Mooge

Nomad
  • Content Count

    5,088
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    11

Everything posted by Mooge

  1. Gaalkacyo (RBC Radio):- Afar ruux ayaa geeriyootey kuwa kalena waxaa soo gaarey dhaawac kadib markii dagaal beeleed uu ka qarxay deegaanka Bacaad weyne ee koonfurta gobolka Mudug. Dagaalka ayaa la soo sheegayaa in uu u dhaxeeyo labo maleeshiyo beeleed oo horey dhowr mar oo hore ugu dagaalamay deegaanka Bacaad weyne ee koonfurta Gobolka Mudug. Dadka [...] Halkaan ka akhriso inta kale...
  2. Garowe(Puntlandi.com);- Madaxwayne xigeenka Dawlada Puntland Gen.C/samad Cali Shire iyo xubna katirsan Golaha xukuumada Dawlada Puntland ayaa gaardhawayd soo gaaray magaalada Garowe ee casimada Puntland waxaana hawla shaqo u joogeen deegaano katirsan Gobolka Bari. Wafdiga madaxwayne xigeenka ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Garowe waxaana ay ugudbeen xarunta madaxtooyada halkaa oo ay ku kala xogqaadanayaan hogaanka sare ee [...] Read more here ...
  3. Muqdisho (RBC)*Odayaasha dhaqanka ee beelaha Muqdisho oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa soo saaray baaq ku wajahan xaaladaha abaaraha ee ka taagan gobolada wadanka xilligan. Odayaasha oo kulankooda kaga hadlay arimo kala duwan oo ay ka mid yihiin amaanka, xaaladaha abaaraha iyo gurmadka bani’aadanimo ayaa markii kulankooda ay dhameysteen waxay saxaafada siiyeen baaq [...] Halkaan ka akhriso inta kale...
  4. Waxaa moodaa reer Puntland iyo Somaalida kaloo u soo barakacay in la maan dooriyay. Macanha dilka iyo dabinka joogtada ah yaa ka dambeeya. Hadaanu dib u milicsano, dadkii doorka wayn ka ciyaaray Puntland, haday ahaato dhanka shaqsiyaadkii hogaanka dastuurka iyo ka danbaynta ama dhan rayidka, sida ganacsatada, suldaanada iyo macalimiinta. Aan ku hormarno dhanka ganacsatada [...] Read More ...
  5. Muqdisho (RBC) Xarakada Shabaab ayaa xukun tacsiir ah ku fuliyey haweeney ku noolryd degmada ********* ee gobolka Shabeelaha hoose taasoo dhowr bilood ka hor xukun ay ku riday maxkamada Al Shabaab ee degmadaasi. Haweeneydan ayaa la sheegay in dhowr bilood ka hor ay qiratay dembi ah ah Sino inay ku dhacday kadibna ay xukun ku [...] Halkaan ka akhriso inta kale...
  6. London(Pi) Kooxda kubada cagta Manchester United ayaa waxey ku socotaa wado wanaagsan ka dib markii aan ilaa hada kooxda laga badin horyaalka sanadkaan, Taariikhda Horyaalka Ingiriiska hadii dib loo eego lix kooxood ayaa soo gaarey sanadka cusub iyadoon marna laga badin, shan kamid ah koobka ayey qaadeen.// Manchester United*ayaa *xaley 2-1 uga badisey Stoke City, [...] Read more here ...
  7. Muqdisho (RBC)*Wafdi ka socda wasaarada caafimaadka ee wadanka Sudan oo shalay booqasho ku yimid magaalada Muqdisho ayaa maanta kulan la qaatay madaxweynaha DKMG Sheekh Shariif iyo raisul wasaare Maxamed C/laahi Farmaajo. Kulankan oo ka dhacay xarunta madaxtooyada ayaa ahaa mid madaxweynaha uu ku qaabilay wafdiga oo shalay yimid isla markaana booqasho ku tegey xarumaha caafimaadka [...] Halkaan ka akhriso inta kale...
  8. Muqdisho (RBC)*Ciidamada DKMG Soomaaliya ayaa maanta hawlgal ay ka sameeyeen isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho waxay ku burburiyeen gobo ganacsi oo laga sameeyey hareeraha wadada laamiga ah. Hawlgalkan ayaa saameyn ku yeeshay dadkii ku ganacsanayey goobaha la burburiyey iyadoo gebi ahaanba uu joogsaday ganacsigii ka jiray isgoyskaasi. Qaar ka mid ah ganacsatada yaryar ee halkaasi [...] Halkaan ka akhriso inta kale...
  9. Hargaysa*RBC Radio)*Maamulka la magac baxay Soomaaliland ayaa sheegay in ay haatan diyaarinayaan go’aanada laga qaadanayo dadka lagu qabto falalka la xariira burcadbadeednimada. Xeer ilaaliyaha guud ee maamulka Soomaaliland Xasan Axmed ayaa waxa uu sheegay in ay haatan diyaarinayaan sida laga yeelayo dadka lagu soo qabto danbiyada ay ka midyihiin falalka Burcadbadeednimo. Xeer ilaaliya ayaa sidoo [...] Halkaan ka akhriso inta kale...
  10. Ceerigaabo (RBC Radio):- Nin sheegtay in uu yahay Afhayeenka kooxda uu hoggaaminayey Maxamed Siciid Atam ayaa maamulka Soomaaliland ka codsadey in ay garab ka siiyaan sidii maamulka Puntland aanu macdan uga qodan laheyn deegaanada bari ee gobolka Sanaag. Faarax Ismaaciil Sardheeye ayaa sheegay in uu yahay Afhayeenka kooxda dagaalka kula jirta Puntland ee uu hoggaamiyo [...] Halkaan ka akhriso inta kale...
  11. Garowe(Puntlandi.com);- Wasiirka Gaganciga iyo Warshadaha Dawlada Puntland Xasan Faarax Jaamac ayaa ganacsatada Puntland ugu baaqay in dalka ayaa maalgashtaan kana qaybqaataan hormarka iyo sara uqaadidada ganacsiga Deegaanada Puntland.Wasiirka ayaa sheegay in ay jiraan ganacsato wadamada dariskaa kulumiya lacago badan waxaana sheegay in taa ay ka haboontahay in degmooyinka Puntland ay lacagahaasi galiyaan.“Dhulka Puntland waxaa uu [...] Read more here ...
  12. Muqdisho RBC Radio) Kaluumeysato u dhalatay wadanka* Yemen ayaa helay meydadka qaar kamid ah muhaajiriin ku dhamaatay badda u dhexeysa wadamada Yemen iyo Soomaaliya. Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in kaluumaysatadaan ay heleen ilaa labo ruux oo mayd ah kuwaasi oo ka mid ahaa muhaajiriintii ay Dooni ay saarnaayeen kula dagtay* xeebada wadanka Yemen. Laba [...] Halkaan ka akhriso inta kale...
  13. Boosaaso(Puntlandi.com);- Wasiir ku xigeenka arimaha gudaha Dawlada Puntland Cabdi Yaasiin ayaa sheegay in xukuumada u soo jeesatay dhisida wadooyinka iyo garoomada Puntland iyga oo la kaashanaya Hay’adaha Caalamka. Wasiirka ayaa sheegay in Garoomada iyo wadooyinka Degmooyinka ay yihiin kuwa qurxiya Read more here ...
  14. Cawil Maxamuud Cabdi RBC Radio, Gaalkacyo Cawil@raxanreeb.com Gaalkacyo (RBC Radio):- Lataliyaha Duqa Degmada Gaalkacyo ahna Madaxa Mashaariicda iyo Hay’adaha ee degmada Gaalkacyo Maxamed C/qaadir Nuur (Dirir) ayaa waxaa RBC Radio (Raxanreeb.com) uga waramay mashaariicda dhinaca horumarinta degmada ee haatan socda. Lataliyaha Duqa ayaa sheegay in mashaariicda degmada ka socda haatan ay yihiin kuwa ka kooban [...] Halkaan ka akhriso inta kale...
  15. Muqdisho (RBC) Warar naga soo gaaray xubno ka mid ah golaha wasiirada ee DKMG Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in golaha ay isku raaceen in lala xisaabtamo dhamaan shakhsiyaadkii ku lugta lahaa carqaladeyntii dhawaan loo geystey dekeda weyn ee magaalada Muqdisho, taasoo goluhu ku tilmaamay inay tahay musuqmaasuq. Inkastoo saxaafada laga qariyey ayaa haddana wariyaha [...] Halkaan ka akhriso inta kale...
  16. Xidiga Qadka dhexe ugu ciyaara Kooxda Inter Ee Stankovic ayaa soo dhaweeye in Naadiga ay iska fasaxday Macalinkeedii hore Ee Rafael Benitez, isagoona soo dhaweeye Macalinka Cusub Ee lasoo wareegeen Ee Leonardo. Stankovic ayaa sheegay in Banitez uusan ka nixi jirin Xaaladdii Ee Inter gashay, isagoo sheegay inuu si aad ah ugu carooday markii uu [...] Halkaan ka akhriso inta kale...
  17. Gaalkacyo(Puntlandi.com) Alla ha u naxariistee waxaa hada Gaalkacyo lagu diley Yuusuf Warsame Islaan oo ka mid ahaa Odayaasha Gaalkacyo sida weyn looga yaqaan, Marxuumka ayaa la diley isagoo gurigiisa hor maraya, ilaa hadana cidna looma qaban dilka marxuumka.// Marxuumka ayaa waxaa diley nin aan la garaneyn xili uu marxuumku gurigiisa hormarayey, Bileyska iyo ciidamada amaanka [...] Read more here ...
  18. Muqdisho (RBC)*Wafdi ka socda Qaramada Midoobay uuna hirkacayo ergeyga gaarka ee QM u qaabilsan Soomaaliya ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, iyagoo kulamo la qaatay madaxda DKMG Soomaaliya. Wafdigan ayaa ka koobnaa* xubno ka socday xafiiska siyaasada ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya UNPOS, waxaana markii ay ka soo degeen garoonka diyaaradaha horey u sii [...] Halkaan ka akhriso inta kale...
  19. Naadiyada Juventus, AC Milan iyo Inter oo il gar ah ku haya Xidiga orodka badan Ee Totenham u ciyaara, Greth Bale, iyagoo ka dhawaajiye in Xidigan ay heli karaan Bisahan Januery ama June marka uu dhamaado Xilli ciyaareekani. Greth Bale ayaa soo bandhigay Ciyaaro ay wada riyaqeen Tababarayaasha Layliya Naadiyada ugu weyn Qaaradda Europe sida [...] Halkaan ka akhriso inta kale...
  20. Garowe (RBC Radio)Wasaaradda caafimaadka dawlada Soomaaliyeed ee Puntland ayaa si deg deg ah uga jawaabtey xaalad caafimaad daro oo laga soo sheegay deegaanka karin-karfood ee degmada Boocame ee Gobalka Sool ee dawlada Puntland. wasaaradda caafimaadka ayaa sheegtey in xaalad caafimaad daro ay kasoo cusboonaatey Tuulada Karin-karfood ee Gobalka Sool. < Wasaaradda caafimaadka ayaa shir ay [...] Halkaan ka akhriso inta kale...
  21. Boocame( Puntlandi) Wararka ka imaanaya deegaanka Karin-karfood oo ka tirsan degmada Boocame ee Gobalka Sool ee Puntland ayaa sheegaya in halkaas ay ka jirto xaalad caafimaad daro. sida ay sheegayaan saraakiisha caafimaadka ee wasaaradda caafimaadka Puntland waxaa halkaas ka jira cuduro dadka kusoo boodey maalmihii u danbeeyey. Isuduwaha wasaaradda caafimaadka dawlada Puntland ee Gobalka Sool C/raxmaan [...] Read more here ...
  22. Muqdisho (RBC)*Wafdi dhakhaatiir ah oo ka socda wasaarada caafimaadka ee wadanka Sudan ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimada dalka. Wafdigan oo ay ka mid ahaayeen dhakhaatiirta qeybaha kala duwan ee caafimaadka kana yimid dalka Sudan ayaa markii maanta ay soo gaareen Muqdisho waxay kulamo la qaateen masuuliyiinta wasaarada caafimaadka ee DKMG Soomaaliya iyagoo [...] Halkaan ka akhriso inta kale...
  23. Muqdisho RBC Radio) Qarax xoogan ayaa maanta waxa uu ka dhacay degmada Xamar jajab ee magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa waxaa lala*eegtay ciidamo ka tirsan kuwa dowlada KMG Soomaaliya oo ka agdhowaa*dakada caalamiga ah ee magaalada Muqdisho. Dadka goobjoogayaasha ah ayaa waxa ay sheegayaan in qaraxa uu ahaa Bambaanada Nuuca Gacanta laga tuuro oo lagu weeraray [...] Halkaan ka akhriso inta kale...
  24. It was New Year’s Eve at the Papyrus Restaurant and Lounge on 107th Avenue and 112th Street, which was hosting a dance party featuring the music of DJ Cha and DJ Nebex for a largely Somali and Ethiopian clientele. But the party ended abruptly, with gunshots, in the early hours of New Year’s morning. The [...] Halkaan ka akhriso inta kale...
  25. MUQDISHO: Shir-sanadeedkii labaad ee Guddiga Olambikada Soomaaliyeed oo muddo labo maalmood ka socday Hotelka Saxafi International ee magaalada Muqdisho ayaa si rasmi ah loo soo gabagabeeyay, iyadoo ay ka qeybgaleen mas`uuliyiinta GOS iyo xubnaha Xiriirada hoos yimaada iyo wasaaradda Isboortiga. *Shir-sanadeedkan oo si heer sare ah loo soo agaasimay sanadkan ayaa waxaa GOS ay soo [...] Halkaan ka akhriso inta kale...