oba hiloowlow

Nomads
  • Content Count

    10,757
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by oba hiloowlow

  1. Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in Ciidamada Puntland, gaar ahaan kuwa daraawiishta oo soo gadooday ay la wareegeen Dekeda Boosaaso iyo Bankiga, iyagoo soo faarujiyay aagagii buuraleyda Galgala. Sida ay sheegayaan wararka Ciidamadan ayaa ka gadoodsan mushaar la’aan muddo ku dhow todobo bilood heysata, waxaana caawa lagu arkay, iyagoo raxan raxan u socda xaafadaha magaalada Boosaaso. Dadka ku nool Boosaaso ayaa qal qal iyo cabsi ka muujiyay ciidamadan gudaha soo galay, isla markaana soo baneeyay aagagii dagaalka ee buuraleyda Galgala, halkaasoo dagaalyahanada Shabaab ay kula dagaalamayeen. Dhaq dhaqaaqyo ciidan ayaa laga soo sheegayaa duleedka magaalada Boosaaso, iyadoo ay taagan tahay cabsi ah in Al-Shabaab ay soo kululaalaan magaalada, mar hadii aagagii difaaca aanay jirin cid ku sugan oo gebi ahaanba la soo faarujiyay. Gadoodkan ay sameeyeen ciidamadan ayaa ku soo beegmaya, iyadoo horay u jireen dhaliilo loo jeedinayay Maamulka Faroole oo ku aadanaa habka uu wax u maamulo iyo awoodaha xilligan uu isku koobay. Jowhar.com
  2. lmao some ppl got too much time on their hands
  3. complicated and nuune sorry guys its the new orphanage built by the turks.
  4. Aaliyyah ayaa dhamaantiin idinka caqli iyo anshax wanaagsan
  5. where exactly are you purchasing this Aqal?
  6. saaxiib i have no clue however i would rather be on the safe side you never know with somalis
  7. around 30-32 is a good age for a guy, your financially stable, more responsibility,mature etc.
  8. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;946895 wrote: Adigoo Xaafuun ka imaaday ayaa dad kale Reer Koonfureed, waliba deep in the interiors ah, ku leedahay Kismaayo waa kaaga xigaa? Kismaayo Soomaaliweyn lagu wada deganyahay, loona wada leeyahay Eebbe ka sakooow, martina dadka Baajuunta loogu yahay. Haddaa waa kaaga xigaa bilowdid, adigaa safka u dambeysid taas u ogoow. +1. Macallinka;946930 wrote: lool @Haafuun. MMA he might be born in Kismaayo. If that is the case would Xiin be allowed to claim Kismaayo? In my case my whole family is from Gedo and I was born in Saako, would I be allowed to claim Kismaayo more than say Obahiloowle ? War i have nothing to do with Kismaayo the only places i can claim in the region is mainly around Waadi area and Outside Jamaame
  9. it was something expected, now the next showdown is between Millatu Ibrahim ( Ali dheere,Abu Mansuur,Hassan daahir aweys and Ali maxaa hussein) vs Amiir Godane,Shongole, Afgaani group
  10. xiinfaniin;946983 wrote: Not if managed well and the army is drawn from all parts of the country , and existing regional forces are absorbed as well. yeah but ciidamada waa in la qarameeyo leyskuna dhafo we cant have clan militias forever
  11. ) Dago = Muharram = January 2) Buldurohroe = Saphar = February 3) Buldurodambe = Rabia I = March 4) Rajal Hore = Rabia II = April 5) Rajal Dehhe = Jomada I = May 6) Rajal dambe = Jomada II = June 7) Sebuhh = Rajab = July 8) Waberis = Shaaban = August 9) Son = Ramadan = September 10) Sonfur = Shawwal = October 11) Sidatal = Dulkaada = November 12) Arafo = Dulheggia = December
  12. lol she is from buhoodle clan wise but she was born and raised in Ceelafweyn
  13. i know right, Allah will punish them in Yowmul Qiyaama
  14. Blessed most Al shabaab have several wifes
  15. Lmao no haven't been there ayeeyo aint much of a fan of it either there is only place in her heart Sanaag