Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Well done Xassan Sheikh International community backs the Presidents

Recommended Posts

Madaxweynaha oo shir-guddoomiyay kulan looga hadlayay dib u dhiska dalka

6 0 Google +1 1

2014510635353166287681018Shir4.jpg

 

thumbnailthumbnailthumbnailthumbnailthumbnailthumbnailthumbnail

 

 

Sabti, May 10, 2014 (HOL) — Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir-guddoomiyey shirkii ugu horreeyey ee fulinta ee heerka sare ee madashada saaxiibbada (The first High Level Partnership Forum (HLPF).

Kulanka oo ay ka qayb-galeen in ka badan 15-safiir iyo wakiillada wakaaladaha caalamiga ah, waxaa dib loogu eegay horumarka xukuumadda Soomaaliyeed iyo taageerada la xiriirta ee beesha caalamka si loo xaqiijiyo howlihii barnaamijka Higsiga Cusub, aragtida fog ee 2016-ka iyo ujeeddooyinkii nabadda iyo dowlad-dhisidda (The New Deal Compact, Vision 2016 and the Peace and State building Goals).

 

Madashu waxay kormeer u tahay fulinta barnaamijka heshiiskaas waana meesha ugu muhiimsan ee looga hadlo ahmiyadaha nabadda iyo dowlad dhisidda dalka Soomaaliya inta u dhaxeysa 2013-ka iyo 2016-ka.

 

Qaramada Midoobay iyo saaxiibada caalamka waxaa ka go’an inay waafajiyaan taageeradooda Soomaaliya mudnaanta heshiiskaas oo ay Soomaaliya u baahan tahay sida: wadahadalka siyaasadda ee loo dhan yahay, nabadda, cadaaladda, aas-aaska dhaqaalaha, dakhliga iyo adeegyada guud.

 

Isagoo la hadlaayey madasha madaxweynuhu wuxuu caddeeyay in dowladda ay wax badan ka qabatay ujeeddooyinka lagu heshiiyay. Wax-qabadka lasoo ban-dhigay waxaa ka mid ah xoreynta dhibkii Al-Shabaab laga xoreeyay saddex milyan oo qof oo deggen sagaal magaalo iyo lix gobal. Qaababka taageerada lagu xoojinayo sida unugga isku-dubaridka gargaarka (Aid Coordination Unit) iyo sanduuqa horumarinta iyo dib-u-dhiska Soomaaliya oo la sameeyayay si loo hubiyo garagaarkii Soomaaliya loo ballan-qaaday in la isku-duway lana ilaaliyay.

 

Haddaba si loo helo hufnaan iyo maamul maaliyadeed oo wanaagsan, bangiggii dhexe ayaa boorka laga jafay iyadoo la magacaabay guddoomiyihii Bangiga, ku-xigeenka guddoomiyaha iyo golaha maamulka bangiga iyo guddiga maamulka maaliyadeed iyo waliba guddiga kormeerka maaliyadeed.

 

Sidoo kale, madaxweynuhu wuxuu sheegay in horumarka kaabayaasha dalka ay ka mid yihiin: 35-km oo lagu dhisayo jidadka Muqdisho, mashruucyo waaweyn oo ay ka mid yihiin dhisidda xarun-maamuleedka degmooyinka, maxkamadaha, saldhigyada booliiska, isbitaallada iyo ceelasha biyaha oo laga billaabay Jowhar iyo Marka.

 

“Sanduuqa deeq-bixiyeyaasha Qaramada Midoobay waa mid shaqeynaya oo lacagtii waxay billowday inay kusoo qulqusho qasnadda dowladda, middaasoo wax ka-taraysa shaqada bangiga dhexe. Kooxo shaqo oo ka shaqeynaya ujeeddooyinka shanta ah ee nabadda iyo dowlad-dhisidda ayaa la dhishay; kuwaa oo ku jira howlo la taaban karo oo ah iyo barnaamijo la fulin karo. Qorshaha lagu gaarsiinayo aragtida 2016-ka goballada si loola tashto ayaa heer gabo-gabo ah maraayo,” ayuu yiri madaxweynaha Soomaaliya.

 

Isagoo sii hadlaya ayuu mar kale yiri: “Somalia way xaqiijinaysaa ujeeddooyinka Higsiga Cusub. Waxaa farxad noo ah inaan maanta kala doodno saaxiibadeenna beesha caalamka qorshoyaasheenna si wadajir ah uga baaraan-dageyno wixii la qabtay. Ujeeddooyinku waxay u baahan yihiin qorshe iyo howl-adag si ay xaqiiqo u noqdaan. Bilo badan ayay naga qaadatay inaan dhameystirno qorshayaasha iyo is-tiraatiijiyooyinka muhiimka u ah in la hubiyo marka ay barnaamijyadan u miro-dhalayaan Soomaaliya oo dhan iyo inay yihiin kuwii saxda ahaa ee is-beddelka sameyn lahaa.”

 

Danjire Nicholas Kay aya isaguna madasha ka yiri: “Maanta beesha caalamka iyo madaxweynaha Soomaaliya waxay sii adkeeyeen go’aannadoodii ahaa in horay loogu sii socdo. Waxaa jira arrimo badan oo in la qabto u baahan qatartuna way badan tahay.”

 

Xasan ayaa isaguna madasha ka yiri: “Maanta waxaan ka faa’ideysaneynaa halka aan marayno waxaana naga go’an lixda meelood ee u baahan xalka deg-degga ah. Lixdaas meel waa: dhammeystirka higsiga 2016, sameynta guddiga federaalka, guddiga doorashooyinka, guddiga madaxa-bannaan ee dib u eegista dastuurka, sameynta maamullada KMG-ka ah ee degmooyinka iyo sameynta guddiyada nabadgalyada deegaannada dalka.”

 

“Waxaa na horyaalla ajandayaal waaweyn; waxaana filaynaa inay si wadajir ah u shaqeeyaan hay’adaha dowladda iyo saaxiibadeenna caalamiga ah si loo helo natiijo lagu dhiso Soomaaliya oo sidan ka wanaagsan,” ayuu madaxweynuhu ku soo gaba-gabeeyay hadalkiisa.

 

Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online

maxuseen@hiiraan.com

Muqdisho, Soomaaliya

 

- See more at: http://www.hiiraan.com/news/2014/May/wararka_maanta10-46514.htm#sthash.rhvP2akb.dpuf

Share this post


Link to post
Share on other sites

bananbax_tager_5.jpg

 

 

xasan-xamar-12.jpg

 

 

 

 

Isagoo la hadlaayey madasha madaxweynuhu wuxuu caddeeyay in dowladda ay wax badan ka qabatay ujeeddooyinka lagu heshiiyay. Wax-qabadka lasoo ban-dhigay waxaa ka mid ah xoreynta dhibkii Al-Shabaab laga xoreeyay saddex milyan oo qof oo deggen sagaal magaalo iyo lix gobal.
Qaababka taageerada lagu xoojinayo sida unugga isku-dubaridka gargaarka (Aid Coordination Unit) iyo sanduuqa horumarinta iyo dib-u-dhiska Soomaaliya oo la sameeyayay si loo hubiyo garagaarkii Soomaaliya loo ballan-qaaday in la isku-duway lana ilaaliyay.

 

Haddaba si loo helo hufnaan iyo maamul maaliyadeed oo wanaagsan, bangiggii dhexe ayaa boorka laga jafay iyadoo la magacaabay guddoomiyihii Bangiga, ku-xigeenka guddoomiyaha iyo golaha maamulka bangiga iyo guddiga maamulka maaliyadeed iyo waliba guddiga kormeerka maaliyadeed.

 

Sidoo kale, madaxweynuhu wuxuu sheegay in horumarka kaabayaasha dalka ay ka mid yihiin: 35-km oo lagu dhisayo jidadka Muqdisho, mashruucyo waaweyn oo ay ka mid yihiin dhisidda xarun-maamuleedka degmooyinka, maxkamadaha, saldhigyada booliiska, isbitaallada iyo ceelasha biyaha oo laga billaabay Jowhar iyo Marka.

 

 

Congrats to the SFG Somalia is Heading in the Right direction thanks to the great Leadership of Somali President Xasan Sheekh Maxamuud and the Top Leadership of SFG including the PM and His cabinet.......................

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Thanks to the Somali President Somalia is moving towards Good Governance

 

 

Xarunta tababarka booliska ee Gen. Kaahiye ayaa waxaa maanta lagu qabtay tababar ay soo abaabushay wasaaradda arr. Gudaha kaas oo ku aadan xagga maamulka gobolada laga xoreeyay Al-Shabaab.

 

 

Nine newly liberated Towns and cities are to get new Police stations - district head Quarter building renovated - Hospitals and etc .

 

 

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdsho General Xasan Maxamed Xusueen Muungaab ayaa xalay la kulmay ciiidanka Ilaalada deeganka, kuwaasi oo uruurin doono canshuurta ay bixiyaan dadka, sidaasi darteed Waxaa caawa Daaha laga Rogay Ciidankii soo uruurin lahaa canshuurta iyo kuwii sugi lahaa ammaanka canshuur uruuriyaasha.

 

 

232.jpg

 

516.jpg

 

Building Infrastructures for all Government Institution are significant step towards Good Governance and accountability .

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

HAG Elitism must end in Somalia's Capital. Qoslaaye and his ilk have got to go and be replaced with others who are far more competent than they are and who can support the creation of Federal States.

 

The last thing I'd want to see in Somalia is a Central Government in Mogadishu dictating to others what they can or can't do. It's against our culture and there ain't no way I'm gonna take ridiculous orders from a Government Bureaucrat who lives in a far-off capital city. It's a recipe for disaster and economic mismanagement.

 

Elitism leads to favoritism, which leads to Cronyism.

 

Before you know it, Somalia could AGAIN become a country where the only way you can achieve something is to have political connections or to have an Uncle in an important position. It could become a total HAG domination of politics/business. That's cronyism, and the Italians/Greeks are especially infamous for that type of behavior. And it's one of my greatest fears for Somalia.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Qoslaye is on his last legs. His own subclan turned against him after they realized he did nothing in 2 years. when you own clan say enough is enough, you are really in trouble. lool. Unuka had enough with this guy.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ no he's not at his last legs,concerned supporters see how Kismayo is robbed and along with puntland ganged up on him,add that to the 5th Kilinka which every PL president pays homage to, to drum up the D encirclement of Mogadishu.That's why elders are in Hargeisa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Buuraha, am glad you see that hag are being encircled by the defeated lot, so make sure that uncle Silanyo provides Culosow all the help he can give...

 

IRIR solidarity is what is called for!

Share this post


Link to post
Share on other sites
:D ..Is IRIR really some for real.I'm at loss here, can you explain to me how they related and where I belong to Irir...there's nothing saying Irir in my lineage.

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

:D
..Is IRIR really some for real.I'm at loss here, can you explain to me how they related and where I belong to Irir...there's nothing saying Irir in my lineage.

 

IRIR is a fictitious lineage created under mysterious circumstances to counterbalance the Elephant in the room which is the Defeated Lot) :D

 

Now you may be right that no one told you that you share a common ancestor with the anarchists of the south, and the reason was because Somalilanders mistakenly thought that they could amount to something worthwhile in Somalia without the support of their troublesome Kinfolk from the south. But the elders in Hargaysa have now realized the folly in this sort of thinking and have now decided to embrace once more their erstwhile cousins in the south in the hopes that they could face the big Elephant of Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Deeq A.   

Hawdian and others, please respect the rules of the website and stop referencing Somali clan names. It is a violation of SOL rules.

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol@admin :D

 

You deleted something, but left alone the "defeated lot" reference. So answer me this, when is one reference better than another?

 

I gladly await the day Somalis outgrow clan politics and move to a multiparty political system. But until such a time, these references will have to suffice. I mean seriously, how are we to discuss the 4.5 system currently in place in Somalia without being creative with our references since an outright mentioning of the constitute clans of the 4.5 political system is NOT ALLOWED?

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this