Sign in to follow this  
Mooge

Bakool breaks up into two regions. No longer controlled by Sakiin

Recommended Posts

Mooge   

Xildhibaan Cabdiladiif Sanyare oo ka tirsan baarlamaanka dowladda federaalka ah ee Soomaaliya oo ku sugan degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool ayaa sheegay in isaga iyo xildhibaano oo kasoo jeeda Degmooyinka Ceelbarde, Yeed iyo Aato ee gobolkaas ay howlan yihiin sidii ay degmooyinkaas ugu dhisi lahaayeen Maamul ka madax banaan kan Koonfur Galbeed oo toos u hoostaga dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, maadaama dadka degmooyinku ay bishii October ee sanadkaan isku raaceen inaysan ka tirsanayn Maamulka Shariif Xassan Sh Aadan ee Koonfur Galbeed.

 

Xildhibaan Sanyare waxaa uu intaas raaciyey inay Ceelbarde ku qaban doonaan shirweyn ay iskugu imaanayaan dadka seddexdaas degmo, islamarkaasina ay soo dhisi doonaan Maamul dhammaystiran oo ka kooban guud ahaan Hay’adaha looga baahan yahay Maamul buuxa.

 

Waxaa uu sheegay in qaabka loosoo xulay Xildhibaanada Maamulka Koonfur Galbeed ay hareer marsan tahay sharciga, islamarkaasina lagu xaqiray awoodda dadka degmooyinka Ceelbarde, Yeed iyo Aato oo ah dhul baaxad ahaan dhan 400KM oo dhinac walba ah, isagoo Madaxweynaha Koonfur Galbeed ku eedeeyay inuu dadka degmooyinkaas ganac bidixeeyay.

 

Sidoo kale Xildhibaanku waxaa uu sheegay in dhawaan markii la samaynay aragti aruurinta shacabka Soomaaliyeed ee ku aaddan doorashooyinka 2016-ka ay shacabka Degmooyinkaasi doorteen in habka deegaanka la qaato, balse Madaxweyne Shariif Xassan uu xaqiray codka dadka deggan seddexdaas degmo.

 

Xildhibaan Cabdiladiif Sanyare waxaa uu sheegay in ka xildhibaano ahaan ay marar badan isku dayeen inay Maamulka Koonfur Galbeed ka dhaadhiciyaan in dadka Degmooyinkaas ay si buuxda maamulka uga mid noqdaan oo ay helaan saamiga xildhibaanada sida degmooyinka kale ay u heleen, balse ay suurtoobi wayday taasina ay soo dadajisay inay Maamul gaar ah degmooyinkaan u sameeyaan.

 

“Cid walba inay meeshaada dhisato oo ay samaysato waxay iyadu u madax banaan tahay Dastuurka Soomaaliya ayaa u oggol, dastuurku wuxuu qabaa in dowlad goboleedku uu ka kooban yahay labo iyo wixii ka badan, balse tuuladii ama degmadii fahmi wayda sida wax u socdaan illaa inta ay ka helayso cid ay wax ku darsato inay gaar isku maamuli karto iyadoo dowladda federaalka ah toos u hoos tagaysa” ayuu yiri Xildhibaan Sanyare.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

niyoow Puntlanders who dominate 3 districts in Shariif Sakiin's federal state of Bakool want to secede from Sakiin's regime. the leaders from those three big districts will declare independent mini-state very soon niyoow. lost puntlanders who left Puntland 200 years ago who live in bakook gave sakiin ultimatum to change his ways few months ago. now they have become full-blown separatists and want to form their own federal state.

 

it is getting hot niyoow. 2016 election is going to break things up. most people want to get away from 4.5 formula but Qoslaye and Sakiin don't want to move away from that because they think they will lose big.

 

abdiweli insisted nothing else will work other than to move to regional representation. qoslaye and his damjadiid including puppet sakiin are the only ones clinging to the failed 4.5 garbage niyoow.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

niyoow the biggest districts are dominated by puntlanders aka Buraashadleey (bottle carriers). ahmed madobe clan is an ally and they live in the area but mainly concentrate across the border too. lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xildhibaano abaabul dagaal kawada Bakool

 

Untitled.png

Xildhibaano abaabul dagaal kawada Bakool (+Magacyada,Ula jeedada)

Dec 21, 2015 - jawaab

 

wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in Xildhibaano ka tirsan BFS ay abaabul dagaal kawadaan Deegaano hoostaga Gobolka Bakool.

Xildhibaanadaani oo ay kamid yihiin C/wahaab Ugaas Xuseen iyo Maxamed Ismaaciil Shuuriye oo ku sugan Gobolka Bakool, ayaa waxa ay wadaan abaabul ay kaga soo horjeedan madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xassan.

 

Xildhibaanadaasi ayaa iminka kulmineysa Maleeshiyaad ku kala sugan deegaanada Ato, Yed iyo Ceelbarde oo hoostaga Gobolka Bakool.

Maleeshiyaadka oo dhowr deegaan laga soo kala uruurinaayo ayaa waxaa lagu diyaarinayaa Degmooyinka Ato iyo Ceelbarde, waxaana mar waliba suuragal ah in halkaasi ay isku arkaan maleeshiyaadka la abaabulaayo iyo Ciidamada Maamulka Shariif Xassan u diiwaan gishan.

Abaabulkaani socda ayaa ka dhashay dhismaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed, waxa ayna Xildhibaanadaasi ku doodayaan in Shariif Xassan uu u kala eexday beelaha halkaasi wada daga.

 

Mas’uuliyiinta abaabulka wada ayaa waxaa kamid ah Wasiiro ka tirsan maamulka Jubbaland oo si KMG ah xilkaasi usii hayo iyo Xildhibaano iminka ka tirsan Baarlamaanka Maamulkaasi, waxa ayna arrintu u muuqaneysaa mid heer beel faraha la galidoonta.

Sidoo kale, mas’uuliyiintaani abaabulka wada ayaa ku taamaya in Gobolka Bakool ay ka hirgaliyaan Siyaasada maamulka Jubbaland ee uu Hogaamiyo Axmed Madoobe, inkastoo uu arrinkaasi kasoo horjeedo Shariif Xassan.

Si kastaba ha ahaatee waxaan la saadaalinkarin sida ay xaaladu noqon doonto, waxaana jira cabsiyo ku aadan in halkaasi ay ka dhacaan Colaado lagu carqaladeynaayo maamulka Koonfur Galbeed.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

given what the PL has done to bakool folks,i will concerned about.if you ever talk to the average person that sakiin represents or go to their websites,you will be amazed to know that ahmed madoobe folks are seen as foreigners,1974 draught evacuation etc,go

Share this post


Link to post
Share on other sites

Knowing Shariif Xasan, asagana beri 'xildhibaano' ayuu u diri doonaa dhulka Jubbooyinka iyo Gedo ee hadda heystaan Barbaarta, sida Baardheere, Luuq, Ceelwaaq, Saakoow, Bu'aale iyo Jilib, saying those deegaano are part of Koonfur Galbeed.

 

Jug jug meeshaada joog ee noqonee sheekada.

 

Soomaalida maxaa la isku mashquuliye, maxaa la isku diray. I can see Xabashi fingerprints in all over this. Iyagaa maamulo Ceelbarde oo degmo la wadaago ah. Nothing happens there without their approval. Barbaartiina meesha wey joogaan, Rabdhuure ee heystaan iyo deegaanada ku wareegsan oo u dhow Ceelbarde.

 

Federal, federal,federal lagu haayee ha laga dheefo tan. Waxaan iyo wax ka daran wey soo socdaan. Same old endless qabyaalad conflicts, just different names.

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

given what the PL has done to bakool folks,i will concerned about.if you ever talk to the average person that sakiin represents or go to their websites,you will be amazed to know that ahmed madoobe folks are seen as foreigners,1974 draught evacuation etc,go

 

I think you are giving Shariif Sakiin way more credit than he deserves if you think Puntlanders and the Af Maay speakers of the Southwest State will let such a small insect like him get in between them.

 

This Bakool-Sare business is nothing more than a cat's-paw designed to discourage Shariif Sakiin from getting too comfortable under that Damjadiid blanket in Xamar--whose intoxicating warmth he has of late been enjoying way too much.

 

I believe Mudane Shariif Sakiin will be singing from a different hymn book come Jan 10, and this whole Bakool-Sare business will be quietly swept under the rug.

 

So stay tuned... ?

Share this post


Link to post
Share on other sites
xabad   

Someone needs to takeout this snake Sharif Sakiin. Maay Maay speakers need a state they call their own already.

 

Being docile and politically hapless is dangerous combination.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this