Mooge

Nomad
  • Content Count

    5,088
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    11

Everything posted by Mooge

  1. Boosaso ( RBC Radio )** Xaflad balaaran oo Ka dhacday Magalda Boosaso Gaar ahaan Hotelka Juba ayaa waxaa shahaadoyin Lagu Gudoonsinayay Dadkii Ka Qaybqaatay dhiiri galinta Horumarinta Cayartoyda Gobolka Bari. Xafladani ayaa waxaa ka Qayb galay masuuliyinta Maamulka Gobolka Bari iyo Maamulka Degmada Boosaso sidoo Kale Waxaa Xafladani Ku Suganaa Ururada Haweenka Gobolka Bari. Iyadoona [...] Read More Here...
  2. Galkacyo(Puntlandi.com);- Godomiyaha Gobolka Mudug Col.Axmad Cali Salaad ayaa amar ku bixiyay in talaabo laga qaado maleeshiyaadka boobka ku haya hantida iyo dhulka Dawlada.Wareegto ka soo baxday xafiiska Godomiyaha Gobolka Mudug ayaa amar lagu siiyay mamulka degmada Galkacyo in ay talaabo kaqaadaan maleeshiyaadka boobka ku haya xerada dayax ee magaalada Galkacyo kuwaa oo dhisma ka fuliyay.Col.Axmad [...] Read more here ...
  3. Muqdisho (RBC) Madaxweynaha maamul goboleedka Hiiraan State Maxamuud Cabdi Gaab ayaa maanta soo bandhigay liiska golihiisa wasiirada kuwaasi oo ka mid noqonaya maamulkiisa. Liiskan oo ka koobannood 37 xu ayaa isugu jira wasiiro, masuuliyiinta xafiisyada maamulka qaar ka mid ah iyo saraakiisha ciidamada kuwaasoo sida liiska lagu xusay ka mid ah dadka ka soo jeeda [...] Read More Here...
  4. Tababaraha Naadiga Bayern Munich Luis Van Gaal ayaa sheegay in Arjen Robben uu laf dhabar u yahay Naadiga Bayern sida Ee C.Ronaldo iyo Lionel Messi Ee muhiim ugu yihiin Naadiyada Ral Madrid iyo Barcelona. Luis Van Gaal, ayaa amaanay Arjen Roben waxuuna qiray in Roben laf dhabar u yahay Naadiga Ciyaarto Horyaalka Bundes Liga Ee [...] Read More Here...
  5. Waxaa xalay la ciyaaray Kulamo ka trisan FA Cup, waxaana fooda isku daray dhamaan kooxaha ka dhisan Waddanka Ingiriiska Seri A,* illaa heerka ugu hooseeya. Waxaa xalay illaa shalay dhulka lagu jiiday Kooxo Heerka koowaad ah, halka qaar kale Bareejo lagu celiyay oo iyaga fara cidii leh ku fakadayn, sida Arsenal oo dhamaadkii Ciyaarta bareejo [...] Read More Here...
  6. Macalinka Naadiga Udinese Francesco Guidolin,ayaa ugu baaqay Ciyaartoydiiia inay ka awood roonaadaan Kooxda AC Milan, oo ah hogaamiyaha Horyaalka Talyaaniga Ee Seri A-da. Francesco Guidolin ayaa* si kulul ugu hadlay Kulanka Ee naadigiisa la ciyaari doonaan AC Milan, inuu ula mid yahay Finalka Uefa Champions League oo kale, waxuuna sheegay inay guul ka gaari karaan [...] Read More Here...
  7. Naadiga Bacelona ayaa wali ku mashquulsan wadadii guusha iyadoo xalay guul ka gaartay ooxda Deprtivo, kadib markii ay ku garaacdaty 4-0, waxaana xalay garoonka ak dhexmuuqady Lionel Messi oo dhaliye* mid ka mid ah ah goolasha. Barcelona waxay haatan hogaanka ku haydaa 5 dhibic oo nadiif ah, waxaana Kaalinta labaad ku jira Real Madrid, o [...] Read More Here...
  8. Garowe (RBC Radio):- Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed ayaa qorsheyneysa in shirweyne ay u qabato dhamaan ganacsatada Soomaaliyeed ee ku kala nool gobolada dalka Soomaaliya. Maamulka Puntland oo horey ugu guuleystay in uu kulamo isugu keeno Culimaa’udiinka Soomaaliyeed, Ururada Haweenka Soomaaliyeed iyo Dhalinyarada kubada cagta Soomaaliyeed ee dhamaantood ku kala nool gobolada dalka Soomaaliya ayaa haatan [...] Read More Here...
  9. Garowe (RBC Radio):- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane C/raxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa ka hadley xaaladaha amaanka xilli loo dabaal degayey laba sano guuradii ka soo wareegtay xilligii la doortey Madaxweynaha Puntland. Madaxweyne C/raxmaan Faroole ayaa soo hadal qaadey qodobo muhiim ah oo dhinaca amaanka, kuwaasi oo laga xusi karo mideynta Ciidamada qalabka sida ee Puntland [...] Read More Here...
  10. Garowe(Puntlandi.com);- Wasiirka amniga Dawlada Puntland Gen.Yuusuf Axmad Qayr ayaa sheegay in ay Dawlada ilgaara ku hayso falalka guracan ee qaraxyada iyo dilalka qorshaysan isugujira ee ka dhacaya magaalada Galkacyo.Gen.Qayre ayaa sheegay in Dawlada ka guulaysatay kooxahii amaandarida ka waday magaalada Boosaaso talaabada xigtana ay tahay sidii gacanta loogu soo dhigi lahaa fidnawadayaasha khalqalgalinaya amaanka magaalada [...] Read more here ...
  11. Riyad (RBC) Xukuumada Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in gacanta ay ku dhigtay shimbir nooca ‘vulture’ loo yaqaano oo basaas u ahayd xukuumada Yuhuuda. Wargeysyada wadanka Sacuudiga ayaa ku waramay in shimbirkaasi toddobaadkii hore lagu qabtay miyiga wadankaasi xili ay halkaasi xog ku saabsan sirta dalka ay ka ururineysay. Wargeyska Al-Weaam ayaa sheegay in shimbirtaasi [...] Read More Here...
  12. Muqdisho RBC Radio) Gudoomiyaha degmada Wardhiiglay ee gobalka Banaadir Deeqo C/qaadir Axmed ayaa waxa ay ka warbixisay amaanka degmadaasi Wardhiiglay. Gudoomiyaha ayaa haatan waxa ay sheegay in amaanka degmada uu yahay mid iska wanaagsan isla markaan aysan waxdhibaato ah ayasan ka jirin. Gudoomiyaha ayaa sidoo kale waxa ay sheegtay in ay jiraan dad aad ufarabadan [...] Read More Here...
  13. Muqdisho RBC Radio) Taliya Qaybta bartamaha gobalka Bnaadir ee dowlada KMg Soomaaliya Cali Xersi “Gali Gaab” ayaa waxa uu ka hadlay sabaabta keentay howlgalada ciidamada dowlada ay ka samaynayaan qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho. Waxa uu sheegay in in howlgaladaan loogu talagalay in lagu sugo amaanka isla markaana looga hor tago wax walba oo [...] Read More Here...
  14. Muqdisho RBC Radio) Xaalada magaalada Muqdisho ayaa wali waxa ay tahay mid aan daganayay waxaana la maqlayaa rasaas iyo waliba madaafiic dhacaysa. Saaka waabarihii hore ayaa waxaa madaafiic xoogan laga maqlayay deegaanada kuyaala waqooyiga magaalada Muqdisho oo ay ku dagaamalayaan dhinacyada isaga soo hor jeeda Muqdisho. Degmada Boondheere iyo waliba deegaanada ku dhow dhow ayaa [...] Read More Here...
  15. Gaalkacyo (RBC Radio):- Duqa Degmada Gaalkacyo Mudana C/raxmaan Maxamuud Xaaji Xasan ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay mashaariicda horumarinta degmada Gaalkacyo ee ay taageerayso Hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan dhinaca horumarinta ee UNDP. Mashaariicda horumarinta degmada Gaalkacyo ayaa ah laba mashruuc oo lagu dhisayo wado dheer [...] Read More Here...
  16. Baran(Puntlandi.com) Degmada baran ee Gobolka Sanaag ayaa laga dhisayaa xabsiga* weyn , Dhismaha Xabsiga ayaa waxaa si wada jir ah uga qaybqaadanaya Ganacsatada degmada iyo Siyaasiyiin ka tirsan Golaha deegaanka Puntland. Xabsigaan oo dhismihiisu hada meel fiican marayo waxaa gacan weyn ka geystey maamulak Degmada iyo Ganacsatada Deegaanka, shaley ayaa xubnaha Baarlamaanka Puntland ay iyana [...] Akhrisom Waakanaa ...
  17. Garowe(Puntlandi.com);- Madaxwayne xigeenka Dawlada Puntland Gen.C/samad Cali Shire ayaa sheegay in Dawlada Puntland diyaar utahay isku keenida umada somaliyeed ee colaadaha kala irleeyeen.Hadalkan ayuu madaxwaynu jeediyay mar uu ka hadlayay gabagabadi shir nabdeedkii ku soo idlaaday degmada Carmo waxaana uu intaa raaciyay in Dawlada soo dhawaynayso cidkastaa oo nabada ku qaadanaysa dhulka Puntland.“Dhulka Puntland guud [...] more ...
  18. Oslo(Puntlandi.com) Ali Farah oo Soomaali ah ayaa magaalada Oslo maanta loo xukumey magdhow ka dib markii nin uu dhawacyo u geystey sanadkii 2007, Maxkamada ayaa maanta xukuntey ninkii dhawacyada u geystey Ali farah kuna xukuntey inuu magdhow siiyo ali Farah. // xaafada Sofienbergparken ee magaalada Oslo ayaa sanadkii 2007 nin kale ku weerarey Cali [...] Read more here ...
  19. ATLANTA: Waxa habeenimadii Axada oo ay Taarikhdu ku beegneyd Janaayo 02.2011 la qabtay xaflad weyn oo aad iyo aad loo soo agaasimay oo ay soo qeyb galeen dhamaan aqoonyahanadda Magaaladda Atlanta taa oo lagu dhaarinaayey Mr. Stan Watson oo doorashadii ugu dambeysay ku guuleystay Jagada Commissioner of Dekalb County oo ah Degmadda ugu baaxadda weyn [...] Halkaan ka akhriso inta kale...
  20. War murtiyeed ay soo saareen Jaaliyada Puntland ee Uk, War murtiyeedkaan ayaa ku socda maamulka iyo Shacabka Puntland ,halkaan ka akhriso war murtiyeedka Xafiiska Guddoomiha Jaaliada Puntland ee east/westmidland *Ku: dhamaan jaaliyadda puntland ee eastmidland* and westmidland ee wadanka UK Og: wakiilka puntland ee UK Og: Maamul goboleedka puntland Og: dhamaan ummadda somaliyeed *U jeedo: War Murtiyeed *Waxaa mahad iska leh ilaaha [...] Read more here ...
  21. Xidiga Afka hore kaga ciyaara Kooxda Vilareal Ee Giuseppe Rossi ayaa lagu wadaa in saldhigto Mustaqbalka dhaw Naadiyada, Barcelona, Real Madrid, iyo Chelsea, sidaa waxaa yiri Wakiilka Rossii Ee Federico Pastorello Federico Pastorello Ayaa Saxaafadda u sheegay hadduu Rossi uu ka tagayo Vilareal uu ka ciyaaro doono mid ka mid ah Kooxahan caanka* ah Qaaradda [...] Halkaan ka akhriso inta kale...
  22. Naadiga Los Angelis Glaxy ayaa u ogolaatay inay amaah ku fasadxo* xidiiga David Bekcham , Bishan Januery maadaama uu haatan xiran yahay Horyaalka ay ka ciyaareen Ee MLS ka Mareekanka. Madaxda* Glazy ayaa shaacisay in Beckham u uxor uayahay naadiga uu jecelyahay inuu ugu biro qaab amaah ahaan ah, illaa inta laga gaarayo bisha March [...] Halkaan ka akhriso inta kale...
  23. Macalinka cusub Ee Kooxda Inter Leonardo ayaa balan qaaday inuu bilaaw fiican sameen doono kulanka ugu horeeya Ee Inter Ciyaari doonto, Horyaalka Talyaaniga Ee Seri A-da.iyadoo haatan laga soo laabtay Fasixii dheeraa ee ku amqnaayeen Dhamaan Rer talyaani. Leonardo ayaa sheegay inuu kalsooni ku qabo inuu kasban doono dhamaan tagaaryashaan Kooxda Inter, kaib markii Ee [...] Halkaan ka akhriso inta kale...
  24. Garowe(Puntlandi.com);- Dawlada Puntland ayaa tababar u soo xirat saraakiil katirsan ciidamada Policka iyo daraawiishta Dawlada Puntland kuwaa oo loogu talagalay sugida amniga.Saraakiisha ciidamada Puntland oo ka qaybgalay madasha xiritaanka tababarka ayaa sheegay in ciidamadan gaarayaan 100Sarkaal kuwaa oo loogu talagalay in ay xoojiyaan ciidamada Policka kana qaybqaataan hawlgalada amni sugida.Saraakiishan ayaa ah kuwa laga soo [...] Read more here ...