Wiilo

Nomads
  • Content Count

    2,611
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Wiilo

  1. ^^^yeah nicknames are always funny, these are so funny at least to me... Musbaar Kaniini Dhagajuun Fly 13 Bacqabe Amxaar Kabaweyne Indha Galuus Bidaar Afaarri Faqri Basa Balaq Giiryaamo > Milqaaye (family nicknames) > Qodhob > Doobiyo And much more funny nicknames..... Go figure:................
  2. Adduunka oo Hadda Kusoo Baraarugey Halista Sunta Lagu Duugey Soomaaliya Warbixin Ku Saabsan Halista Sunta ku Duugan Soomaaliya oo ay Soo Saartay Hay'adda Qaraamada Midoobey u Qaabilsan Degaanka.... Dhegeyso Warbixintii VOA ee Sunta Soomaaliya Warbixin ay toddobaadkan soo saartay Qaramada Midoobey ayaa shaaca ka qaaday halistaas ay sunta lagu aasay xeebaha iyo badda Soomaaliya. Halistaas aadka oo Soomaalida dugsaneysey ilaa markii uu dagaalka ahliga ahi ka bilowday dalka. Klaus Toepfer (bidix) oo ah agaasime sare oo ka tirsan UNEP iyo Rachmad Witoelar (midig) oo ah wasiirka Indonesia u qaabilsan deegaanka oo ka hadlayey xarunta UNEP ee Nairobi, February 22, 2005. Warbixinta Qaramada midoobey waxa ay sheegtay in badgariirkii uu sababay suntii ku duugnay badaha Soomaaliya oo dabooladii ka qaadameen ama haamihii ay ku jireen baddu soo tuurtay kuwaas oo halis gelisay caafimaadka Soomaalida Sawirka: REUTERS Warbixinta Qaramada midoobey waxa ay sheegtay in aafadii badgariirka ee soo gaartey xeebaha Soomaaliya in ay firdhisay sunta Nukliyeerka iyo waxyaahaba halista ah ee ku duugnaa xeebaha Soomaaliya. Arintaas oo dhalisay khatar caafimaad oo aad u baaxad weyn oo soo food saaray mujtamaca Soomaaliyeed. Nick Nuttall oo ah Afhayeen u hadlayey hay'adda Qaramada midoobey u qaabilsaan deegaanka ee loo yaqaan UNEP ayaa VOA u sheegay in 15-kii sano ee la soo dhaafay ay shirkado reer Yurub ah iyo kuwo kaleba ay Soomaaliya u isticmaali jireen goobta lagu duugo qaybo aad u kala duwan oo ah sunta nooca loo yaqaan nukliyeer "nuclear" iyo qashinka loo yaqaan "hazardous wastes". Afhayeenka UNEP waxa uu yiri "Waxaa halkaas kujira sunta shucaaca ah ee uranium, sunta maduulk aah ee leads, sunta biraha ay kamid yihiin cadmium & mercury, qashinka wershedaha, qashinka cisbitaalada, qashinka kimikada, iyo sun kasta oo la magcaabo".. Waxana uu intaas ku daray "Khabiir qamara sanaaciga yaqaan ma ahan in aad tahay si aad u fahamtid sababta ay sidaas u samaaynayaan, waa in ay tahay deganaansha la'aanta halkaas ka jirta awgeed" Afhayeenka UNEP waxa uu yiri shirkadaaha reer Yurub wax halkii Tan oo soo sun ah oo lagu duugayo Soomaaliya ku bixiyaan khaarash ah $2.50, halka ay ku bixi lahayd $250 tankiiba haddii lagu aasi lahaa Yurub. Waxana uu afhayeenka UNEP intaas ku daray in badgariirkii ka soo bilowday Aasiya uu burburiyey ama kala furfuray haamiha, fuustooyinka iyo waxyaabaha kale ee suntaasi kujirtey, kaddibna waxaa hirarkii baddu aay sunta u xambaareen ilaa 10 kiloomiter oo gudaha dalka ah (ama berriga ah). Waxana uu sheegay in aysan macquul ahayn in la ogaado inta tan ama tirada waxyaabaha ay suntaasi kujirto ee yaala xeebaha Soomaaliya, laakiin waxa uu sheegay in arintu ay 'halis weyn tahay". Raadka ay suntaasi ku yeelatay mujtamaca deggan xeebaah Soomaaliya waa arin masuubo ah ayuu yiri afhayeenka hay'adda Qaraamada midoobey u qaabilsan Degaanka. Waxana uu sheegay dhibaatooyinka ay dadkaasi la kulmeen in ay kamid yihiin "cuduro halis ah oo qalajinaya sambabaada, qufac aad u xoogan, afka oo dhiig ka soo baxayo, dhiig ku furmaaya gudaha caloosha, maqaarka oo diidaya kimiko aan la aqoon" ayuu yiri, asagoo ku daray "Waxaa jira cuduro badan oo laga soo sheegayo tuulooyin kuwaas oo ah inta aan fursada u helay in aan eego. Laakiin waa in baaritaan dheer arinta lagu sameeyo si loo ogaado baaxada dhibaatadan". Aafadii badgariirku waxa ay bisihii december ee sannadkii tegey ka dhacday meelo badan oo kulaalaya badweynta Hindiya oo ay Soomaaliya kamid tahay. Mowjadahaas soo gaarey Soomaaliya ayaa lagu soo waraamay in ay badda ka soo saareen ama dabooladii ka jejebiyeen waxyaabihii lagu soo qaaday sunta lagu duugey xeebha Soomaaliya. Soomaaliya oo aan dawlad lahayn ilaa 1991 waxaa ilaa waqtigaas lagu soo waraamayey in sun lagu duugayey xeebta dheer ee dalka, Qoraalada arintaas horay looga qoray waxa mid kamid ah cilmi baarisyadii uu ka sameeyey Bashir Sh. Mohamed (PhD) .... Guji..... Faafin: SomaliTalk.com | Feb 24, 2005 http://www.somaliatalk.com/sun/9.html Tani waa arin naxdin leh, dhibaatadeena wax saammayneysaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed kuwa jooga dalka gudihiisa iyo dibadiisa. Runtii waa arin u baahan in wax laga qabto, ragiinna iyo dumarkiinna kuwa wax bartay iyo kuwa iskuulada hadda ku jira iyo waliba kuwiinna og arintaan kakaca hurdada ii wax allaale iyo wixii aad qaban kartaan qabta, including me......... Go figure:.......
  3. nuune dear thanks I have this one and much more wadani songs, this "Kanaa ila qabiiliyo Kanaa Qolo wadaagnaa" waxaa qaaday Saleebaan and I have it, ayadoo faseex ah heestani, laakiin waxaan raadinayay kuwo kale.....thanks though, try u might find some..... Nabad iyo Caano:.............
  4. As I was reading these articles about FMG I came across one of the pictures in there, and I was shocked seriously, I couldnt beleive what I saw. Its devastating, i wonder who came up with such an idea in the first place... this is basically a torture and it should be stoped. :mad: :mad: Go figure:...........
  5. nuune dear I dont want to sound like a child but what about the song that i'm looking for Please ii raadi haddii aad helayso ama ii sheeg meel aan ka download gareysto...... Nabad iyo Caano:............
  6. Wiilo

    What is FAITH?

    luCky jizaakallaah dear,,,,this is great,,,,
  7. Ok anigana waxaan raadinayaa hees wadani ah oo aan wax yar ka xusuusto, this how it goes,,, Ummadyahay Ummadyahay Qabiilkuye Qaranimadu waa labo aan is Qaban kareynoo_________________. Fadlan qofkii yaqaan Heestani ii soo qor ama ii sheeg meesha aan ka heli karo,, for those of you who live in London may be know where I can get this song, 'casue i hear that BBCda they have all kind of Somali songs, but I'm not really sure,,, Please help,,thanks............. Go figure:...................
  8. Thanks raula dear,,,, yeah Allaah ha inoo naxariisto dhammaanteen..... Nabad iyo Caano:...................
  9. D.A. thanks dear, that was great, if my mom was alife I would tell her how I cant never repay her back, and apprecaite all the hard work she did for all those yrs , wow i'm not so lucky after all i guess,,,, Hooyooy la'aantaa adduunyadu mugdi kama baxeeyn..... Hooyo = love,,,,,,,,
  10. I found this interesting article and i want to share with y'all although many of u know this issue............ Unicef urges action against female cutting swissinfo February 4, 2005 3:43 PM Somali women campaigned against the widespread practice of genital cutting at a rally last year (Keystone) The United Nations children’s fund says the practice of female genital cutting – common in parts of Africa – is an issue in Switzerland, due to immigration. In a report on Friday, Unicef points out that 7,000 women and girls now living in Switzerland have undergone the procedure. Unicef urges action to combat genital mutilation Swiss act to protect women's rights The UN body is calling for action, including better training of medical professionals and social workers to deal with the issue. It says migrants should be informed about the health risks involved and the consequences of breaking the law. Dialogue with migrant families and girls threatened by the practice is an essential aspect of prevention, it adds. Unicef estimates that as many as 130 million women and children around the world have undergone some form of the traditional practice, which involves cutting away part of the female genitals. It warns that genital cutting can lead to lifelong health problems and an increased risk of dying or being permanently injured during childbirth. As a result of immigration – principally from Somalia, Ethiopia and Eritrea – around 7,000 circumcised women and girls are currently living in Switzerland, where the practice is punishable by law, according to Unicef. Female genital mutilation is a taboo. Elsbeth Müller, Unicef Switzerland. “Female genital mutilation is a taboo, not only in the countries where it is practised, but also in Europe,†said Elsbeth Müller, secretary general of Unicef Switzerland. To cast more light on the issue in Switzerland, Unicef carried out a survey last year of 1,800 medical staff and social workers. It found that 61 per cent of gynaecologists and 38 per cent of midwives had treated circumcised women. Forty per cent of those questioned had had to deal with problems resulting from female cutting. Four doctors and two midwives said they had been asked to carry out the operation. Medical workers said they believed that genital cutting was being carried out in Switzerland by foreign doctors: 203 professionals said they had heard of such cases. The survey revealed a lack of information about the problem in Switzerland. Three-quarters of those questioned said the issue should be addressed during medical training. Doctors and social workers also called for professional-conduct guidelines on dealing with the problem. Unicef says female genital cutting is punishable by law in Switzerland because it entails serious physical injury. Parents who send their daughters abroad to undergo circumcision are also guilty of breaking the law, it says. The children’s fund also points out that as a signatory state of the European Convention on Human Rights, Switzerland is legally obligated to protect girls against the practice. 1,799 medical and social workers in Switzerland took part in the Unicef survey. - 518 of them said they had treated circumcised women. 203 people said they had heard of cases of girls being circumcised in Switzerland. - Four doctors and two midwives said they had been asked to carry out the operation. breif Worldwide over 130 million women and girls have been circumcised. In Switzerland, around 7,000 women are affected. As a signatory state of the European Convention on Human Rights, Switzerland is obligated to protect women against forced circumcision. Related Sites - Unicef - Unicef report on genital cutting in Switzerland (German, French, Italian) http://www.swissinfo.org/sen/Swissinfo.html?siteSect=111&sid=5516669
  11. FF dear I think we are on a same page for this issue, and I understand ur piont of view on this and where u r going with it, I really appreciate all the things that u have been posting for this issue................ It has been very informatives article/pictures,,, thanks again gal.......... Go figure:...................
  12. Thalamus Jizaakallaah Kheyr for posting this great article,,,,,,, I think Faith and comparibility is most important elements for me when it comes to marriage, again Jizaakallaah Kheyr,,,,,,, Wabillaah:................
  13. What are you trying to say? FF dear what I'm trying to say is that its all about CULTURE though I agree with you on this, children are innocent and must not go through such a pain, but what we need to understand is that--that is thier culture and its a norm to do such thing... FF dear this is my Q for you, how do you stop/prevent such culture/norm/practice? that has been going on for a long period of time.....How do you approach this issues?............... Go figure:................
  14. People everywhere tend to praise thier onw lifestyle as normal, humane, refined, and enlighted. Other cultures are bizzare. Or foolsih. Or evil, wild, childish, absurd, even sub-human. What we do is right, and what they do is wrong. Of course our cultural norms are equally peculiar to other. Many of the cultural peculaiarities of other people are increasingly showing up on our own doorstep--and vice versa. I think we just need to understand other cultures that is all...... Go figure:.................
  15. ^^^Marka labaad Jizaakallaah for the info,,,,,
  16. ^^^^sheekadu way isku dubadhacday runtii waa inad sii wadaa Styt.........and yeah remember wiilo waa wadaad, marka keep that in mind,,,or in the converstion for that matter,,,,,, Go figure:.................
  17. Styt (Jilaato) aa u jawaabtay nuune oo tiri sxb ani hortaa aa wadi jiray gaari ee warka iga daa. Muddo yar ka dib aa raula dhahday waraada anagoo caafimaadqabna aa Allaah iskeyn tusay ka warama. QQ aa soo booday oo dhahay raula Wallaahi waa runtaa waa inaan Allaah ku mahadinnaa tan. waxaa la soo gaaray Hotelkii lagu casuumay martida, Styt aa dhahday aqayaarta is fududeeya Hotelkii waa kanaa hee. nuune aa soo banginay in Wiilo iyo raula ay qol diyaar u yahay, QQ, J'baro, iyo Tuujiye'na uu sidoo kale qol kooda diyaar u yahay. Wiilo aa Styt (Jilaato) ku dhahday maadaama aa daalan nahay sxb annaga Hotelka nooga taga adi iyo nuune, annaga waan iska seexanaynaa, ha dhowto markii aan soo toosno ayaan idin soo wacaynaa si aan magaalada u galno oo casho iyo "Tea" aan u raasanno, update kana aan isugu gurno. Tuujiye aa dhahay Allaah wax naguma guru, laakiin waan sheekeysanaynaa, waxaan aadaynaa Coffee Shop ka dibna waan iska baashaalaynaa nooh aqyaarta. Taasi waa talo fiican ayuu yiri nuune, marka aqayaarta sidaa aan isku ognahay, iska nasta annagana waan idin soo noqonaynaa. Waraada ani aad aan ku daalanahay inaan nasto kaliya aan caawa magaalo ku tagi karaa ayuu yiri J'baro. Sidii bay ku kala tageyn, nuune iyo Jilaato way baxeen, Tuujiye, QQ, J'baro, Wiilo, raula waxay ku hareeyn Hotelkii. Go figure:...............
  18. QL sxb thanks for info, laakiin magacyada Q ma saxsana sida loo qoray, but overall the info is great,,,,, Go figure:..................
  19. Wallee shaki kuma jiro tan,,,,,
  20. Waxaan threadkaan u bilaabay in All Nomads aan la maqal baryahaan ay iska soo diiwaal galiyaan.. DADKA AAN LAMAQAL BARYAHAAN: J'baro Qac Qaac Tuujiye Dhammaan aqayaarta aan kor ku xusay waa inay si deg deg ah isku diiwaan galiyaa GOLAHA AQAYAARTA DHALIN YARADA SOL. Haddii kale baafintu way dheeraanaysaa oo ilaa iyo waxay gaaraysaa Xarunta baafinta iyo is gaarsiin Sol, ayagoo waliba lagu qaadi doono sharciga G.A.D. SOL. Fadlan soo gaarsiiya warkiinna G.A.D. SOL. Go figure:............
  21. waraada idinka dooda nooh maxaa waaye sidaan,,, come on, we must have some Quullayaal guys,, I mean in a good way though,,,,basically debates on some Social Issues,,,,,,, Go figure:.............
  22. anina bal aa wax yar sii wado sheekada,,,,, PART II nuune iyo Styt (sweeter_than your_ tea) waxay ku dheheen Jb sxb ku soo dhawaw London, ha is martiyaynin. J'baro intuu kuleetiga toosistay uu dhahay waraada waad mahad santihiin nooh, laakiin waxaa lay dhahay London Soomaali aa ka buuxda nooh. nuune aa soo booday wuxuu dhahay sxb adaa arki doono iska sug. Styt aa dhahday waraa nuune labadaas wiil oo soo socoto ma u eka kuwo London dagan ee ma laga yaabaa inay yihiin QQ iyo Tuujiye. nuune aa dhahay waraa kaa qaliirka ah wuxuu iigula egyahay Tuujiye, haddii uu ku hadlo af reer xamar Tuujiye waaye. J'baro iyo Styt way socleen. Labada wiil ee soo socotay markii ay qiyaaseen J'baro, nuune, iyo Styt waxay ku qiyaaseen dherer kooda 5,9 iyo 6,4 injis, labadaba midnana ma madoobo, sidii lagu yaqaanay wiilasha Somalida waxay xernaayeen surwaalo baaji ah, dhexdana way u xirnayd, maadaama ay tahay summer waxay wateen shaarar jiljilicsan isla markaana qurux badan. Way soo socdeen oo waxay u soo socdeen dhanka J'baro, nuune, iyo Styt, markaas aa nuune dhahay haye aqyaarta ma waxaad tihiin Nomads from SOL, labadii wiilba way dhoola cadeeyeen, mid ka mid ah aa dhahay haa yaaqee, nuune uu qoclay markaas uu dhahay waxaan filaa inaa tahay Tuujiye adiga, ishaa ka riday sxb uu dhahay, markaa suu intuu dhag siiyay willkii kale uu dhahay kan waa kasee nooh, waa QQ, isla markiiba nuune hab uu siiyay QQ asi oo dhahaayo sxb waan ku farax sanahay inaan is aragno soo dhawaada. Styt aa dhahday waraa iga leexo aan salaamee aqayaarta. Markaas ee si rahmad iyo waliba xurmad leh u salaan tahay QQ iyo Tuujiye. Kaftan ahaan aa J'baro u dhahay waraa Tuujiye sxb waan filaayay inaa qaliir tahay laakiin inaa gaaban tahay ma ogayn. Tuujiye aa hab siiyay J'baro. Sidii aa laysku sal salaamay. Styt aa dhahday laba qofood aa naga dhiman aqyaarta. QQ aa dhahay waa qiyaasi karaa labadaas, waa Wiilo iyo raula. nuune aa soo booday wuxuu dhahay waxaan ka baqaa Wiilo oo diyaar ah inay inta ka soo baxdo, ayadoo banooni geeda iyo daba gaabkeeda wadato oo rabta inay horay ka cayaarto banooni. Tuujiye aa dhahay jaanis waaye ani lex bilood banooni ma cayaarin horay leeba ka bilaaban lahayn nooh. Styt aa dhahday waraada idinka dhincaha fiir fiiriya nooh saacadaan way soo degteen aa filaa. J'baro aa dhahay sxbayaal haye nooga warama safarkiinii. Way qosleen QQ iyo Tuujiye, nuune aa dhahay maxaa? Tuujiye aa soo booday wuxuu dhahay, waraada tii i qabsatay lee ani haddii aan idinkaga sheekeeyo waa socleesiin nooh (Ilaahay amarkiis wax kasta waxaa la socoto erayga NOOH) ani markii diyaarada aan saarneeyn waxaan fadhiyay dhanka daaqadda xiga maahee dhanka kale nooh, oday caddaan ah aa iga xigay dhanka daaqadda ah, markaasuu igu wareeriyay "Excuse me" maantoo dhan wuxuu dalbanaa Orange Juice iyo biyo cad wax yar ka dibna wuxuu aa daa musqusha (Suuliga) anine waxaan rabaa inaan seexdo nooh, marka ani oo dhan waa iga jijibiyay nooh, "wareer badanaa" maxaa ka rabtaahee waa inkaanay nooh. Styt aa waxay bilowday inay dhincaha fiir fiiriso, nuune aa dhahay waraada ani waa gaabanahay ee idinka fiir fiiriya gabdhaha, Tuujiye aa qoslay, markaas uu dhahay nuune sxb waa ii gabbatay nooh, waxaan kuu malaynaayay inaa tahay koo dheer nooh, waxaa ugu noqotay Kuusoow Kuntuwaaroow wax ma arke nooh. Halkaan aan ka sii wadi/laga wadi doonaa haddii ilaahay yiraahdo sheekada,,,,,,, Go figure:.................
  23. Wiilo

    Caashaq

    Haddii Caashaq ku heloo Cudur kaa dhammaan waayo cunnana aad cuni weydo cudur weeye caashaquye cidnana mayaqaanee Yaa looga Cudur daartaa oo yaqaan dabar gooynta Caashaqa???....... Waraada ani caashaq imahaayo laakiin waxaan ogahay inuu dhibaato badan yahay lee...... Nabad iyo Caano:..............
  24. Carbohydrate Type, Not Amount, Linked to Obesity Wed Feb 16, 2:46 PM ET Health - Reuters By Alison McCook NEW YORK (Reuters Health) - When it comes to carbohydrates, it's not how much you eat, but which kind, that makes a difference to your bathroom scale, new research shows. People who are overweight do not appear to eat more carbohydrates overall than people who weigh less, the researchers report in the American Journal of Epidemiology. However, they found that overweight people tend to eat more refined carbohydrates, such as white bread and pasta, which cause a rapid spike in blood sugar. "Total amount of carbohydrate is not related to body weight," Dr. Yunsheng Ma of the University of Massachusetts Medical School in Worcester told Reuters Health. "It's the type of carbohydrate that's important." These findings suggest that low-carbohydrate diets, which recommend people cut back on all carbohydrates, are missing the mark, Ma added. "Carbohydrates are not the enemy," he said in an interview. "But you have to watch the kind of enemy." Ma explained that refined carbohydrates are often found in processed foods that contain a lot of sugar. This type of carbohydrate has what's called a high glycemic index, meaning it causes a rapid increase in blood sugar. The body stores that sugar in muscle, but if it is not used, it becomes fat, he noted. In contrast, whole grains, fruits and vegetables have carbohydrates that don't have such high glycemic index, Ma said. In the report, Ma and his colleagues note that in the last 20 years, the rate of obesity has increased, despite the fact that people are eating less fat. To help investigate the role carbohydrates play in obesity, the researchers measured the height and weight of 572 healthy people, and asked them to regularly report what carbohydrates they ate. Ma's team followed study participants for one year. They found that people with a higher body mass index -- a measure of weight that factors in height -- tended to eat carbohydrates with a higher glycemic index. The amount of carbohydrates people ate had no influence on body mass index. "Refined carbohydrates are no good, but the total amount of carbohydrates is okay," Ma noted. He added that some countries now include a food's glycemic index on the labeling, which can be helpful for people trying to lose weight or deal with diabetes. SOURCE: American Journal of Epidemiology, February 15; 2005 Wed Feb 16, 2:46 PM ET Health - Reuters By Alison McCook NEW YORK (Reuters Health) - When it comes to carbohydrates, it's not how much you eat, but which kind, that makes a difference to your bathroom scale, new research shows. Yahoo! Health Have questions about your health? Find answers here. People who are overweight do not appear to eat more carbohydrates overall than people who weigh less, the researchers report in the American Journal of Epidemiology. However, they found that overweight people tend to eat more refined carbohydrates, such as white bread and pasta, which cause a rapid spike in blood sugar. "Total amount of carbohydrate is not related to body weight," Dr. Yunsheng Ma of the University of Massachusetts Medical School in Worcester told Reuters Health. "It's the type of carbohydrate that's important." These findings suggest that low-carbohydrate diets, which recommend people cut back on all carbohydrates, are missing the mark, Ma added. "Carbohydrates are not the enemy," he said in an interview. "But you have to watch the kind of enemy." Ma explained that refined carbohydrates are often found in processed foods that contain a lot of sugar. This type of carbohydrate has what's called a high glycemic index, meaning it causes a rapid increase in blood sugar. The body stores that sugar in muscle, but if it is not used, it becomes fat, he noted. In contrast, whole grains, fruits and vegetables have carbohydrates that don't have such high glycemic index, Ma said. In the report, Ma and his colleagues note that in the last 20 years, the rate of obesity has increased, despite the fact that people are eating less fat. To help investigate the role carbohydrates play in obesity, the researchers measured the height and weight of 572 healthy people, and asked them to regularly report what carbohydrates they ate. Ma's team followed study participants for one year. They found that people with a higher body mass index -- a measure of weight that factors in height -- tended to eat carbohydrates with a higher glycemic index. The amount of carbohydrates people ate had no influence on body mass index. "Refined carbohydrates are no good, but the total amount of carbohydrates is okay," Ma noted. He added that some countries now include a food's glycemic index on the labeling, which can be helpful for people trying to lose weight or deal with diabetes. SOURCE: American Journal of Epidemiology, February 15; 2005