Sign in to follow this  
Haatu

Su'aashan bal ka jawaab

Recommended Posts

Haatu   

Su'aasha xigta:

 

Sidee baa Af Soomaali loogu dhahaa 'Positive iyo Negative'. Su'aashan wexey ku socotaa kuwiina Soomaaliya wax kasoo bartey. Intiina kale ereyo waad yaboohi kartaan haseyeeshee iska hubsada (adaan kula jeedaa Apo :D )

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Taleexi;907766 wrote:
Imtixaankii waa dul dhigay. Imtixaankii waan ka dhex baxay. Imtixaankii waan ku durduriyey
:)

Haddana anaa mid abuuraya thus patented " Imtixaankii waan ku cayaaray"

cool slangs.

 

Lol@ waan ku cayaaray? what would be the meaning of your new phrase? waan ku dhacay? mise waxaad uga jeeday "waan ku cayaaray oo xariif baan ahay"? Hadal ma aha sida lo yidhi ee waa sida loo fahmo ayaa horay lo yidhi. This phrase can be understood both ways.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Haatu;907493 wrote:
Gartey waad mahadsantihiin.

 

Aaliyah su'aashaas waan kula qabaa. Ma jiraa erey Af Soomaali ah oo u dhigmada ereyga 'Imtixaan'?

 

Oba, sidee bey kaa noqotey sxb? Baasay ku lahaa
:D

Ereyga ugu dhow Imtixaam soomaahan Kadis? Mise waxbaan isku khaldayaa? :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wadani   

From what i Know kadis means abrupt and unexpected. eg, 'Si kadis ah ayuu wadanka uga dhoofay.'

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Nin-Yaaban;908070 wrote:
Ereyga ugu dhow
Imtixaam
soomaahan Kadis? Mise waxbaan isku khaldayaa?
:)

Kedis is su'aalo la isku weydiiyo tartan aqooneed. Runtii maba ka fekerin waxa Imtixaan u dhigma balse qaamuuska ayaan ku noqon, give me few minutes.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Nin-Yaaban;908070 wrote:
Ereyga ugu dhow
Imtixaam
soomaahan Kadis? Mise waxbaan isku khaldayaa?
:)

Wax weyn baad isku khaldaysaa - sheekooyin aan is lahayn baad madaxa isu gelinaysaa:, kedis ku lahaa magacaa jir Ninyaaban.

 

Aalliyah: Af Soomaaliga cayaarta ka dhaaf.... Imtixaankii waa ku cayaaray waxay la micno tahay - waa u dhammeeyey, si ba'an baan ula dhaqmay, waxba uma xeerin, iyo wixii kale oo la hal maala. Balse waa runtaa oo sidii la doono baa loo fahmi karaa thus, your analytical critiquing was not misplaced at all.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Xaaji Xunjuf;908077 wrote:
Imtiaxaanki qalinkaan ku ansixiyey.

Sheekadaadu waa wada af Carabi wallee waxaad caddaysatay inaad reer bini-haashim ka soo jeedid - After all, Waraabe was on the mark :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Haatu;907844 wrote:
Su'aasha xigta:

 

Sidee baa Af Soomaali loogu dhahaa 'Positive iyo Negative'. Su'aashan wexey ku socotaa kuwiina Soomaaliya wax kasoo bartey. Intiina kale ereyo waad yaboohi kartaan haseyeeshee iska hubsada (adaan kula jeedaa Apo
:D
)

Togane = positive

Tabane = Negative

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this