Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 08/23/2018 in all areas

  1. 2 points
  2. 2 points
    Nimanka maraykanku wax walba waa la socdaan, Nimanka SL in dhulka ay taliyaan amni ka dhigeen bilaayadan dadka qalanaysana joogin, haloogu bogaadiyo, laakin in la dhaho iyagu waa nabad waxna kama dhacaan, sidaasna macnaheedu waa la shaqeeyaan waa hadal daciiif ah. Gobolada kale sida SL oo kale, shayaadiinta ha iska safeeyeen, laakin inta badan hayadihii aminiga hawl gabay, nimankana waa laga hortegi karaa si fudud, hadii daacad looyahay, Puntland qaniinyadan siyaasadeeysan ha joojiso, Tukaraq na waa sugi.
  3. 2 points
    All of you need Quran saar followed by wa shamsi.
  4. 2 points
    Well for nearly 30 years could we not find someone to throw a mere stone at that damn glass? Or do we need a special stone to do the job? Perhaps we need the heavenly black stone in the ka'ba which is rumoured to come with Adam and his wife when they were evicted from the garden. Maybe Adam brought that stone with him so that the glasshouse called Somaliland could one day be shattered in a Michael Jackson style by Mr Dalmar
  5. 1 point
  6. 1 point
  7. 1 point
    I also checked on his Foolbuug. His writing all seems very familiar and so Abtigiis-like, if I remember correctly. He wrote this on his wall on Agoosto 6th: "Dadkuu Cabdi Iley ka dhintay labada dhanba waxay isku raaceen Mustafa inaga dilee isna yuuna ka danbeeyn. Samir iyo iimaan alle ha idinka siiyo marka hore walaalayaal. Laakiin anigu Federalna ma ihi! Dawladna ma ihi! Abiy Ahmed na ma ihi! Ee ordaya baroorta cid kale kala dul dhaca! Cabdi Iley in dadka laga qabto inaan kaalin ka ciyaaro ceeb uma arko. Waxaan u arkaa sharaf. Dadka ciilka iyo baroorta dhulka isula dhacaya ama urur ha sheegtaan ama heego caadi ah ha ahaadaane waa tuug qabyaalad qaddiyad ka dhigaya oo Cabdi-doon ah! Waxaa ka mid ah qaar halgamayaal sheegta oo saddex cisho ka hor lahaa “maashaa allah, haddaan ka dagayaa Bole International Airport, Addis Ababa” ama u sii socdaa. Saaka marka ninkeey u socdeen meesha ka baxo waxay bilaabi doonaan “Addis Ababa yaan la tagin waa xaruntii guumaysigee”!!Waxaa kaloo ka mid ah rag isla maantadaa siyaasiyiin Kenyaan ah Addis Ababa u diraya oo leh fadhi inooma yaale hadii Cabdi dhacay waa inaan meeshii ka gaadhnaa yaan cid kale inaga qaadane. Isla kuwaa unbaa markay hungoobaan bilaabi doona hebel Addis Ababa ayuu joogaa oo dambiile!"
  8. 1 point
    Waaaw. Meesha Adisababa miyaa? Abtigiis guul ayaan leeyahay, Eebbe hakaa madoobeeyo cadowga ummadda Soomaaliyeed, cadow badan ayaa nagu dhex jiree. I hope the so-called Soomaali 'journalists' who shamelessly keep writing 'Deegaanka Soomaalida Itoobiya' should listen to this clip. I also hope after ee dowladiisa salka dhigato to kick out Cabdi Ileey's biggest mouthpiece, see u buun buunin jireenka ka daalay - I am of course talking about Universal Tv. They should never be allowed to report from Soomaali Galbeed. Biggest cheerleaders of Cabdi Ileey will also sadly try to do inay Soomaali Galbeed u soo halgameen, sida Nimco Dareen, fannaanadii sharafta iska qaatay.
  9. 1 point
  10. 1 point
    Everyone knows Alshabab and Daesh do collect tax from Puntland businesses. In fact, the USA has black listed a number of Puntland businesses for their backdoor dealings with Alshabab. You can google it. Garowe is in a desparation mood. It worked for them once when they snitched Galmudug forces and directed US drone attack in Galkacyo. And they still think they can pull another one of those against Somaliland. But they forgot that Somaliand is way ahead of them in this game. Nice try. Dacawo halkii macal ku barato ayay macaluul ugu dhimataa.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up