Mooge

Nomad
  • Content Count

    5,088
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    11

Everything posted by Mooge

  1. Muqdisho RBC Radio) Maamulka xarakada Al-Shaabab ee gobalka shabeelaha Hoose ayaa soo dhoweeyay Hub uu maamulkaasi ku wareejiyay mid ka mid ah beelaha daga gobalkaasi. Sheekh Farxaan oo ah gudoomiyaha magaalada Marka ee xarakada Al-Shabaab oo saxaafada ku hadlay magaaladaasi ayaa waxa uu sheegay in ay si aad ah u soo dhowaynayaan Hubkaasi. Mid ka [...] Read More Here...
  2. Muqdisho RBC Radio) Iyadoo maalmahaan danbe ay socdeen dadaalo lagu in lagu dhex dhaxaadiyo xildhibaan Maxamed Jaamac iyo Madaxwaynaha dowlada KMG Soomaaliya ayaa waxaa lagu waramayaa in dadaaladaasi ay fashilmeen. Horay ayaa waxaa u jiray qilaaf oo labadaan dhinac soo kala dhexgalay oo dhashay dakada caalamig ah ee magaalada Muqdisho iyo sida loo maareeyo dhaqaalaha [...] Read More Here...
  3. Muqdisho RBC Radio) Xildhibaan Cali Cismaan Diinsoor oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka KMG Soomaaliya ayaa ku eedeeyay dowlad gobaleedka Puntland in ay iibiyo mid ka mid ah Jasiiradaha Soomaaliya. Xildhibaankaan ayaa waxa uu sheegay in dowlad gobaleedka Puntland ay aaminsanyihiin in ay gabi ahaanba iibiyeen jasiirada lagu magacaabo Suqadara. Xildhibaankaan* ayaa waxa uu sheegay [...] Read More Here...
  4. Waxaa diyaariyey Maqaalkaan Afhayeenkii Hore ee TFG Mudane Xuseen XuubsireedIsku dhaca ama iska hor imaadka Dowlada Federaalka ah iyo Dowlada Puntland waxaan qabaa inay ka horaysay raysal wasaare Farmaajo inta aanu Xilkaan qaban, Ilaa iyo hada Raysul wasaaruhu inta jeer ee uu Saxaafada la hadlay marwalba khaladaad aad u balaaran oo aanu horay u darsin [...] Read more here ...
  5. Muqdisho (RBC) Wasiirka warfaafinta xukuumadda KMG Soomaaliya C/kariin Xasan Jaamac ayaa shaaca ka qaaday in DKMG ay ka baxday heshiiska muranka badan dhaliyey ee ay kula jirtay shirkada Saracen International taasoo qaabilsan dhinaca amaanka. War hordhavc ah oo RBC Radio ka soo gaaray xarunta wsaarada warfaafinta DKMG ayaa sheegaya in raisul wasaaraha xukuumada KMG Maxamed [...] Read More Here...
  6. Muqdisho (RBC) Taliska booliska DKMG ayaa xalay bandow dhaqangalay waxay ku saareen degmada Waabari ee gobolka Banaadir kadib hawlgal baaritaan ah oo ay shalay ciidamada halkaasi ka fuliyeen. Afhayeenka booliska C/laahi Xasan Bariise ayaa sheegay in bandowgaasi uu xalay ku dhaqangalay si deganaan ah isla markaana aysan jirin wax carqalad ah, wuxuuna injtaa ku daray [...] Read More Here...
  7. Muqdisho (RBC) Gudoomiyaha degmada Wadajir ee gobolka Banaadir Axmed xasan Cadow [Axmed Daaci] oo shir jaraa’id kaga hadlay abaaraha ka jira wadanka gaar ahaan magaalada Muqdisho ayaa ku eedeeyey hay’adaha samafalka inay a mid yihiin Al Shabaab oo aysan waxba u dhaamin shacabka. Axmed Daaci ayaa ku eedeeey dhamaan hay’adaha ka hawlgala magaalada Muqdisho inaysan [...] Read More Here...
  8. Muqdisho (RBC) Ku dhowaad 200 ruux oo dhalinyaro ah oo ay shalay hawlgal ku qabqabteen ciidamada DKMG ee Soomaaliya ayaa qaarkood dib loo siidaayey kadib markii la sheegay in wax dembi ah lagu waayey. Dhalinyaradan ayaa lagu qabtay hawlgal shalay ciidamada DKMG ka sameeyeen degmada Waabari ee gobolka Banaadir oo beryihii lasoo dhaafay ay ka [...] Read More Here...
  9. Madaxwayne Sh Shariif waxaa heysta aqoon yaraan Chairman of**Somali*Rescue Party (SRP) Hussein Mohamed (Xuubsireed) spokesman.hussein@gmail.com Jan 24 2011 Isku*dhaca ama iska hor imaadka Dowlada Federaalka ah iyo Dowlada Puntland waxaan qabaa inay ka horaysay raysal wasaare Farmaajo inta aanu Xilkaan qaban, Ilaa iyo hada Raysul wasaaruhu inta jeer ee uu Saxaafada la hadlay marwalba khaladaad [...] Read More Here...
  10. Kooxaha Burcad Badeeda Soomaalida oo sanadkii la soo dhaafay lacag fara badan ka helay Maraakiibta ay qafaashaan ayaa lacagtii ay heleen lagu qiyaasay sanadkaas 238 Milyan kadib markii sanadkaas ay afduubteen ilaa iyo 50 Markab, hase yeeshee arrinta burcad badeeda waxay cirka isku shareertay markii todobaadkaan lagu soo qaaday weeraro looga furtay labo markab. Markabkii [...] More ...
  11. By Mohamud Ahmed Email: maash68@gmail.com January 23, 2011 In Somalia, the clock is ticking toward the end of The Transitional Federal Government (TFG) of Prime Minister Mohamed Abdullahi Farmajo. The TFG’s tenure will expire in seven months, and the prospect of an extension is bleak. Farmajo’s administration fills the most unstable government in the world. [...] More ...
  12. Somali*youth educational connection organization {SYECO} syeco@hotmail.com syeco@gmail.com mob.+252-90- 609154 +628105 Galkacyo puntland somalia Somali youth Educational Connection Organization SYECO Aqoon waa lama huraan ifka nolasha weeyaan kaashadoo in lays taakuleeyo weeyaan. Jahli dad duleeya weeyaan, dal baaba’she weeyaan, in lays kaashadoo laga hortago weeyaan. Cilmi iyo caqli iskaashaday caadilna caawinshay cidi caabinmeesee cilmi iyo caqli [...] Read More Here...
  13. Ugu horrayn farqiga waxaa weeye laba arrimood mid xagga *siyaasdda * taabanayso midna xagga caqaaidka iyo waxa la rumaysanyahay ee diinta ay taabanayso . Ta siyaasaddu waxa ay bilaabatay baa la yiraahdaa waqwtigii uu Nabigeena suubanaa nabad iyo naxariis koekiisa ha ahaatee uu xijaabtay oo markaa ay uun timid suaal ah dadka muslimiinta xilligaasoo ay [...] Read More Here...
  14. Shirdon M. Abdikarim: “Soomaalida Norway waxa ay hadda ammaan gaar ah u jeedinayaan Dowladda Norway, gaar ahaan wasiirka arimaha dibadda sida uu arintaas u maareeyey.” “Heshiiska waxaa shirkadda reer Norway la soo galay sarkaal hore u ahaan jirey Wasiir , laakiin hadda ah lataliyaha gaarka ah ee madaxweynaha DFKMG” ilo wargal ah oo ku sugan [...] More ...
  15. You can click*here to read as a PDF Read More Here...
  16. Ciidamada amaanka magaaalada boosaaso ayaa maanta waxay baaritaano balaaran kasameyeen ilaa 7guri oo la Sheegay in ay kujireen kooxo fala dil ah kageesan lahayd gudaha magaalada boosaaso xarunta gobolka bari howl galka Ciidmada ayaa waxa uu yimid kadib markii saraakiisha amaanka ee magaalada boosaaso ay kawarheleen koox lagu Tuhmay in falal dil ah kageesrabaan magaalada [...] Read More ...
  17. Boosaaso(Puntlandi.com);- Ciidamada amaanka magaalada Boosaaso ayaa hawlgalo xoogan ku sameeyay xarumo lagu tuhmayo in laga soo maleego falalkii amaan daro ee magaalada soo maray.Saraakiil katirsan oo ciidamada oo ay wehliyaan guutooyin ciidamada Polickaa ayaa gudaha ugalay guryo ku yaala gudaha Boosaaso waxaana sidoo kale ay gacanta ku dhigeen dadkii daganaa guryahaa oo latuhmyo in ay [...] Read more here ...
  18. Garowe(Puntlandi.com) Hadii maanta ay ahaan laheyd maalin doorasho Puntland waxaa xaqiiq ah in Madaxweyne Faroole iyo Xukuumadiisu*ay si buuxda ugu guuleysan lahaayeen** afarsanoo hor leh, Maalmihii lasoo dhaafey ayaa kalsoonida ay shacabku ku qabaan Dowlda ay gaartey meel sare,*waxey gaartey meel aysan waligeed Gaarin, Waana markii ugu horeysey taariikhda Puntland uu madaxweyne Kalsooni intaas le’eg [...] Read more here ...
  19. Galkacyo(Puntlandi.com);- Godomiye ku xigeenka Golaha deegaanka Degmada Galkacyo Axmad Muusa Nuur ayaa sheegay in mamulka Degmada Galkacyo iyo shacabka Gobolka u dulqaadan’doonin falalka dhaqan’dooriskaa ee ka socda xerada dayax ee magaalada Galkacyo.Godomiyaha ayaa sheegay in dhulka xero dayax uu yahay dhul Dawladeed waxyabaaha ka socdana ay yihiin kuwa kabaxsan shareecada islaamka iyo dhaqanka umada somaliyeed [...] Read more here ...
  20. Taliska Ciidamada Amaanka Magalada Boosaso ayaa Maanta Waxaa ay sheegen In ay La Wareegen Guryo Ay Sheegen in Laga Kireyay Kooxo Dhibaatoyin Ka waday magalda Boosaso. Taliye Xigeenka Qaybta Booliska Gobolka Bari Col: Cawil Axmed Jaamac Oo* Shir Jaraa’id ku qabtay Qaybta Booliska Gobolka Bari ayaa sheegay In Guryo Gaaraya 7 Guri. Guryahani ayuu sheegay [...] Read More Here...
  21. Boosaso ( RBC Radio )** Kulan Balaaran oo Ka dhacay Xarunta dawlada Hoose ee boosaso ayaa waxaa ka soo Qayb Galay Qaybaha kala duwan Ee Bulshada. Muhiimda Kulankania ayaa waxaa ay Ahayd Sidii Gargaar loogu Fidin Lahaa dadka Abaarta Dhibaateysay Ee Ku Dhaqan deeganada Puntland Waxaana halkaasi Hadalo Kala duwan Ka jeediyay Masuuliyinti Ka soo [...] Read More Here...
  22. Muqdisho (RBC) Waxaa maalintii labaad maanta markale dib u dhacay kulan ay yeelan lahaayeen mudanayaasha barlamanka KMG ee Soomaaliya kaasoo ka dhici lahaa xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho. Kulan lagu waday in maalintii shalay ay yeeshaan xildhibaanada ayaa furmi waayey kadib markii la waayey tiro ku filan kooramka uu ku furmo kulamada barlamanka waxaana [...] Read More Here...
  23. Dubai (RBC) Wafdiii uu hogaaminayey raisul wasaaraha xukuumada KMG Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta soo gaaray magaalada Dubai ee wadanka Imaaraadka Carabta iyagoo ka soo kicitimay dalka Talyaaniga. Wafdiga raisul wasaaraha ayaa saaka aroornimadii waxay ka degeen garoonka Dubai, waxaana lagu wadaa in maalmahan ay joogaan Dubai siduu RBC Radio u sheegay agaasimaha warfaafinta [...] Read More Here...