Sign in to follow this  
Mooge

BREAKING NEWS - Qoslaye tries to assasinated a Somali MP over kismayo comment

Recommended Posts

Abwaan   

Haatu;921560 wrote:
C'mon people. Ma sidan baa idiin dambeyse?

Haatu ma aragtay how sad ay arrimuhu marayaan even xitaa dadkii dhintay waa fakan la'yihiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Mooge;921565 wrote:
shekadi way kacsantay walee.

Oo reer akhiraadkii baa bayaan soo saaray miyaad ka waddaa? Allow Sahal ummuuraha. Mooge maantay adiga iyo Tillamook waad kashifanteen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan;921550 wrote:
I just asked which hotel did this incident take place and still not answer?
:D
That says a lot

 

Abwaan, anaguna waxaan ku leenahay aad iyo aad baan u caambaareeynaa "talaabadda fal-dembiyeedka leh,cadoownimadeeda,kana baxsan hanaanka ama hab dhaqmeedka Diinteena Islaamka,curfigga caalamka iyo habka dhaqan Somaaliyeedka-ba(Isku deeyga dilka Xildhibaan Xiddig)".

 

Indha adeyg badnaa ninku, war maxaa naga galey hotel magaciisa? Nin dhan baad damacdeyn inaad ka takhalustaan...

 

Abwaan, dawllad-nah waad isku sheygaysaan, dhanka kalenah moryaanimo iyo argaxgaxisnimo ayaad ka wadaan ee see wax damacsantahiin?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Capital city safe for all mps, security personal are diverse. Stop the propagandoa Somalia has moved on, government will hold reconciliation for jubba, those with guns in jubba are not going to monopoly over the region.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Tilllamook, dowladdu waxay dhawaan billaabaysaa barnaamij Jimce walba quraansaar loo samayn doono qaab wadareed.:D Stay tuned for more info iyo qaabka loo xuli doono insha Allaah. You know suufiyaasha are coming back? Maalin dhoweyd mowliidkii jidka Sayidka iyo Maka Al-Mukarama dhan waa loo xiray oo AMISOM baa ilaalineysey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Odey   

Abwaan;921527 wrote:
Mooge maba la yaabani laakiin The Zack oo cajalad laga dhex daaray baan la yaabay.
:D

Puntlandi iyo Mooge adinku been haddaad sheegeysaan been run u eg baa la sheegaa. Goormaa AMISOM hotel ilaaladiisa mandate-kooda loogu darayna?
:D
Bal noo sheega hotel-ka ay AMISOM ammaankiisa gacanta ku hayaan? Waryaa Mooge anigaa kaa naxaya ee quraan isa saar.

Dhowr Hotel ayey gacanta ku hayaan oo ku dhex yaala xeradooda, waxaana ka mid ah Bancroft iyo SKA

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this