Mooge

Nomad
  • Content Count

    5,088
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    11

Everything posted by Mooge

  1. Muqdisho RBC Radio) Dagaalo xoogan ayaa maanta waxa ay ka dhaceen qaybo ka mid ah waqooyiga magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Dagaaladaan ayaa waxa ay u dhaxeeyeen ciidamada dowlada KMG Soomaaliya kuwa AMISOM iyo xoogaga Mucaaradka eek u kacsan dowlada KMG Soomaaliya. Xaafadaha qaar ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa laga maqlayay daryanka madaafiicda xoogan iyo [...] Read More Here...
  2. Garowe(Puntlandi.com) Wasiir ku Xigeenka Arimaha Gudaha Puntland Cali Yusuf Cali Xoosha oo shaley shir Jaraa’id qabtey ayaa sheegey Go’aame hor leh oo ka dhan ah Dowlada Kumeel Gaarka ah,”Waxaan Gobolada iyo Degmooyinka Puntland ku amarey ineysan Xubno ka socda Dowlada Kumeel Gaarka ah aysan kasoo dagi karin Puntland” Dhageyso shirkii jaraa’id ee Wasiir ku Xigeenku**qabtey [...] Read more here ...
  3. Oslo(Puntlandi.com) Shirkada Cleare Ocean oo laga leeyahey dalka Norway ayaa heshiis Qarsoodi ah la gashey Dowlada kumeel Gaarka ah si ay u ilaaliso Bada Soomaaliya, sida ay shirkadaan hadalka u dhigtey.// Shirkadaan ayaa hada isu diyaarineysa iney Wasaarada Gaashaandhiga Norway ka iibsato qalab malatari oo isugu jira Maraakiib dagaal iyo Diyaarado nooca Helikobtarka iyo kuwa [...] Read more here ...
  4. Muqdisho RBC Radio) Maanta ayaa waxaa lagu wadaa in mudanayaasha baarlamaanka KMG Soomaaliya ay kulan ku yeeshaan xarunta golaha shacabka Soomaaliyeeda. Kulanka maanta ayaa waxa uu daba socdaa kulamo maalmahaan ay lahaayeen xildhibaanada dowlada KMG Soomaaliya. Waxaa lagu wadaa in kulanka in ay xildhibaanada dowlada KMG Soomaaliya ay kaga doodaan arimaha sharciyada lagu qaadayo xooxaha [...] Read More Here...
  5. Muqdisho RBC Radio) Ciidamada dowlada KMG Soomaaliya ayaa saaka waxa ay howlgalo baaritaano ah waxa ay kawadaan degmada Waabari ee magaalada Muqdisho. Howlgaladaan baaritaanada ah ayaa waxa la sheegay in ciidamada dowlada ay ku samaynayaan dadka iyo waliba gaadiidka isticmaalaya wadooyinka degmada Waabari ee magaalada Muqdisho. Howlgaladaan ayaa waxaa la sheegay in ay ka danbeeyeen [...] Read More Here...
  6. Muqdisho RBC Radio) Xaalad danaasho ayaa saaka laga dareemayaa magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliy oo ay saacadii la soo dhaafay ay ka dhaceen dagaalo. Deegaanada kuyaala waqooyiga magaalada Muqdisho iyo degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag ayaa saaka dhamaantoodba waxa ay yiuhiin kuwo dagan oo aysan ka jirin wax dagaalo ah. Daganaasha ahaan ayaa waxa uu yahay [...] Read More Here...
  7. Muqdisho (RBC) Fariin maqal ah oo uu soo diray hogaamiyaha ururka Al Qaacida Sheekh Usaama Binu Laden ayaa shuruud ku xirtay siideynta 5 muwaadin oo u dhashay wadanka Faransiiska kuwaasi oo gacanta ugu jira Al Qaacida iyo Al Shabaab. Fariintan oo la soo galiyey bog internet oo ay leedahay Al Qaacida ayaa Sheekh Usaama waxaa [...] Read More Here...
  8. Muqdisho (RBC) Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya gobolada koonfurta iyo bartamaha wadanka Soomaaliya waxaa si hordhac ah u bilwday roobab saacado adan da’ayey kuna soo beegmay xilli abaar kulul ay dadka iyo duunyadu u le’enayeen. Wararka soo gaaraya xafiiska RBC Radio ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gobolada Hiiraan, Shabeelaha Dhexe, Baay iyo [...] Read More Here...
  9. Warbixinta oo ka kooban 26 bog ka akhri HALKAN (pdf) Waxa dhowanahanba durbaanka tumaysay dowlada Ethiopia oo sheegaysa in nabad iyo Horumar laga gaadhay Dhulka Somalida ******iya iyaga oo Xafiiska Ra’isal wasaraha ay kasoo baxayeen baaqyo isdaba joog ah oo sheegaya in Shacabka Somalida ******iya ee ku nool qurbaha ay kusoo laabtaan dhulkooda, nabada iyo [...] More ...
  10. Xildhibaan ka tirsan Golaha baarlamaanka KMGS oo Xabsi ku yaala Magaalada Mombasa ku booqdey da’yar qeyb ka ah Qaxooti Soomaaliyeed oo ku xirxiran Xabsiyada wadanka Kenya. Mudane ka tirsan Baarlamaanka KMG Soomaaliya oo booqasho ku jooga Wadanka Kenya ayaa waxa uu u kuur galay Xaaladda Qaxooti Soomaaliyeed oo ku xirxiran xabsiyo ku yaala Magaalada Mombasa. [...] More ...
  11. “waxaa markii hore si Qarsoodi ah looga iibiyeen nin Jarmal ah Asalkiisa ka soo jeedo Dalka Giriiga, kaas oo ay laga qaatay Lacag horumaris oo Dhameyd 147000€…. Safaaradda waxaa hore u iibsadey laba nin oo hore uga tirsanaa Safaaradda, waxaana hadda Maxkamad Jarmalka ahi xukuntay in aan cid gaar ah laga iibin karin hanti ummadda [...] More ...
  12. Wasiirka Qoreynta DFKMG Prof, Cabdiwali Maxamed“…In Hay’adda UNDP*Soomaaliya ay u Fakarto, Koleey Annigu Intaan Joogo Ma Dhaceyso !!” wareysi muhiim ah. Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amaanka Qaranka Cabdishakuur Sh. Xasan “Waxaad Moodaa Inuu Shirkaanu Ka Xoog Badan Yahay oo Annaguna Haddaanu Nahay DF-ka Aan Uga Xoog Badanahay Ka Qaybgalkiisa Sidii Hore…” Denjire Mahiga “…Haddii Aan [...] More ...
  13. Muqdisho(Puntlandi.com) Shirkada Amaanka ee loo yaqaan Saracen ayaa heshiis qarsoodi ah oo muran dhaliyey waxaa la*saxiixdey Dowlada ku meel gaarka ah. Bishaan bilowgeedii ayaa*Ra’iisalwasaare Farmaajo sheegey in*Ra’iisalwasaare Cumar A. A.Sharmaake uu saxiixey heshiiska*balse Ra’iisalwasaare Sharmaake wuxuu sheegey inuusan isagu saxiixin heshiiskaas.// Waxaa hada la cadeeyey in Heshiisku ahaa mid uu wax ka ogaa Madaxweyne Shariif [...] Read more here ...
  14. Garowe(Puntlandi.com) Hoolka Wasaarada Haweenka iyo Qoyska*ayaa lagu qabtey sanadguuradii 38aad ee maalinta Warbaahinta Soomaaliyeed maalinamadii sabtida, Xafladaan waxaa kasoo qayb galey Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Puntland iyo shaqaalaha warbaahinta Soomaaliya, haba u badnaadeen Wariyayaashuye.// Waxaa kasoo qaybgaley xaflada**Wasiirka Wasaarada Haweenka, Wasiirka Maamul wanaaga, Wasiirka beeraha, Wasiiru-dawlaha Amaanka, Wasiir ka*xigeenka Warfaafinta,Wasiir xigeenka arimaha gudaha EE Puntland(Hoos [...] Read more here ...
  15. Garowe(Puntlandi.com) Hoolka shirarka ee Wasaarada Warfaafinta Puntland ayaa waxaa maanta ka dhacey kulan dhexmarey Wasarada iyo Agaasimayayaasha Xarumaha Warbaahinta ee ka howlgala Puntland, Kulankaan ayaa looga hadlayey Xiriirka ka dhexeeya Warbaahinta iyo Dowlada iyo sidii loosii xoojinlahaa sarena loogu qaadi lahaa xuquuqda warfidiyeenka Puntland. (Sawiradii kulanka hoos ka daawo)// Wasiir ku xigeenka Warfaafinta ee Puntland [...] Read more here ...
  16. Garowe(Puntlandi.com) Shir Jaraa’id oo uu qabtey*Wasiir kux xigeenka Arimaha Gudaha Puntland Cali*Yusuf Cali Xoosh*ayuu sheegey in Puntland manuucdey gabi ahaanba in dhulka Puntland ay isticmaalaan Dowlada Kumeel Gaarka ahi.*Wasiir Cali Yuusuf oo Warfideeyeenka la hadley maanta ayaa sheegey in go’aankaan ay Dowlada Puntland maanta gaartey. Wada tashi dheer ka dib waxey Puntland go’aansatey iney gabi ahaanba [...] Read more here ...
  17. Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Waxaa Halkaan tacsi Ka dira Dadka Kala ah. Aabe C/rashiid Maxmud Yusuf Hooyo Sahro Maxmed Aadan Eedo nadiifo Cali Bar Eedo Ayaan Maxmud Yusuf Iyo Caruurteda Eedo Duniyo Maxmud Yusuf Iyo Caruurteda Eedo shugri Maxmuud Yusuf Iyo Caruurteda Eedo Kaafiyo Maxmuud Yusuf Iyo Caruurteda Eedo Xaliimo maxmud Yusuf* Iyo [...] Read More Here...
  18. Ciidamada Badda ee dalka Malaysia ayaa aroortii hore ee Maalinimadii Jimcaha aheyd January 21, 2011 xoog ku soo furtay markab ka diiwaan gashay dalka Malaysia oo ay burcad badeed Soomaali ah ka afduubteen meel u dhow gacanka Carbeed habeenadii Khamiista ku dhawaad 11pm xilliga Afrika. Markabka oo lagu magacaabo MT Bunga Laurel iyo dhamaan shaqaalihii [...] More ...
  19. London(Puntlandi.com) Waxaa warbaahinta Puntlandi.com si isdaba joog ah usoo gaaraya baaqyo lagu taageerayo go’aankii ay Dowlada Puntland ka qaadatey xukuumada kumeel gaarka ah. baaqyadii ugu dambeyey ee nasoo gaarey halkaan ka akhriso dhamaantood,Jaaliyadda Puntland ee QATARJaaliyadda Puntland ee QATAR waxay taageeraysaa qaraarkii geesinimada lahaa oo PUNTLAND ay xiriirkii iyo wada-shaqayntii kala noqotay Dawladda Federaalka Ku-meel [...] Read more here ...
  20. Garowe ( RBC Radio)* Xaflada Balaaran oo ka dhacay gudaha Wasaarada Cadaalada iyo Arimaha diinta Puntland ayaa Lagu Soo bandhigay wixii u Qabsoomay Ciidamda Asluubta Puntland sanadkii 2010. Xafladani ayaa waxaa ka soo Qayb galay masuuliyiinta Laamaha amaanka iyo Hay’adaha Daneeya arimaha Horumarinta ayaa inta Badan waxaa lagu Faaqiday Sida Puntland Ula dhaqanto Maxaabiista ku [...] Read More Here...
  21. Dowlada Puntland oo maantay go’aan kasoo saartay in shaqsi ka socda dowlada Fadaraalka Somaliya ay kasoo dagi karin deganada Dawlada Puntland . Wasiir ku xigeenka arimaha gudaha dowlada Puntland Cali yuusuf cali Xoosh ayaa maanta war baahinta Garowe u sheegay in qof ama shaqsi ka socda dowlada fadaraalka somaliya uusan kasooo dagi karin garoomaha dowlada [...] Read More ...
  22. Muqdisho (RBC) Maxkamad ay leedahay Xarakada Shabaab ayaa shalay xukun gacan goyn ah ku fulisay wiil dhalinyaro ah gudaha degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho. Wiilkan oo da’diisa lagu sheegay 21 sano jir laguna magacaabi jiray Siciid Xasan Cismaan ayaa waxaa soo qabtay ciidamada Shabaab ee kusugan degmada Dayniile iagoo ku eedeyey inuu u dhacay dukaan [...] Read More Here...