Mooge

Nomad
  • Content Count

    5,088
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    11

Everything posted by Mooge

  1. Muqdisho RBC Radio) Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dowladda KMG Soomaaliya ayaa ugu baaqay wasaarada cadaalada ee dowlada KMG Soomaaliya in ay adeegsato Kitaabka Quraanka marka ay sharci u samaynayso kooxaha burcad badeeda Soomaalida. Xildhibaan Mowliid Macaani Maxamuud oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka KMG Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in uu ugu baaqayo wasaarada cadaalada [...] Read More ...
  2. Muqdisho RBC Radio) Xaalad daganaasho ah ayaa manta laga dareemayaa magaalada Muqdisho ee caasimda Soomaaliya. Deegaanadii ay maalmihii ugu danbeeyay ay ka dhacayeen dagaalada ayaa maanta waxa ay yihiin kuwo degan oo aysan ka jirin wax dagaala ah. Degmooyinka Boondheere Hodan iyo Howlwadaag ayaa manta dhamaantoodba ay ay yihiin kuwo xasiloon oo aysan ka jirin [...] Read More ...
  3. Galkacyo(Puntlandi.com);- Ciidamo Dawlada Puntland ayaa awood ku soo fortay Doono ganacsi oo u rarnayd ganacsato somaliya oo gacanta ugu jiratay kooxaha Burcadd’badeeda.Doonidan oo ka soo shiraacatay Dubai ayaa ku soo jeeday magaalada Kismaayo waxaana maalmo ay gacanta ugu jiratay kooxaha Burcad”badeeda ugu danbayna waxaa lagu guulaystay laga soo furto.C/laahi C/salaan oo ah taliyihii horkacayay ciidamdii [...] Read more here ...
  4. Minneapolis(Puntlandi.com) Isniintii shaley aheyd ayaa abaarihii 5:30 galabnimo saacada Minneapoli waxaa toogasho lagu dhaawacey laba wiil oo Soomaali ah magaalada Minneapolis ee*Soomaalidu ku badantahey,*Qof aan la garaneyn ayaa gaari kasoo toogtey wiilashaan sida bileysku sheegeen,*Mid xabadka ayey xabadu*uga dhacdey midna lugta, lakiin xaaladooda caafimaad aad bay u fiicantahey hada, goobta weerarkaan ka dhacey ayaa sadix [...] Read more here ...
  5. Qoraalka oo dhamaystiran ka akhri HALKAN Qaybtaan wuxuu si toos ah ugu xiran tahay, qaybtii hore ee aan kasoo hadalnay, hase yaashee, casharkaan ugama hadli doonno qaabdhismeedka weero (Sentences) iyo wixiii la xiriiira, sababtoo ah *kuwaas waxaan uga soo hadalnay qaybihii hore. Qaybtaan, waa qaybta *ugu muhiimsan waxayna ku saabsan tahay qaabdhismeedka Tuducda(faqrada) Paragraph sidaas [...] More ...
  6. Moscow(Puntlandi.com) Qarax galabta ka dhacey Garoonka Diyaaradaha Domodedovo ee Magaalada Moscow Wadanka Ruushka ayaa waxaa ku dhintey inta ilaa hada lo ogyahey 31 qof ugu yaraan 150 kalena waa ku dhaawacmeen, Qaraxa ayaa abaarihii 4: 21 galabnimo saacada Moscow wuxuu ka dhacey qaybta laga soo dego ee Garoonka. // Wasaarada Caafimaadka ee Ruusha ayaa sheegtey in [...] Read more here ...
  7. Mooge

    TEST POST

    TEst post Test Post THis private contentTHis private content THis private contentTHis private content THis private contentTHis private content THis private contentTHis private content THis private contentTHis private content THis private contentTHis private content THis private contentTHis private content THis private contentTHis private content THis private contentTHis private content THis private contentTHis private content THis [...] Read More Here...
  8. Boosaaso(Puntlandi.com);- Xiriiriyaha Barakacayaasha Puntland Cali Ibraahim ayaa dhulka Puntland ku tilmaamay hoyga Nabada kuna soo hirtaan dadka ay colaadaha kala irleeyaan waxaana uu taageero buuxda umuujiyay Shacabka iyo Dawlada Puntland.// Waxaa uu sheegay in si rasmiya utaageersanyihiin go’aankii Dawlada Puntland kaqaadatay TFG waxaana uu sheegay in Dawlada somaliya nacfi iyo kaabid aysan ka helin barakacayaasha [...] Read more here ...
  9. Jariibaan(Puntlandi.com);-* Mamulka Degmada Jariiban oo ay wehliyaan Odayaasha dhaqanka Isimada Dhalinyarada iyo Bulshada qaybaheeda kala duwan ayaa qaatay kulan balaaran oo looga arinsanayo sidii loo darabargaynlahaa kooxaha Burcad’badeeda.Ujeeda kulanka ayaa lagu micneeyay wadatashi laga qaadanayo sida ugu haboon ee talaabo looga qaadikaro kooxaha Burcad’badeeda oo dhibaato ku haya dadka iyo deegaanka Gobolka Mudug.Godomiyha Degmada Jariiban [...] Read more here ...
  10. Tacsi Tiiraanyo Leh 1. cismaan Axmed Salad (Amriiko) 2. C/qaadir Maxamed cismaan(cefa) 3. Cilmi Cismaan Boodhari 4,Dr Xasan Maxamuud Maxamed (fanax) 5,Maxamed dhaqane Nuur (gacmo dheere) 6,Maxamed Farah (Duurgube) 7. Faiza Maxamed Xaaji 8.saciid Ibraahim Xuseen (Buuna) 9 Maxamuud Axmed Xasan (xuurshe) 10.Maxamed Xuseen (shiino town) 11,*Dr*Maxamuud xassan 12,jABRIIL LOO YAQAAN (JABRA) 13.Dr C/qaadir sheekhunaa [...] More ...
  11. Garowe ( RBC Radio )**Maamulka Degmada Garowe ee Caasimada Puntland aya sheegay In ay Meel Wanaagsan mareyso Howlaha La xiriira Arimaha Dib U Soo Celinta Bilicda Caasimada Puntland. Gudoomiyaha Degamda garowe C/casiis Nuur Cilmi ayaa sheegay in Ay Meel* Fiican maryaan Howlihii Lagu Bur Burinayay Guryaha Sharci Darada Ah Ee Ka Dhisnaa Magalada Garowe ee [...] Read More Here...
  12. Shirkan jaraid u ku qabtay xarunta wasarada arimaha Gudaha Manta Gudomiyaha gobolka bari Sh. cabdi xafid cali yusuf aya waxa u ku saab sanaa Qoraal kasoo baxay wasirka ariamaha Gudaha General cabdulahi axmed jamac Ee ku saba sana in la dar dar galiyo lana dhamaystiro wixii qabyo ka aha Dhismihi golaha deganka bosaso islama markana [...] Read More ...
  13. VANCOUVER, BRITISH COLUMBIA–(Marketwire – Jan.*24, 2011) – Africa Oil Corp.*(“Africa Oil” or the “Company”) (NYSE:AOI)(NYSE:AOI) is pleased to announce that Africa Oil, together with its joint venture partner, Lion Energy Corp.*(“Lion”), has entered into the First Additional Exploration Phase under the Block 9 Production Sharing Contract Agreement (“PSC”) in Kenya.*As a result of the withdrawal [...] Read More Here...
  14. Boosaso ( RBC Radio )***Kulan balaran Oo maanta Lagu Qabtay Xarunta Wasaarada Arimaha Gudaha Ee Magalada Boosaso ayaa waxaa Ka soo Qayb Galay Masuuliyin Kala duwan oo ka Kala socday Laamaha Wasarada arimaha Gudaha iyo Maamulka Gobolka Bari. Wasiir Ku xigeenka amniga Puntland C/risaaq Xareed Iyo Gudoomiyaha Gobolka Bari ayaa ka mid ahaa xubnihii Fadhiyay [...] Read More Here...
  15. Muqdisho (RBC) Dowlada Koonfur Kuuriya ayaa sheegtay inay DKMG Soomaaliya ku wareejineyso meydadka burcad badeed dhawaan ciidamadeeda ay ku dileen xeebaha u dhexeeya wadanka Cumaan iyo Qaarada Afrika xilli ay soo qafaasheen markab laga lahaa wadankaasi. Markab dagaal oo ay leedahay Koonfurta Kuuriya ayaa Khamiistii toddobaadkii hore dilay 8 ka mid ahayud koox burcad badeed [...] Read More Here...
  16. NAIROBI, Jan. 24 (Xinhua) — The UN on Monday called on the international community to step up its support to Somalia as the war-torn nation approaches the anniversary of two decades without a functioning national government amid struggles to consolidate peace, stability and progress for it’s people. UN Resident and Humanitarian Coordinator for Somalia, Mark [...] Read More Here...
  17. Soldiers from Somalia’s Transitional Federal Government (TFG) and the African Union peacekeeping mission that is trying to stabilize the conflict-wracked country need urgent funding to continue their operations, a senior United Nations envoy warned today. “I should take this opportunity to inform that the [uN] Trust Fund for paying both AMISOM and TFG soldiers is [...] Read More Here...
  18. SEOUL, Jan. 24 (Yonhap) — South Korea expects to hand the bodies of eight Somali pirates killed in last week’s commando raid on a hijacked cargo ship over to the African nation, an official said Monday. “The government is in talks with the Somali Embassy in Oman over the issue of how to handle the [...] Read More Here...
  19. Muqdisho (RBC) Xildhibaanada barlamanka KMG Soomaaliya ayaa markale dood ku yeeshay xarunta golaha shacabka kadib markii mudo labo maalmood ah uu qabsoomi waayey kulankii barlamanka kooram la’aan darteed. Kulanka maanta yaa waxaa gudoominayey gudoomiye kuxgeenka koowaad C/weli Sheekh Muudeey iyadoo ay soo xaadireen xildhibaano fara badan, waxaana dooda maanta ay ku saabsanayd qodob horey loogu [...] Read More Here...
  20. Jabuuti(Puntlandi.com) Warar ku dhow shirkii ku dhexmarey Jabuuti*Madaxweyne Shariif iyo Masuuliyiinta wadamada daneeya Arimaha Soomalaiya ayaa Madaxweyne Shriif lagu amrey inuu ka baxo Heshiiskii ay Xukuumadiisu la gashey Shirkada Amaanka ee Saracen, heshiiskaasoo muran badan ka taagnaa. // Dhinaca kale Qaramada Midoobey ayaa iyana ka mid ahaa Hay’adaha Madaxweyne Shariif kula taliyey iney si dhakhso ah [...] Read more here ...
  21. Somalia: Puntland Minister Commends S. Korea and Malaysia Navy Raids on Pirates. PRESS RELEASE Ministry of Maritime Transport, Ports and Counter-Piracy Government of Puntland, Somalia FOR IMMEDIATE RELEASE, Jan. 23, 2011 The strong action against pirate criminals by the navies of South Korea and Malaysia on Jan. 21 is a clear indication of resolve on the part of the international [...] Read more here ...
  22. Garowe(Puntlandi.com) Warsaxaafadeed ka soo baxey Xafiiska Wasiirka Dekadaha iyo Gadiidka Bada Puntland Saciid Maxamed Raage ayaa lagu sheegey in Dowlada Puntland ay soo dhaweynaysay Weeraradii ay Ciidamada Bada Kuuriyada Koonfureed iyo Maleysiya ku qaadeen Burcad Badeedka. Ciidamada Bada Koonfurta Kuuriya iyo kuwa Malaysiya ayaa labo weerar oo kala wakhti ahaa ku qaadey kooxo Burcad badeed [...] Read more here ...
  23. Garowe*RBC Radio) Iyadoo dowlada Soomaaliyeed ee Puntland lagu eedeeyay in ay iibisay jasiirada lagu magacaabo Suqadara oo ay leedahay Soomaaliya ayaa arintaasi waxaa jawaab ka bixiyay gudoomiye ku xigeenka *baarlmaanka Puntland. Salaad Xareed Cali* oo ah gudoomiye ku xieenka *baarlamaanka dowlada Soomaaliyeed ee Puntland ayaa waxa uu sheegay in hadalkaasi uu yahay mid waxba kama [...] Read More Here...
  24. Muqdisho RBC Radio) Maamulka xarakada Al-Shaabab ee gobalka shabeelaha Hoose ayaa soo dhoweeyay Hub uu maamulkaasi ku wareejiyay mid ka mid ah beelaha daga gobalkaasi. Sheekh Farxaan oo ah gudoomiyaha magaalada Marka ee xarakada Al-Shabaab oo saxaafada ku hadlay magaaladaasi ayaa waxa uu sheegay in ay si aad ah u soo dhowaynayaan Hubkaasi. Mid ka [...] Read More Here...