Sign in to follow this  
Jiir-Jiroole

Somaliland Waxay Ubaahan tahay Kacdoon Badbaado.. Waxaynu ku Hungowney Cadaaladdii Siilaanyo

Recommended Posts

Waxaa Burburay Huwantii Beesha Madaxweynaha Oo Durbadiiba ukale Jabay Muuse Abokor Iyo Maxmed Abokor !!! Oo ay Inta Qarranka Ugu Dhumucda weyn Golaha Guurtida, Salben Gaal, Golaha Wasiiradda Eng. Shidaalada Dilaala, Iyo Rasul Wasaaraha Sharci Darada ah Wa Xirsi, Agaasimhii Maaliyada Jamac Odey, Badhasaabka Burco Iyo Maareeyaha Tayada. Intaasi Waa Ma badh Mise Badh Badh Libaxaale, Karog OO Hadana Saar, Waa Quman Iyo Qaybtii Bahda Kale, Wasiirka Garoonka Kubada" Iyo Wasiirka Garoomada Hargeysa Iyo Berbera Waxaa U Raaca Mobile Sameeyaha Radio Hargeysa Iyo Ag. Guud Ee Dibu Dejinta, Beeshan Dambe Oo. Siyaasiyan ahayd Beelihii Siyaad Barre Ka Urrinayey Siyaasiyiintii 60 Mohamed Ibrahin Cigaal loo tirinayey Waxaa Jirey Takoor Xukuumaddii Siyaad Saartay, Xiligay Qabsatey, Ee Ahmed Kayse Oo Kamid ahaa Ragii Xoriyada Dhaliyey Michel Miryano Ahmed Ali Farah, Ahmed Du alle (Ahmed Kayse) Amb. Hashi. Waxay noqdeen Debed Meer...Waxaa Ragbadani kusoo biireen DHWS AMA SNM Taas Oo Deedan ahaan ahayd Howdka Reseve area Waxaa Degaan ahaan u lahaa Beesha Siilaanyo, Bal Aaan Dib u Milicsano, Waxaa Hogaanka Qabtay Siilaanyo 1984. Wuxuu Ugu Yimid Siyaasiyiintii Muuse Abokor, Sida. Jamac Salah Midhiq, Hure, Hilaac, Aden Jamac Sahar, Muse Hassan Dhunkaal Iyo Siciid Jamac Saalax. Dhamaantood Waxay kala Kiulmeen Cadaadis Iyo In ay Saaxada SNM Taladeeda Mugku yeeshaan, isagoo keenay Darawaliin Iyo odayaal Reer Miyiya Oo Beeshiisa.. Waxaaa Duudsi Iyo Hungo Noqday Magacii lagu Maxaafsanayey Markuu Madaxweynhu kategey, Cumar Jibriil, Cibraan, Sanbuur Iyo Samane Abokor...INtaa Hadaynu Ku dhaafno Cadalada Beeshiisa Dhexdeeda Iyo Dhamaan Qandaraasayada loo tiriyo Beesha Oo Haday airport tahay, deked Iyo Direys gaadiid ay Beeshiisa qaadatay... Beelahan Siyaasadu kala irdhaysay Wxaa loogu abaal gudey Xadhigii Boqor Buyr Madow Maanta Waa Aflameer, Agaasime Ahmed Cilmi Barre, Iyo Xayiraadii Raage, Aar Goosigii Guriga Abdilaahi Mohamed, Iyo Digreetadii Shidaalka Waa Horumarka Siilaanyo u Sameeyey Beeshiisii Garadag kusoo dooratay.... Muuse Bokor Wuxuu Degaa Sool, Saraar, Sanaag, Saahil, Togdheer, Iyo Hargeysa Oo ay Ka mid yihiin Dadka Caasimada Sida Weyn usoo degay INtaba Golahooda Deegaanku Wuu Kasoo baxay.. Halka Mohamed Abokor Dego Degmada Burco Keliya. Iyo Xoogaa Saahil Dega

Habar Awal... Waxay u kala baxday Ciise Muuse, Maxaned Iyo Aadan. Mohamed Agaasimaha Kaluumaysiga Iyo Wasiirka Qorshaynta Qaranka.. Bes, Gudoomiyaha Gudida dorashooyinka, Maareyaha Dejeda, Agaasimaha. Guud Ee Dhirta Iyo Daaqa, Wasiirku Xigeenka W Arimaha Gudaha, Lataliyaha Booliiska Ee Madaxwuyneha.. Intaas a Waa bahda Aamina Weris, Oo Kuwii Caayi Jirey Dad ugu Jecel. Mihamed Ciise Waxay Degaan Sheekh, Burco, Berbera, Hargeysa.. Halka Adan Ciise Ka Dego Abdaal ilaa Dacar budhuq...

Sacad Muuse Waxay Haystaan Xukunka Iyo Shaqaalaha Dalka Iyo Hayadaha Madaxa Banaan 70% Waa Arrington iyadu Ubaahan in Somaliland Dib is ugu noqoto, Dalkan Beli Malaha Cadaalada Darro kaweynina Majirto.. sidaan Oo ay tahay Ayaa Wasiirka Maaliyadu Horseed u Noqday inuu beesha ku soo jeediyo dadkii...

 

Beesha ***********.. Siilaanyo Wuxuu ku qaaday Dagaal aan lagaranayn sababta u uka jeeday waxaana la filayey inay soo dhowaato, xilalaka Cida Haysaa Waa Jaamac Siyaad, Haday Tahay Abaan Duulaha, Generalka, Haday Tahay Wasiirka Gancsiga, Iyo Haday Tahay Wasiirka Cusub weliba Waa Reer Warsame Oo ah 5% *********** Reer Warsame,, Waa shirqoolada Iyo Dhagaraha Siilaanyo Iyo Kooxda ku Xeerani Ee aan aqoonta lahayni Malegayaan.

 

******** Iyada Siddi Madaxweyne Ku Xigeenka Xirsi Loogu legdey, way daawanaysaa, sed ahaanse nuxurka maamul ka Waxay ku lee yihiin wax kabadan inta *********** AMA Hjeclo, Balse Waxaa Xirsi Iyo kooxdiisu Meeha ka saareen Takaddii Iyo Ka dhexdeeda Muuqashadii Awoodii Madaxweyne Ku Xigeenka Taas Oo Siilaanyona ku Raacay In Takada Dalka Xirsi hayo

 

Beesha Ciise, Waxy Hungo madhan ka jogtaa Xukuumada Syiilaanyo, Waxaa is ugu Darsamay Cadaadis Iyo Colaad Beesha ******** Iyo Isaaqu Isugarab sadeen , Waxaa baabay golihii Guurtida Waxaa fadhiid noqday golihii parliament ka Ciisaha Waa Beesha ugu Dulman Xukuumada Suilaanyo.

 

Arabka. Waxaa haysta laba dhibaato, mid Waxaa gaadhsiiyey Xukuumada Siilaanyo Oo Saamigii Beesha Reero kale ku tistay, Waxaanay kale Oo la kulmeen Xisbi Sigaara Dawladu uka dagaalantay, Xirsi Oo Colaad gaara u hay beesha Iyo hagardaamooyin Siyaasadeed Oo Mdaxtoyada kaga yimid.. Colaado kill ka soo food saaray, Iyo xaalka godane. Siyaasiyiintiida Oo aan wada soon.

 

**********.. Waadiga arka Wasiirkii double PHD ahaa in la eryey, iyagana wax badani ummayaalaan, saa Dad garanaya meelay degaan Iyo Waxay gudaan Ma talinayaan.

 

Ciidagale, Waxaa soo Maray Wasiir Taariikhi ah, Oo dalka wax weyn u qabtay, Waxaa lagu bedeley afku xoogle Caafimaadka Ummaddu Siyaasad Iyo Khamaar magalo, Hadii Siilaanyo Fursad u helay inuu medical check up dhakhtarka biqorada ingiriiska ku tago.. Anaga Waxaa noo ahaa Dr. Xoog. Xaglo toosiye Maad meel kale geysid Oo Ummada ka xishootid, Ciidagale gale Diwlada Saami Qalma kuma laha kumana ay lahayn, waana Cadaalada darada Beesha garxajis siilaanyo ku sameeyey. Waxaana kow ka ahaa Dagaalkii lagu qaaday Gaboose, Iyo Mohamed Abdliaahi Gudoomiyihii 2aad Ee kulmiye.

Habaryonis, Wuu kala quay shey wax manfacleh Oo lataaban Karo Wasiirka Amiga Iyo xoolaha. Waana Beel gigolo badan degta.

 

Kulmiye.

 

Dibu ugu noqo Sheeko Cali gurney, Hadii Waa lagu dalici jirey waxaasuu qabtay, AMA Halgan mujahideen buu ahaa SNM, AMA Degree buu sitaa, AMA Beel Balaadhan buu Afyaqaan Oo dowlada ku soo xidhayaa !! Somaliland maxaa Maanta lagu Dalacaa 2013 Oo Dowladii sOmalia Aduunyadu Taagero Xoogle siisay, Waxaa lagu Dalacaa, Samaale Ayuu u qoslay, Xirsi buu Amaanay, Inantii Xirsi Xidhay buu u jawaabey, Xasan Ciisuu Caayey, Muuse Abokor Ayuu la col yahay, Maxamed Kahin buu ka hadhay, Muuse Biixi Ma arki Karo, Dhegewayne lama qayilo, Shirka Sacad Muuse Ma taageersana IWM. Xigmadii Qaranku Halkaasay Maraysaa.

 

Cali Gurey la arkee waxkaleeto, Wuxuu la dardaarmay Mohamed Hashi Wuxuu is casil, Wuxuu la dardaarmay Boobe Oo sii sheegay Waxaa dhici doona, Wuxuu

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Stop writing qabiil names waryaa, take your issue elsewhere, you seem to have some brain damage, caused by Somaliland!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

loooool it was in the article written on a somaliland website dancing man how are we expected to post if those who have written the article can only express themselves on clan lines dancing man???

Share this post


Link to post
Share on other sites

WAA KOW..............................

 

Aqoon yahan jiir ayaa u soo jeeday siilaanyo in uu si deg deg ah isku casilo ,hadii uu diidana xilka laga xayuubiyo, ka dibna maxkamada la soo taago.

 

Anigoo ah aqoon yahan jaamac cilmi jiir oo madaxweyne siilaanyo isku beel nahay ayaa waxaan ka damqaday xaalada uu hada uu dalkuy marayo oo ah meel adag,iyadoo dhalinyradii dalku aysan hayn wax shaqo ah , isla markaana ay sii badatay qabyaaladii oo uu horseed ka yahay siilaanyo ,hadaba waxaan umada reer somaliland iyo madaxweyne siilaanyo u soo jeedinayaa laba arimood oo kaal ah .

 

1: in madaxweyne siilaanyo xilka iska casilo madaama oo uu ku fashilmay gudashada waajibaadka qaran ee loo igmaday . waayo hada dalku wuxuu ku socdaa iyo halka uu marayo cidi garanmayso sidaa daraadeed waxaan ugu baqayaa madaxweyne siilaanyo in uu xilka iskaga tago oo uu is casilo , hadii uu diido waxaan ugu baaqayaa umada somaliland inay ridaa waayo miyuu ka wanaagsan yahay madaxaweynaha dalka masar oo hada mudaharaado waaweyne ku socaa siddii xilka looga qaadi lahaa , waayo madaxweyne mursiga masarba waa la doortay oo hal sano ayuu haayya xilka xalka uu siilaanyo xilka hayay mudo sanad sano ah, markaa waa in xilka laga qaadaa, oo hadii uu diido xilka xayuubin lagu soo oogaa oo weliba amxkamada la horgeeyaa oo lagu soo eedeeyaa musuq-maasuq ,cadaaladaro iyo fidinta qabyaalada oo hada umadadii reer somaliland kala fogeysay.

 

Gabagbadii waxaan leeyahay shacabka reer somaliland iyo cid kasta oo ka naxaysa dalkan inay talaabo qaado sidii loo badbaadin lahaa dadka iyo dalkaba.

 

Qalinkii:Aqoon yahan Jamaac Cilmi jiir

 

Hargeysa/Somaliland

http://www.qarannews.com/2013/07/aqoonyahan-u-soo-jeeday-siilaanyo-in-uu-si-deg-deg-ah-isku-casilo-hadii-uu-diidana-xilka-laga-xayuubiyo-ka-dibna-maxkamada-la-soo-taago/

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maqane   

Kan Qorraalka qoray wuxuu u baahanyahay in uu marka hore ka hadlo waxbarasho kacdoon intuu ka hadli lahaa wadan kacdoon oo uu iskuul aadaa si uu Afsoomaaliga si fiican u soo barto ka bacdina howshiisa wadaninimo sii wato. :P

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

nuune;966404 wrote:
Stop writing qabiil names waryaa, take your issue elsewhere, you seem to have some brain damage, caused by Somaliland!!

Did you hear about the Khat ban in the UK, nuune? Bal ka waran qof maanta qaatka bartay? Qofkan aad la hadlayso is a clear retaliation for the doing of the infamous Xaaji. I fully blame you for this. :D :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Why is it whenever Silaanyo reshuffles his cabinet, habruhu wey isku dhex yaacaan?

 

Silaanyo won fair and square, and who he appoints to which office is his prerogative.

 

P.S

Jir Jiroole, welcome to the forum saaxiib.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this