Mooge

Nomad
  • Content Count

    5,088
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    11

Everything posted by Mooge

  1. Build your own custom video playlist at embedr.com Read More Here...
  2. Hargeysa (RBC) Maxkamada magaalada Hargeysa ayaa maanta markii ugu horeysay waxaa lasoo hor istaajiyey tifaftirihii wargeyska Waaheen oo bishii November lagu xiray Hargeysa kadib markii wargeysku soo qoray warar lidi ku ah xukuumada Somaliland. Tifaftiraha Waaheen Maxamud Cabdi Jaamac Xuuto oo mudo bil ka badan xabsga ku jiray ayaa maanta maxkamada Hargeysa waxay ku xukuntay [...] Read More Here...
  3. Build your own custom video playlist at embedr.com Read More Here...
  4. Wasarrada cadallada dhaqan ceelinta iyo ariimaha diinta dowlada puntland ayaa manta soo bandhiigtay Waxaqabdkii wasarrada sandki Tagaay ee 2010 uu soo qabsomay wassarada; kulaanka ay wasarradu kusoo bandhiigtay ariimaha waxaqabadkeda waxa goobjoog ka aah Wasiirka cadalada dhaqan ceelinta iyo ariimaha diinta c/qaadir shikh xasan gudomiye kuxigeenka barlamanka puntland Taliyaha ciidamada asluubta iyo Ha.yado goobta manta [...] Read More ...
  5. Muqdisho RBC Radio) Afhayeenka ciidamada Boliska dowlada KMG Soomaaliya C/laahi Xasan Bariise oo maanta saxafiyiinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa waxa uu ka warbixiyay howlgalo ay sameeyeen ciidamada boliska dowlada KMG Soomaaliya. C/laahi Xasan Bariise Afhayeenka Ciidamada Boliska ayaa waxa uu sheegay in ciidamada dowlada KMG Soomaaliya ay gacanta ku soo dhigeen ilaa iyo sadax [...] Read More Here...
  6. Garowe(Puntlandi.com) Dhageyso khudbadii Madaxweynaha Dolwda Puntland Mudane Cabdirahmaan Faroole jeediyey markii kasoo laabtey jabuuti jamcadii, waxaa hadaladiisii ka mid ahaa “Soomaaliya kama aanaan go’in kamana go’ayno, lakiin in been* magacayaga wax loogu qaato yeeli meyno mana dhaceyso. waxaan gudbiney Documents iyo cadeymo waxa Muqdisho ka socda, Waana kusoo guuleysaney safarkaan aan hada kanimid,”*hoos ka dhageyso [...] Read more here ...
  7. Muqdisho RBC Radio) Shil gaari oo khasaaro sababay ayaa maanta waxa uu ka dhacay wadada warshadaha ee magaalada Muqdisho. Shilkaan oo ka dhacay meel ku dow kulyada Jaala siyaad ee magaalada Muqdisho ayaa waxa uu ka danbeeyay ka dib markii ay isku dhaceen labo gaari. Gawaaridaan isku dhacay ayaa waxa ay kala ahaayeen Homay iyo [...] Read More Here...
  8. Muqdisho(Puntlandi.com) Ciidamada Dowlada Kumeel Gaarka ah loogusoo tababaro Wadanka dibadiisa ayaa* naloo xaqiijiyey ineysan sinaba aheyn Ciidan Qaran balse ay yihiin Maleeshiyaad Qabiil oo si gooni ah loo soo xuley.// Cidmada hada iyo sanadkii* lasoo dhaafey* lagu tababarayey Wadamada Ugandha iyo Jabuuti ayaa dhamaantood waxaa laga soo ururiyey Nawaaxiga Muqdisho, boqolkiiba Todobaatan waxey isku heyb [...] Read more here ...
  9. War – Saxaafadeed Jaaliyadda Puntland ee*QATAR Jaaliyadda Puntland ee QATAR waxay taageeraysaa qaraarkii geesinimada lahaa oo PUNTLAND ay xiriirkii iyo wada-shaqayntii kala noqotay Dawladda Federaalka Ku-meel Gaarka ah ee uu hogaamiyo* Sharif Sheikh Ahmed. Waxay Jaaliyaddu fahansantahay sababihii Golaha Wasiiradu u cuskadeen go’aankii ka soo baxay 16 kii Janaayo 2011. Waxay Jaaliyaddu u soo diraysaa [...] Read More Here...
  10. Xaflan balaaran oo lagu taageeraayay go’aankii uu maamulka goboleedka Puntland uu xiriirka ugu jaray dowladda kmg ee Soomalaiya ayaa waxay ka dhacday caasimadda dalka*Malaysia*ee*Kuala Lumpur, iyadoo ay isu soo duba-rideen Jaaliyadda Puntland ee dalka Malaysia. Jaaliyadda reer Puntland ee dalka Malaysia ayaa waxay yeesheen xaflad balaaran oo ay ku taageerayaan go’aanka cad ee uu maamul [...] Read More Here...
  11. UJEEDDO: TAAGEERO DAWLADDA IYO SHACABKA DAL-UDUG EE JOOJINTA LA SHAQAYNTA DAWLADDA SHIIKH SHARIIF Nashville, Tennessee, USA Jannayo 21, 2011 Somali-American United Congress Anigoo ah Prof. Cabdulqaadir Nuur Salaad Takar ahna Guddomiyaha ururka kor ku xusan, laantiisa DawladdaTennessee, waxaan hor iyo abbaato u dirayaa hambalyo kal iyo lab ah dawladda iyo shacabka Dal-udug (Puntland) go’aankii taarikhiga [...] Read More Here...
  12. Muqdisho RBC Radio) Dagaalo xoogan ayaa waxa ay ka dhaceen maanta qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Dagaaladaan oo ahaa kiwi ugu xooganaa ee maalmahaan danbe ka dhacaya magaalada Muqdishoa yaaa waxa ay ka dhacayeen xaafadaha ku yaala waqooyiga magaalada Muqdisho. Xoogaga Al-Shabaab iyo dowlada KMG Soomaaliya oo taageero ka helaya ciidamada [...] Read More Here...
  13. Khilaafaadyada siyaasadeed iyo dhacdooyinka ku xeeran ayaa mararka qaar waxay soo jiidanayaan idhaha qoraaga iyo bulsho weynta inteeda kale. Way dhacdaa- mana ah wax ku cusub warbaahinta in khilaaf uu dhexmaro siyaasiyiin, maamulo, dowlado ama nidaamyo balse mararka qaar ayaad la kulmeysaa ficilo iyo hab dhaqan kaa yaabiya ama ku soo jiita oo ka dhex [...] Read More Here...
  14. Gaalkacyo (RBC Radio):- Gudoomiyaha Gobolka Mudug Col, Axmed Cali Salaad ayaa wariyaasha ka howlgala gobolka Mudug waxaa uu ku amaaney la shaqeynta wanaagsan ee ay la leeyihiin laamaha dowladda. Gudoomiyaha oo ka hadlayey munaasabad loo dhigay maalinta warbaahinta Soomaaliya ayaa waxaa uu amaa u jeediyay doorka warbaahintu ay ka qaadatay horumarka gobolka iyo ka shaqeynta [...] Read More Here...
  15. Garowe (RBC Radio):- Wasaarada Warfaafinta dowladda Puntland ee Soomaaliyeed ayaa maanta magaalada Garowe ee caasimada dowladda Puntland ku xuseysa maalinta warbaahinta Soomaaliya. Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa saaka ka bilaabatay magaalada Garowe ee caasimada dowladda Puntland, waxaana ka soo qeybgalaya mas’uuliyiinta dowladda Puntland, Mas’uuliyiinta warbaahinta iyo Wariyaasha ka howlgala deegaanada Dowladda [...] Read More Here...
  16. Gaalkacyo (RBC Radio):- Gen, Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo mudooyinkii ugu dambeeyay ku sugnaa koonfurta magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa uu ka hadley abaaraha ka jira deegaanada miyiga ah ee koonfurta gobolka Mudug. C/qeybdiid ayaa ka dhawaajiyey in ay jirto abaar aad u xoogan oo ku dhifatay deegaanada koonfurta gobolka Mudug, islamarkaana in ay jirto dad [...] Read More Here...
  17. Muqdisho RBC Radio) Iyadoo dhowaan dowlada Soomaaliyeed ee Puntland ay sheegtay in ay xiriirka u xartay dowlada* FKMG Soomaaliya ayaa arintaasi waxaa ka hadlay mudane ka tirsan baarlamaanka KMG Soomaaliya. Xildhibaan Cali Cusmaan Diinsoor oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka KMG Soomaaliya ayaa waxa uu canbaareeyay hadalkaasi ka soo yeeray dowlad gobaleedka Puntland. Cali Cusmaan [...] Read More Here...
  18. Muqdisho RGBC Radio) Cali C/laahi “Cali Ganay” oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed eek u nool wadanka dibadiisa ayaa waxa uu ka hadlay Shirkadaha haatan dowlada KMG Soomaaliya ay heshiisyada la gashay. Cali C/laahi “Cali Ganay” ayaa waxa uu sheegay in dowlada KMG Soomaaliya ay ku qaldantahay heshiisyadaasi isla markaana loo baahnaa in ay ka [...] Read More Here...
  19. Muqdisho (RBC) Dagaaal iyo duqeyn isdaba jooga ayaa markale saaka magaalada Muqdisho ku dhexmaray ciidamada DKMG Soomaaliya iyo kuwa Amisom oo dhan ah iyo xaralada mujaahidiinta Shabaab ee ka horjeeda. Dagaalkan oo intiisa badan socday ilaa xaley ayaa sii xoogeystey saakay waaberigii, xiligaasi oo madaafiic duqeyn ahna ay bilaabatay. Dad goobjoogayaal ah ayaa u xaqiijiyey [...] Read More Here...
  20. Muqdisho (RBC) Hogaamiye kooxeedka Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacadde oo hadda sheegta inuu hogaamiyo qeyb ka mid ah ururkii burburay ee Xisbul Islaam ayaa si kulul uga jawaabay digniin shalay DKMG u jeedisay hogaamiye kooxeedyada hubeysan ee Muqdisho. Yuusuf Indhacadde oo heysta hub iyo maleeshiyaad isaga u gaar ah ayaa nasiib daro ku tilmaamay digniinta wasiirka [...] Read More Here...
  21. Press Release: Puntland Diaspora Forum (PDF) support Puntland Government’s decision to cut ties with the Transitional Federal Government of Somalia led by Sharif Sheikh Ahmed. Ref: PDF/011122 * * * * * * * * * * * * * * * * * * * * * * * * * * * * [...] Read More Here...
  22. Press Release: Puntland Diaspora Forum (PDF) support Puntland Government’s decision to cut ties with the Transitional Federal Government of Somalia led by Sharif Sheikh Ahmed. Ref: PDF/011122 * * * * * * * * * * * * * * * * * * * * * * * * * * * * [...] Read More Here...
  23. Mudooyinki lasoo dhaafay aya waxa sooifbaxayay dadadaalda & shaqada ay samaynaso wsaarada wax barashada Puntland ee ku adan dirista ardeyda dalalka caalamka & xiriirada wasarad ay lasamyanso dalalka calmnka kana helayso waxbarsho lacag lan ah. Dhawaan ayaa waxaa jirtay in wasaarad wax barashada Puntland ay samayso xafladao ay ku direyso ardey dhamasatay dugsiyada sare ee [...] Read More ...
  24. *Press Release: Puntland Diaspora Forum (PDF) support Puntland Government’s decision to cut ties with the Transitional Federal Government of Somalia led by Sharif Sheikh Ahmed. Ref: PDF/011122 Date:January 19www.puntlanddiaspora.org mediarelations@puntlanddiaspora.org* th, 2011 *// Puntland Diaspora Forum (PDF) support Puntland Government’s decision to cut ties with the Transitional Federal Government of Somalia led by Sharif Sheikh [...] Read more here ...
  25. Tartanka ciyaaraha Kubada Kolayga Soomaaliya ayaa galabta lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Ciyaarta kamadanbaysta ah ayaa waxaa isugu yimid kooxaha kala ah Heegan iyo Dekadaha ee kubada Kolayga. Dadwayne aad u farabadan ayaa u soo daawasho tagat ciyaarta galabta oo ka dhacday*garoonka degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho. Ciyaartaan xiisaha badan ee [...] Read More Here...