Mooge

Nomad
  • Content Count

    5,088
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    11

Everything posted by Mooge

  1. HALKAAN GUJI SI AAD U SAMEYSATID MEMBERSHIP AMA HALKAA GUJI HADAAD MEMBER TAHAY Read More Here...
  2. Garowe(Puntlandi.com) Dhamaan deegaanada Puntland ayaa shacabku wali hadal hayaan hadaladii kasoo* yeerey Ra’iisalwasaare Farmaajo, kasoo dad badan u arkeen mid meelkaga dhac ah, Shacabka Puntland ayaa maalmahaanba muujinayey kalsoonida ay ku qabaan hogaamiyayaashooda.Magaalooyinka Garowe ilaa Dangoroyo ayaa waxaa maanta ka socdey mudaharaadyo loogasoo horjeedo xukuumada kumeelgaarka ah, Waxey dadweynuhu ku dhawaaqayeen erayo loogu jawaabayao Ra’iisalwasaare [...] Read more here ...
  3. Qurba joogta ka soo jeedo gabolda puntland oo ku nool Qarada yuruub ayaa si weyn u taageerey go,aankii Dowladda puntland ay xiriika ugu jartay Dowada federalka ee Somalia. Qurbo joogtan ayaa ku tilmamay go,aankaan mid hore ay ugu dhoor sugaayen shacabka ka soo jeedo puntland kadib marki ay cadadatay madax ugu sare ee Doladda federalka [...] Read More ...
  4. Beledwayne RBC Radio) Iska Hor imaad ayaa waxa uu ka dhacay isgayska kala bayrka ee gobalka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya. Iska hor imaadkaan ayaa waxa uu u dhaxeeyay ciidamo kawada tirsan dowlada KMG Soomaaliya oo kuwada sugnaa halkaasi. Waxaa la sheegayaa in iska hort imaadkaan uu geestay khasaaro isugu jirta dhimasho iyo dhaawac soo kala [...] Read More Here...
  5. African Presidents Index: The good, the bad and the ugly… East African Magazine …. Somalia “is so dangerous that UN officials – and even Somalia’s own politicians – cannot live there. It will take a political leader of historic influence to restore this country to peace and order. The question is; is Sharif Sheikh Ahmed [...] More ...
  6. Muqdisho RBC Radio) Gudiga dastuurka madaxbanaan ee dowlada KMG Soomaaliaya ayaa Maanta Magaalada Muqdisho kulan kula qaaday *beelaha Banaadiriga oo kamid ah in beelaga dega magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya Cabdulaahi Xasan jaamac oo ah gudoomiyaha dugiga dastuurka madaxabanaan ee dowlada KMG Soomaaliya ayaa *sheegay in looga baahanyahay beelaha Banadiriga in ay talo iyo tusaale [...] Read More Here...
  7. Jabuuti (RBC Radio):- Madaxweynaha Dowladda FKMG Soomaaliya Mudane Shariif Shiikh Axmed ayaa dib ugu soo laabtey wadanka Jabuuti kadib markii uu soo dhameystay safarkii uu ku tagey wadanka Masar. Madaxweynaha dowladda FKMG Soomaaliya ayaa markii hore ka ambabaxay wadanka Jabuuti waxaana uu u duulay wadanka Masar halkaasi oo uu kaga soo qeybgalay shirka dhaqaalaha ee [...] Read More Here...
  8. Toronto(Puntlandi.com) Wasiirka Warshadaha Somaliland C/laahi Jaamac Ismaaciil (Geeljire) ayaa si kulul uga jawaabey Wareysigii uu Ra’iisalwsaaraha Soomaaliya Maxamed Farmaajo siiyey Idaacada BBC-da, Geel jire ayaa sheegey in maamulkiisu aad uga xunyahey hadalka kasoo yeerey Farmaajo, wuxuuna ku tilmaamey hadalka Ra’iisalwasaaraha wax laga yaqyaqsado. // Hadalka Somaland ka xanaajiyey ee Ra’iisalwasaare Farmaajo yiri ayaa ahaa “Ma jiro [...] Read more here ...
  9. Shacabka Puntland gudaha iyo dibadaba ayaa si kulul ugasoo horjeestey hadalkii kasoo yeereu Ra’iisalwasaare Farmaajo,iyagoo muujiyey taageerada ay u qabaan Dowaladooda iyo Madaxweyne Farool.// Warbaahinta Puntlandi.com ayaa waxaa si isdaba joog ah usoo gaaraya baaqyo ay soo dirayaan jaaliyadaha dibada ee Qurba joogta Puntland, waxeyna si kulul uga soo horjeesteen hadalkii Ra’iisalwasaare Farmaaje uu ka [...] Read more here ...
  10. Jabuuti(Puntlandi.com);-Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. C/raxman Maxamad Maxamud (Farole) ayaa shalay gaaray magaalada Djibouti iyadoo halkaasii uu ku soo dhaweeyey Wakiilka Gaar ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (UN-ka) u qaabilsan arrimaha Somalia, Amb. Augustine Mahiga.// Wafdiga Madaxweynaha Puntland waxaa ka mid ahaa Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga Md. Daud Maxamed Cumar, [...] Read more here ...
  11. Jabuuti (RBC Radio):- Wafdi uu horkacayo Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr, C/raxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) oo shalay gaaray dalka Jabuuti ayaa saacadihii la soo dhaafey waxaa ay kulamo isdaba joog ah la qaateen Saraakiil ka socota Midowga Africa, Midowga Yurub, IGAD, Qaramada Midoobay iyo Wakiilada Deeqbixiyaasha Caalamka. Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa dalka Jabuuti ku soo dhoweeyay [...] Read More Here...
  12. Gaalkacyo (RBC Radio):- Amiir Maxamuud Yuusuf Ciise aya sheegay in caqabad weyn ay soo wajahdey heshiis dhowaantan la kala dhex dhigay beelo walaalo ah oo horey ugu diriray deegaanka Cagaare ee u dhaxeeya gobolada Mudug iyo Sool. Amiirka waxaa uu sheegay in Madaxweynaha Puntland Mudane C/raxmaan Maxamed (Faroole) uu shaaca ka qaadey in wax heshiis [...] Read More Here...
  13. Toronto (RBC Radio):- Maamulka Soomaaliland ayaa jawaab kulul ka bixiyey hadal maalmihii la soo dhaafey uu warbaahinta ka sheegay Ra’isulwasaaraha FKMG Soomaaliya, hadalkaasi oo qeyb ka mid ah uu kaga hadlay arimaha Soomaaliland. Wasiirka Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee Soomaaliland C/laahi Jaamac Ismaaciil (Geeljire) oo ku sugan wadanka Canada ayaa isaga oo ku hadlaya magaca [...] Read More Here...
  14. Muqdisho RBC Radio) Maamulka gobalka Banaadir ayaa ka codsaday ciidamada AMISOM in ay gacan ka siiyaan sidii ay ula dagaalami lahaayeen Xoogaga Al-Shabaab ee ka soo horjeeda dowlada KMG Soomaaliya. Warsame Maxamed Joodax oo ah ku ximaha gudoomiyaha maamulka Gobalka Banaadir ayaa waxa uu sheegay in ay AMISOM ay ka codsanayaan in ay ka gacan [...] Read More Here...
  15. Muqdisho RBC Radio) Maamulka Ahlu Suna Waljamaaca ee degmada Guriceel ee gobalka Galgaduud ayaa ku eedeeyay Hay’adaha samafalka in aysan wax gar gaar ah aysan gaarsiin dadka ay abaaruhu ku saameeyeen gobalkaasi. Cismaan Ciisi Nuur Taar Dhuleed oo ah gudoomiyaha Culumo udiinka Ahlu Suna Waljamaaca ee degmada guriceel ayaa waxa uu sheegay in hay adaha [...] Read More Here...
  16. Muqdisho RBC Radio) Maxamed Jaamac Danaf oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka KMG Soomaaliya ayaa waxa uu ka hdlay qilaafka ka dhaxeeya dowlada KMG Soomaaliya iyo dowlad gobaleedka Puntland. Xildhibaan Maxamed Jaamac ay ayaa waxa uu sheegay in aysan jirin wax qilaaf ah oo u dhaxeeya dowlada KMG iyo waliba dowlada Soomaaliyeed iyo dowlada *Puntland, [...] Read More Here...
  17. Shariif Xasan oo ku gacanseyrey in la Dhimo Tirada Xubnaha Baarlamaanka isagoo ku Taliyey.. Warar aanu ka helnay qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka DFKMG ayaa waxay sheegayaan in Guddoomiyaha Baarlamaanka uu waayadan ku hawlanaa sidii Baarlamaanka loogu kordhin lahaa mudada uu jirayo iyadoo xilkiisa uu ku eg yahay 22-ka Agoosto 2011 waxaana hadda soo [...] More ...
  18. Bosaso(Puntlandi.com)Hadalkii kasoo yeerey Ra’iisal wasaare Farmaajo ee ahaa “Shacabka Puntland kuma raacsana madaxdooda Go’aanka ay gaareen” ayaa ka xanaajiyey Shacabweynaha Puntland gudaha iyo dibadaba, Magaalada Gaalkacyo waxaa saaka ka*dhacey Mudaharaad lagu muujinayo taageerada ay u hayaan Dowladooda, Magalooyinka Puntland waxaa la filayaa iney mudaharaadyo noocaas ah ay ka dhacaan maalmaha soo socda.// Dhinaca Jaaliyadaha Dibada [...] Read more here ...
  19. Gaalkacyo (RBC Radio):- Dibadbax balaaran oo lagu taageerayo go’aanka dowladda Puntland ay ka qaadatay xiriirka dowladda FKMG Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Banaanbaxa ayaa waxaa ka soo qeybgalay mas’uuliyiinta maamulka gobolka Mudug, maamulka degmada Gaalkacyo, Nabaddoonada, Waxgaradka, Ururada haweenka, Ururada bulshada rayidka ah, Ardeyda iyo macalimiinta dugsiyada magaalada iyo [...] Read More Here...
  20. Boosaso ( RBC Radio )** Dadka barakacayaasha ah Ee Ku dhaqan Daafaha Magalda Boosaso ayaa Maanta Waxaa ay Ka Hadleen Deeqo ay gaarsiisay Wasaarada Waxbarashada Ee Dowlada Puntland. Kaamamka Buulo Eelay iyo Kaam Shabeele Oo ka Mid ah Meelaha Barakacayasha Boosaso Ku Dhaqan Degen Yihiin ayaa* Ka Mid ah Meelaha sida Weyn looga Soo Dhaweyay [...] Read More Here...
  21. Muqdisho (RBC) Wararka laga helayo deegaanka Ceel Cirfiid ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in deegaankaasi maanta ay gaareen saraakiil ka tirsan Al Shabaab oo wata ciidamo farabadan kadib markii xiisad la maareyn waayey ay ka dhex oogantay Shabaab iyo dadka deegaankaasi. Wararka ayaa sheegaya in saraakiisha Al Shabaab ee maanta gaaray deegaanka Ceel Cirfiid [...] Read More Here...
  22. Boosaso ( RBC Radio )*** Waxaa Maanta Kulan Taageero ah Oo Lagu Taageerayay Dowlada Puntland Mowqifkii ay Dhawaan iska Taagtay Dowlada Federalka Lagu Qabtay Xarunta Maamulka Gobolka Bari. Kulankani ayaa waxaa ka Soo Qayb galay masuuliyinta Gobolka Bari iyo Kuwa Degmada Boosaso Nabadoonada Gobolka Bari iyo ururada Haweenka Gobolka Bari. Waxaana inta Badan Lagu Gorfeeyay [...] Read More Here...
  23. Garowe (RBC Radio):- Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Dowladda FKMG Soomaaliya Mudane Daa’uud Maxamed Cumar ayaa jawaab kulul ka bixiyey hadal ka soo yeeray Ra’isulwasaaraha dowladda FKMG Soomaaliya. Wasiirka ayaa intii uusan ka dhoofin magaalada Garowe waxaa uu ka hadlay hadal warbaahinta uu siiyey Ra’isulwasaaraha dowladda FKMG Soomaaliya, hadalkaasi oo ku saabsanaa go’aanka [...] Read More Here...
  24. New-york*(RBC Radio):- Ra’isulwasaaraha Dowladda FKMG Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ka dhawaajiyey in dhowaan uu safar ku iman doono gobolada ay ka taliso dowladda Puntland. Ra’isulwasaaraha ayaa sheegay in hadda ka hor uu kala hadley Madaxweynaha dowladda Puntland in uu yimaado deegaanada maamulka Puntland xilli labada mas’uul ay kuwada kulmeen dalka Jabuuti. Mudane Farmaajo [...] Read More Here...