Wiilo

Nomads
  • Content Count

    2,611
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Wiilo

  1. U like the name huh.......Waiyaaka nuune, and hapy Ramadan to you bro......... Wabillaahi Towfiiq:
  2. Oooh, by the way this FOORJO was good, after the Ramadan we will start FOORJO Part II haddii illaahay yiraahdo, qofkii wax isku haya markaa ha soo daysto, before then, Ramadaanul Kariim dhammaantiin............ Wabillaahi Towfiiq:
  3. Qacqaac iyo nuune sxbayaal 100% ayaad cafisantihiin adinkana cafiskiinii waan idiin kale qaatay. Maadaama uu Ramadaan bilowday waxaan jeclaan lahaa in aan soo af jarno FOORJADAAN socotay in badan, aan hadda ku badalano Su'aalo diini ah oo aan kawada faa'iidaysan karno dhammaanteen, haddii aad i noo bilowdaanne waan idin cunaylahaa idinkoo waliba mahadsan. Intaa kadib waxaan isku ognahay is Cafis iyo cibaado fara badan in this month and months to come sxbayaal. Jizaakallaah Qayr dhammaantiin. Wabillaahi Towfiiq:
  4. Waraa aniga waligayba winner ayaan ahaa, haddii ay noqoto "Hadal" Aqoon (illaa xoogaa)iyo wax kaleba, marka sxb.........ha is calool xumaynin. intaana waa iga kaftan Qacqaac.. To the rest of you saaxiibayaal: Marka horre waa Ramadan, marka xigana i soo cafiya dhammaantiin, waan sheekaysannay, waa kaftannay marka I SOO CAFIYA fadlan walaalahayga sharafta leh, from raula, nuune, Qacqaac, to Garab Tuujiye i soo cafiya please...Ramadan aa la galay marka hadalka macna darada ah waa reebanyahay sida aad la socotaanba marka i soo cafiya walaalayaal. Jizaakumulaah Qayr and Cafwan. Wabillaahi Towfiiq:
  5. Of course, waa cafisantahay 100% adigana sidoo kale ayaa lagaa rajaynayaa sxb........Cafwan.... Wabillaahi Towfiiq:
  6. Intiina Taqaan, iyo Intiina aan Aqoonba Walaalayaal Ka faa'iidaysta: Aqoon Korarsi: 1- Awdal:- wuxuu ka kooban yahay afar degmo oo kala ah baki boorame ,oo caasimada gobolka ah lug hayo zaylac 2- Banaadir oo magaalo madaxda muqdisho waxay ka kooban tahay sidaan anigu u hayo 15 degmo waana kuwan cabdi casiis boondheere xamar jajab xamar weyne hawl wadaag heliwaa ama huri waa hodan kaaraan shangaani shibis waaberi wada jir wardhiigley yaaqshiid dharkeynley 3- Bari oo isaguna wuxuu ka kooban yahay 11 degmo boosaaso oo caasimada ah caluula badarbeyla rako ufayn waaciya qandala qardho xaafuun isku shuban 4- Togdheer oo isaguna ka kooban afar degmo burco waa caasimada buuhoodle shiikh oodweyne 5- Sool wuxuu isaguna ka kooban yahay afar degmo laas caanood waa caasimada gobolka caynabo xudun taleex 6- Galguduud wuxuu isna ka kooban yahay sideed degmo. dhuusa mareeb oo caasimada gobolka ah cadaado alad balanbale ceelbuur ceeldheeren caabud waaq gel hareeri 7- Hiiraan wuxuu isna ka kooban yahay shan baladweyne waa caasimada gobolka buula barde jalalaqsi masax matabaan 8- Gedo wuxuu isna ka kooban yahay lix degmo garbahaarey oo caasimada gobolka ah baardheere beledxaawo doolow ceelwaaq luuq 9- Waqooyi Galbeed wuxuu isaguna ka kooban yahay afar degmo hargeysa oo caasimada gobolka ah dacar budhuq ber bera gebilay 10- Mudug isaguna wuxuu ka kooban yahay shan degmo gaalkacayo oo caasimada gobolka ah galdogob xara dheere hobiyo jiriiban 11- Shabeelada Dhexe wuxuu ka kooban yahay todobo degmo jawhar oo caasimada gobolka ah balcad mahadaay cadale aadan yabaal warshiikh run rugood 12- Shabeelada hoose wuxuu ka kooban yahay todoba degmo marka oo caasimada gobolka ah afgooye aw-dhiigle baraawe kuntiwaarey qoryooley sablaale 13- Bay wuxuu ka kooban yahay shan degmo baydhabo waa caasimada gobolka buurxakabo diinsoor qansaxdheere bardaale 14- Bakool wuxuu isna ka kooban yahay shan degmo xudur waa caasimada gobolka ceelbarde rab dhure tiyeglow biyooley 15- Jubada dhexe wuxuu ka kooban yahay afar degmo bu'aale oo caasimada ah dujuma jilib saakow 16- Sanaag wuxuu ka kooban yahay afar degmo ceerigaabo waa caasimada gobolka ceel afweyn laasqoray badhan 17- Jubada hoose wuxuu ka kooban yahay shan degmo kismaanyo oo caasimada ah afmadow badhaadhe xagar jamaame 18- Nugaal wuxuu ka kooban yahay afar degmo garoowe waa caasimada gobolka dangorayo ayl burtinle. Intaas waxaa kudhan gobalada iyo degmooyinka Soomaaliya. Wabillaahi Towfiiq:
  7. Gurigayga, Schoolkayga, Masaajidka, iyo Shaqadayda Simple............ Wabillaahi Towfiiq:
  8. Waraa Garab_tuujiye timahaygaa kaa fakanwaayay sow ma'ahan, waa ku kasi sxb........ adigoo kale waxaa layiraahdaa nin Gaaban oo Gafuur Gaduudan oo Gaagaabsanaayo oo Geed hoostiisa ku Gambahaayo oo Gar qabahaynin, Gurigiisa Garanaynin Garaad kiisa ka Gambahaayo oo Guurguuraayo ani waa Garahaa....... Lol Go figure
  9. Waraa Shoobaro maxaa waa ninacdi miyaa? Lol, adaa na jiclaandoontid Aaawi Aqyaartii kale? nuune, Qacqaac sidee camal...............lol Go figure
  10. Jizaakallaah. Wabillaahi Towfiiq:
  11. Hey SHOOBARO waa sii fogaynee Ramadanka miyaa, waraa barri waa soon ee ogow....huh just kidding.....Wallaal waan ogaan doonnaa haddii ilaahay yiraahdo. Ooooh..........Jizaakalaah dhammaantiin and Ramadanu kariim.................... Wabillaahi Towfiiq:
  12. Wow SHOOBARO Axsanto iga dheh sidaas go figure
  13. I can see ya'll don't care about Somalia anymore but in a way, it is understandable your carelessness of your Country but, Soomaali ama Reer Xanarku waxay yiraahdaan (Shinbir kii buuba arsaaqadiisa dhulka") Reer Xamar waxaan kaga jeedaa people from Muqdisho, but not dadka cadcad, marka ama jooga dhul carbayd and jooga dhul gaaleed (Western Countries) waad u baahantahay dhulkaaga Hooyo. Intaa ayaaan dhihilahaa.......Raalina iga ahaada Xumaan kagama jeedo hadalkayga......... Wabillaahi Towfiiq:
  14. ok, marka maxaan samaynaahee raula noo sheeg waxaan manayno, other then to talk about u sis... Qaywaaye hadii ilaahay kaa soo badbadiyay Almuni/schoolars wow........ma kaftamaysidee........ Go figure
  15. raula walaashiid waxaas oo dhan waxaa naga keenayo jeceelka aan kuu qabno, mahee maba ku raadinayn oo haddii aad maqnaato wax badan. nuune haye warka soo daa, kuwii kale xagay ka dheceen waaba yaabniyee.......... Go figure
  16. Garab_tuujiye........aboowe raula ma aragti waa soo noolaati........mukaatigaa ka dhamaadi.......baluubaantana is kaba dhaaf warkiisa. Yep.....ilaahay ajir haka siiyo Aamiin Go figure
  17. nuune wali manooshahay........i mean waxaan u malaynaayay in aad hurudo......sxb Go figure
  18. Garab_tuujiye ishaa karidi how do u know sxb yep, wali alfis aa ii jaran, laakiin adiga wali tuutuujinaa ku jirtaa.......jeega dheere koofi giirgiiryahow........ waa laagaa quusti lagaa qaxwaysti laguugu qaraari.....qalowle camaleeto soo qoordheeroow....qaaxada taag sida oday qaxuub ah oo qayilaayo...qoryihii qaadka quudsahaayo...qariidka wayn.qaablaawyoo.... Lol...... Go figure
  19. What do you call a lawyer who doesn't know the law? A judge. Go figure
  20. Questions Not To Ask In Foreign Lands IRELAND “Are you magically delicious or just angry and drunk? This beer is black- did a leprechaun crap in it?†FRANCE “Can I get a side of Freedom Fries with that? Aren’t the French just Germans who can make sauces?†ITALY “Is the Pope Polish? Does he have super powers like Jesus? I could sure go for a can of Spaghetti-O’s! †POLAND “Do you hire foreigners to screw in your lightbulbs?†GERMANY “Is this bratwurst kosher?†TURKEY “Where’s the hash at? It’s cool to recreationally slaughter Kurds?†KOREA “Can you watch my puppy for a minute, or must you people deep fry him?†CHINA “This wall isn’t so great.†ENGLAND “Did you ever get a piece of *** from that Diana chick?†SWEDEN “Do you have any normal meatballs? Want to hear a dumb blonde joke?†YEMEN “Yemen? That’s a ****** name for a country. What’s it mean -- ‘Land Of Fanatics And Dust' ?†INDIA “You don’t live in teepees? Where can I get a good juicy steak around here?†ETHIOPIA “After a long day of travel, I’m famished. Hey – those flies sure love your pregnant son!†CANADA “You’re like Americans without money.†SPAIN “So, this is the country that’s not Portugal? Wow. Your women can shave if they want to, right? Where can I get some Cheez Whiz nachos?†SOUTH AFRICA “I liked it better the other way.†MEXICO “What's that smell?†SAUDI ARABIA “Would you like to see my designs for a solar powered car? Is it legal to beat your wives here, or what?†RUSSIA “Is it always this cold and economically devastated?†UZBEKISTAN “Can you spell Uzbekistan?†GREECE “I hear this place is a less expensive version of Italy." AFGHANISTAN “Seriously, where is the real country… where is everything?†JAPAN “What’s Hiroshima? Is that a kind of sushi?†AUSTRALIA “How can we stop Mel Gibson? Is there a cure?†AMERICA “Was John Wayne gay?†Go figure
  21. oooooooooch.........
  22. And u live in Silican Valley, wow..........well may be it is boring for u but not me, An American Tradition as they like to called it here.... Go figure
  23. Wiilo

    Ramadan Topics

    Republican niyadaa faqrikayihiin, intay lacagtii lagu samayn lahaa dhameeyeen ayay leeyihiin flu shot ha qaadanina........faqri u dhinta...... Ramadaanul Kariim dhammaantiin walaalaha sharafta leh.. Wabillaahi Towfiiq