Wiilo

Nomads
  • Content Count

    2,611
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Wiilo

  1. Walaalkiis waa runtaa in dadku garanayaan in Qabyaaladu iyo MAsuqmaasuqu xun yahay balse ay had iyo jeer ku dhaqmaan taa. Sideedaba dadku markuu dhibtoodu wuxuu raadiyaa xal, marka su'aasha meesha iman karto waa Goormey Soomaali Garan doontaa inay dhibka Xal u raadiso? Iskuna daydo inay adduun weynaha wax la qeysato ayadoo NABAD kaamil heysato. Illaahay wuxuu yiri dadaala anna weydinla jiraaye, kolka waa inaan la imaanaa dadaal si uu Allaah inoola jiro. Wabillaah:..........
  2. Aadane gef lagama waayo. Aammusnaan waa oggolaansho barkeed. Af daboolan waa dahab. Afkeennu waysu ammaan. Akhri sadarrada dhexdooda. Ammin dumay dib uma soo laabto. Aqooni waa awood. Aqoonla'aani waa iftiinla'aan. Aragtida qaanuunka.
  3. Iyo J'baro oo YAANYADA lacag la'aan Qeybinaya
  4. J'baro walaalkiis waad mahad santahay...... nuune heedhe aniga ayaan ku weydiiyay su'aasha sow ka jawaab dee. Go figure:.................
  5. Being Good To Your Parents In today’s rapid-paced life, we often tend to get so busy that we forget our parents’ rights. Family values have significantly dropped in our lives, and our friends often become more important to us than our own relatives. What better can emphasize the good treatment of our parents than the following verse from the Qur’an (interpretation of the meaning) {And your Lord has commanded that you shall not serve (any) but Him, and goodness to your parents. If either or both of them reach old age with you, say not to them (so much as) "Ugh" nor rebuke them, and speak to them in honorable terms} [Qur'an Al-Israa 17:23]. There are two noteworthy conclusions that may be noticed from this verse. First, Allah the Exalted has called for good treatment of parents immediately after ordering us to worship Him. This proves the importance of being kind to our parents and the elevated status in which Allah (SWT) has placed parents in our lives. Second, He has ordered us not to utter even the least of inappropriate comments to them; thus it is very surprising that some people yell at their parents or even tell them to shut up. Furthermore, when Allah's Messenger (may peace be upon him) was asked which deed was the best, he replied: “The prayer at its appointed hourâ€. He was asked: “Then what?â€, to which he replied: “Kindness to the parentsâ€. Again he was asked: “Then what?â€. He replied: “Earnest struggle (Jihad) in the cause of Allah [Muslim].†Whether or not you live with your parents, or if both of them are still alive, here are some tips to a good relationship with them: If you live with your parents Bring something home every now and then. For example, buy them a gift or a cake whenever you receive your paycheck. Make sure to spend time with them every day, whether it be for reciting Qur’an or reading hadiths together, conducting household chores, or just plain friendly talk. Take them out. My mother is extremely happy when I go out for a walk with her. Obeying whatever they ask you to do, as long as it complies with Islam. If you don’t live with your parents Visit them regularly -- say once a week or every two weeks. If you are unable to visit them often because you live far away for example, then do the next best thing and call them frequently. Also, you may send them letters, and don’t forget greeting cards on Islamic occasions (Ramadan, Eid, etc.) If one or both of your parents have passed away In the authentic hadith, a man came to the Prophet (may peace be upon him) and asked him whether he can do any good for his parents after they passed away. The Prophet (may peace be upon him) told him to do the following: · Supplication and istighfar for them, · Executing their will, · Connecting with relatives that are likely to be cut with the parents’ death, and · Honoring their friends In another hadith, the Prophet (may peace be upon him) also taught us that among the good deeds that benefit one who has passed away is a ‘righteous son that supplicates for him/her.’ Wabillaah:..........
  6. Here are some of the great Muslim scientists and thinkers. Like many of their later Renaissance counterparts, most Muslim scientists and thinkers were multidisciplinary, and produced remarkable works of in many fields. A few of the more famous scholars include: Ibn Hayyan (Geber, 738-813) - known as the father of chemistry. Al-Khawarizmi (Algorizm, 750-850) - invented algebra and was instrumental in the development of trigonometry, calculus, and the use of algorithms. Ibn Firnas (died 888) - developed the mechanics of flight before DaVinci; he also built a planetarium. Al-Razi (Rhazes, 864-930) - a great physician who identified and treated smallpox. Al-Zahravi (Albucasis, 936-1013) - recognized as the father of modern surgery. Ibn Sina (Avicenna, 981-1037) - a very well known physician, authored the "Cannon of Medicine" and the "Book of Healing." His writings were considered the authority of medicine for over five hundred years. Al-Idrisi (Dreses, 1099-1166) - made the first world maps that clearly showed North, Central, and South America. Ibn Rushd (Averroes, 1128-1198) - a great philosopher, astronomer, and physician. Ibn Batuta (1304-1378) - an avid world traveler, writer and geographer; he visited most of then-known world from Spain, to parts of Africa, to China. Wabillaah:........
  7. J'baro walaalkiis runtii waad ku mahadsantahay boqolkiiba boqol waana runtaa Soomaalidu waa dad Cajaa'ib ah isla markaana dhib badan, balse ma'ahan inaad ka quusato walaalkiis waa dadkaadii. Sida kaliya oo aan oga bixi karno dhibku waa inaan ka TANAASULNAA waxa la yiraahdo Siyaasad, Qabyaalad, iyo Masuqmaasuq balse ma sahlana in Soomaali intaa ay ka tagto amaba ay si dhab ah oga tanaasulto. Balse walaalkiis hadda rajada jirta waa ANNAGA dadkeenaan jooga Wadamadaan Shisheeye ee wax barashada ku jiro inaan meesha ka kacno oo wixii aaan baranay dalkii la tagno si aan is badal ugu sameyno isla markaana dadka oga dhaadhicinno in dhibka loo heli karo Xal. Balse waxaa is weydiin mudan Imisaa rabta inay ku noqdaan Dalkii? Imisaana rabta inay si DAACAD ah ugu shaqeeyaan Dadkooda? Runtii waa Su'aalo mudan in si fiican loo fahmo, jawaabna loo helo...... Go figure:............
  8. Checkmate dear, Waxaa la yidhi "Wadankiis Ninkii Katagee Wahelkiis Ka Dheeraadee Walwal Ma Huro Walbahaar______________." Marka Walaalkiis Ummad Waliba Dhibku Wey soo Madhaa. Waa iska Caadi dee.. Go figure:..............
  9. Looking Looking Looking Looking Looking and stil Looking______________________________. Go figure:...........
  10. Baahida Loo Qabo Bulsho Soomaaliyeed oo Aqoon Leh Qore: Abdisamad Mohamed Sannadihii u dhexeeyey 1920-kii ilaa iyo 1950-kii, ma ahayn dhaqaale ahaan wax fiican?in Wiilka dhalliynarada ah oo Maraykanka ama Japanese-ka ah uu Iskuul waqti isaga lumiyo. Dadka badankoodu waxay u shaqayn jireen warshadaha macdanta ama kuwa baabuurta, waxayna ka samayn jireen nolol-maalmeed fiican.? Laakiin wixii ka dambeeyey sannadihii 60-aadkii, Shahaadada Iskuulku ?School Certificate? waxay baddashay kaarkii la oran jiray ?Union Card? oo ay xoogsatadii warshadaha maraynkanka ka shaqayn jiray ay isticmaali jireen sannadihii 50-aadkii. Aqoontuna waxay noqotay furaha horumarka. Iskoolku waxa uu ahaa meesha kaliya ee dadku aqoonta u soo raadsado. Waddamada maanta adduunka ugu dhaqaalaha badanna waa kuwii maalgalinta ugu badan kusameeyey inay dadkooda waxbaraan. Tusaale ahaan, sannadihii 60aadkii, Waddanka Maraykanka, xataa iyadoo lagu jiro dagaalkii Vietnam, dowladdu waxay kharash ka badan kan difaaca (defence) ku bixisay waxbarashada (education). Natiijadiina waxay noqotay in dhaqaalaha maraykanku uu gaaray heerkii ugu sarreeyey.? Waqtigan xaadirka ah, in Iskuul la galo maahan sida kaliya?ama ugu fiican ee? qofku waxkubaran karo ama aqoon ku kasban karo. Technologiyada casriga ah,? Sida madbacadaha iyo compurradu waxay sahleen in Maktabadaha, Goobaha shaqada, Internet-ka, iyo xitaa xabsiyada ay noqdaan goobo aad ugu fiican waxbarashada aadna uga riqiisisan Iskuullada. Maaddaama ayaan dadkoo dhan isku si wax u baran karin, dad badan oo markoodii hore Iskuullada ku guuldarraystay waxaa u suura-galay inay helaan hab kale oo ay wax ku baran karaan. Xaqiiqadu waxay tahay aqoontu waxay kordhisaa wax soosaarka. Dalka Jabbaan, oo in ka yar 10% ay beeraley yihiin waxay soo saaraan cunto aad uga badan tii ay soo saari jireen beeralaydii qarnigii 19-aad, markaasoo waliba dadka Jabbaanka intooda badan?80%?ay beeraley ahaayeen. Iyadoo aan gumaystayaashii meelo badan oo adduunka ka mid ah?oo ay Soomaliyana ku jirto?ka talin jiray ayan ka tagin manhaj waxbarasho oo horumar lagu gaari karo, ayaa waxaa dowladihii kala duwanaa ee Soomaaliya soo maray la soo gudboonaaday marxalad adag oo ku saabsan sidii dadka wax loo bari lahaa. Su?aalaha ay ka mid yihiin: ma macallimiin baa la raadiyaa, mise arday waxbarashadooda dhammaysta oo markaas dadka waxbara? Waxay noqotay ?ukunta iyo digaagga keebaa horreeyey? oo kale. Dhowr qof oo dowladdu u soo diri jirtay Qurbaha si ay wax u soo bartaan oo hadhow looga faa?iidaysto, waxaa dhici jirtay?intooda badan?inaysan sooba noqon ama xitaa hadday soo noqdaan waxay la soo noqon jireen dhaqan iyo luuqad shisheeye oo kaliya. Inta yar oo wax soo baratana waxaa kala duwanaan jiray manhajka ay iyagu wax ku soo barteen iyo kan lagu khasbay inay wax ku baraan ardaydooda.? Siday doontaba ha noqotee, marna dhowr qof oo qurbaha wax ku soo baratay ma dabooli karin baahida waddanku u qabay ?Macallimiin? waaya-aragnimo fiican leh. Soomaaliya?sannadihii 80aadkii?baahida macallinka loo qabay waxay la mid ahayd sidii beeraleydii Maraykanka sannadihii 1750kii. Oo labaatameeyo qof oo beeraley ah ay soo saari jirtay cunto ku filan hal qoys oo magaalo deggan. Maanta oo in kabadan hal malyan oo Soomaali ah?oona u badan carruur iyo dhallinyaro?ay ku nool yihiin qurbaha, gaar ahaan Yurub iyo Woqooyiga America, waxaa wax aad loogu farxo ah in shanta ama tobanka sano oo socda, baahidii loo qabay dad Soomaaliyeed oo aqoon leh laga bixi doono. Laakiin su?aasha kaliya waxay tahay goormaa dadkaani ku noqonayaan waddankii oo dadkii iyo dalkii wax u qabanayaan?. Ma waxay sugayaan inta waddankii hagaagayo mise iyagaa laga rabaa inay inta noqdaan wax baddalaan? Sideebayse aqoontooda ugaga faa?iidayn karaan dalkii iyo dadkii iyagoo xitaa aan wali ku noqon waddankii maaddaama aan nabadgalyadu sugnayn oo aan qofna lagula talin karin inuu dib u noqdo waqtiga hadda la joogo. Waxaa lagama maarmaan ah in la helo qaab lagu ururiyo dadka Soomaaliyeed ee qurbaha jooga intooda wax baratay, si ay u noqdaan Jaaliyad isku duuban oo waxa kaliya oo ay ku midoobeen ayan ahayn ?Qabiil? ee ay tahay ?Aqoon?. Waxaa tusaale fiican ah, meelo badanna ka jira ururro (associations) ay samaysteen arday Soomaali ah oo inta badan isku Iskuull ah, ama Iskuullo kala duwan dhigta laakin isku magaalo ah. Nasiib xumada ururradaan ku dhaca waxaa ka mid ah ?maaddaama aan ujeeddo dheer laga lahayn?in dadka hormuudka u ah ay isaga tagaan markay waxbarashooda dhammaystaan Hadhowna la waayo wax meesha ka sii wada. Si ay ururradaas ardaydu (students Associations)u noqdaan kuwo wax tar wayn yeesha oo Soomaalidana u horseeda horumar waa inay yeeshaan ujeeddooyin ka fog in ay u shaqeeyaan inta ardaygu uu iskuulka dhigto oo kaliya iyo waliba in ay ku egyihiin magaalada uu Iskuulku ku yaallo oo kaliya. waxaa muhiim ah in ardayda Soomaaliyeed oo dhan ay helaan urur wayn oo ay kulligood xubno ka yihiin isuguna gudbiyaan aqoontooda, isku dhaafsadaan figradohooda iskuna bartaan si ay mustaqbalka u noqdaan kuwo wada shaqayni ka dhexayn karto. Maaddaama uusan qofka aqoonyahanka ah?waliba kan takhasuska u leh hal shaqo oo kaliya ?Specialist? kaligiisa waxba qabsan karin, wuxuu u baahan yahay dad badan oo iyaguna aqoon leh inuu xubin ka yahay. Tusaale ahaan ?Market Researcher? waxa kaliya oo uu u tababaran yahay waa inuu soo helo xog ?Data?, si xogtaas loogu beddelo warbixin (Information) waxaa loo baahan yahay ?Marketing People? si loo iib-geeyo alaabtana waxaa loo baahan yahay shaqaale wax soo saara ?production people? iyo kuwo xirxira (packaging people) iyo kuwo u safriya meelo kala duwan ?distribution people? Taas micneheedu waxaa weeye qofka aqoonyahank ah oo waliba ?specialist? ah, wuxuu aad uga duwan yahay qofkii beeraleyda ah ama xoolo-dhaqatada ah oo kaligiis wax qabsan kara ama xaaskiisa iyo carruurtiisu ay yihiin hay?ad iskeed u taagan (Organization).? Micnaha Organization-kuna wuu isbaddalaa hadba marka dabeecadda aadanuhu isbaddasho. Markii ugu horraysay erayga ?Organization? waxaa isticmaalay qoraa Jarmal ah, wuxuuna ku fasiray hal qof oo iskiis u shaqaysta. Maanta waxaa hal organization kawada tirsan dad kala jooga adduunka dacalladiisa oo dhan oo howsha qofba uu intii kaga aaddanayd qabanayo. Waana habka laga doonayo in Soomaalidu?gaar ahaan intooda aqoonta leh ay u wada shaqaystaan.
  11. Wiilo

    Jeopardy

    NAME: Boer Republic of the Transsnvall. U said no Google, so I can only come up with this sis I may be wrong on this but what heck u said no googling.....anywayzzzzzz The British ruled that country........... Go figure:................
  12. Canjeero Sidii Ukala Koreyso Aa loo Kala Qaadaa Don't Maxaa Waa Jirtaa tanna... Go figure:......
  13. Jacaylbaro maxaa shuuqa Xamar-Weyne maa Yaanto ku gadi jirtay? Maxaa waaye "Soo Dhacayeeey? Go figure:...........
  14. Maxaa shaqala'aan maa ku heysa :confused: nuune Go figure:...........
  15. We are talking about Somali people in General, not SOL women........... Go figure:...............
  16. nuune waa maxay "AFUUFOOW?" bal wax yar Qeex oo macnahiisa noo sheeg............ Go figure:.............
  17. Wiilo

    SUPERB

    nuune what was that :confused: I have never seen something like this....They must joking :rolleyes: IMPOSSIBLE ....... annagay noo sheegaayaa that baxa dheh........ Go figure:.......
  18. Mashaa Allaah Brother Nur ....... Wabillaah:......
  19. Congrats to Ronaldinho he is a good player......
  20. I never said it is a joke but I doubt it whether it is true or not,,,,,,, that is all...... Go figure:.......
  21. Nafta don't take everything serious 'cause it could be a JOKE ........ jEcliyAaaaaaaaaaaaaaaa:..............