Sign in to follow this  
xiinfaniin

With Colonial Borders Map at Hand, Somaliland TV Reporter Ends Up in Puntland County Jail

Recommended Posts

WAR DEG-DEG AH: Weriye C/naasir khaalid Siciid oo Ceerigaabo uga soo warrama Hadhwanaagnews iyo Tvga Somalichannel ayaa lagu xidhay Magaalada Badhan.

 

Weriye C/naasir Khaalid siciid oo ahaa weriyihii Shebekedda Hadhwanaagnews iyo Tv ga Somalichannel Ee Gobolka Sanaag Fadhigiisuna yahay Magaalada Ceerigaabo oo socdaal shaqo ku tagey magaalada Badhan ayaa manta uu xabsiga dhigay Ninka guddomiyaha Gobolka Badhan ugu magacaaban Dhinaca Puntland Maxamud Siciid Ciyoon.

 

Weriyaha oo aan goor dhoweyd khadka telefoonka kula xidhiidhnay ayaa sheegay in Guddomiyaha Gobolka badhan ee DHinaca Puntland uu kula

 

kacay waxyaabo arxan darro ah oo isugu jira, handadaad, qalabkii oo uu ka qaaday kana jejebiyey, isagoo kadibna xabsiga dhigay illaa haddana uu xidhan yahay, mar aanu waydiinay waxa ku kellifay guddoomiyahaas inu falkaas kula kaco waxa uu sheegay inaanu weli wax war ah ka haynin sababta uu ninkani u weeraray.

 

Waxase u sheegay in ninkaasi ka shakiyey uun inaan wax ka duubayo dhinaca Somaliland balse aanu wax kale u garanayn, Weriye C/naasir khaalid siciid oo ka mid ah Weriyaasha Qun yar socodka ee aan warbaahinta u adeegsan waxyaabaha uu shakhsi ahaan diidan yahay islamarkaasna kamid ah weriyaasha faro ku tiriska ah ee aadka u ilaaliya shuruucda saxaafadda ayay noqonaysaa markii ugu horeysay ee gef badheedh ah ay ula yimaadaan maamulka Puntland ee dhinaca yar sheegta inay maamuulaan, wallow aanu ninkan guddoomiyaha ugu magacaabani awood sidaa u sii weyn ku lahayn magaalada Badhan.

 

Suxufiyiinta Gobolada Bariga Somaliland oo aad uga xun xadhiga iyo handadaada weriyahaas loo geystay ayaa ka codsanaya xukuumadda Somaliland iyo maamulka puntland ba in weriyahaasi si degdeg ah xorriyadiisii loogu soo celiyo, waxaana ninkaasi weriyaha weerarka qaawan ku qaaday uu isu arkaa nin muujinaya awooddiisa balse aanu wax awood ah ku lahayn Gobolka,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Feel sorry for this young reporter, he must have taken Somaliland's colonial map quite seriously , forgetting that all politics are local and maps of 1900s do no longer apply

 

Xaaji Xunjuf baa gubaabiyey sow maaha

Share this post


Link to post
Share on other sites

Colonial map dadkan waan la yaaba tallow xuduuda Kenya iyo Somalia tallow ma asxaabihi ba sameyey.

Laaakin the SL Somalia border wa xuduud isticmaar wa in la diida.

 

Wariyaha waa la si deyn ha u baqan

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ I too hope the reporter will be released xaaji xunjufow, the point is much larger than that :D

 

It is a story of brainwashed kids who were taught wrong geography lessons.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

The reporter will be free again and will soon report from that area the breaking news that "the former gudoomiye of Puntland has defected to Somaliland with some elders and subordinates":)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tallaabo;928162 wrote:
The reporter will be free again and will soon report from that area the breaking news that " the former gudoomiye of Puntland has defected to Somaliland with some elders and subordinates":)

Dr Dabayl :D hadhow waxad maqli magaalada oo dhan ba so goosatey oo rabta inay hargeysa so ag degto :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

waa run xaaji. sheekadan la inoola yimi ee gudooniye butilaan ah ayaa wax badhan ku xidhay beri bay isbadeli doontaa inshaallah;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

"beri bay isbadeli doontaa inshaallah"

 

The recognition will come tomorrow miyaa , that is not an incorrect geography lesson, it is rather a 22 years old wish which time has not been nice to it. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

xiinfaniin;928167 wrote:
"beri bay isbadeli doontaa inshaallah"

 

The recognition will come tomorrow miyaa , that is not an incorrect geography lesson, it is rather a 22 years old wish which time has not been nice to it.
:D

No, before the recognition when the cousins and uncles of the "gudoomiye" defect to Somaliland as they are already doing.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wariyaha waa in si deg deg ah looga soo siidaayaa Xabsiga isagoo waliba kulabisan dhar looga tolay calanka Somalia hadiyad ahaanna loo siisiiyaa map-ka Somalia.

 

Kolay hadhow markuu Hargesia tago ayuu oran mara xun oo uraaysa ayay iigaliyeen map fake ahna waa isoo siiyeen :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

I suggest this young reported should be released . But some geography lessons are in order: the old colonial maps are gone with the fall of British Empire . This is the land of Ali Shire dynasty :D (that one is for Oodweyne )

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this