Sign in to follow this  
Mooge

Siilaanyo captures Cali Galayr's base of Saaxdheer. 20 people dead

Recommended Posts

Mooge   

niyoow siilaanyo keeps committing massacres everywhere. Galayr was supposed to be innaugurated at saaxdheer today and Siilaanyo sent militia to attack the event. 20 people are dead. nobody knows where galayr is.

 

 

Garowe(pp) Daahir Maxamed Maxamuud oo sheegtay inuu ka mid ahaa dadkii wax ka qaban qaabinayay xaflada caleemo saarka madaxda Khaatumo ayaa VOA-da u sheegay galabta inay xaflada caleemo saarku dhacday iyadoo ay xabadu socota,inkastoo xili ciidamadda Somalilay ay dagaalku soo qaadeen uu ahaa xili hore ee subaxdii.

 

aaaDagaalka ku dhexmaray Saaxdheer ciiidamadda Somaliland iyo kuwa taageersan madaxwayne Galayr ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhinteen ugu yaraan labaatan qof oo dhinacyadii dagalamayay ah,balse ma jirta dhinacyo madax banaan oo arrintaan xaqiijiyay.

 

Daahir Maxamed waxa uu VOA-da u sheegay dagaalkan inay kusoo qaadeen mamuladda Puntland iyo Somaliland wuxuna cadeeyay wasiiro Puntland ka tirsan inay Tukaraq kula kulmeen Somaliland ayna u sababaynayaan dagaalka saaka ka dhacay Saaxdheer.

 

Ilaa iyo hadda lama yaqaan madaxwaynaha Khaatumo iyo wafuudii u timi ka qayb galka xaflada caleemo saarkiisa meel ay jaan iyo cirib dhigeen.

 

Sidaan oo kale ayay Somaliland Degmada Taleex uga soo saareen Cali Khaliif Galayr iyo koox kale oo qaban qaabinayay Shirka Khaatumo,balse ciidankii Somaliland ayaa markii danbe dib uga baxay Taleex.

 

Puntland oo sheegatay dhulkan lagu dagaalamayo iyo Gobalka Sool wali kama aysan hadlin maadama maanta uu dhacay shirkii gollaha wasiiradda Puntland.

 

Xaalada Saaxdheer ayaa galabta deggan balse waxaa laga yaabaa in dagaal uu mar kale ka dhaco.

 

Somaliland ayaa sheegatay inaysan wax badan ku qaadan in Saaxdheer laga saaro masuuliyiintii ku sugnaa,Taliyaha Ciidanka Meletariga Somaliland ayaa u sheegay Radio Hargaysa inay ka war heleen Cali Khaliif Galayr oo dhanka Itoobiya u baxsaday.

 

Tuuladda Saaxdheer ayaa ku taala Xadka Somaliya iyo Itoobiya waxayna Garowe u jirtaa qiyaastii 200 KM halka Laascaanoodna ay u jirto 70km.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

AUN inta dhimatay. this is not good niyoow. siilaanyo is radicalizing SSC people and killing them every single day.

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

AUN inta dhimatay. this is not good niyoow. siilaanyo is radicalizing SSC people and killing them every single day.

 

Siilaanyo is literally killing the prospect of there ever being a "United Somaliland"

 

Through his actions, he antagonized almost every single tribal group in the region, and Somaliland is looking more and more like a rogue "State"....and killing whatever chance they have of gaining recognition

Share this post


Link to post
Share on other sites
Adam   

The siyadest mentality anarchist mentality must be fought with words , action and courage. Well done Wasiir Cadaami and Cidaanka Qaranka. Galadh wants to kill innocent people while his own children are in america not gonna happen buddy . He must be put in jail and stopped this old warlord financed from moqadisho.

Share this post


Link to post
Share on other sites
YoniZ   

Moogow ma Moogtahay in meeshan Politics aan loogu magac darin. Waad dayowday meeshan waa General, fadhi kudirirka reeraha is eryana meel kaga fiican ayaa jirtee ha moogaan.

 

Hadii aad halkaa ku cidlootay cid saarka kaa tunta waa laguu soo diri :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mogadishu gov't was heavily arming Galayr lately, there were 3 planes with arms from Mogadishu yesterday,also were 2 parlamentarians from Mogadishu plus many gov't officials from there.So its ok for thm to provide weapons,hahaa, yes in the name of Somali unity but hey it doesn't count in Shabelle dhexe,massacre in Hiran were entire communities were uprooted,the will of S.west regions to form their 6 states,the indigenous people of Kismayo were out of state and certain clan with help from Kenyan troops took ova the region etc.Seriously no one give ear what southerners babbling,talking about peace,somalinimo,rights etc??....do they really have idea about these? or believe in their crooked mind people take thm serious!

Well done Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

BURAHADEER

NO

Mogadishu gov’t was heavily arming Galayr lately, there were 3 planes with arms from Mogadishu yesterday

 

 

 

 

 

Khatumo660.jpg

Ali needs to stop wasting money on inagaruation and invest on khatuum militias third time strike out this the second time he got away ....

 

I am sure a store owner in Jowhar can Arm Galayer better let alone The Somali Gov , Nevertheless they put up fight .

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

I think it is Cali Galaydh who is becoming rogue. He is destroying the credibility of the Sool community. This is the second time he has been chased from this little dusty village at the Ethiopian border. If he has the Support of Reer Sool, why not go to Taleex or Laascaanood. The big players of his Community are either in Hargeisa or Garoowe. This is the work of one man who is unable to understand the political realities on the ground.

 

The man cannot even grasp the political reality. if he cant set foot the historical town of Taleex or his Communities biggest city, Laascaanood, That means he couldn't build any meaningful reconciliation or coalition among the his clan. If you look the pictures of Saxadheer, there wasnt even a hall to hold a meeting. By the way his cousin Xaglatoosiye and friends are the ones chasing Galaydh. This is a sham. with all of Sool he chose a dusty village in order to sneak in to Ethiopia.

 

before he crowns himself a king, he must do the painstaking leg work of reconciling his clan.A usual , for him it is a short cut for power. By the way Punt land is applauding this move by Somalland. They refused the idea of Galaydh holding his Shir in Taleex.

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

 

Daahhadii xamed waxa uu VOA-da u sheegay dagaalkan inay kusoo qaadeen mamuladda Puntland iyo Somaliland

 

Wadaadku, Galeyr, hadii labada dhinacba laga soo galay, aanuna xulufo lahayn, see buu wax ku wadaa?

 

Does anyone care to explain how this Galayr-ing move has united the arch enemies, Pland & Sland?

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

DEG DEG:- Beesha caalamka oo canbaaray kala duldhacday dagaalada Saaxdheer

 

 

 

 

Aug 29, 2014 - jawaab

Wakiilka dowladda Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya James P. McAnulty, Ergayga gaarka ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay iyo Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Michel Cervoned’Urso ayaa walaac weyn ka muujiyey ciidamada hubaysan ee la geeyey Saaxdheer gobolka Sool iyo khilaafka ka dhashay.

 

“Waxaan ku baaqeynaa in si degdeg ah dib looga saaro ciidamada hubaysan Saaxdheer, iyo in si degdeg ah loo sii daayo maxaabiista la haysto. Waxaan ku boorineynaa dhammaan qaybaha in ay ka waantoobaan rabshado iyo in ay sameeyaan dedaal wadajir ah si loo dajiyo, looguna xalliyo khilaafka nidaam wadahadal oo nabadeed. Dhammaan qaybaha waa in ay si degdeg ah u sameeyaan dedaalo muujinayo doonis dhab oo ku aadan abuuritaanka xaalad muhiim u ah daganaansho waarto oo ka dhacda gobolka.”

 

Wakiilka gaarka ah ee dowladda Mareykanka, Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay iyo safiirka Midowga Yurub waxa ay ku boorinayaan maamulka Soomaaliland iyo dadka dagan gobolka xaaladahaan ay saameysay in ay isku howlaan waddo nabadeed oo wax dhisaysa si qaab wadajir ah meesha looga saaro khilaafka.

Waxay muujinayaan sida ay uga go’an tahay in ay gacan ka siiyaan dhammaan qaybaha in ay raadiyaan xeer-jajab iyo in laga shaqeeyo nabad iyo daganaansho waarta oo ka hirgasha gobolka.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

For Galyadh it's win win situation khatuum admin are a recognized faction all

He Needs now is abase a strong hold .

 

If things continue in cat and mouse game whereby Gaylery is seen as Hero among his clan - a man who is fighting for his clan ambitions and self rule things can work out for khatuum faction.

 

We have seen the demos in Laascasno in favor of Ali Khaliif Election we are also witnessing large defection of leaders from SSC from Hargeysa .

 

 

Let's see what Robin Hood does Next

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

He is destabilization the region . since when one single province(Sool), can form a federal state. it must be two or more provinces to qualify. I do not think Somalioland is intended to occupy or force people without their consent.

 

Look at Buuhoodle town, the Garaad community marches with their armored vehicles and their militia without interference. If people of Buuhoodle do not want SOMALILAND , THEY ARE LEFT ALONE. If the Somaliland aRMY want to take over Buuhoodle, it won't take half a day to defeat the militia and control it.

 

So, the issue is not about occupation or forcing people. If militia,and guns are introduced in a divided province, that will destabilize Somalland. If Galaydh have the support of his community , he should go to Laascaanood. The so called international community can't set up a region in a dusty village while so many actors are rooming the land. Rather than crown himself, he should reconcile with his community.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Galbeedi. Somaliland did attack Buhoodle! And Somaliland might be stronger than tribal militias but locals always prevail.

 

Federal State or not, the reality is the fate of the Somali peninsula will be determined through qabil politics. Somaliland might see itself as country but the inhabitants are simply loyal to their clans. I think we should be honest with ourselves and simply accept that,

Share this post


Link to post
Share on other sites

AminAmirArts?ref=h

 

Amin Art playing dirty politics lol Sillanyo cutting his Leg you see the different ...

 

Hargeysa admin are loosing PR the IC are pushing recognizing Ali Khalif making khatuum reality , Somaliland are not in shape to dispute with IC we have seen the return of Nichols Kay submition first hand .

 

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this