Sign in to follow this  
xiinfaniin

Gedo Delegates Arrive at Kismayo Airport

Recommended Posts

Carafaat, apparently you are clutching at straws :D

 

to try any method, even those that are not likely to succeed, because you are in such a bad situation

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

You have announced nearly a month ago the succesfull outcome of this Conference, only to correct yourself a month later that a third of the delegation wasnt even there, National Goverment opposing declaring unconstitutional.

 

Adeer tartiib usoco, arintan waad hor boodisaaye. :P

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dabrow   

The delegate allocation is a problem and its not in the interest of gedo folks. Until a more balanced and fair allocation takes form then gedo folks should back governer Kalil.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dabrow;928808 wrote:
The delegate allocation is a problem and its not in the interest of gedo folks. Until a more balanced and fair allocation takes form then gedo folks should back governer Kalil.

I told Xiinfaniin that i said the biggest players like the Governor kaliil and other gedo heavyweight politicians are not on board including the Prime Minister. He simply ignored it this conference is still not all inclusive and will remain unconstitutional and that's what the Mogadishu goverment will say in the next coming days.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wafdi uu hogaaminayo Ra’isul wasaare Saacid oo la filayo in uu booqdo magaalada Kismaayo

 

Khamiis, 21 Maarso, 2013(HOL) - Wafdi uu hogaaminayo ra’isul wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi faarax Shirdoon Saacid ayaa la filayaa in uu dhawaan soo gaaro magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka J/hoose sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen xubno ka tirsan masuuliyiinta shirka maamul u sameynta Jubooyinka.

 

Gudoomiyaha gudiga Farsamada shirka maamul u sameynta Jubooyinka C/qani Cabdi Jaamac oo hadal ka jeediyay shir ay maanta isugu yimaadeen ergada ka qeybqaadaneysa shirka maamul u sameynta gobollada Jubooyinka ayaa sheegay in 23-ka bishan la filayo in magaalada Kismaayo uu soo gaaro wafdi uu horkacayo ra’isul wasaaraha Soomaaliya.

 

Masuulkani ayaa sheegay in ay wadaan diyaargarow ku aadan soo dhaweynta wafdigaasi, isagoona xusay in wafdiga ra’isul wasaaraha uu ka qeybqaadan doono howsha maamul u sameynta gobollada Jubooyinka.

 

“Waxaa aad iyo aad farxad weyn inoogu ah in labada maalmood ee soo socoto uu inoo iman doono ra’isul wasaarihii dowladda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), wuxuuna noogu iman doonaa halkan booqasho, waan u diyaargarooweynaa, waan soo dhaweyneynaa, waana nin reer Jubbaland ah,” ayuu masuulkani hadalkiisii raaciyay.

 

Arinta ku aadan imaatinka wafdiga ka socda dowladda Soomaaliya ayaa siweyn looga hadal hayaa magaalada Kismaayo, waxaana ay dad badani aaminsanyihiin in imaatinka wafdiga ka socda dowladda Soomaaliya uu wax weyn ka badali doono kala duwanaashihii xaga fikirka ee arinta maamul u sameynta Jubooyinka.

 

Dowladda Soomaaliya ayaa marar badan oo hore wufuud kala duwan usoo dirtay magaalada Kismaayo, haseyeeshee wafdiga ra'isul wasaaraha ayaa hadii uu yimaado wuxuu noqon doonaa wafdigii ugu cuslaa ee ka socda dowladda Soomaaliya oo soo gaara magaalada Kismaayo.

 

Xasan Nuur, Hiiraan Online.

Hnur@hiiraan.com

Kismaayo-Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kismaayo(RBC Radio) Waxgaradka gacanta ku haya shirka maamul u samaynta gobolada Jubooyinka iyo Gedo ee ka socda magaalada Kismaayo ayaa waxaa la sheegayaa in maanta shir ay isugu yimaadeen.

 

Shirka ayaa waxa uu ahaa isbarasho ergooyinka ka kala yimid gobolada Jubbaland iyo qurbajoogta waxaa kaloo looga arinsanayey sidii ay R/W Saacid ugu soo dhaweyn lahaayeen shirka Kismaayo.

 

Macalin Max’ed Ibraahim oo ah gudoomiyaha gudiga farsamada maamul u samaynta Jubaland ayaa sheegay in shirka maanta looga arinsaday dardar galinta shirka ka socda magaalada Kismaayo ee maamulka loogu samaynayo gobolada Jubooyinka iyo Gedo.

 

Kulanka maanta ay yeesheen hawlwadeenada shirka maamul u samaynta Jubaland ayaa waxaa sidoo kale la iskula soo qaaday soo dhaweynta R/wasaaraha xukuumada Soomaaliya oo lagu wado inuu gaaro magaalada Kismaayo maalinta sabtiga ah ee soo aaddan.

 

R/wasaare Cabdi Faarax Shiirdoon Saacid ayaa la filayaan inuu door ku yeesho hogaaminta shirka maamul u samaynta Jubaland ee ka socda magaalada Kismaayo wararka aan ka heleyno magaalada Kismaayo ayaa ku waramaya in dowlada Soomaaliya ay wax badan ka tanaasushay waxaana muuqata in madaxda dowladda iyo madaxda shirka Kismaayo ay gaareen is afgarad oo ku saabsan doorka dowlada Soomaaliya ku yeelan doonto shirka maamul u sameynta gobolada hada la isugu yeero Jubbaland.

 

Dowlada Soomaaliya ayaa hore dhowrb jeer sheegtay fikirkeeda ku saabsan shirka maamul u samaynta jubaland waxayna ku tilmaantay mid aan sax ahayn oo loo maray wado qaldan iyadoona gaashaanka u daruurtay balse waxaa hada muuqata in isfaham buuxa uu dhexmaray waxgaradka ku hawlan shirkaas iyo madaxda ugu sareysa dowlada Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Jubbaland State will prove that our secessionist brothers are novice in the politics game---they never fully understood, south's political dynamics , falling victim to the misinformation spread by economic migrants in Hargeysa (that means my friends Abwaan and Liqaye ...)

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

xiinfaniin;928666 wrote:
LOL@ three presidents

 

Our brothers from the North never cease to amaze . There is something called Jubbaland Charter, should be out as soon as they approve it.

I am hoping you're including Khadar in this "brothers from the north" label. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Carafaat;928626 wrote:
Even if the Gedo folks give the green light for this maamul, they will for sure demand the highest position. Which in turn will not comforting for our Somali-kenyan friends who hope to create a region with 'lose' thighs to Xamar and strong connection to Nairobi.
:D

Gedo folks claiming the leadership of this Jubbaland. I told you so.

 

P.S. Only looser here is Aphopis and the Kenyans. :P

Share this post


Link to post
Share on other sites

Apo,

 

If you see Caqli Carafaat at work , please don't honor with a response. He started talking from his lower cavity now, after the upper one has been decidedly owned

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ Virus aka former I suppport Somaliweyn, before you said maamulka Kismaayo fled to Nairobi, and after they came back to Kismaayofew days ago you went into hiding, and now youcameback and said where is Madoobe, for your info, Madoobe kaliya ma ahan maamulka Kismaayo, if he stayed in Nairobi for personal reasons that is up to him, he will come to Kismaayo sooner or later, but what would you say markuu tomoro imaado Kismaayo, would you go into hiding again, waligaa iyo adduunkaa ma dhuumasho ayaad ku jiri virusyahow.

 

Adoo nool inaad is duugto ayaa dhaanto, ama markii ay Hooyo kudhaleysay ay booskaaga Ukkun dhasho ayey aheyd, sidan si kuu ma ahan, war ma gabadh reer Jubbaland ayaa kugu xumeesay

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^nuune, dont waste your time with such personalities

 

Apparently there is a deep envy and hatred at work here. Carafaat is asking about Puntland and Faroole in a Kisamyo thread :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this