-
Content Count
5,088 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
11
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Mooge
-
A senior diplomat has proposed capturing a dozen Somali tribal leaders believed to be masterminding piracy behind the scenes and setting up a special court to try them. Jacques Lang, a former French foreign minister and currently special adviser to UN Secretary-General Ban Ki-moon on Somali piracy, called for “those who order the pirates to [...] Read More Here...
-
Copenhagen(Puntlandi.com) shirkaan ayaa looga hadlayey sidii ay Shirkadaha Maraakiibta ee Daanishku ka yeelilahaayeen Burcad Badeedka, Ururka kulmiya shirdaha Maraakiibta Denmark ee lagu magacaabo Danmarks Rederiforening oo shirkaan soo abaabuley ayaa soo bandhigey qorshayaal ay ku illaashanayaan Maraakiibtood ama kaga badbaadinkaraan Burcad badeedka.// Waxaa shirka la isku afgartey in hada laga bilaabo la saaro ciidan khaasa [...] Read more here ...
-
Nayroobi(Puntlandi.com), Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Dr. Augustine P. Mahiga, ayaa sheegay in kulan gaar ah oo heerkiisu sareeyo loogana hadlayo arrimaha Soomaaliya uu ka dhici doono*magaalada Addis Ababa. Shirkani waxaa la qabanayaa inta uu socdo Shirmadaxeedka Ururka Midowga Afrika oo maanta ka furmay magaalada Addis Ababa. [...] Read more here ...
-
NAIROBI*(Reuters) – The United Nations acknowledged on Wednesday that Somalia would miss an August deadline to adopt a new constitution and hold the first elections in the Horn of Africa nation for decades. Under the terms of a 2009 deal, the mandate of Somalia’s Transitional Federal Government (TFG) expires on August 20, by which time [...] Read More Here...
-
Sanca (RBC) Wadamada Carabta gaar ahaan kuwa Afrika iyo kuwa Gacanka ku yaala ayaa u muuqda in beryahan kacdoono dadweyne ay la lulanayaan kadib markii ay dibad baxyo sameeyeen ku dhow toban wadan oo Carbeed. Laga soo bilaabo Tunisiya, Masar, Aljeeriya illaa Yemen waxaa muuqata in dadku si isku id ah u dhaqaaqeen iyagoo muujiyey [...] Read More Here...
-
Muqdisho (RBC) Raisul wasaaraha xukuumada KMG Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta kulan albaabadu u xiran yihiin la qaatay xubnaha golaha wasiirada ee xukuumadiisa. Kulankan oo ka dhacay hoyga raisul wasaaraha ayaa warar ku dhow waxay RBC Radio u sheegeen in raisul wasaaruhu marka hore xubnaha golaha wasiirada uga warbixiyey safarkii uu dhowaan ku tegey [...] Read More Here...
-
Boosaso ( RBC Radio )* Kulan Balaaran Oo Ay Ka soo Qayb galeen Masuuliyinta Maamulka Gobolka Bari iyo masuliyiinta Xarunta Ganacsiga Puntland Ayaa Maanta Waxaa uu ka dhacay Xarunta Ganacsatada Boosaso. Ujeedada Kulankani ayaa waxaa uu Ahaa Sidii Wax Muuqda Loogu Qaban lahaa Dadka Qaba dhibaatoyinka dhinaca abaaraha ee sida Weyn u Taabtay Gobolka Bari [...] Read More Here...
-
Maamulka RBC Radio iyo bogga Raxanreeb.com waxay akhristayaasheena qiimaha badan aanu ka raaligalineynaa mudadii saacadah ahayd ee bogga Raxanreeb.com uu hawad sabbo la xiriira horumarin ballaaran oo aanu ku wadnay boggataasoo qeyb ka ah tay gelinta shaqada aan u hayno bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dal iyo dibad. Waxaana akhristayaasha nagu taxan ku wargelineynaa in [...] Read More Here...
-
Nairobi (RBC) Sirdoonka wadanka Australia ayaa sheegay inay heleen warar sheegaya weerar ururka Al Shabaab uu ku qaadi doono shir madaxeedka Midowga Afrika ee toddobaadka dambe ka dhacaya magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Ethiopia. Sirdoonka wadanka Australia ayaa shaaca ka qaaday in xubno ka mid ah xarakada Shabaab ee wadanka Soomaaliya ay qorsheynayaan weeraro [...] Read More Here...
-
Nairobi- Somalia’s internationally backed Transitional Federal Government should be replaced by a new body before its mandate expires in August, said the United Nations special representative for the country. Talks between the international community and Somali officials over the next six weeks should help to produce a succession proposal, the UN’s Augustine Mahiga told reporters [...] Read More Here...
-
Nairobi (RBC) Wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Augustine Mahiga ayaa shaaca ka qaaday in deg deg loogu baahan yahay in la qabto kulan looga arinsanayo masiirka Soomaaliya maadaama uu dhowyahay waqtiga dhamaadka DKMG [TFG]. Augustine Mahiga oo qoraal ka soo saaray xafiiskiisa magaalada Nairobi ayaa sheegay in bisha August ee 2011 [...] Read More Here...
-
Garowe (RBC Radio*)***Wasaarada arimaha amniga puntland ayaa war Ka soo saartay dilkii Loo gaystay Dhawaan Xeer ilaaliyihii Maxkada darajada koowaad ee Gobolka Mudug. Wasiiirka wasarada amniga Puntland Gen: Yusuf axmed khayr oo La Hadlayay mid ka mid ah warbaahinada Gudaha Puntland ayaa sheegay in dilkaasi ahaa mid la doonayo in Foowdo looga Abuuro Gudaha Magalda [...] Read More Here...
-
Muqdisho RBC Radio) Shilkaan gaari ayaa waxa uu ka dhacay deegaan lagu magacaabo Madax Maroodi oo hoosdtaga degmada Wanlawayn ee gobalka Shabeelaha Hoose. Shilkaan ayaa waxa uu ka dhanbeeyay ka dib markii uu rogmaday gaari nuuca Soomaalidu u taqaan Inataree. Shilkaan ayaa waxaa ka dhacay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dakii rakaabka ahaa ee saarnaa [...] Read More Here...
-
Muqdisho (RBC) Proff Axmed Muumin Warfaa oo horey u ahaa la taliyaha madaxweynaha DKMG Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa lagu wadaa inuu dhawaan ku dhawaaqo inuu yahay musharaxa xilka madaxtinimada wadanka Soomaaliya. Sida ay tilmaameyso warbixin RBC Radio ka heley musharaxa waxaa la rajeynayaa in 29-ka bishan January si rasmi ah uu ugu dhawaaqo Proff Axmed [...] Read More Here...
-
Hoyga hormarinta ciyaaraha Puntland ayaa waxa ay koob kubada cagtaa waxaa ay uqabteen dhalinta 17 jirka ah ee u ciyaara naadiyada* gaarsiisna Heerka Labaad ilaa Heerka sedexad. Koobkan ayaa waxaa uu yahay mid lagau baraarijianayo dhalinat hada soo kacaday waxaana koobka uu ahaanayaa* mid ay fooda isku dari doonaan ilamaa 16 kooxood kuwasi oo huwan [...] Read More ...
-
Muqdisho (RBC) Afhayeenka guud ee xarakada Shabaab Sheekh Cali Maxamud Raage (Cali Dheere) oo shir jaraa’id telefoonka ugu qabtay warbaahinta gudaha ayaa sheegay guul inay ka gaareen dagaalo saacidihii lasoo dhaafay ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho. Sheekh Cali Dheere ayaa sheegay in ciidamada ururka Shabaab ay weeraro ku qaadeen dhowr goobood oo [...] Read More Here...
-
Garowe (RBC Radio):- Kulan balaaran oo ay yeesheen madaxda dowladda Puntland iyo Saraakiisha sar sare ee Hay’adaha Qaramada Midoobay ayaa ka dhacay xarunta Madaxtooyada ee dowladda Puntland. Kulankani ayaa ahaa mid aad muhiim u ahaa hanaanka dowladdnimo ee dowladda PUntland, waxaana labada dhinac ee kulanku dhexmaray ay isla garteen qorshayaal lagu hormarinayo arimaha bulshada, kor [...] Read More Here...
-
Garowe(Puntlandi.com);- Deegaanada Dawlada Puntland ayaa lagu tilmaamaa dhulka ugu nabdoon guud ahaan Dalka somaliya waxaana sanadihii udanbeeyay ku guulaysatay sugida amaanka marka laga reebo fidna wadayaal magaalooyinka qaar ka gaysta falal amaandaro hadana hormarka Puntland uma dhutin.// Amaanka iyo hormarkaa ayaa ku yimid isku tiirsanaan shacabka iyo madaxda Dawlada waxaana taa ka dhashay in lagu [...] Read more here ...
-
Filinkii Gabar Haloo Doono ayaa caawa (6:30 pm – 10:00 pm) ka bilaabanaya markii ugu horeysay dalka Ingriiska magaalada London. Filinkan oo ah mid aad u qosol badan, dadkii horay u daawadayna ay aad uga heleen ayaa waxaa nasiib u yeeshay in magaaladooda lagu soo bandhigo dadweynaha Soomaaliyeed ee reer London, filinkuna wuxuu usii gudbayaa [...] Read More Here...
-
Gaalkacyo (RBC Radio):- Waxaa magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug lagu soo gabagabeeyay tartan kubada cagta ah oo loo qabtey dhalinyarada ka yar da’da 17-ka sano. Tartankani lagu soo gabagabeeyay magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa uu ka socday Garoonka kubada cagta ee GECPD waxaana ku tartamayey 16 kooxood oo ka socda kooxaha heerarka labaad iyo saddexaad. Waxaa [...] Read More Here...
-
Khamiis* January 20, 2011 ayay aheyd markii Burcad-Badeed Soomaali ah kuna hubeeysan AK-47 ay afduubteen Markab lagu magacaabo MT Bunga Laurel balse Shaqaalaha Markabka ayaa Qaylo dhaan u dirsaday Markab dagaal oo ay dowladda Malaysia leedahay kuna sugan meel u dhow Xeebaha Soomaaliya kaasoo ugu danbeytnii soo bad-baadiyay Markabka iyo Shaqaalihii saarna iyadoo Dhaawac u [...] More ...
-
Madaxweynaha DFKMG Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa habeenkii Arbacada saqdii dhex mar ahayd tahay waxaa la sheegay in uu si qarsoodi ah ka dhoofay garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho sida ay noo sheegey rag isaga ku dhow dhow isagoo ku sii jeeda Magaalada Nairobi ee dalka Kenya kadib markii ay u yeereen wakiilo ka socda beesha caalamka oo maalmahan ku suganaa Magaalada Nairobi iyadoo Safarka Madaxweynaha DFKMG Shiikh Shariif uu ku soo beegmey Xilli Magaalada Nairobi ay ka socdaan shirar ay leeyihiin qaar ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka iyo Siyaasiin Caan ah, waxaana Garwadeen ka ah shirarkaas Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan iyo Ra’isul Wasaarihii hore ee DFKMG Soomaaliya Cali Max’ed Geedi ayagoo oo ka arrisanaya sidii ay beesha caalamka uga dhaadhicin lahaayeen in Sheekh Shariif xilkiisa uu ku ekaado 31-ka Jaanaayo oo ah xiligii Jabuuti lagu doortay. Waxaana shir ka mid Shirarkaas lagu waramey in lagu kala dareerey ka dib rag aan lagu Casuumin ay ka soo qaybgaleen kuwaas oo la sheegey inay buuq iyo Dagaal halkaa ka sameeyeen. Warar aanu ka helnay qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa waxay sheegayaan in intii uusan Sheekh Shariif ka ambabixin Magaalada Muqdisho uu kullan la qaatay guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka C/wali Sheekh Ibraahim Muudey isagoo ka codsaday in uu kullan isugu yeero xildhibaanada Baarlamaanka hase yeeshee arrinkaan waxaa maqlay Guddoomiyaha Baaralmaanka Shariif Xasan waxa uuna u sheegay in shir uusan la socon aan la qaban Karin. Sheekh Shariif ayaa rag sharci yaqaano ah kullan la qaatay isagoo kala hadlay arrimo la xiriira dowladda federaalka, waxaana lagu waramay in Madaxweynaha DFKMG Sheekh Shariif laga dhaadhiciyey in uu kala diro Golaha Baarlamaanka waana arrintaas mida keentay in la baajiyo kullankii uu Sheekh Shariif dalbaday, waxayna sharci yaqaanadu Sheekh Shariif ku booriyeen in isaga oo cuksanaya dastuurkii 1960-kii oo ah in Madaxweynuhu awood u leeyahay in uu kala diro Baarlamaanka. Hase yeeshee warar kale oo aanu ka helnay xildhibaano ayaa sheegaya in kullan ka dhacay Magaalada Nairobi oo ay isugu yimaadeen Guddoomiye Shariif Xasan iyo beesha caalamka looga hadlay qorshaha uu wato Sheikh Shariif ee ku aadan in uu kala diro baarlamaanka waxaana laga dhaadhiciyey dowladaha daneeya arrimaha Soomaaliya in xiligaan ay fududahay in uu xilka iska casilo Madaxweynaha DFKMG Sheekh Shariif halka haddii baarlamaanka la kala diro ay adkaan doonto in dib loo dhiso baarlamaanka cusub. Shariif Xasan ayaa waxa uu doonayaa in uu xilka madaxweyne sii hayo 8-da bilood ee ka harsan jiritaanka Baarlamaanka Soomaaliya, warar ayaa waxay sheegaan in Xildhibaan Cali Max’ed Geedi uu la soo xiriiray xildhibaano ay is xigaan oo Muqdisho ku sugan isagoo u sheegay in Sheekh Shariif looga adkaaday siyaasadda isla markaana uu is casilayo, waxaana muuqata is gaashaanbuureysi cusub oo u dhexeeya Shariif Xasan iyo Cali Max’ed Geeddi. Hase yeeshee rag ku dhow dhow Sheekh Shariif ayaa noo sheegay in arrimaha haatan socda ay yihiin kuwo lagu qalqalgelinayo Madaxweynaha, waxayna sababaha uu ugu duulay Nairobi ku sheegeen hawlaha dowladda la xiriira gaar ahaan dhanka ammaanka belse Xildhibaano aan taageersaneyn labada dhinaca ayaa noo sheegey in Haddi uu tago Shiilkh Shariif iyana meesha ay ka bixi doonaan Guddoomiya Baarlamaanka iyo Raiisul Wasaaraha waayo waxay qabteen ma jiraan weli Dagaaladii Bilowdey Xilligii Cabdulaahi Yuusu weli waa socdaan dadka weli waa Barakacayaan sidoo kale waxaa socda Madaafiicdii lagu laynayey Shacabka hase yeeshee waxaase saansaakeedii muuqda wadaddii uu maray Madaxweynahii DFKMG C/llaahi Yuusuf ay hadda beesha caalamku ugu yeereyso Sheekh Shariif. somalitalk
-
“Dhammaadka xilliga ku meelgaarka waxaa nooga harsan toddoba bilood oo keliya, welina waxaa harsan wax badan in la qabto” Xafiiska Qaramada Midoobay u Qaabilsan Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya (UNPOS) WARSAXAAFADEED 03/2011 Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya: Xilliga Ku Meergaarka ah waa inuu dhammaado bisha Agoosto Nayroobi, 26 Janaayo 2011 – Ergeyga Gaarka [...] More ...
-
Popular Contributors