Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 07/01/2018 in all areas

  1. 3 points
    Waxyaabihii muhiimsanaa dhaqankooda waaka booday. Koow: Waa dad shaqada aad ugu dadaalo, shaqadee tahayba. Shaxaad dhaqankooda ma'aha, ceeb ayeena u arkaan shaxaadka. Laba: Balwadaa ku yar, siiba dagaaladii ka hor, waana dad qunyar socod ah oo muuminimada ku adag, waa sidee macalin dugsiga ugu badanyihiin. Sadex: Fadhi ku dirir kuma arkeysid, xataa maalmahee fasax yihiin fadhi ku dirir iyo qabyaalad waqtigooda kuma dhuminayaan. Xataa online Soomaali forums and baraha bulshada kuma arkeysid haddaa si fiican u fiirisid. Qabyaalad iyo reer difaac in meel lala soo fariisto yax yax ayeeba la tahay. Dhaqanadaas kor ku soo sheegay waxee la wadaagaan Reer Koonfurta qaarkood, sida Reer Banaadiriga, Reer Xaayoow, Jareerweyne iyo Reer Waamo. Waxaa keenana waxee tahay reer guuraa ma'aha. Reeraha deegaankooda tabcada (sida beeraha iyo malaayga) wey ka dhaqan duwanyihiin geeljirta, camalkoodana aad u deganyahay.
  2. 1 point
    Mujaahidnimaddu qoriqaadashadii uun ma aha, dal dhiskii iyo diidmadii Xamarba waa mid. Faysal waa kuwa ku heesa annagu Xamar dooni mayno!
  3. 1 point
    "Faysal iyo qayrkii waa kuwii idinku fahmay ee dagaal qadhaadh dabadii xornimadii luntay noo soo celiyey. Qoxootigii iy" - Faysal Waarabe was with Siyaad Bare until the last day he was pushed out of xamar by USC forces and found his way to Finland.When did he become a "mujaahid"?????
  4. 1 point
    Oodweyne is hard core Somaliland nationalist and activist and philosopher whether abdurahmantuur ina cigaal ina rayaale siillaanyo or ina biixi rules. He backs the Somaliland republic till the bitter end. Because leaders come and ago whether we are led by guleed xaaji. Or sultan xirsi amaan. Or emir sharmarke or ina igarre sh bashir farah omaar Or Ina cigaal now that the grx clan is concluded their shir we can hunt for the pirates We remain one nation we remain brothers. Cuqaal talisa boqor caadileh culimu mizaan leh. Ilahoow carshigaaga kaga cabaan mayno cadaankanu loolana madaw ciiseyn meyno. Cadawaahanu kaga beeganahay curubta reer sheikh. Ma cidkalaad mooday.
  5. 1 point
  6. 1 point
    They don't even need to talk about it, let alone negotiate. The Oromos do it for their own OLF and the Oromos do it for Egypt/Eritrea sponsored G7. ONLF does not need to negotiate or give anything for this. ONLF will stay out of this gold rush of politics in Ethiopia as guarantee to the kililka people. If anything goes wrong and peace is disturbed in Kililka then there is organized force outside of the Ethiopian system for any need. Kililka should even help them financially if they need. They can train and stay in Jubaland or somewhere else close or play hide and seek to remind the Oromo lol.
  7. 1 point
    Xaaji, If the mess in Tukaraq is the genius work of Muuse Biixi, then you are out of touch.If someone have to take out someone, for peace sake , why not take out Muuse so we can all live in peace. Siilaanyo played games until the end. He had no intension of making peace and deal with Khaatumo. He waited until last minute because his clansmen wanted some kind of understanding with the Garaad community before he departure. .They didn't want to be blamed for what he did to Garaad people. Waar inta aadan aadan tegin colaada naga deji oo wax nabad u eeg deriska noo teg. Suldaan Wabar community stretches from Boon all the way to Borama. They are one of the largest community in Borama. He have people from both sides of the border, and will be easy to get men from the Kilil. Two days ago Muuse was asked about the GX shir in Gacan Libaax and he said, " Shirkaas afar qodob baa ka soo baxaya , oo kala ah sida iyo sidaa. Dadkii shirka joogay ayaa waxay yidhaahdeen, waar ma Muusaa inoo yeedhinaya qodobada. It created friction and people decided the comunique of the Shir to be different than what Muuse said. Xaaji Shir beeleed cusub ayaa loo baahan yahay in aynu qabano. Qabiil kastana meeshiisa maamusho, haddii wax la isku darsanayana dib looga wada hadlo. Haddi aad leedahay xoog baan ku qabsadayna, adna xoog baa lagaaga kicin mar ay noqotaba.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up