Sign in to follow this  
Nephissa

How many SOLers do you know passed away?

Recommended Posts

Tuujiye   

FINKA CUUDU BILAAAAAAAAAAAAAAH!!! AQRUD MINA SHAAKIRIINA!!! BEYNAKA MISANA CUUDU BILAAAAAAAAAAAAAAAAAAH!!

 

QOF YAHEE NEPH LA DHAHAAYO WAA KU TUUGEYNAA DHIMASHO IYO WAXAAS MEELAHA HALA SOO GALIN YAAQEE.. ASXAABUL ADUUN BADAN AA MEESHAAN GOOBEYSAN IYAGOO WILI GOOBO YEESHAY..

 

LAZY QOFTAAN BUR IYO SANBUUS TACBAAN EE SOO CUNTAY AFURKEEDII HALA YAABIN WALAALEE.. TIMIR HARGAB IYO DAAF IYO DIIF ISKU DARSATAY WEE KASOO DABA GEESAY AAN U MALEYNAA.... BIYO CANDHUUFTA FAATAXADA LAGU ILOOWAY ILAAHEEY HAKU SAXSIIYO MA DHAHAA!!!!

 

KHALAF... WIDAAYOO WAA KU BARYEENAA DHiMASHO DADKA HA U CAMIRIN YAAQEE... GEED YAHOO QAABKIISA AAD U QABTID WARIIRI KAADI HEYSO!!!

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Al Sumaalo, Kaale adiga, sheeko oo gaari adiga kuu eh maad iska qabsatay?

 

 

Marka Hore, Yaa kudhahay intee ka imaatay, meeshaan dhimasho aa leeswaydiiyay?

 

PS:Tuujiye, aamin aan ku dhahay

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yes, SOL waxaa ka geeriyooday walaalkeen Maxamed Ismaaciil, who did in fact pass away just a few short days after meeting many SOLers at a gathering in London. I was at that dinner night as well.

 

That was really shocking. There was that healthy, out-going, funny, down-to-earth person that you just met a few nights ago and suddenly hearing his sudden geeri a few days later.

 

His brother is a known SOLer as well. Eebba ha u naxariisto walaalkeen Max'ed Ismaaciil -- aamiin, aamiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

Layzie this is about old nicks, so if someone spots a troll under the nick Emperor, don't worry he's still alive and well! lol

 

Amiin MMA!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khalaf   

Tuujie what in the world u just say man? sxbow adiga af english ma taqniit? what af somali is that man?

 

Koolkat, ma gabar reer mudag ba thay? :D kuwaas baan naxiin i hear....ur rite death is part of life....but reminder to living also.

 

Amiin MMA, i remember i read that thread while back.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

aaaaamiiiiiiiiiin yaaqee ilaahoo u naxariiso!! waraa MMA dinner aa qarsanee wili maraxaa tahay maxaan dhahaa!!! Alta vista maa la joogaa wili oo zabta ka jirto aad qarsan jirtay?...

 

 

Khalaf beentaa ma ahan ingariiska aniga ma aqaan somaliga laakiin waan waray oo wili hurgufay aan ku dhahay!!

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Fulayiin. :D

 

Layzie: LOL@Neph waa iga nixisay. Orod geed

korkiis fuul ee ku dhuumo... Kix kix kix.

 

KK: Haddaa dhimatid, afar qulwalaa kuu soo maraa.. I promise :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khalaf   

Khalaf, what are you trying to say? Reer muduga baan nixin miyaa? Ceeb...

nah...i hear from the old men....wa naga diib badan wayo...o ahaan raxma laheeyn. gaber wa ineey soft tahey....not hard like da the man ya dig?

 

its sterotype like many other somali things.

 

Layzie girl, laf laf....adiga xuushmo baro yareey. gabartu af dheera.

 

Tuuji walaaa bro i dont understand one word ur saying...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^ AAliyah lol.. kaalay macalimad dugsi maa ahaan jirtay adiga? lol

 

Ani hal wadaan aan aaminsanahay in SOL and thats sheekh Nur my good friend.. I guess you gonna be my new wadaadad now since I don't see my friend around...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL...Khalaf, i really like your af Somali...It is so cute...Ohhh...

 

Ar iga tag, Somalida nimaka badankood torobo jiljileec...Niman kaa ad adag kuyeh...PUHLEASE...

 

See what I am saying Nephthys, I try to post something, by the time I hit the post button, there are two or three posts already...Whattttt...Saan maaba dhimasho looga baqaa...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Pucca   

never thought of it (not that SOLers are exempted from death), it just never crossed my mind i guess. Members i know are well and alive alhamdulilah...and i pray the same for you all

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this