Sign in to follow this  
xiinfaniin

How Mogadishu (Abwaan) Media Sees Kismayo Conference

Recommended Posts

Magaalada Kismaayo waxaa ka furmay shirkii maamul sameynta gobolada Jubooyinka iyo Gedo

 

Sida uu warbaahinta u xaqiijiyey afhayeenka maamulka KMG ah ee magaalada Kismaayo C/naasir Seeraar Shirweynihii maamul sameynta gobolada Jubbooyinka ayaa si rasmi ah uga furmaya magaalada Kismaayo ee gobolka J/hoose barqanimadii maanta.

 

Shirkan maanta la sheegay inuu ka furmayo magaalada Kismaayo oo dhowr jeer oo hore dib u dhacay ayaa ku soo aadaya xili xaafada Calanley iyo xaafado kale oo ku yaala magaalada Kismaayo ay isku hor fadhiyaan ciidamo beeleedyo maalmo ka hor halkaas ku dagaalamay.

 

Afhayeenka maamulka Kismaayo ayaa intaa ku daray in shirka oo ka furmay hoolka Jaamacada magaalada Kismaayo ay ka qeyb galayaan ergooyin gaaraya ku dhowaad 500 oo ka socda beelaha dega gobolada Jubooyinka iyo Gedo iyo siyaasiyiin fara badan oo uu ka mid ahaa Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) gudoomiyaha Jabhada Raaskambooni.

 

Ma jiraan illaa hadda madax ka tirsan dowlada Somalia oo ka qeyb galeysa shirka ka furmaya Kismaayo, iyadoo dhowaana ay aheyd markii raisul wasaaraha Somalia uu ku baaqay in dhinacyada ay quseyso arinta Kismaayo ay shir wada tashi ah isugu yimaadaan magaalada Muqdisho.

 

Lama oga in dowladu ay aqoonsan doonto natiijada ka soo baxda shirkan oo laga cabsi qabo inuu uga sii daro muranka ka taagan qaabka maamul loogu sameynayo Jubooyinka.

Dhinaca kale, Siyaasiyiinta, waxgaradka iyo qeybaha bulshada gobolka Gedo oo kulan uu uga socday maalmahan magaalada Garbahaarey ayaa sheegay iney qaadaceen ka qeyb galka shirka Kismayo oo ay sheegeen in qaabka loo abaabulayo uusan aheyn mid sax ah, iyagoo xusay in qeybo ka mid ah Jubooyinka iyo Gedo ay weli maamulaan Al-Shabaab.

 

Afhayeenka maamulka KMG ah ee magaalada Kismaayo C/naasir Seeraar ayaa sheegay in shirkan ay maalmaha oo socda ku soo biiri doonaan wufuud ka kala imaneysa magaalooyinka Garowe iyo Nairobi uuna socon doono shirkan illaa inta maamul looga sameynayo gobolada jubooyinka iyo Gedo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The say the conference commenced while two armies belonging to different clans are facing each other in the historic section of Calanley :D.

 

They also say that Gedo community has boycotted the conference :D

 

Waa kaa caqliga Abwaan

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol@the title. Xiin you are on fire these days . Bal u kaadi shirku ha dhamaadee waa intaasay is qaban waydaa salaaduye:D

 

Horta waxaan ku waydiiyay shirku intuu soconaya? qaab noocee ah ayaa wax loo qaybsanayaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Waraa Macallilnka , ninyahow ma waxaad aragtay rag wax bartay u ku ducaysanaya in gobollo dhami fashilmaan, oo haddii lays qabto aan habo yaraatee wax tanaazul aqoon ?

 

War shirku dhowr asbuuc buu soconayaa baa la leeyahay, laakiin runtii waxaa muhiim ah in 3 dexdaa gobol la dejiyo oo dadka degan is fahmaan oo barwaaqada ilaah siiyey ka faaideystaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Reer waqooyi are on board coz they are against Xassan Skhiikh so they welcome anything that makes him uncomfortable :D Have u not seen the way OOdwayne change the defeated-lot word to looters lool he is angry !

 

By the way I have met lots of Qowdhans in Mogadishu way soo yaaceen :cool: Mar dhawna Siilaanyo iyo reer burco ayaa imanaya .

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

That's hopeless. If I were them, I'd throw some seeds of doubt your way. :D

 

It would be something like:

 

The Kismaayo conference has started in Somalia today. This event has been postponed several times and there have also been some opposition from the Somali government. However, sources close to the Somali president inform us that the government and president have all along been in full support of this conference and that they merely pretended to oppose it in order to unite the participants in their desire to erect a new administration for Kismaayo and its surrounding areas. The source assures us that President Hassan is delighted with this progress and that he will repeat this trick again regardless of any short-term harm to his image or reputation. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Macallinka;922635 wrote:
^Reer waqooyi are on board coz they are against Xassan Skhiikh so they welcome anything that makes him uncomfortable
:D
Have u not seen the way OOdwayne change the defeated-lot word to looters lool he is angry !

 

By the way I have met lots of Qowdhans in Mogadishu way soo yaaceen :cool: Mar dhawna Siilaanyo iyo reer burco ayaa imanaya .

War ninyahow xaasidsanidaa maad noo warrantid :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Oodweyne;922651 wrote:
And by the way the "defeated lot" and "looters incorporated" are both a legitimate short hand descriptions of certain sections of the Somali population.
:D

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this