Saalax

Heavy clashes break out in Sanaag (17 dead) West Burco vs Jeegaanta

Recommended Posts

Saalax   

12 dead are from Jeegaanta   and  5 from west Burco

 

 

 

War Deg Deg Ah::Dagaal Culus Oo Ka Qarxay Gobolka Sanaag.


Dagaalkan oo saaka ka bilwodey deegaanka DARARA-WAYNE oo 35 Km ka xigtaa degmada Ceel Afwayne ee gobolka Sanaag ayaa waxaa uu u dhaxeeya laba beelood oo deegaankaasi horay ugu dagaallamay.


Dagaalka oo sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa uu ku faafey gudaha iyo hareeraha magaalada DARAR-WAYNE .


Illaa iyo iminka cid ku kala dhex jirta ma jirto , Waxaana la sheegaya in ay jiraan gurmado ay beelahani isu fidinayaan iyadoo aaney jirin cid kale oo u samaysa xabad joojin .


Dadka deegaanka waxay noo sheegeen in ay jireen Ciidamo Somaliland ah oo ku kala dhex jirey beelahan .



Mar aan la xidhiidhay dadka deegaankaa ayaa waxaanu isku dayny inaanu ka helno xog ku saabsan dagaalka iyo siday wax u dhaceen waxaanan noo suuroobin in ay noo waramayaan , xabad ku dul socota awgeed .\

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal Wakhti Badan Socday Oo Laba Beelood Ku Dhex Maray Deegaanka Dararweyne Ee Degmada Ceel Afweyn
(Hadhwanaagnews) Sunday, January 21, 2018 16:37:49
Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal Wakhti Badan Socday Oo Laba Beelood Ku Dhex Maray Deegaanka Dararweyne Ee Degmada Ceel Afweyn

Hargeysa(HWN):-Iska hor imaad xoog badan ayaa magaalada Dararweyne oo ka tirsan degmada Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag ku dhex maray laba beelood oo halkaasi wada daga.


Wariyaha Hadhwanaagnews ee amgaalada Ceerigaabo Cabdiraxmaan Axmed Elsar ayaa sheegay in dagaalku uu socday saacado badan, waxaanu tilmaamay in khasaare dhimasho ahi soo gaadhay labada dhinac.

Warka ayaa sheegaya in dagaalku bilaabmay ka dib markii mid ka mid ah labada beelood ay dil u gaysteen nin ka soo jeeda beesha kale ee dagaalku hore u dhex maray, waxaanu wariyaha Hadhwanaagnews ee magaalada Ceerigaabo sheegay in dad gaadhaya 9 qof ay ka dhinteen labada dhinac ee dagaalamay.
Wariyaha ayaa sidoo kale sheegay in labadan beelood uu dagaal ku dhex mari gaadhay gudaha magaalada Ceel Afweyn oo ay wada dagaan, balse ciidamada qaranka somaliland ayaa kala dhex galay ka dib markii ay rasaas isku rideen.

Dhinaca kale xukuumada ayaan ilaa hada wax ciidan ah oo kala dhex gala labadaas beelood u dirin deegaanka Darar wayne, iyada oo wararku sheegayaan in labada dhinacba uu gabalku ugu dhacay sidii ay u dagaalamayeen isla markaana hada ku hawlan yihiin inay isku ciidan iyo hub urursadaan.

 

 

http://hadhwanaag.ca/detail.aspx?id=216157

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

Allahunaxriisto the dead. There are no winners in a war like this. It is time to end clan wars and move our Somali people forward. 

 

I thought Ceel-Afweyn city was exclusively inhabited by Saalax's family. What is Siilaanyo doing there?

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
4 minutes ago, Holac said:

Allahunaxriisto the dead. There are no winners in a war like this. It is time to end clan wars and move our Somali people forward. 

 

I thought Ceel-Afweyn city was exclusively inhabited by Saalax's family. What is Siilaanyo doing there?

 

 

Ceel Afweyn is a shared town and the area is the scene of heavy fighting since 2016. Over a hundred dead.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Writen by Qaran News | 6:10 pm 21st Jan, 2018

Laba guuto oo ka tirsan ciidanka qaranka ayaa galabta kala xili danbe kala dhex galay beelahii ku dagaalamaayay deegaanka Dararweyne, dagaalkaasi oo labada beelood isku kaliyaysteen waxa ku kala dhintay rag aad u tiro badan waxana ay dad goob joogayaal ahi noo xaqiijiyeen in dhan ay ka dhinteen 11 ruux xaga dhanka kalena ay ka dhinteen lix ruux, dhaawaca ayaa isna tiro beelay labada dhanba waxa jira dhaawac halis ah iyo mid fudud intaba.


Waxana gabi ahaanba caawa si toos ah isu taagay dagaalkaasi waxana goobahii lagu diriraayay xoog kula wareegay ciidanka qaranka oo aad u gaashaaman, hase ahaatee waxa labada dhanba caawa bilaabmay gurmado horleh oo ku soo biiraaya, waxna laga cabsi qabaa in maalinta bari ah ay dagaaladu aagag kale ka bilaabmaan,, sida Siigadheere, Bocosha iyo Sabawanaag madaama oo ay labada dhan aad u hubasyanyihiin abaabulkooduna uu aad u sareeyo.


Beelahani oo ood wadaag ah ayaa colaadoodu soo noq noqotay inkasta oo nabadayntooda aad loogu gurmaday loona dhex galay, waxna jiray heshiis kama danbays ahaa oo dhawaan dhex maray labadaasi beelood oo lagu soo afjaray wixii hore u dhex maray ee colaad ahayd, colaadani soo cusboonaatay ayaa ka dhalatay nin si badheedh ah loo dilay taasi oo sababtay in colaadani ay hadana mar kale soo cusboonaato.

 

https://qarannews.com/ciidanka-qaranka-oo-kala-dhex-galay-beelahii-ku-dagaalamaayay-dararweyne-dhimashada-iyo-dhaawaca-oo/

Share this post


Link to post
Share on other sites
YoniZ   

Labada reerood Allah sulxi khayr qaba ha dhexdhigo.

 

Waa arin laga xumaado in dhiig dad Soomaali ehel iyo xigto ah uu si sahlan u daato waqtigan aan maanta joogno.

 

Odaygii bariga Burco dabka ka afuufay maalin dhoweyd, waa in sharciga lahor keeno. Fitnadu waa mid huruda, naclada Alle ayaa kudhici qofka kiciya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
6 minutes ago, YoniZ said:

Labada reerood Allah sulxi khayr qaba ha dhexdhigo.

 

Waa arin laga xumaado in dhiig dad Soomaaliyeed oo ehel iyo xigto ah uu daato waqtigan aan maanta joogno.

 

Odaygii bariga Burco dabka ka afuufay maalin dhoweyd, waa in sharciga lahor keeno. Fitnadu waa mid huruda, naclada Alle ayaa kudhici qofka kiciya.

 

 

east Burco community in general are workers (shaqaale) of the Gabiley community (Jeegaanta)  so

that is why  no mercy was shown to them this time and over 12 were killed with dozens injured.  They

will be the first to bite the hot bullets of Saalax.

Share this post


Link to post
Share on other sites
YoniZ   
1 hour ago, Saalax said:

 

 

east Burco community in general are workers of the Gabiley community (Jeegaanta)  so that is why  no mercy was shown

to them this time and over 12 were killed with dozens injured.  They will be the first to bite the bullets. 

 

Saalax, 

12 wiil oo Soomaalyeed ayaa baneeyey halkii ay dabaysha iyo cadowga kaa xigsan lahaayeen. 

 

Kudadaal inaadan u dhaga nuglaan Gadhcastaa waxmagaratada ah ee dhalinta soo koreysa haligaya maalin walba.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Eebe ha kala qaboojo, This is absolutely unnecessary, I think it is time Maakhir community  elders  mediate these people, Hargeisa fail them

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
6 hours ago, Che -Guevara said:

I thought this thing was settled?

 

 

 

It was but they cowardly  assassinated a unarmed man and this triggered the karbash they got as usual.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.