Sign in to follow this  
Haatu

Su'aashan bal ka jawaab

Recommended Posts

Taleexi   

Qaar baa oranaya, yaakheeyow nal ma lahayd, oh my gosh, if you've a flat tire on the freeway .. call box ma laha, i can't believe some people live in a such harsh life.... lagu lahaa rag baaba afar naagood qaba, iyo qaar kaloo badan .. In sum, God bless the say wallaahida...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Showqi;907710 wrote:
Abwaan, sxb Oba Iyo dad kale oo badan ayaa jira oo erayo cusub iska sameysta (Oba maalin dhoweyto wuxuu halkan ku soo qoray: limo habreed iyo limo eedo).

 

 

Laakiin aniga ereyga iga xanaajiya markasta oo aan maqlo ama meel ka akhristo waa ereyga dibadbaxayaasha:mad::mad: oo ay ula jeedaan dadka banaanbaxa sameynaya.

 

Taleexi, af Soomaaligii dad baa ku tuntey

Showqi, bac ha igu xirin. Teeda kale Oba anigu waxaan u arkaa in hal abuurnimo ku jirto sababta oo ah markii ay ku adkaatay sida dadkaasi wax isugu yihiin ereyo uu isagu samaystay buu halkan ku soo dhejiyey.... Waase ereyo soomaali ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Showqi;907710 wrote:
Abwaan, sxb Oba Iyo dad kale oo badan ayaa jira oo erayo cusub iska sameysta (Oba maalin dhoweyto wuxuu halkan ku soo qoray: ilmo habreed iyo ilmo eedo).

 

 

Laakiin aniga ereyga iga xanaajiya markasta oo aan maqlo ama meel ka akhristo waa ereyga dibadbaxayaasha:mad::mad: oo ay ula jeedaan dadka banaanbaxa sameynaya.

 

Taleexi, af Soomaaligii dad baa ku tuntey

Loooooooooool...Oba halla yaabin, qurbaha ayuu ku qaangaarey.:D....Ilmo habreed iyo Ilmo-eeddo ku lahaa, mayee.....Ilmo Habo.:D

Anna waxaan la yaabay horumarka ay Soomaalida joogta dalkii gaareen "Dhalada ayaan fiirsanayaa baa la iska dhahayaa":D.....kuwana say Wallaahi bay ku hareen....faciin ka hara dheh.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

abwaan iyo Showqi imtixaanka waan ka gudbey iyo imtixaanki waan gudbey waan iska ogolaan lahaa inkasto aan anuu isticmaalin laakin waxaa iga daadigi karin "imtixaanki waa ku gudbey" sounds so wrong to me.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Ok Aaliyyah...it is not the best to use but I would understand you if you did. Imtixaankii waan ku baasay soo wax badan maad maqlin?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

All these are used perhaps in different regions and sound correct, waan ku baasay, waan ka barmoosay, waan ka gudbay.

 

But in the books of ciyaalka xaafada, when someone says, sxb imtixaanka iiga waran? Sxb waan saaray, siday tahaan u saaray, Maasha'alaah.

 

For the 'say-walaahi' crowd, the word in the bold means, I aced it. Not I took out or I got it out as the literal meaning of the words suggests. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   
All these are used perhaps in different regions and sound correct' date=' waan ku baasay, waan ka barmoosay, waan ka gubay.

 

But in the books of ciyaalka xaafada, when someone says, sxb imtixaanka iiga waran? Sxb waan saaray, siday tahaan u saaray, Maasha'alaah.

 

For the 'say-walaahi' crowd, the word in the bold means, I aced it. Not I took out or I got it out as the literal meaning of the words suggests. :D[/ QUOTE']

 

wan ka gubey? ka daran oo dibi dhal or did you forget the d and meant waan ka gudbey lol

 

As for waan ka saaray. I would say that if im referring to food not an exam.Lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Abwaan;907723 wrote:
Ok Aaliyyah...it is not the best to use but I would understand you if you did. Imtixaankii waan ku baasay soo wax badan maad maqlin?

haa walaal waan maqlay waan ku baasay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^That was a type. I corrected it. Thanks.

 

By the way, you never heard of someone saying hebel imtixaankii wuu saaray or easy imtixaan buu ahaa, waan saaray? I know it's a bit of slang but it's used.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

may. Hada ka hor ma maqal. But, I am familiar with the phrase ie bariiska waan ka saaray aad ayuu u wacnaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Wadani;907740 wrote:
Another slang that can be used is 'imtixaankii waan dul dhigay'

lol....Slang waa walba ayaa loo isticmaali karaa..."Imtixaankii waan ka faraxashay"

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Imtixaankii waa dul dhigay. Imtixaankii waan ka dhex baxay. Imtixaankii waan ku durduriyey :)

Haddana anaa mid abuuraya thus patented " Imtixaankii waan ku cayaaray"

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this