Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Anti Hassan sheikh Maxamuud demonstration planned

Recommended Posts

OGEYSIIS DEG DEG AH—- Mudaharaad ka dhan ah madaxwayne Xasan Shiikh oo ka dhici doona London

Ummadda Soomaaliyeed ee nabada jecel waxaa lala socodsiinayaa in ururka Sahal iyo jaaliyada UK ay wada dhigidoonaan mudaharaad looga soo horjeedo qaabka hogaanka uu dalka ku wado madaxwayne Xasan Shiikh. Jaaliyaddu waxay aad uga xun tahay siyaasaddaha guracan xun ee uu la soo baxay Xasan Sheekh, taasoo jaaliyada UK ay ka cabsi qabto in dalka uu galiyo markale dagaal sokeeye.

Ujeedada mudaharaadku waa inaan muujino inaan kasoo horjeedno ku dhaqan la’aanta dastuurka fadaraaliga ah, hantida iyo guryaha ee Muqdishu lagu haysto ilaa 1991, qaadista cunaqabataynta hubka ee saaran Soomaaliya, iyo farogalinta ay dawladu ku hayso maamul u samaynta gobolada Jubbooyinka, iyo xadgudubka, caburinta lagu hayo suxufiyiinta ka hawlgasha Muqdisho.

Mudaharaadka waxaa lagu qaban doonaa goobta iyo waqtiga soo socda:

 

Puntlandi

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Interesting. One wonders why Mr Culusoow is facing opposition so early in his tenure which has not been faced by Sh Sharif?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Samafal;914727 wrote:
Interesting. One wonders why Mr Culusoow is facing opposition so early in his tenure which has not been faced by Sh Sharif?

Because he looks terrible and his leadership has been disaster so far having done nothing tangible on the ground since selected, and astonishingly he lately adopted Shariif's ways of traveling abroad. He's in London tonight.

 

But I think the President said he likes demos against him in his speech at MN if people don't use guns but march on the street. It seems he's liking this one too as will the more demos against him.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horta who are this group and who do they represent ? I have been following siyaasada lately waanba ku wareeray.

 

Teedakale maxaa lagu mucaaradaa Madaxwaynaha , he is doing a great job as it seems marka is this just for the sake of opposition ?

Share this post


Link to post
Share on other sites

You can blame Welfare system . These people are brain dead. They absolutely have nothing for Somalia except take us back to

civil war so they can watch Somali people starving in their homes paid by welfare system.

If those people have real life issues like work every day to pay off bills , they be happy to have government at least trying to

make difference in people lives. These people have no real problems . This is the problem with welfare people.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Regardless of your insults and cheap shots, these folks do have the right to express their opposition to him in a peaceful matter. Last time I checked the man they're demonstrating against welcomed it and supported their ways of expressing their views. Grow up people.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Faahfaahin iyo Sawiro—Madaxweyne Xasan Sheikh oo mudaharaad xoogan kala kulmey London

Maanta(Isniin 04 Feb.2013) waxaa London ka dhacay Mudaharaad xoogan oo looga soo horjeedo habdhaqanka siyaasdeed ee Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh,Faragalinta uu ku hayo Jubooyinka iyo Dastuurka Federaalka oo uu ku xadgudbey, Dad kor u dhaafaya Lix boqol oo qof ayaa isugu soo baxay goob uu madaxweynuhu ka khudbeynayay, kuwasoo ay xamaasad xoogan ka muuqatey.

Madaxweyne xasan Sheikh oo ay feersocdaan Ilaalo gaara ayaa soo gaarey goobta balse sawaxan iyo qalo awgeed ayay Ciidankii amaanka door bideen iney Madaxweynaha ka galiyaan Hoolka al-baab gadaale oo aan markii hore loo qorsheyn inuu ka soo galo.

Madaxweyne xasan Sheikh wuxuu gaariga kasoo degay sidii lagu yaqiin isagoo dhoola cadeynaya balse halmar ayaa wajigiisu isbadaley ka dib markuu la kulmey boqolaal Mudaharaadayaal ah oo boorar isaga ka dhan ah wata.

Mudaharaadka ayaa ahaa Mid aan rabshado wadan balse dadka isusoo baxay waxay Fariintooda u gudbiyeen si nabadgalyo ku jirto.

Dhinaca kale Madaxweyne Xasan Sheikh oo mudo saacado ah ku sugnaa Guriga Chatham House halkaasoo uu kulan kula lahaa Qurbo joog iyo Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Ingiriiska, halka boqolaal qof oo mudaharaadayaala ay Banaanka ku sugayeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this