Sign in to follow this  
xiinfaniin

Hassan Dahir Accuses Godane with Murderous Agenda

Recommended Posts

Xasan Daahir oo Godane eedeeyey

17 May 17, 2013 - 6:31:42 AM

 

Shiikh Xasan Daahir Aways oo ka mida hogaamiyaasha ururka Al-shabaab ayaa ku edeeyay Amiirka kooxda Axmed Cabdi Godane guuldarooyinkii waayadan danbe kooxda loo soo gudboonaaday.

 

Cajalad maqal ah oo warbaahinta Somalida soo gaartay ayaa Shiikh Aways uu sheegay in taladii ururka ay gacanta u gashay hal qof oo sababtay sida uu sheegay in kooxda gacanteeda ay ka baxaan deegaano badan oo ay ka talinjirtay.

 

Waxa uu xusay in khilaaf uu ka aloosanyahay kooxda dhexdeeda ,islamarkaasina qorshe ay soo jediyeen qaar ka mida hogaamiyaasha oo ahayd inuu ka dego xilka Axmed Godane uu ku gacan sayray.waxana uu raacshay in amaro khaldan ay keentay guuldarada kooxda ayna ka dhex jirto ururka ismaqal la'aan.

 

Xasan Daahir waxa uu ka hadlay dagaalyahanada ajaanibta ah ee kooxda oo uu sheegay inay ku jiraan xaalad adag oo uu Godane uu ka dhigay kuwo la diley ,kuwo la xiro iyo qaar kale oo uu ku raadjoogo.

 

Abu Mansur ee Al-Amriki oo ka mid ah dagaalyahanada ajaanibta ah ee Al-shabaab ayaa shaaciyey dhowaan inuu ka badbaaday isku-day dil ah oo Godane soo amray ,waxana uu ku faafiyey bogiisa Twitter-ka sawiro dhacdadan muujinaya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

xiinfaniin;951627 wrote:
^^I am sure you receive this news with mixed feeling

Mixed feeling i just see Alshabaab disorganized and about to be complete history in the near future.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Xaaji interesting u dont support him when it is clear they are about to become history. But in all fairness I doubt Xajigu ever really supported Godane

Share this post


Link to post
Share on other sites
D.O.C   

This awes guy is looking for a way out and he doesn't seem to know where to go for exit unless he blames his close associate.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Wareysiga Sheekh Xasan Daahir ee Somali Channel. Waxaa wareysigiisa ka muuqda, principle, Diin, Geesinimo & Siyaasad. Si fiican u dhegeyso markuu ka hadlahayo 1) is barbardhigiisa Shabaab & Dawladda. 2) Ingiriiska & Shirka London.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Yunis   

"Waxaan Dareemaynaa, Umadii aan rabnay in aan ayaga dhibka ka qaadno, ayaan anagu dhib ku haynaa"...Xasan Dahir aweys...realizing the end is near

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this