Sign in to follow this  
OG_Girl

Writing:Af-Somali for those who need to Learn?

Recommended Posts

OG_Girl   

shake or shako I am not sure if I understand you but as far as I know every somali city/town have very local words or dialog as we have in Arab world that what give us some unique from others which is good not bad.

 

let us back to normal.... otherwise we will have civil war here ..lol

 

Salam

Share this post


Link to post
Share on other sites

let us back to normal.... otherwise we will have civil war here ..lol

errbody is normal except u dear ..as far as the war..here is wat i hav ta say ...(war wat is it goood for absolutely nothing uuuuh aaaaaaah) ..n oooh yeah shuke gadadha ka xishood (u misinterpreted the whole concent of wat she was tryin ta say)

 

sheeko ayaan idiin sheegaayaa!

hada kahor a waxaa jiray nin INDHOOLE ah, marka maalin maalmaha kamid ah ayaa indhaha u furmeen asagoo geed hoos fadhiya, marka wax ugu horeeysay uu arko waxuu ahaa DIIQ/RUUSTER madaxiisa, ilbiriqsi misina indhuhuu beelay. marka maalintaa kadib wuxuu bilaabey markii wax loo sheego in uu dhaho (diiq madixiisa maka weyn yahay waxaas) example:friend says:jaamac hada waxaan agmareenaa beerihii reer baadicade ee afgooye ku yaaley

jaamac: haaa talow diiq madaxiis ma ka weeyn yihiin ......

 

marka the moral of this story is (when eva og-gal is referin to some thing why does she always say ..ooooh carabta saas ee sameeyaan ..maya maya dunida carabta waa mamnuuc in saas la sameeyo...(just like the blind man diiq madaxiisa ....og-gal the arab world)

 

waxaan dhan cashar ayeey iga aheeyd...ardeydeyda wax fahma iyo kuwa damiiniinta waan kale garanayaa anigu ....now madaxa miiska saaara kuligiin.

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^^ You two need an interpreter, man.

Gabadho carabtay ku kurtay, waxay adoonga ka garanyso o dhan carab ayaa bartay, marka ha la yaabin haday carabta mar walba ka hadasho, saaxib (I’m a fellow Arab but I once fell into a bucket of caano geel and budwiser). Anyway, you’re crazy saaxib. She starts a whole thread saying she needs to improve her Somali and she wants to learn new words and you go and write her a whole story about a blind man who saw a rooster? Nin waalan wallahi! Sababto ay af somaliga o baran wayday waxa ka mid ah sheekoynka noocan. We are caseer; we don’t do (sometimes understand) kuftan, maahmah eyo sarbeeb. Slow it down a little. Calusho ku socote oo xaarko kugo dag. icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

Calusho ku socote oo xaarko kugo dag

:D:D this is the best I have come across so far...Waxaan maqli jirey habar weyna ma cajuusa.... NGONGE saxiib labada kale reeb lakiin...in calosha ay socoto iyo in u xarku ku dheego

Share this post


Link to post
Share on other sites
OG_Girl   

All what came to my mind is this line :

 

ويقول الشاعر القديم

جزَتَنْاَ بنو سَعْد بحُسْن فَعَاِلنَا جزَاَء سمنَّار وما كانَ ذَا ذَنْب :rolleyes: :rolleyes:

 

PS:seems this wont work... till I find other way I will stop learning Somali.

 

Salam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

hahahahahaaa

:rolleyes: :rolleyes: :rolleyes:

curigaaga haduu dheer yahay geel dhalaana waa ku tusaa!

 

checkmate, cajuusyahow, dabo shufeerka, OG girl ii daa,,,,,,,,damn u tell same story my neighbour from mmmmmm used to tell.

 

ngonge...habaarkaas intee ka keentay :confused:

pls, back to the topic. i love my new role as an educator. dont take that away from me. oh well just dont :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites

ngonge adiga habaarkaaga duco ayuu isku badalaa marka soo daa waxaa heesid oo dhan.....

juxa adi inta ilaa xalane aan is naqaanay hadana sxbtaa aa iga raacday ok waaye waxaa horey loo dhahay (rafaad kasta raaxo aa ka dambeeso) mo ohoo

 

aad iyo aad iiga raali ahaada intayar oo aan cashiraida indinka jeediyey ...bal hada aan ku noqono oqoon korarsigeenii...

 

word: mustaqbal

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites
OG_Girl   

Juxa, you know how long I was chatting with somalis , every time I say I will learn I see some...... like this checkteas.. I mean checkmate... just I gave up for now like they say:

 

"The deadly silence that preceeds deadly storms" :cool:

 

ta ta ta

 

Salam

Share this post


Link to post
Share on other sites

og-gal ur wlc walaaalo anything i can do ta help u n other nomads i will.... most def...... it's been a pleasure .....

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

^^^^^^^^^^^^^ oooooooh my poor babe!

waxan dhan wiilkaan aa u sabab ah, first gabadha niyaduu ka jabiyay, hadana muraaro dilaac uu ku riday, hada confuse uu ka dhigay. kor halaguu xero aamiin dheh!

 

checkmate u spoilt lil-xxx

:D waraa where u in xalane, summer of 84 smile.gif

 

og-babe, listen, dont give up, remember we aint quitters, i give ya 1-0-1. just like i thought moti-jiis intuusan igu kibrin. in 8weeks yr somali will be running like smooth buskuleeti.

 

9nin oo walaala ah sideenaan

8isku bah tahay sidiinaan

nin bah gaar yahay sidaydan

8 di na ninki siri sidiinaan

ninkuna sirtii garay sidaydaan

hadayni isi siri sideedaba

ma ku kala tagnaa ,,,,,,,,,,

 

correct me where iam wrong pls?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Meel libaax soogalee lo' majoogeysee..

waa lakala leexiyaa liin iyo caano.

 

leeloo lee loow yaa leelaa..leela leela yaaleela..

 

lama suus galee madadiir..iyaaaaaaaaah.........

 

ok ok..

 

checkmate waraa waabsiga jooji waraa...lafihii hore aa ka hartay nin yahoo..da'daada dadka ahaa reer aaqiraad waaye..sheeko waxaa noo shegeysaa oo caato eh..lol..

 

Juxa ayeeyo..advise waxaa bixinee oo cajaa ib..kaalay bakaraha tabakaayo maa kaaga furnaan jirtay?...

 

OG-girl...sorry sweety but i would advise you to keep learning your mother's languege sis..4real..go to school, read book, listen to tapes, anything that would help you sis..This online thing is a joke it will not work. Is too public you need some private learning..

I know you don't like me but take my advise sis..ilaahey kheyr hakaaga dhigo..

 

waraada gabarta hadad caawineysaan caawiya, hadi kale, leerta siiya (iska daaya)..nacamtun..

 

ii baashala sidii carab naag helay oo kale.lol..

 

jaaw..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

waraa tuutuujiye.....ofcourse my advice is mmmmmm cause dhal duqeed aan ahay. maseerka dhaaf, just ask me, abaayo help me! waa kugu qoslaa hadan u bato.

I know you don't like me but take my advise sis..ilaahey kheyr hakaaga dhigo..

 

i do agree with that

Share this post


Link to post
Share on other sites
OG_Girl   

Juxa thanks habebty, but I just stop for now . How about I start Amhari lessons...lol

 

I can teach you Amhari if you want...think about it ;)

 

Salam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this