Mooge

Nomad
  • Content Count

    5,088
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    11

Everything posted by Mooge

  1. Legislative leaders in at least half a dozen states say they will propose bills similar to a controversial law to fight illegal*immigration that was adopted by Arizona last spring, even though a federal court has suspended central provisions of that statute. The efforts, led by Republicans, are part of a wave of state measures coming [...] Read More Here...
  2. They must have seemed like good ideas at the time. But the politicos who made these bad decisions are surely looking back on 2010 and kicking themselves. A bad decision isn’t just a gaffe — something that slips out when your mouth runs ahead of your brain. It’s something you do on purpose, like doubling [...] Read More Here...
  3. On the first day of December, Gena Bell walked into the lobby of the CasaMagna resort in Cancun, Mexico, both thrilled and a little wary about what was to come. “I can’t believe we’re here!” she said, taking in the view of the water. She’d had that feeling a lot recently. Two years ago, Bell [...] Read More Here...
  4. On Jan. 1, Oprah Winfrey launches her cable channel, OWN (for Oprah Winfrey Network). But you could argue that Oprah has actually been running her own network for years. A successful, long-running daytime show like Oprah’s is a TV network in microcosm, bundling several “shows” in the form of regular segments: it is at once [...] Read More Here...
  5. he Huntsmans’ new home in the posh D.C. neighborhood of Kalorama is the prototype of pricey Washington real estate: a tall, boxy structure defined by red brick and right angles. Last spring, Bravo used the space to film its reality show*Top Chef: Washington, D.C., but on a Sunday morning in mid-December, the spacious rooms on [...] Read More Here...
  6. NEW HAVEN — There was, with really no notable exception, an*absence of discussion of the Afghanistan war during the course of the 2010 campaign. But that may have been more a product of the electoral landscape (congressional races often don’t lend themselves to foreign policy debates) and strategic timelines (the start date for withdrawal begins [...] Read More Here...
  7. Washington (CNN) — The new Republican-majority House will vote on repealing or changing last year’s health care overhaul before the State of the Union address, Rep. Fred Upton, incoming chairman of the energy and commerce committee, said on “Fox News Sunday.” Upton, a Michigan Republican, said that his party had 242 votes in favor of [...] Read More Here...
  8. The new Republican-controlled House plans to schedule a vote to repeal the sweeping health care overhaul before President Barack Obama delivers his annual State of the Union address late this month, incoming House Energy and Commerce Chairman*Fred Upton (R-Mich.) said Sunday. “We have 242 Republicans,” he said on “Fox News Sunday.” “There will be a [...] Read More Here...
  9. As he leaves office,*Arnold Schwarzenegger is emphasizing his successes as governor. But it is his failures that need more public attention, because they may represent his greatest and most lasting contribution to California. To understand this governorship, one must recognize a fundamental dichotomy. On matters in which Schwarzenegger had a healthy amount of control — [...] Read More Here...
  10. Bipartisanship broke out in the lame-duck Congress. Most notably,Republicans voted with Democrats for the New Start treaty with Russia and the end of a 17-year ban on openly gay soldiers. Does this signal a new era of bipartisanship in 2011? No chance. Neither of these victories had anything to do with the economy or taxes [...] Read More Here...
  11. Galkacyo(Puntlandi.com);- Duqa Degmada Galkacyo C/raxmaan Maxamuud Xaaji Xasan ayaa wax laga xumaado oo laga naxo ku tilmaamay dilkii arxandarada’ahaa ee loo gaystay xeer ilaaliyihii Gobolka Mudug Cabduqaadir Jaamac (Caato Nugaal).C/raxmaan Maxamuud Xaaji ayaa sheegay in ay tacsi udirayaan eheladii qaraabadii iyo warasadii uu katagay Caato Nugaal waxaana tasci taa lamida uu udiray guud ahaan madaxda [...] Read more here ...
  12. Gaalkacyo(Puntlandi.com) Sidaan horey usoo bandhignayba waxaa Gaalkacyo maanta lagu diley Xeer ilaaliyihii gobolka Mudug Cabdulqaadir Jamac, Nimankii dilka geystey ayaa isla wakhtigaas dhawac ugeystey dad isku dayey iney qabtaan, mar dhaweyd ayaa nin kamid ah shacabkii dhawacmey u dhintey dhawicii.Ciidamada amaanka ayaa ku raad jooga nimankii dilka geystey.Marxuumka la diley ayaa xiliga la diley kasoo [...] Read more here ...
  13. Gaalkacyo(Puntlandi.com)* Cabduqaadir Jaamac (Caato Nugaal) oo ahaa Xeer ilaaliyaha Guud ee gobolka Mudug ayaa lagu diley gaalkacyo Maanta(Talaado), Nimankii dilka geystey ayaa cararey kadibna Banbaano gacmeed ayey ku soo tuureen dad isku dayey iney iney qabtaan oo daba ordey, cidse wax kuma gaarin.Ninka la diley ayaa naloo xaqiijiyey inuu ahaa Xeer Ilaaliyaha guud ee Gobolka [...] Read more here ...
  14. Waxaa caawa bacdal maqribkii toogasho lagu dilay xer ilaaliyihii maxkamada gobolka mudug Cabduqaadir Jaamac (Caato Nugaal). Dilka ayaa waxaa uu dhacay kakdib markii marxunka uu kasoo baxay masjid u kutukanayay salaada maqriboo *kuyaala xaafada Garsoor ee Magaalada Gaalkacyo . Maydka & dhaawaca ayaa loo cararay isbitlka magaalada Gaalkacyo.. Dilka ayaa waxaa gaystay saddexz nin oo [...] Read More ...
  15. Garowe(Puntlani.com) Mudanayaasha Barlamaanka Dawlada Puntland ayaa cadeeyay in wasiiro katirsan xukuumada*Puntland dhawaan looga yeeray Guriga wakiilada uwaa oo lawaydiiyay su”aalo ku aadan shaqadooda. Wasiirada katirsan xukuumada Puntland aya mudanayaasha Barlamaanka ka hor aqriyay waxqabadkooda waxaana mudanayaasha waydiiyeen su’aalo qaarkood ku aadanaa qarashaad wasaaradahooda soo galay iyo halka ay ku baxeen. Qaarkamida warfidiyeenada ayaa soo bandhigay qoraalo katurmajumaya [...] Read more here ...
  16. Muqdisho RBC Radio) Ciidamada AMISOM eek u sugan magaalada Muqdisho ayaa manta rasaas xoogan waxa ay ku fureen gaari ay saarnaayeen dad shacab ah. Qasaaro dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay rasaas ay ku fureen ciidamada AMISOM gaari rakaab ah manta xili uu marayay isgayka Km4 ee magaalada Muqdisho. Ilaa iyo 2 ruux ayaa la [...] Read More ...
  17. Garowe ( RBC Radio ) Dawlada Puntland ayaa Markii Ugu Horeysay Fasiraad Ka Bixisay Mamnuucidii ay Ku Soo Rogtay Masuuliyiinta Federaalka Safar Ku Yimaadan deeganda Puntland. Wasiirka Qorsheenta iyo Xiriirka Caalamiga Puntland Daa’uud Maxmed Cumar Oo La Hadlayay BBCda ayaa sheegay in Hadalkii Ka soo baxay Puntland Siyaabo Kala duwan Loo Fasiray Isagoona Si Toos [...] Read More ...
  18. Boosaso ( RBC Radio )** Ciidamda Amaanka Magalada Boosaso gaar ahaan Kuwa Saldhiga bartamaha Boosaso ayaa Waxaa ay Saaka Waabarigii Gacanta Ku Soo Dhigeen Warshad Weyn Oo Ah Kuwa Khamriga Lagu Kariyo. Howlgalka ayaa Waxaa Fuliyay Ciidamda Saldhiga Bartamaha Ee Magalada Boosaso U suuro Gashay Ciidamda in ay soo Qabtaan Khamrigaasi Iyo Ninkii Karinayay. Taliyaha [...] Read More ...
  19. Maxkamada darajada kowaad ayaa maanta waxa ay dib udhigday xukun ay kuridi lahayd rag lagu eedeeyay in kulugleeyihiin ururka alshabab Sababt kadambeesay in dib loo dhigo xukunka eedeedanyasha ayaa waxa kusalysneed kadib markii xeer ilaaliyaha maxkmada darajada uu codsaday in Dibloo dhigo xukunka eedeenayaasha si maxkamada loo keeno cadaymo muujinayo in ragaani ay katirsanyihiin kooxda [...] Read More ...
  20. Boosaso (RBC Radio) Iyadoo dhawaan Warqad Ka soo baxday Wasaarada arimaha Gudaha Dowladaha Hoose Iyo Horumarinta Reer Miyiga Puntland lagu Amray In La soo Buuxiyo Xubnaha Ka Dhiman Golaha Deeganka Boosaso ayaa Waxaa si Weyn Loo dareemayaa Qaban qaabada Loogu jiro In La soo Doorto Golahaasi Oo Dhameystiran. Hadaba Isku Duwaha Wasaarada arimaha Gudaha Ee [...] Read More ...
  21. “Lacagata aan gelineyno Garoonka waa mid Qar Iska Tuurnimo ah” Shirkadda SKA Air & Logistic oo dhawaan Dowladda Federaalka la gashay heshiis 10 sano ah oo ku saabsan in shirkaddaasi maamusho garoonka Diyaaradaha Muqdisho ayaa iska fogeysay warar sheegayey in ay hoos tagaan Mareykan, Yurub, Qaramada Midoobey iyo hay’ado kale oo caalami ah. “Waxaan nahay [...] More ...
  22. Dhalintaku dhaqan gobolka mudug ayaa mudooyinkiiuggu danbasay waxa ay yeelanayeen kulamo ugaar ah waxaana ay ka kulmayeen qaabka ayhada kusugantahay xaaladadhalintagobolka mudug. Waxaa dhalinta ay ku kulmayen santarka xaafada israac waxaana ay ka doodayen qodobo ay soo dajiyen qaban qaabiyaahs kulanka dhalita ay qaadneen waxaana uu ahaa mid shqasi kasta uu ka dhiibanayay aragtidiisa ku [...] Read More ...
  23. Shiikh cumarfaaruuq oo ah shiikhcaan ah kani mid ah culimada soomaaliyeed ayaa ugu baaqay xarakada shabab inay fasaxaan hayadaha si ay ugargaaraan dadka ay abaaruhu saameeyeen ayna xolohoodu kadhamaadeen. shiikha ayaa sheegay in diinta islaamka ay farayso in laysku gargaaro isla markaasina dadka dhibaataysan loo gargaaro waxaana uu sheegayin xoogaga dagaalamaya ay u naxariistaan dadkii [...] Read More ...
  24. Muqdisho RBC Radio) Dadka ku nool magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ku baaqeen in la sameeyo dibad baxyo roobdoon ah. Xili uusan haatan wax roob ah uusan ka da’in magaalada Muqdisho ayaa waxaa soobaxaya baaqyo ay jeedinayaan dadka shacabka ah oo ku aadan in la sameeyo dibadbaxyo roobdoon ah. Roobaab ay soo dhoweeyeen dadka iyo [...] Read More ...