Sign in to follow this  
OLOL

Dhoodaan His Jacbur

Recommended Posts

OLOL   

I love this!!

 

http://www.doollo.com/mainpage/maqal/Jacbur1.rm

 

http://www.doollo.com/mainpage/maqal/Jacbur2.rm

 

what is your favorite verses!

 

Mine are many but these ones cracked me up most!!

 

-----

 

ma cabsooto oo hooyadeedana waa la didirtaa .

 

-----

 

 

hadaad rooti gadaneeyso waan kuugu riyoodaaye

 

 

------

 

Amran waxaa tiraahdaa Qabliga Muufo kaa noqoye

 

---

 

Asli waxaad tiraahdaa adigaa jeer ka qurux weeyne

 

-----

 

 

Ama habar yar oo tobon jira ah oo naasku dhagaxoobay....

 

....

 

The guy is really funny!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

you should have met him in real life, then you will know the funny side of him.

 

 

laba goor aan la kulmey sheekooyinkiisa ka dhargi meysid, laba bil ka hor ayaan kula kulmey itoobiya, mar kalena kiinya, the guy is funny

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ama habar yar oo tobon jira ah oo naasku dhagaxoobay....

biggrin.gifbiggrin.gif

 

Kaaba shaxaari dheh. Waxaaba u qaatay inuu habaryar ka hadlaaye, laakiin 'habar yar' uu ka wadaa, wali shaxaari weynaaday. Intuu ku arkay gantaalo shiid eh? Eeboow noo naxariiso.

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

"Maskax ficaan ruxaan laheyn wuu daldalmaayaye"

 

My fav stanza :D

"Haday dumarku lacag leyihiin maba gaboobane kol hadey qubeys wejiguna botaar kucadeyse lixidikii sideed bey tiri kugu tirahdaaye…..heedhe ….jaceylkana anaa kalabarte wuu idashadey gabdhahana ay kadaba boodayane...lacag maheysto dheh habar kun iyo laba boqol haysato la’ogoladaaye….so hada maad garan…shekoyinkoodana waa laga dhageystaye…hadey kutiraahdo shan baan diidey..waa laga dhageystaye.. hadey tiraahdo cirkaan taabte waa laga dhageystaye… hadey tiraahdo badaan jirey waa laga dhageystaye hadey tiraahdo anaa ka yar waa laga dhageystaye gaarinimo kolkey degete muranka deyn weydo waxaad la yirahda buley shah noo kari ..qaxwadey kariso haduu muufo haduu noqon waayo kolka been iney sheegte baa lugu ogadaaye.".... :D;):D

 

"Labada is raba wa iney wada riyodaane..labada is rabiin wa iney kala riyodaane.."

 

"Sidaa kanecada ka baqaane derisyidiine.." looool-contagious malaria ..looool

 

"Sidii laba digaag so ilkaa laiskugu cuni maayoo"…..looooooooool oo maxaa la ruuga talow icon_razz.gif

 

Now in the middle..hees buu ku dhufte..I love this part.."..Kolkey samada eegtana Indheheeda liin iyo sambusa weeye....da'deedana ma weyno lixdaan iyo todobo sano tii labada wiig iyo guuga logu daraaye ilka dacawaleye"….hehehehehehehe

 

caadi ma ahan abwaankaan. mucho grasias. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^^haha! waan hayaa cajalkan pretty funny indeed.

 

Raula, ma aragtey markuu kasheekeynayo hab shukaansigga hablaha magaalada iyo kuwa miyigga? Allah maxaa lacagtii shaneemada lagga sacay duqan haha

 

This dude is helarious!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

^^^very funny. That part about shukansi was the funniest i just couldn't post-laakin duqa caadi ma ahan :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

dhoodaan is old news..lol..But he is one my heros..

 

But do you guys know we have our own dhoodaan in here?....

 

Nuune do your thing man...gambashada daa..hadii kale waxaan soo qafaa the old topic oo ani iyo adiga marsho bilaa farasiyoon eh.

 

Chekiiiina... ihii dheh aan daankaaga arkee adoomoo...lol..qurwaale iyo fara badne haku dhabaanee!!

 

Wareer Badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^^

Nuune do your thing man...gambashada daa..hadii kale waxaan soo qafaa the old topic oo ani iyo adiga marsho bilaa farasiyoon eh.

waraa tuujiska, shiix waraa wax jira ma tihid, maxaa soo qufee, hana ceebeenin niyahow

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this