Sign in to follow this  
Dhubad.

New Somali Police Recruits showing their skills

Recommended Posts

Dhubad.   

He is one of the new police recruits showing his breakdancing skills! :D:D

 

police_somalia_2006_3.jpg

bosaso_20dec05_18.jpg

 

 

Carmo:- Cutubyadii ugu horeeyey Ciidamada

 

Booliiska Soomaaliyeed ayaa lagu wadaa in loo kala qeybiyo gobalada dalka.

 

Ciidamadan oo todobaadkii tagay tababarkooda loogu soo xiray Akadeymiyada Booliiska ee magaalada Carmo ayaa la filayaa in ay ku kala biiraan saldhigyada loogu talo galay.

 

Ciidamadan oo isugu jira kuwa Booliiska gobalada Puntland iyo Booliiska loo tababaray Dowlada Federaalka Soomaaliyeed ayaa tababar qaatay 5 bilood ku qaatay Akadeymiyada.

 

Ciidamadan ayaa ah kuwo ay udhameystiran yihiin tababaro isugu jira dhinaca hawlgalka, baaritaanka, difaaca iyo hawlaha kale ee la xariira shaqada Booliiska.

 

Ciidamadan oo gaaraya 200 ayaa isugu jira haween iyo rag waxayna yihiin kuwo uu qalabkooda u dhan yahay.

 

In kabadan 100 askari ayaa lagu wadaa in ay noqdaan kuwa lagu kala xoojin doono saldhiyada gobalada Puntland.

 

Ciidamadan Booliiska ayaa ah kuwii ugu horeeyey oo tababar noocaan ah ku qaata dalka gudihiisa tan iyo intii ay burburtay dowladii Soomaaliya.

 

Ciidamadan oo dhoolatus kala gedisan kusoo bandhigay xafladii xiritaanka Tababarka oo ka dhacay Akademiyada ayey ka muuqataa karti iyo fir fircooni ay ku farxeen mas'uuliyiintii ka qeyb gashay munaasabadii ka lagu soo xiray tababaradaasi.

 

 

Madaxweynaha Puntland iyo saraakiisha Ciidamada Booliiska oo goobtaasi ka hadlay ayaa ku booriyey ciidamadan in ay noqdaan kuwa sharciga ku taagan, isla markaana ka shaqeeya sidii ay wax uga qaban lahaayeen dhibaatooyinka amni xumada ah ee heysta shacabka Soomaaliyeed oo 16kii sano ee lasoo dhaafay ku jiray burbur iyo maamul la'aan.

 

Cutubyada loo tababaray Ciidamada Federaalka oo ka badan 80 ayagu deegaan ahaan ka kala yimid gobalada Hiiraan, Bay, Sh/dhexe iyo Kismaayo ayaa lagu wadaa in ay dib ugu noqdaan goobaha ay dowlada Federaalka u qorsheysay in ay ka hawlgalaan.

 

Akademiyada Booliiska ee Carmo ayay maalgeliyeen hay'ada UNDP iyo dowlada Puntland.

 

Waxaana hada ku socda qeybo cusub oo lagu balaarinayo Akademiyada.

 

Akademiyadan ayaa leh dhamaan qeybaha kala gedisan ee tababarada lagu qaato, hoyga askarta, goobaha lagu cunteeyo iyo qeybo kale oo badan ayaa markiiba qaadi karta 600 oo askari.

 

Waxaana lagu wadaa in dhawaan lagu xareeyo qeybtii labaad oo ah ciidamada Booliiska Puntland iyo kuwa la filayo in ay ka yimaadaan dhinaca Federaalka.

 

Xassan Ciise

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

[

Originally posted by Dhubad:

He is one of the new police recruits showing his breakdancing skills!
:D:D

 

police_somalia_2006_3.jpg

Mr. Dhubad you had me rolling there, he does seem so. :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cara.   

Akademiyadan ayaa leh dhamaan qeybaha kala gedisan ee tababarada lagu qaato, hoyga askarta, goobaha lagu cunteeyo iyo qeybo kale oo badan ayaa markiiba qaadi karta 600 oo askari.

This is good news, soon we should have a nationwide police force who answer to no one but the law and a few well-placed dollars (laaluush). But I wish there was a term for cop distinct from "askari" but not linguistically hideous like the alternative used in the article.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baluug   

Originally posted by Dhubad:

He is one of the new police recruits showing his breakdancing skills!
:D:D

 

police_somalia_2006_3.jpg

Right on!! Now they need a choreographer and they can fight the warlords Michael Jackson style!!!

 

Just need "Beat It" playing in the background and that'll make for one hell of a showdown...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hayat   

mc; xamar:

Right on!! Now they need a choreographer and they can fight the warlords Michael Jackson style!!!

hilarious!!, could've not said it any better!!.

 

but the idea of women being in the police force somewhat bothers me, could'nt help but feel some dismay..... what is happening with the faarax's are they meant to be the protectors?, or are times changing? :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Originally posted by MC Xamar:

Right on!! Now they need a choreographer and they can fight the warlords Michael Jackson style!!!

 

Just need "Beat It" playing in the background and that'll make for one hell of a showdown... [/QB]

Or the Xamar style: Ta ta ta can't touch this! :D

 

Somalia xaal ha qaadato. Nikaan ciida galgalanaayo haduuba caskari yahay. Break dance kulaha! War waxaa qabtay qalal ama saar ba ku soo dagay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Mr. Red Sea:

police_somalia_2006_3.jpg

Mr. Dhubad you had me rolling there, he does seem so. :D:D:D

Looooooooooooooool!

 

 

What is he trying to do :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maf Kees   

Originally posted by Socod_badne:

Looooooooooooooool!

 

 

What is he trying to do :confused:

In the breakdance world this move is known as The Freeze. That is what he's trying to do.

 

LOOL.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

Originally posted by Bishy:

 

 

Somalia xaal ha qaadato. Nikaan ciida galgalanaayo haduuba caskari yahay. Break dance kulaha! War waxaa qabtay qalal ama saar ba ku soo dagay.

looooooool @ Ciida galgalanaayo. :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by MC Xamar:

quote:Originally posted by Dhubad:

He is one of the new police recruits showing his breakdancing skills!
:D:D

 

police_somalia_2006_3.jpg

Right on!! Now they need a choreographer and they can fight the warlords Michael Jackson style!!!

 

Just need "Beat It" playing in the background and that'll make for one hell of a showdown...
Ya'all dont understand' before you hit them with the cuffs' you gotta show them the style'

 

Police force wit a style

 

Show them tha motto!!! :cool:

Oh yea....u got served.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this