speculations and facts have either been written or narrated through the media in these two years, [...] More ...
  16. Seylac (RBC Radio):- Kaluumeysatada maamulka Soomaaliland ayaa maanta ku dhaqaaqay mudaaharaad ay kaga soo horjeedaan Wasaarada Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee Soomaaliland. Kaluumeysatada magaalada Seylac ayaa maanta sameeyay dibadbax balaaran waxayna sheegeen in ay ka soo horjeedaan maraakiib shisheeye oo jariif ba’an ku haya kheyraadka badda Soomaaliland gaar ahaan kaluunka noocyadiisa kala duwan, waxaana sidoo [...] Read More Here...
  17. Muqdisho RBC Radio) Maxkamada ciidamada qalabka sida ee dowlada KMG Soomaaliya ayaa saaka waxaa lagu wadaa in ay fuliso xukuno dil ah. Sida ay RBC Radio u sheegeen ilo ka tirsan wasaarada warfaafinta saaka ayaa waxaa lagu wadaa in maxkamada ay fuliso xukuno dil ah. Ilaa iyo 9 qofood ayaa la shaeegay in xukunadaan lagu [...] Read More Here...
  18. Oslo(Oslo) Shir ka dhacey magaalada Oslo ee wadanka Norway ayaa waxaa kasoo qayb galey Nuur Cade*iyo**Maxamuud Axmed**Tarsan(Duqa magalada Muqdisho) oo wada socda, Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Oomar iyo wafti uu hogaaminayo oo iyana gooni u socdey,*iyo Wasiiru Dowlahaha Xafiiska*Ra’iisal wasaaraha Sahra Cali Samatar oo iyana gooni u socota iyo waliba dhowr nin oo [...] Read more here ...
  19. Galkacyo(Puntlandi.com);- Sarkaal Maleeshiyaadka koonfurta Galkacyo toogteen ayaa ahaa ilaalada qaaskaa ee Gen.Edwin oo ah colaashiis u shaqayste* dhalashadiisu yuhuudi tahay kaas oo maleeshiyaad Somali ah iyo saraakiil ajanabiya ku xareeyay miyiga iyo koonfurta Galkacyo. Xog ay heshay wakaalada wararka Puntlandi.com ayaa sheegaysa in sarkaalka latoogtay uu ahaa ku xigeenkii Gen.Edwin waxaana fududeeyayd ilkiisa *guud ahaan maleeshiyaadkii [...] Read more here ...
  20. Minneapolis: Weriyaasha loogu jecelyahay qaybta raadiyaasha ayuu ka mid ahaa Cali Xaraare mudo Afarsano ahan wuxuu ka soo shaqaynayey Idaacadii cusbayd ee Maraykanku u ufray Soomaalida Ee VOA da, wuxuu wiigaan sheegay in shaqadiisii loo cusbonayn waayey taas oo ay ka danbaysay qabyaala si toos loogu sameeyey oo uu ku sameeyey madaxa raadiya Yabarow oo uu sheegay in aanu cid wax uga oglayan radiga qabiilkiisa maahee. Yabaroow oo horey kal horey sidaan oo kale ay ugu eedeeyeey wariyaal shaqadoodii looga joojiyey hab aan waafaqsaneyn sharciga idaacada VOA. Cabdiraxmaan Yabaroow waxaa lagu eedeeyey oo kale nin aad u naceb oo aan la tusi karin qof aan ka soo jeedin beesha uu kasoo jeedo una adeegsado shaqada ay u dhiibatey wasaarada arimaha dibada mareykanka idaacadeeda e VOA. Wariye Cali Xaraare oo kashifay Qabyaalada uu ku shaqeeyo Yabaroow Eedaanaha loo jeedinayo Yabaroow ayaan ku ekeyn oo qura wariyaasha balse waxaa eedeeno aad u fara badan u jeedinaya shacabka Puntland oo ku eedeenaya in ay dhulkood uu ka wado burburinta nabada isaga oo buunbuuniya shaqsiyaadka nabaddiidka ah mana ogola war wanaagsan in uu halkaas ka sheego. Waxaa aadka u yaabka badan in uu aad u adegsado sida qofka sumcadiisa looga dilo isaga oo adeegsado warbaahinta mareegaha somaalida kuwa lagu aflagaadeeyo bulshada soomaalida ah oo uu siiyo lacago uu uga soo qaado wasaarada arimaha dibada mareykanka idaacadeeda ee VOA in wacyi galin uu ku sameenayo. Xiriirka dowlada Puntland ayaa la leh xiriir toos ah Dowlada USA waxaana hubaal ah in dowlada puntland ay wax ka qaban karta kana hortagto yabaroow maadaama uu argagax ka wado gudaha puntland. Ururada puntland & aqoonyahanada Puntland waa in aysan faraha ka laaban Cabdiraxmaan oo ay dowlada maraykanka u shegaan in cabdiraxmaan yabaroow uu argagisada kamid yahayoo nabada puntland lid ku yahay Arimaha uu ka sharqamiyey Mudane Cali Xaraare iyo wariyaashi ka horeeyeyba ayaa sumcadii ay idaacada VOA ka dishey. Source
  21. Muqdisho RBC Radio) Shaki kuma jiro in haatan hadii ay sidatan ku siisocoto magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya in ay la mid noqonkarto Jarmalkii Galbeed iyo waliba Jalmalkii Batri bilowgii sanadkii sideetameeyadii. Ififaalaha muuqda ayaa haatan waxa uu muujinayaa in magaalada Muqdisho ay u qaybsamikarto ilaa iyo labo * qaybood oo kala ah dhinaca waqooyi [...] Read More Here...
  22. Muqdisho RBC Radio) Naadiga Manchester U. 1 – 0 waxa ay ku sul daartay kooxda kubada cagta ee Liverpool labadaan naadi ayaa waxa ay isku arkeenciyaar aad u xiiso badan oo ka tirsan ciyaaraha FA Cup. Ciyaartaan ayaa waxa ay ku soo aaday iyadoo dhowaan la cayriyay macalinkii naadiga Liverpool waxaana haatan naadiga si kumeel [...] Read More Here...
  23. Haddaan u daadego qormadeyda waxaan jeclahay inaan halkaan ka hambalyeeyo ugu horeyn muadaxweynaha DG puntland mudane craxmaan max,ed max,ud “Faroole” iyo dhamaan goloyaasha maamulka xukuumadiisa sanadguurda labaad ee munaasabada mudadii uu xilka Puntland hayey. Qormadaan gaaban oo aan kula qeybsanayo shacabka PUNTLAND iyo madaxdaba munaasbadan ayaa ku saabsan arigtideyda shaqsi ahaaneed ee wixii u qabsoomay puntland mudadaas 2 sano ee mudane Faroole iyo xukuumadiisu eey maamulka hayeen iyo wixii ay ka gaabiyeen oo dhaliil ah ,iyo weliba waxa laga dhowrayo mustaqbalka. Mudane madaxweyne Saddex waad fulisay : - adeega bulshada (caafimaadka,tacliinta,maareynta dhaqaalaha,shaqada ,imw) - Arrimaha xiriirka dibadda iyo isu-keenida somali-weyn(sportiga,haweenka,culimada) - Ladagaalanka argagixisada iyo ilaalinta xeebaha(tahriibka & burcad badeeda) Mudane madaxweyne saddexna waad ku fashilantay: - Fidinta maamulka dhamaan degaanada puntland - Faragelinta saxaafadda - Talowadaaga iyo la tashiga Issimada Mudane madaxweyne saddexna waa lagaa filayaa(sugayaa): - Furitaanka nidaamka xisbiyada badan - Farsamo cad ood kusoo celiso dhulka puntland ee maqan - Falalka amni-darada iyo dilalka qarsoon ood wax ka qabato. Waxaan ka cududaaranayaa in aanan halkaan kusoo koobin dhamaan waxqabadka iyo horumarka muuqda ee xukuumada PUNTLAND ku tilaabsatay mudadii yareyd ee uu hogaaminayey mudane FAROOLE, waase mid iska cad oo uu ku farxo kuna naaloodo qof kasta oo jecel horumarka iyo wanaaga PUNTLAND. Waxan kaloo jeclahay inaan kusoo gunaanado qoraalkeyga inaan hoosta ka xariiqo ujeedada qoraalkeyga inuusan ahayn wax dumin ee uu yahay wax isu sheegid iyo GUULEYSTAYAAL GEEDIGA WADAAY, Ugu dambayn waxan kula dardaaramaya shacabka PUNTLAND iney garab istaagaan madaxdooda iyo xukuumadooda Una soo jeestaan dhismaha iyo horumarka dhulkooda waayo FAR KALIGEED FOOL MA DHAQDO , GACMANA WAD-JIR BEY WAX KU GOOYAAN hana ogaadaan iney jiraan cadow badan oon jecleyn nabadda iyo horumarka PUNTLAND kuwaasoo u baahan in leeyska horeeyo si wadajir ahna la isaga difaaco.. Qalinkii:Ahmed A.Takar takar77@hotmail.com Read More Here...
  24. Dongarayo: Wafti balaaran oo uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda caafimaadka dawlada Puntland ayaa maantey booqasho ku tagay degmada Dongorayo ee Gobalka Nugaal, waftiga wasiirka caafimaadka Puntland waxaa ka mid ahaa Xidhibaan Axmed Siciid Muuse (Axmed Barre), Dr.Cismaan C/raxmaan, isuduwaha caafimaadka Gobalka Nugaal Maxamed Jaamac*iyo*xubno ka tirsan wasaaradda caafimaadka dawlada Puntland. Maamulka Degmada Dongarayo, Odayaasha iyo waxgaradka [...] Read More Here...