Wiilo

Nomads
  • Content Count

    2,611
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Wiilo

  1. This is a punch of crab , the U.S. says that they want a peace in the region. But when you are giving Millions of dollars, and all kinds of Weapons to the Isreals to defend against the poor Palastians, how it is possible to have a peace in the region. It is what the Somalis call [Qowda maqashii Waxna Ha u Qaban] Waa been laga gadayo carabta inteeda kale. so, yay inoo sheegin Maraykanka nabad ayaan u raadinaynaa Middle-East. ......I cannot even talk about it really............ Wabillaahi Towfiiq:
  2. I would tell him all of them, particularly number FOUR.........and it is very important advice. Wabillaahi Towfiiq: :rolleyes:
  3. The showdown in the East is set to begin tomorrow night in Yankees Stadium. Red Sox-Yankees History: Some of the highlights in the rivalry between the Boston Red Sox and the New York Yankees: Jan. 3, 1920 -- Red Sox owner Harry Frazee sells Babe Ruth to the Yankees, two years after Ruth helped Boston win its last World Series title. May 30, 1938 -- Red Sox player-manager Joe Cronin and New York outfielder Jake Powell fight on the field and beneath the stands before a Yankee Stadium record crowd of 83,533. 1941 -- Ted Williams bats .406 for the Red Sox, the last .400 season in the major leagues. But Joe DiMaggio's record 56-game hitting streak carries him past Williams for the AL MVP Award. Oct. 1-2, 1949 -- An epic pennant race between the teams comes down to the last weekend of the season, when New York beats Boston at Yankee Stadium on the final two days to win the AL by one game. May 24, 1952 -- Jimmy Piersall and New York's Billy Martin exchange punches in the tunnel beneath the stands at Fenway Park. Aug. 1, 1973 -- Thurman Munson crashes into Boston's Carlton Fisk at home plate, sparking a brawl between the two catchers at Fenway Park. Oct. 2, 1978 -- Light-hitting shortstop Bucky Dent's pop fly clears the Green Monster, sending the Yankees to a comeback victory in a one-game playoff for the AL East crown after they trailed Boston by 14 games on July 19. Oct. 11, 2003 -- Yankees bench coach and former Red Sox manager Don Zimmer lunges at Martinez, who throws the 73-year-old coach to the ground during a brawl in Game 3 of the ALCS. Later in the game, New York reliever Jeff Nelson and right fielder Karim Garcia get into a fight with a Fenway Park groundskeeper. Oct. 16, 2003 -- The Yankees rally to tie Game 7 of the ALCS after Red Sox manager Grady Little decides not to remove a tiring Martinez in the eighth inning. Slumping third baseman Aaron Boone homers off Tim Wakefield in the 11th to send the Yankees to the World Series. Dec. 18, 2003 -- The Red Sox fail to complete a trade with Texas for star shortstop Alex Rodriguez after the players' union vetoes a proposal to restructure his record $252 million, 10-year contract. Feb. 16, 2004 -- After Boone injures his left knee playing pickup basketball on Jan. 16, the Yankees trade Alfonso Soriano to Texas for Rodriguez, who is shifted to third base. July 24, 2004 -- Red Sox catcher Jason Varitek and Rodriguez exchange heated words after A-Rod is hit by a pitch. Varitek shoves Rodriguez in the face, inciting a brawl at Fenway. It was at least the seventh time the teams have brawled in their long-running feud. Wabillaahi Towfiiq:
  4. I agree with you on this matter, yes, let's give him the benefit of the doubt and see. It will be his (Abdullhi Yusuf)chance to do justice and sinaan to all Somali ppl.I really don't care who is the president of Somalia as long as there is stability and peace in the country, and certaintly, i don't care what he did long time, now and the future is what I'm interested in.
  5. Thanks Shoobaro, anigoo arkaya wiil somali ah maxaan ku falaa wax kale. Axsantu anywayz..........
  6. Waraa adiga sheekaa keenti, hadal kayga ma fahmaysid miyaa.............soo soco waraa..
  7. Garab_tuujiye aboow dabagaabkii waa wasaqoobay saabuurtiini waa dhamaati, raula ka tuugsadi waa diidi xaasidaa noqotay xabadkaa xanuuni, waraa iga sug intii soo cilihaayo....haddii kalena soo xaragoo xaaji u ekoow aboow.
  8. There wasn't such thing, WMD, it was a lie to begin with.
  9. raula garab-tuujiye waa waashi, waxaa u ekaade kurbin madow oo kululaati, iyo wariiri jiis ah oo jeegada xanuunti, jun iyo jan, jeejeeso waa jiradoontaa. garab_tuujiye, aboow sheekada waa macaysi malab aa kudarti unukana waa kula wadaynaa......soo wadhee wareerka..........
  10. Waraa Shoobaro, inleen waxaa tahay dadka dacaska oga dhammaaday Minneapolis, waa ii dhuumatay. Wabillaahi Towfiiq:
  11. Reer London knows about Safari Resturant huh, well, good, maxaa idinka ma xayeesiinaysiin London Resturants. Wabillaahi Towfiiq:
  12. You didn't answer my questions. Who did the study? And where can I find this Information? Wabillaahi Towfiiq:
  13. Cun, laakiin ha isku cayilin. Wabillaahi Towfiiq:
  14. u are right, but whatever happened to the Socialogists, Anthropologists, Geologists, Pscologists, and Ecologists? Wabillaahi Towfiiq:
  15. KOBE: what he is claiming is that he had a consenual intercourse, so now, the question is was there a sexual relationship btw the two? You know that, he normally goes to Colorado, for several reasons, they could be two ppl that know each other and have a "Mutaul Relationship" Well, whatever happened in that Hotel room God knows. SHE: may be she just wanted to have intercourse with him so she could sue him, (An opportunity to make money) of course, or may be she intended something else, for instance, to ruin his rebution, well, it can be translated to several reasons as to what she was intended to do that night. Good debate: Wabillaahi Towfiiq:
  16. Guys....what about the civil law sue that he is facing now, of course the charges has being dropped, but the civil law sue is not. Wabillaahi Toqfiiq:
  17. Sida la sheego waxaa la yidhaahdaa kacbada waxaa dhisay malaa'ig ama Nebi Aadam laakiin Qur'aanka iyo axaaddiista midna kama hadlin arrinkaas, sidaa darteed waxaa xaqiiqo ah oo Qur'aanka iyo axaaaddiistuba sheegeen in Nabi Ibraahiim iyo wiilkiisa Nabi Ismaaciil ay dhiseen. Waqtigii qureysheed, Nebiga oo 35 sano jira ah ayey qureysh waxay dheheen kacbadii maaddaama ay duugowday waa in aan dhisnaa oo aan maal u ururinaa, waxayna isku dhaarsadeen in aysan kacbada ku dhisin illaa wax xalaal ah maahane iyo in aysan gelin naag saaniyad ah xoolaheeda iyo xoolo Riba ah iyo wax qof bani aadam ah laga dulmiyey. Nimankii qureysheed markii ay kacbada dhisaayeen waxaa ka go'ay xoolihii xalaasha ahaa ee ay haysteen sidaa daraaddeed waa ay ka soo soka mariyeen kacbada dhismihii Nabi Ibraahim labada tiir ee Shaam xigay. Markii ay dhismihii dhammeeyeen ayey isku khilaafeen ciddii xajarul-aswadka booskiisii dhigi lahayd maxaa yeelay qabiil walba wuxuu rabay inuu isagu magaca qaato. Markuu arrinku qir iyo qir daadhey ayey waxay go'aansadeen qofka ugu horreeya ee albaabkaas ka soo galaa inuu kala saaro. Nasiib wanaag qofkii ugu horreeyey ee albaabkii ka soo glay wuxuu noqday Nabiga SCW markaas bay ku farxeen oo waxay dheheen waa Max'ed Aammiin kulligayo raalli baan ka nahay. Arrinkii bay Nagiba SCW u sheegeen markaas buu wuxu yir: "ii keena go", markii go'ii loo keenay buu yiri: "qabiil walba nin ha keeno" markii qabiil kasta nin keenay ayuu dhagaxii go'ii ku dhex riday nin walbana uu dhinac qabtay, markii meeshii la gaarsiyeyna intuu kor u qaaday ayuu saaray. Arrintaan oo kale meelaha ay qureyshtu ku dhaantey dad badan oo maanta islaam u nasab sheeganaya maxaa yeelay qureyshi waxay garatay in cibaadada Alle iyo beytkiisa aan lagu dhisin xoolo xaaraam ah laakiin in badan oo muslimiin ahi waxaa laga yaabaa ineysan taas fahmin oo cibaadada ilaahay ay xaaraam u adeegsadaan, wax badan oo khayr ahna ay xaaraam geliyaan sida masaajiddada iwm. Sidoo kale Ilaah way rumeysnaayeen, sida marka la yidhaahdo yaa abuuray cirka iyo dhulka, idinkana yaa idin irsaaqa, roobkana yaa keena waxay dhihi jireen "Allaah". Asnaamtana waa ay ogaayeen in aysan Ilaahyo ahayn laakiin waxay u sameeyeen suurado dad wanwanaagsan sida Nabi Ibraahiim iyo Nabi Ismaciil waxayna dhihi jireen Ilaah baannu ugu dhowaaneynaa, sida maantaba dadka u yiraahdaan awliyada Ilaah baannu ugu dhawaaneynaa. Sidoo kale markay ku safraan badda oo dhibi ku timaaddo Ilaahay ayey baryi jireen, laakiin maanta dad muslimiin sheeganaya ayaa hadday dhibi ku timaaddo awliyada keliya baryaya ama Ilaah iyo awliyada amaba Ilaah iyo Nabiga SCW. Wabillaahi Towfiiq:
  18. Markuu Rasuulka SCW 25 sano gaaray wuxuu guursaday Khadiija bintu Khuweydlad. Khadiijo waxay ahayd qof maalqabeen ah quruxna leh oo ka sheegganayd haweenkii qureysheed, waxayna da'deedu ahayd markaas 40 sano. Ka hor waxay soo guursatay nin ay laba carruur ah u soo dhashay. Khadiijo maalkeeda ayay hadba qof u dhiibi jirtey si uu ugu tijaareeyo waxayna wax ka siin jirtey faa'iidada. Waxay maqashay Maxammed binu Cabdullahi scw runtiisa, dabeecaddiisa wanaagsan iyo ammaanadiisa oo Makka oo dhan caan ka ahayd oo loogu magac daray loona bixiyey Maxammed Aammiin. Markaas ayey u yeertay Nabiga SCW una soo badhigtay inuu xoolaheeda maanta u tijaaro geeyo. Rasuulka SCW waa uu ka yeelay oo tijaaradii ayuu qaaday, waxayna ku dartay wiil u joogey oo la yiraahdo Maysara. Nabiga SCW iyo Maysara waxay xoolihii u qaadeen Shaam halkaas oo uu Nebiga SCW ku soo iibiyey xoolihii uu kexeeyey isla markaasna wuxuu soo gaday wixii Makka looga baahnaa. Faa'iido aad u badan ayuu Nebiga SCW Khadiijo u soo hooyey taasoo u keentay kalsooni dheeraad ah iyo in ay aragtay ammaanadii iyo akhlaaqdii Rasuulka SCW. Maysara wuxuu u sheegay Khadiijo waxyaabo mucjiso ah oo uu Nebiga SCW ku arkay, sidaa daraadeed Khadiijo markay ka aragtay Nebiga SCW arrimahaas iyo waxa la midka ah, waxay Rasuulka SCW u soo bandhigtay iney is guursadaan. Rasuulka SCW wuxuu la soo tashaday adeerradii wayna ka aqbaleen weyna u dooneen oo labadii eheyl ayaa isku yimid, halkaas ayaana Rasuulka SCW loogu meheriyey Khadiijo. Khadiijo, oo uu Nebiga SCW qabay ilaa uu 50 sano dhaafay, waxay Nebiga SCW u dhashay carruurtiisa oo dhan marka laga reebo Ibraahim oo ay dhashay Maariyatul Qibdhiya. Waxayna Nabiga carruurtiisu ahaayeen saddex wiil oo la kala oren jirey: Ibrahim, Qaasim iyo Cabdullaahi (oo la oran jirey Dhayib iyo Daahir) iyo afar gabdhood oo la kala oran jirey: Seynab, Ruqiyo, Ummu-khalthum iyo Fadumo. Saddexda wiil wey saqiireen hase yeeshee gabdhihii way hanaqaadeen oo islaamka ayey la kulmeen weyna wada islaameen. Gabdhaha waxaa loo kala guursaday sidatan: Seynab waxaa guursaday Abil Caas; Ruqiya iyo Ummu-kalthum waxaa kala guursaday laba wiil oo Abii lahab oo Nebiga SCW adeerkiis ahaa uu dhalay. Ninkaas oo Rasuulka SCW aad u dhibay caqabadna ku noqday dadkii iney islaamka qaataan ayaa markay soo degtay suuratu lahab wuxuu, Abii lahab u yeedhay labadiisii wiil wuxuuna ku yiri: "u fura Maxammed labadiisa gabdhood" wayna fureen ka dibna waxaa labadii gabdhood iska daba guursaday Cismaan binu Cafaan oo ay labadiiba k dhinteen; Faadumo waxaa iyada guursaday Cali bin Abii Dhaalib oo ahaa Nabiga scw ina adeerkiis. Nebiga SCW carruurtiisa oo dhan way ka wada hor dhinteen Faadumo oo lix bilood ka dambeysey maahane, waxaana carruurtiisa ugu waynaa Qaasim, waxaa ku xigtay Seynab, waxaa ku xigtay Ruqiya, waxaa ku xigtay Umu-kalthum, waxaa ku xigay cabdullaahi oo ugu yaraa bah khadiija. Rasuulka scw carruurtiisu waxa ay dhasheen Naginimada ka hor Cabdullaahi iyo Ibraahim maahane, Cabdullaahi waa la isku khilaafaa in uu nabinimada ka hor dhashay iyo in uu ka dib dhashay, waxaase loo badan yahay in uu Nabinimada kadib dhashay. Ibraahim isagu wuxuu ku dhashay madiina sannadkii 8aad ee hijriga waxaana dhashay maariyatul qibdhiya saan soo tilmaanayba. Wabillaahi Towfiiq:
  19. Jizaakallaahi sis> Wabillaahi Towfiiq:
  20. Jizaakallaah. Wabillaahi Towfiiq:
  21. I wonder, how many somalis live in Combodia? Wabillaahi Towfiiq:
  22. Wiilo

    Ramadaan

    Maashaa Allaah, jizaakallaah. Wabillaahi Towfiiq:
  23. Codsi:Ku dhammaan walaalaha Namads: Walaalayaal sida aad la socotaanba waxaa foodda inagu soo hadaya bishii barakaysnayd ee Ramadaanka, waxaan dhammaantii idinka codsayanaa in aad ka qaybqaadataan aqoon is waydaarsi diinayd bishan ramadanka gudaheeda. Waxaan kaloo idinka codsanayaa in aad soo post garaysaan axaadiis, tafsiinka qoraanka, iyo waliba su'aalo diini ah, si aan dhammaanteen oga faaiidaysanno Jazaakumullaah Qayr. Wabillaahi Towfiiq:
  24. Maashaa Allaah, some of the staff i already knew, but there was some staff that i didn't know. Jizaakallaah walaal. Q: who did the study? Where can i find this info? Wabillaahi Towfiiq: