
Wiilo
Nomads-
Content Count
2,611 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Wiilo
-
Nafta dear guess whose's wedding is coming soon B A R A G E Y I J U U T ......sHHHHHHHHHHH I didn't tell u that........... Go figure:....................
-
GABAY: "By Wiilo" Dhaqan la'aantu iyo Dhaqan xumadu waa Dheelo tiranyihiin Dharaarta aynu joognee Soomaalaay maad Alla ka yabtaanoo Dhaqankiina ceshataan Dhaqan wanaagsan iyo Diinta macaan baad ku Dhaqantihiine Soomaalaay maad Alla ka yaabtaanoo Dhaqankiina ceshataan Dharaarta aynu joogno Dhalintaa ku Dhaqan habaabtoo duqoowdaa ku daciiftoo dumarkaa ku dulooboo Dhaqankeena wanaagsan iyo diinteena macaan baad ku Dhaqantihiine Soomaalaay maad Alla ka yaabtaanoo Dhaqankiina ceshataan. Waxaan Qoray Gabaygaan taariikhdu markay aheyn shan iyo labaatankii bishii todobaad ee sanadkii labada kun iyo sadaxda (7/25/03). Waa markii ugu horaysay ee aan damco inaan gabay qoro. Fadlan haddii aad isleedahay gabaygaan waxaa uu u baahan yahay dib u qurxin qoraal ahaan waad ii sheegi kartaa adigoo waliba ku mahadsan. Waan jeclahay inaan qoro gabayada Soomaaliga balse Af-soomaaligaygu waxaa uu u baahan yahay dib u baheyn fara badan. MAHADSANIDIIN DHAMMAANTII intii aqrisa iyo intii ii soo jawabtaba............ Go figure:............
-
Jizaakallaah brother Nur: Brother Nur Jizaakallaah runtiina waan gartay dhammaan qoraalkaagii quruxda badaan iyo waliba macnahay uu xambaarsanaa. Runtii anigu u jeedadaydu waa inaa dadka Soomaaliyeed wax u qabtaa balse hadda madaama aan ardayad ahay waxay ujeedadeydu tahay inaan wax barto si aan wax barashadayda dadkeyga wax ugu qabto barri. Brother Nur Allaah ajirkaasiiyo dhammaan waanadaada iyo wacyigalintaadaba aad halkaan had iyo jeer noogu soo jeediso annagana waxaan Allaah ka rajeynayno ha noo sahlo...Aamiin Aamiin.... Wabillaahi Towfiiq:...
-
I guess he is talking to Somaliweyn.............. Go figure:......
-
Checkmate sxb Qofkasta waa uu soo maray Xaaladahan oo kale amaba kuwa ka duwan mana umaleynayo in laguugu Qoslidoono Qofkasta waa uu Qarsanayaa JABKIISA ..... Go figure:......
-
I heard this documentary was playing last week for $10 dollars somewhere in MN, but is going to play in Humphary Center at U for FREE this coming Saturday I hear........... Go figure:......
-
"Nin walbow digtoonow" Deelkiisa gabay waayadaan waanigaan deyine Hadaan oday dagaal noola iman maba danayeene Balaan didiyo maantoo kaloo diirad leeyahaye Odagii doolaalayoo waxbadan dunida soo meeray Oo wuxu damleeyaba u dhacay diinta inu maago Dawbuu u leeyahay khalqigu inay ladoodaane Dariiqii rasuulkiyo hadaad diidey hadalkiisa Oo aadan dooneyn waxyiga eebe nagu daahay Dacwadaadu maxamadow iima sii duxine Hayeeshee dad badan baa jiroo diinta garnayne Oon sahal u daalacana karin waxa ad dooneyso kuwaasaan digniin siinayaa yaadan dabargoyne Dadow maqal dabuubtana lasoco ama dan hawyeelan Dulucdiyo iyo ujeedada ninkani ma’aha diindoone Deelqaaf iyo wuxuu damacsan yahay xaqa inuu duugo Ninkii diin leh lama dagi karoo kaa damiir adage Dajaalanna horaa loo arkoo waan digtoonahaye Doqontiyo waxuu doonayaa ducuful iimaanka War intuu aayadaha daalacduu qayb dafirayaaye Hadii aanad doonayn inaad dawga ka habowdo Ruuxwalbow digtoonow Richard daahsan baa yimiye Hadii oday duqooboo ciradu duudka wada saaqday Uu qaar dafiro aayadaha xaqana dii daayo Durdurada xageebey ku tegi ubadkan duulaaya ? Markii aan daraasadaa cilmiga fiirshey dacalkooda Oon aan duruus badan kadeyey camalka dawgaaga Nin ibliis dureewal uyahoo duufsadaad tahaye Kol hadaad da’daas gaartayoo deelna garnaynin Oo xaqiina soo daahiroo diirka ka cadaaday Darooriga waxa kaaga roon diinta inad raacdo Dariiqaad ku joogtaan adeer kaaga digayaaye Cisyaankaad daldalaysaan walee lagu deynenye Jaxiimada intaan lagugu dubin dib uga soo joogso Naar buu durduurtaa ninkii diinta caasiya’e War si aan ilaah kuu dirin dalowga naaraaba Aan kula dardaarmee hadeer daacada u jeenso (daayinow alahayow soomaali daba qabo) Gabaygaan waxaa tiriyay Faisal Mussa
-
Guys how come no one talks about Sonics they are pretty good team tonight they beat Spurs in their home and their record is 16 and 3. Toronto lost their star (Carter) tonight. He would not return to the game and his status is unknown, and got beaten by the Pistons.
-
Are u saying theren't any good Somali women in the World??????????..... Go figure:..........
-
Garab Tuujiye walaalkiis aad baa ugu mahadsan tahay qoraalkaadii dheeraa isla markaana ahaa mid aad iyo aad u wanaagsan. Runtii dhibaatooyin fara badan baa iska jira adduunka qaasatan dhibaatooyin fara badan baan la kulannay haddii aan nahay Soomaali meel walba oo aan tagay wagaaladii ka dib. Magaalada aan ku noolahay waxaa dagan Soomaali fara badan gaar ahaan koonfurta magaalada. Waxaa ku yaalla Masaajidyo, maqaalado, dukaanman cunnada lagu dhiibiyo iyo waliba bacadle yaal. Si haddii aad u fiiriso waa meel aad iyo aad bulshada Soomaaliyeed ku badan tahay haddii ay ahaan laheyd deegaan ahaan, ganacsi iyo ku dukashada masaajid yada ku yaalla goobtaas. Haddana waa meesha ugu badan rabshadaha ka dhacda magaalada. Waxaad ku arkeysaa dhalinyar fara badan oo Soomaali ah oo si aad iyo aad u duleysan qaarkoodna isku tilmaamo ciyaal suuqa magaalada. Waxaa aad kuu cajaa'ib galinaayo sida quruxda badan ee dadka goobtaa dagan ka mooqato maalinta Jimcaha oo dib kuu soo xusuusiso Soomaaliya iyo waliba maalinta Jimcaha quruxda dadka iyo farxada ka mooqan jirtay kolka laga soo rawaxo Masaajidyada magaalada. Si kastaba arintu ha'ahaatee si markaa u eegto waxaad moodaa inay sii yaraaneyso ku dhaqankii diinta iyo xushmeyntii waayeelka loo heyn jiray. Garbdhihii oo caadeystay aaditaanka Xafladaha iyo aroosyada hooyooyinkii qaarkood oo aad moodo inay la simanyihiin gabdhihii yar yaraa iyo dadkii oo aan kala soocneyn. Dhibaatooyinku waa ay fara badan yihiin balse wax walba oo dhaca haddii Allaah loo noqdo wax walba waa ay hagaagaayaan Waxaana Allaah ka baryayaa Soomaali haddii aanu nahay inaan ka tagin diinteena macaan ee Allaah nagu manneystay kuna dhaqneyn intaa oo sano. Wabillaahi Towfiiq:..
-
Maashaa Allaah Ilhaam
-
Waxaan Adduunka u jeclaan lahaa: a) inaa tago Hajka, usoo Hajiyo HOOYADAY. Allaah na uu isiiyo Camal wanaagsan. b)inaan Agoonta u dhisho meel ay ku noolaadaa isla markaana ay wax ku barankaan. c)Inaan dhiso MADARASA Gabdhaha kaliya DIINTA ku bartaan. d)inaan arko wadankii oo NABAD ah. e)Inaan nolol yar oo aan dhibadneyn ku noolaado, Nin Allaah Yaqaan iyo Caruur Allaah i siiyo.
-
WHERE ARE THE GOOD SOMALI WOMEN ? Waxaa laysku af gartay in su'aashaan jawaabteedu tahay Dumarka Soomaaliyeed kuwooda fiican in lawada Qabo miyaa :confused: Go figure:................
-
Jacaylbaro sxb makaa dhaamaatay Qisadii Shukaansiga :confused: Well, waad ii sheegilaheyd nooh anigaa dhaamaystirilahaa inta hadhay.... Go figure:...............
-
hay raula now u realized how beautiful our Campus is huh :confused: Well, overall Ohio was good, people are more sophisticated then people in MN and good hospitality I might add that,We had fun. Maaaaaaaaaaan the university needs some work shisnic. :rolleyes: U don't feel like u are in Educational environment, man oh man Every excellent individuals thoough, well educated and very SUPPORTIVE like raula said...I just loved their energy and hospitality............ Reer Ohio thanks for the HOSPITALITY ......
-
Originally posted by *Diamante*: quote: If you can´t stand that ppl think diffrent than you do .. it´s about time to book in for psycho-therapy :confused: ... which of the posters (Qac x2, Wiilo, Or Guardian) you're referring to here are supposed to keep an open mind? If they (whoever they are) are supposed to bear in mind that people have different opinions and views, then why is that their posts got deleted when they expressed their different view? is that the way things go around here in SOL, that one is allowed to express their views on whatever and the other can't, and when they do their posts will get deleted? GOOD QUESTION? I WANT TO KNOW WHY MY POST IS BEING DELETED? I THINK I HAVE ASKED THAT Q ALREADY BUT I'M ASKING AGAIN. I NOW REALIZED THAT ONE IS ALLOWED TO EXPRESS THEIR VIEWS AND ONE IS NOT, SO I'M HAPPENED TO BE THE ONE THAT HER VIEWS ARE NOT ALLOWED HUH :confused: WELL THAT IS FINE :mad: I DON'T THINK THAT I WANT TO SAY ANYTHING NOW ANYMORE................. GO FIGURE:.............
-
Assalaama Caleykum Waraxmatullaahi Wabarakaatu: Question for bro Nur: I'm a member of UNSA, United Nation Student Association at my School( University________) and what we do basically involves travelling place to place, u know flying one place to another, and I know that women are not allowed to travel alone without her Husband, brother or Father. And I want to continue doing this and even seek a job from the UN . As you can see I'm driven by personal needs sort of a speek. It is not that I don't know what the religion says about this BUT It is my DREAM. I might stop it for ALLAAH seek, and change my Major . Brother Nur what is your ADVICE about my situation?
-
The Smile: There is a Smile of love And there is a Smile of Deceit And there is a Smile of Smiles In which there is two Smiles meet And there is a Frown of Hate And there is a Frown of Disdain And there is a Frown of Frowns Which you strive to forget in vain For it sticks in the Heart for deep Core And it sticks in the deep Back bone And no Smile was ever Smild But only one Smile alone That between the A & W It only once Smild can be But when it once is Smild Theres an end to all Misery.
-
Well, if u want my personal opinion there is nothing wrong marrying ur counsin, though I won't marry my first counsin....... Go figure:...............
-
Originally posted by Golden_Child: 11-1 BEAT THE SUPPOSEDLY TOP 2 TEAMS WHO BETTER THAN STEELERS?????????? NO BODYYYYYYYYYYYYYYYY HAHAHHA THE EAGLES IS BETTER THAN STEELERS DEAR. HAVE U SEEN THE PACKERS GAME WITH EAGLES HOW WE BEAT THE HACK OUT OF THEM.........HMMMMMMMMM GO FIGURE:..................
-
Walaalayaal runtu waxay tahay maadaana aan waqti badan siinno Section nada kale iyo qoraalada lagu soo qoray waxaa dan iyo qeyr inoogu jirtaa inaan uun mar mar soo eegno Islam Sectionka oo aan waliba qoraalada lagu soo qoro aan ka faaiidaysano................ Bettom line is we should be paying attention to the Islam Section 'cause that is where we can find a useful info about our Religion. Well I get to run for class but I will get back to this........... Wabillaahi Towfiiw:.........
-
Simply maxaa dhahday Hees u qaad aa, waraa waxaad rabtaa miyaa inuu iyiraahdo maxaa waaye NINkaam ii heesaayo. Maxaa umaleysaa in "Wiilo" laygu bixiyay?? Heedhe hadda waxayba sheeka maraysaa markii la soo waco guriga oo aan aniga Telephoneka qabto in lay yiraahdo "Aboowe" wiilo ama walaalhay qofkii markaa la doonayo in lay yiraahdo ii dhiib Macaanto waxaan umaleynayaa inaad i fahantay. heesta aad sheegayso iska ilow inbeeshe waxaad tiraahdaa asiga hakuu Heeso jEcliyAaaaaaaaaaaa:...........
-
Inkasta oo aan aad iyo aad oga xumaaday arintan ayada ah haddana waxaan gartay in meeshu xoogaa ay jirto Authority sheegasho which I was't expacting :rolleyes: :confused: :mad: Go figure:.............
-
look people (Jacaylbaro iyo Simply_the best) there is an excellent topic that we are trying to discuss here and u two are just mocking and joking, please let's discuss this issue here and not joke around.... PLEASE....... Xumaanna ha iiga qaadanina please.....
-
War heedhe bal annagaa yaab aragnay, Wax yar baan maqnaa (Assignments baa igu dhaganaa) kolka aan soo noqday uun baa arkaa "Wiilo" this "Wiilo" that, waa maxay dee sidatan? Nafta haddii aad "Casho" ii haydo isii haddii kale wiilashaada iska siiyo. Jacaylbaro hurdaa ku jirtaaye hurdada ka toos! Aroos baaba kaa dhumee. Kuligiin haddii aan "Ijeceshihiin" heedhaha "Arji" ii soo qorta kuna soo Hagaajiya Nafta haddii ayadu ay tiraahdo ama qofka ay Approval u samayso uun baan aniga la hadlayaa. Nafta please don't let them talk to me (joke) kaftan weeye intaana. Waxaan rabaa kolkii aad aqrisaan inaad "Qososhaan" oo Camal xumada markaa idin hayso ay idinka bado. Waa "Wiilo" oo idin leh love y'all.. Go figure:...................