Sign in to follow this  
camel_ksses

Immigrants

Recommended Posts

looooooooooooooool waraada umadeena ma tihiin.

 

waraa Qac qac ceel gaabta aa boorso la iiga dafay aa? waraa naag maa tahay? xeetahay boorsada aa wadatit? ninyahow waan kaa shikiyay...

 

garab tuujiye - tuujiye iney ku dheheen ee kaa kala tageen.

 

nuune - raggeed :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

waan ku fiiqa runtii gedyahay, shaah cabka badan CK.. waan kaa shakiyay aah, kaalay luuqa nagee loooool.

 

boorso iskuul aa watay nooh. kaalay adi waligaa boorso iskuul ma qaadan hayye, kuwa buugagtooda gacmaha kuwada ayaa ahaan jirtay hayye. laakiin iskuulada wadamadaan cool pplka aa gacmaha ku qaata bookaagtooda sida Garab Tuujiye, iyo Nuune. laakiin adi faqiir nimo darteed aan umaleen. maxaa ka jira sheekadaas macaantiis looooool. hala is cafiyo...

 

kaalay waan in aa ganbadaa, ayaamahaan kal iyo mooye ayaa la iga daba wataa, ciidamo dhan waali igu soo diray.. balaayo idin jiidatay.. fool xumaa lool. kaalay adi CK umada hana ga saarin nooh, teenaaba iskaga tabar yarnahee...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

maxaa adi, Garab iyo Nuune, igu diree.

 

adi iskama kaycelingartid miyaa, ciidamada disappointed ay kugi yihiin adi. lool. is difaac geedyahay aad umoodid loooool. that's enough.

 

kac i dhaaf aah. inyooooow waan diiday.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

CK iyo nuune iyo qaaaaC I'm back

 

Ck isbitaal banaadir maa ku dhalatay?..lol.

 

anaa ku dhashay 1980 gii..maalin qamiis eh. saacada markee aheed 9:30pm. roob aana da'aaye.lol.

 

Waxaan ku dhashay 9 bilood, 3adex saac iyo 45 min iyo 23 daqiiqo. labo kiilo iyo tumun aan ahaa.

 

saas ma u xasuusataa dhalashaada ani xataa umulisada aan xasuustaa asbaxda xudunta si qalad ee igaga goosay nooh, shaarbee laheed maraxda..

 

 

waraa qaac'qaac adi martiini a ku dhalatay nuune boosuneero gees keeda lol..

 

Ck I'm comming to UK iigaga waran on the down low lol.. ;) :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^garan tuujiye, haa isbitaal banaadir aan ku dhasay 1983. laakiin ma xasuusto kiilada aan ahaay iyo maalinti iyo saacadaba. waxaan u maleenaa adi waxaaga waa bug, see ku kasee maalintaad dhalatay iney roob da'aayay?

 

UK waa okiisa, waa i fahantay nooh, marka kaabo soo dhawaaw.

 

teedakalae, umulisadi aadunka kugu soo dhaweesay maa asbaxad dhehee? ungreatful marax aa tahay!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

haha haha tuujiye, haha hahaha, waraa fiiri, ala anaga wax aragnay, adduunyo, waa usoo dhaweesay, boosaneero kuma dhalanin, laakiin boosaneero aan maalin ku dhaxdhacay anoo gabar bursanaayo,

 

QACQAC waraa daiga siakaga rah bagartan caramel, gubda ak saq naa uk hadhay lool, rawaa kahuu camaanaato haay

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^^waraa nuune maxaa ii xamanee? hoos aa la iskuugu dhigaa miyaa...waayahay anaaba idinka gar darnaay markaan meeshaan idinla sii joogay. bas ee iga tahay wax dambe ma idinku darsanaayi. meesha waa idin kiiga tagay, waxaasna waa daraadaa nuune. luqad aan fahmeynin igu caay....that's cheap.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

lee CK nuune waxa uu dhahaayo luqad maa u moday? maskiin mire qare..

 

Ck nuune marka uu hadlaaye balaq uu ruugaaye nooh dhareerka ka da'aaye dalad aa laga qaatay.lol. luqad ma'aha waxaas farsamada hadalka aa xoogaa ka xumaatay nooh ha u bixin

 

Ani tii tiin aan ku kor dhacay anoo ka ordaayo yariisto aan isla baashali jirnay aabaheed..macalinka dugsiga uu ahaa nooh..lol..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

waryaada niman yoho rag waalan aad tihiin.

 

Nuune, adi waxaad dhahday ma fahmin. laakiin afcarabiga waan iska fahmi karaa xoogaa.

 

Garab, qajac dheh, yariista iska daa nooh. duq bakaarayoho.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

caramelka loool abaayadiis, hanaga tagin, adi la'aantaaa abaar waaye, QAC Qaac aan kaa celinaayay ee xan ma aheen ceeyna ma heen, yaa kuu quuro adiga caay,adi ma dhihinoo qac qaac hala iga reebo, wax na af garanayaba adaan ka heenaa meeshan, aawey sxbtaa carameltii kale, yaasmiin aawey, sexy girl aawey,kuligood afuufoow ay qabaan jinni ha dardaree :D

 

tuujiye, waraa tiitiin beelee,aruunda ma kasee, habeen kalena aruunda aan ku dhax dhacay,xanuun qodaxdeeda,habeenkan kadhimeey aan ciyaareenay bajaqyaalna waa nala joogeen.

 

QAC QAAC, sxb kulla fitna cinda geel adi waaye,abaay caramelna haday naga tagto adaa ka masuul ah, quuqle waaxid

Share this post


Link to post
Share on other sites

loooooooooooooooooooooooool alla anaa wax iska arkay, sadax kala daran aan la sheekeesta macbuudka. meesha horta bal fiiriya wey nooga kala tageen. marka aqayaarta meelo kale aa la qabsadaa...wax ba magaraneysiinno. laakiin no worries ana mutacallima arday fiican aan idinka soo saaraa.

 

tuujiye looooooool balaq aa? barrow zuuz dheere..loooooooooool ar adiga gacan aan kuu taagay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

abaayo caramel xaal qaado, iyo calooleyba. ee xooga iska joog meesha haddii kale nuune, labo looto igu dhufanaa. aniga dagaal tabar umahayo, oo shalay picturekayga aa laga soo daayay cnn anoo poster ween wata oo ku qoran NO WAR.

 

YAA, soo magaran. nuune iyo Garab sidii labo Dooro oo jakatiin xiran oo hotel shaati ka gadanaya camal ee isku daba socdaan.

 

nacalla iyo kawaanleydaa tihiin cuna.

 

ppl left, because they don't understand this dialogue, ilaahey ani iyo garab na, ciidamada gurmadka waa naga reebay ayaamahaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

nacalla iyo kawaanleydaa tihiin cuna.

Aabahaa iyo sambacaa taacun, maxaa tiri? :D

 

Waraa dadkaas abkoowgeey aa ku jiray oo Suuqa Miijiska ku qali jiray, kuna rifi jiray ee dhaaf yaah, hakaa shaqeystaan.

 

Kawaanleey kulahaa. Have you been to Alberta or Minnesota lately? Kii shaleey wasiirka ahaa iyo kii cariishka daganaa oo mooro doora daris la ahaa tutigooda maanta kawaanleey ee noqdeen oo farihii dhiiga ku istaagay, intee hilib baraf oo doonfaar eh wali kala goonayaan.

 

Wa salaam.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

waraa adi qashiin yoho, aabahay aa gaare, mardanbe waan kuu diligaa runtii. nacalla iyo kaba lujiteeskaaga kuyaale..

 

xamaali maakatahay. Alberta, Edmonton, maxaa kugeeyay meesha, miskiin macroof ah waaba tahay. Muqdisho illaa iyo Toronto to Edmonton miskiinimo aa ku jirtaa hayye.

aawaye ciidamada gurmadka iyo single motherska in ay kusii daffaan waaye adi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this