Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 08/02/2018 in all areas

  1. 2 points
    Somaliyi haday doonayso in aan taariikhda la jaahwareerin waa in kuwa taariikhda qaloocinaya layska qabtaa si taariikhda dhabta ah wax looga barto oo aan dib loogu gelin khaladkii dhacay , xitaa haday Mur ka khadhaadhahay! Maxaa Jilalka yaryar been loogu canqarinaya? Kan hadlayaa waa Beenaale taariikhdda ku gefey! Siyaad Bare oo Villa Somalia ku dhex jira oo dagaalamaya ayaa ciidamadii qabiil u kala Jabeen. Ma jirin ciidan meel Amar ka qaata Koonfurta nin waliba qabiilkiisii buu raacay. Goboladii Waqooyina ciidankii joogay iyagu awalba go’doonka bay ahaayeen oo SNM baa dagaal khadhaadh kula jirtay, marka laga reebo Berbera iyo Airport Hargeisa dhamaan magaalooyinka waaweyn SNM baa ka talinaysay. Waxaan kula talinayaa in dhalinyaradda xaqiiqdda ogaato oo doonaan dhacdooyinkii dhabta ahaa. Dadkii joogay baa wali nool ayaan taariikh been ah laydiin qorin , dalku 1991 mar kaliya iskama dumin wakhti dheer oo laga soo billabo 1978 ayaa burbur soo socday , hadalkii Cumar Cartana saamayn muu yeelan. Mar dadkii qori wada qaatay oo talo faro ka haaday oo koox waliba inay iyagu taliyaan oo nidaamkii burburay ayaa dawladii dhacday. Qaranimadda wariyahani sheegayo ma daaraha iyo xafiisyadda aan dumin buu moodayaa , dalkuba qori iyo dagaal buu xukunkii dumay ka dhaxlay’e.
  2. 1 point
    All those 'dekedo' haddee dalka iyo dadkaba faa'ido u leeyihiin weyba fiicnaan lahaydba, deegaan walba haku yaaleenee. They are all for imports, from cheap and environmentally-bad goods from Shiinaha via Dubeey to daawooyin dhacay and the likes. They even import geedo, dhir, ubaxyo, shamiindo, bulkeeti - almost everything under the sun. Nothing to export, except the environmentally disastrous dhoofinta dhuxusha dalkeena nabadguuraa ka dhigtay and exotic animals, sometimes over-exporting xoolaha dhedigta u badan.
  3. 1 point
  4. 1 point
    You lot every one is a failure. It must be easy to run a government under your duvet.
  5. 1 point
    This must be the first time Puntland missed the opportunity to wish its citizens a "happy anniversary". Failure in Tukaraq. Failure in dealing with Kheyre. Failure in paying salaries of civil servants on time. It is a tough time for Puntland these days. Let us hope Puntland doesn't destroy itself before the next election. After the election, the state may have a hope of surviving with a new leadership at the helm.
  6. 1 point
    Che people with no past have no.future. wixi laasoomaray waxbalaga barta
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up