Sign in to follow this  
Abwaan

Madaxweyne Xasan:- Itoobiya ayaa dib u dhiseysa milatariga Somalia

Recommended Posts

Waryaa XX waxay Somaliland tan aad nala dhexqaaday? Waxaa laga hadlayaa madaxweynuhu dawladdahan Soomaaliya daba guraya inuu seexiyo , oo maaweeliyo ma u bannaantahay inta Xamar laga xasilinayo mise , ninku si fiican u salaamaba taxliilin iyo niqaash baa laga furayaa .

 

Taa weeye su'aashu awoowe. OdeySomali shiddada haysataa waxa weeye , meel xikmad u baahan xiniinyo, iyo qab rabaa inuu geliyo. Waa tii alshabaab oo kale soow maaha :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xiinfaniin Aw farasle maan rabin inan SL so dhex galiyo laakin Oday Somali baa so dhex galiyey runti anigu waxan ka mid ahay shakhsiyaadka inta badan Topica ku xidhan Oday Somali wa inu joojjiya inu SL so dhex galiyo sheekada. Madaxweynaha Somalia Mudane xassan Hogaanka dalka halo dayo oo halaga war sugo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;894387 wrote:
Not true Ethiopia is not a super power its just demographically significant but its economically very poor its only being supported by the west with lots of aid. The only reason why Ethiopia has the upper hand in any business agreement with Somaliland is because of the status of Somaliland a defacto state with little support of the international community. Somaliland has the resources and the capacity to sustain its self and to defend its self if it sits in right place on the world stage. The status of Somaliland is just important for its future Somaliland having access to the world markets.And having the ability to defend ur self from external factors politically diplomatically and economically u need that little bit of diplomatic legitimacy.Somalia has that diplomatic legitimacy but its disorganized and divided domestically thus Ethiopia Kenya take advantage of that. Somaliland is pretty organized with in has good governance but lacks the international diplomatic legitimacy. Somaliland is larger than 25 countries in Africa.

Maan odhan inay Itoobiya tahay Superpower. Laakiin aan dhowr wax kuu sheego. Ta koowaad, umaba baahnid inaad ahaatid "Superpower" inaad qof kale' cunoqabateeysid, waa inaad qof-kaa aad cunoqabateynaysid uun ka itaal iyo qorshe' roonaatid. Ta labaad, yaan la iska indho tirin inay Itoobiya, dadkeedu sabool ha ahaadeen ee, Somalida ka itaal iyo qorshe roontahay. Waliba madaama ay inaga dad badan yihiin (80 milyan), dhul weyn yihiin, kheyraad badan yihiin, ayna siyaasiyan xidhiidh xoogan la leeyihiin wadana ah U.S.A, E.U iyo qaar kaleba, mustaqbalkana itaal roonaadkaasina wuu sii kordhi uun. Example yar aan kuugu fasiro waxaan u jeedo... --->

 

Waxaad soo qaadataa inay laba reer oo deris ahi jiraan. Middi waxaynu odhanaynaa reerka #1. #1 waa reer yar oo 10 qof oo muslim ah, dhul yar oo had iyo jeer abaar ah oo ayna waxba ka beermin-na dega. Midna waa #2 oo waa reer badan oo 90 qof oo badankood gaalo yihiin ah, dhul weyn oo dhul beereed wal walba ka beermo oo macdan iyo webbiyaal aan go'inna leh. Reerka weyni ka yar ayay dhul ka xoogeen dhul kale'na ka damacsanyihiin. Reerka yarri way iska difaaci lahaayeen laakiin waa qaar had iyo jeer gudohooda ka dagaalama oo is khilaafa. Reerkaas #2 iyaguba waa sabool se' laakiin reero kale' ayaa caawiya oo hubeeya tababarona... dagaalkaa sokeeye' ee reerka yar ee 10ka qof ah ayay ka faa'iideeystaan oo way isku sii diraan marnaba mid ayay taageeraan. Reerka badani qorshe horumarineed ayay ku shaqaystaan oo inta dhaqaalohoodu way uu soo kordhayaan, laami, dhakhaatiir iyo wershado ayay dhistaan oo itaalkoody intaa wuu u soo kordhayaa. Haye sheekada iminka waad la socotaa ayaan filayaa.

 

Markaa hadii ay reerka yar ee awalba ahaa 10ka qof ahaa kala guuraan oo sadex qof oo waliba meel degto oo loo "ictiraafo" inay yihiin "reer", hadii uu reerkii #2 ee badnaa oo itaal kooduna intii sii kordhay ay ku soo duulaan ama cunoqabateeyaan miyay iska celin karaan ama difaaci karaan?? Jawaabtu waa maya. Hence the following:

 

Isu dhiibnay dugaag oo

Soomaaloo kala daadsan

Hadaynaan isu duubin

Durki mayno xadaawe

Cidna daafici mayno.

 

Suldaan Timocadde'

Xaaji ma maanta ayaad tidhi "Somaliland is pretty organized... has good governance". "Somaliland" is not well organised at all and it does NOT have good governance. You have to put things in its context. "Somaliland" is well organised and has "good" governance relative to ONLY "South Central Somalia" because there is, bar Puntland, NO public organisation or governance AT ALL. Were Somaliland a country, compared to its contemporaries in the wider world it would be among if not the most unorganised, impoverished and corrupt country with a severely incompetent and ineffective political elite/government... and it doesnt have diplomatic recognition because of those very reasons.

 

u think recognition is and will bring more than is the reality. World politics is not entirely or even predominantly about who is recognised or what the international law is. It is about what leverage you have by way of economy and the size of the consumer market, natural resources, human resources & knowledge, strategic geographic assets, cultural clout etc. If you are small and poor, regardless of whether you are recognised or not, you will be vulnerable, always get the worse deal and generally be pushed around (by anyone who can including but not exclusive to neighbours, large corporations, world bank, WTO etc.).

Share this post


Link to post
Share on other sites

xiinfaniin;894375 wrote:
OdaySomali,

 

This mere announcement of intent does not warrant your anger at the president. He is new , the new kid on the block if you will, facing established powers and intrenched geopolitical interests in the region. A wise leader's objective in such situation would be to size the situation, play meek to quite down adversaries...and buy time.

Fair point and I concur. Laakiin su'aalo ayaa jira. The U.S.A, Turkey and Egypt have expressed an interest in contributing towards the reconstitution of the Somali military, kollay adigaa IIga war roon ee what has the President said about those developments and has he embraced them with the same vigour? Also let it be noted that there is only so much that you can play meek, eventually you will have to take a course of action and actions, as we know, speak louder than words... the adversaries you speak of shall take counter actions. We shall wait and see.

 

xiinfaniin;894375 wrote:
The Somali project is owned by bigger prowers than this poor African country Somalis seems to have obsession with. Ethiopia is demographically big , but economically poor, and politically unstable. She is no position to take independent initiatives outside of its borders. Just like Kenya, the role of Ethiopia in the Somali project is determined not by pure national interests of theirs but by the accommodations and designs of the powers that be.

 

Further more we have seen bigger and grander announcements before (i.e. the Somali navy being based in Jabbuuti) only to see them fail to come to fruition. And as XX noted Ethiopia is already a player and has boots on the ground. So once again , I don't see the big fuss here.

Again I agree with your assesment of things but you have to consider yaa xidhiidhka fiican leh, yaa leverage leh? Again I think you are understating the extent to which Kenya and Ethiopia are involved. Both have boots on he ground, both have been arming militias inside the country, both have been using their leverage and both A.U and internaitonal level to get their way. Both countries have undeniable vested interests that they are persueing, be it with the resources provided by third parties or with their own resources, the use of soft-power and proxy militias. Irrespective of whether they are poor of African countries, Ethiopia iyo Kenya wixii itaalkooda ah ba way isku dayeen oo dayaan. Waynu eegi waxaa ka soo baxa laakiin aniga ilama aha fikrad wacan inaynu taageerno faragelintooday oo ay sii kordhiyaan. Lastly Ethiopia may already have boots on the ground but that it also a problem in the long term.

 

 

xiinfaniin;894412 wrote:
Waryaa XX waxay Somaliland tan aad nala dhexqaaday?

Somaliland waa qayb wadanka ka mid ah oo waxa koonfur ka socda iyo waxa waqooyi ka socdaba saameyn weyn ayay isku leeyihiin si kastanaba way isu khuseeyaan. Midna maahan inay Itoobiya tababarkooda dalab ku haysato.ds`a

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horta qodobka ugu muhimsan aad ka hadashay waxa weye population hada populationka xabashida wax muhimada ah malaha. Sabab dalalka ma difaacan shacab eeh ciidan ba difaaca iyo siyasaad. Ethiopia waxay wax u noqotay wa Somalia oo awoodeedi wiiqanyahay . Laakin haday Somalia so noqoto Ethiopia waxay tahay ba iska yar marka wax weyn anigu adeer uma arko. Yaana ku yidhi xabashidu waligood bay Ethiopia ahanaysa laga yaaba Ethiopia inay kala go godo mustaqbalka dhow.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;894470 wrote:
Horta qodobka ugu muhimsan aad ka hadashay waxa weye population hada populationka xabashida wax muhimada ah malaha. Sabab dalalka ma difaacan shacab eeh ciidan ba difaaca iyo siyasaad. Ethiopia waxay wax u noqotay wa Somalia oo awoodeedi wiiqanyahay . Laakin haday Somalia so noqoto Ethiopia waxay tahay ba iska yar marka wax weyn anigu adeer uma arko. Yaana ku yidhi xabashidu waligood bay Ethiopia ahanaysa laga yaaba Ethiopia inay kala go godo mustaqbalka dhow.

Xaaji dunidani waxay ku kala socotaa dhaqaalo, awood iyo gaashaanbuur. Wadan waliba waxa uu dhaqaalo iyo awood ku leeyahay sadex wax:

 

- Dhaqaalo A = Wuxuu iibsan karo ama suuqiisuu inta uu leeg yahay. Taasi waxay ku xidhan tahay tirada dadka. Hadii uu wadanku suuq weyn leeyahay wadanada kale' way jeclaanayaan inay la macaamiilaan.

 

- Dhaqaalo B = Wuxuu soo saari karo ama samayn karo. Taasi waxay ku xidhan tahay keyraadka uu Ilaahay dhulkaas ku abuuray iyo tirada inta qof ee wax soo saar kaa fulin kara. Hadii uu wadanka wax soo saar badan yahay ama kheyraad badan laga helo wadanada kale' way jeclaanayaan inay wax ka iibsadaan ama keyraadkaa wax kala baxaan.

 

- Xooggiisa military oo ay dhaqaalihiisa A iyo B saameyn toos ah ku leeyhiin. Iyo inuu wadankaasi gaashaanbuur ku jiro.

 

Cidina wax ku falimayso wadan dad iyo dhul ahaan ba yar, dhaqaalo xun, sabool ah, kheyraad badan na aan laga helin dadkiisuna is dilaan oo is khilaafaan.

 

Haddii markaa ay Somali dhaqaalo ayna lahayn oo ayna dad yar yihiin, hadii ay isi sii kala qaybiso oo ay kala guurto, midna meeshay marta la arki maayo. Rejo ay rejaynayaan inuu cadowgoodu, Ilaahay amarkiis, iska jabo-na meel geyn mayso, rejo qudho oo uuna dedaal iyo howlina la soconin runtii wax micno oo ay leedahay ayaa iska yar. Methelan Xabashidu may rejaynun uun inaynu is khilaafno oo kala guurno ee waay ka shaqeeyeen, u soo dedaaleen oo u tabcadeen sidii ay taasi u dhici lahayd, wayna ku guuleysteen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Miyir   

xiinfaniin;894375 wrote:
OdaySomali,

 

This mere announcement of intent does not warrant your anger at the president. He is new , the new kid on the block if you will, facing established powers and intrenched geopolitical interests in the region. A wise leader's objective in such situation would be to size the situation, play meek to quite down adversaries...and buy time. The Somali project is owned by bigger prowers than this poor African country Somalis seems to have obsession with. Ethiopia is demographically big , but economically poor, and politically unstable. She is no position to take independent initiatives outside of its borders. Just like Kenya, the role of Ethiopia in the Somali project is determined not by pure national interests of theirs but by the accommodations and designs of the powers that be.

 

Further more we have seen bigger and grander announcements before (i.e. the Somali navy being based in Jabbuuti) only to see them fail to come to fruition. And as XX noted Ethiopia is already a player and has boots on the ground. So once again , I don't see the big fuss here.

Xiin

 

This own goal and big blunder of these bunch of keystone politicians.

 

Your argument is moot if Ethiopia is minor player and irrelevant to influence the course of Somalia military build up why give such a huge ego stroking and risk lose of credibility when Ethiopians understand sensitivity of the issue?

 

Consider the history of Somalia and Ethiopia especially the recent one, those in power including the last president Sharif and current president Hassan even Mogadishu mayor Tarsan come to power opposing Ethiopian presence in Mogadishu or being nationalist and Islamist. do you see the contradiction?

 

Do you think the average Somali who supported them is not going to see the hypocrisy?

 

the only outcome is recruitment and propaganda for alharam group as the Ethiopians don't have the means or the know how.

 

me suspect sinister play!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somali's as ever are wasting their time on Ethiopia. It's not a big deal & the Presidnet is just uttering these words to keep this country out of his way. He wants to have good relations with all these nations. Ethiopia is but one of many Africans who will " build the army" you have the Turks training a large number of officers and I think that's the big player here.

Is this something to hate & oppose the government? No. I think the secesisonist Foreign minister is a Niger blunder. This is just politics.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Abwaan awoowe Madexweynaha space sii oo ka daa dacayaada inadeer. Remember admin has changed in Addis. Our man in Mogadishu is keeping his enemies closer. It is a cunning move -- I hope. We'll make a noise (what else can we do :)) if and when he forsakes Somalia's territorial integrity.

 

For now as Jefferson would say "In matters of style, swim with the current; in matters of principle, stand like a rock." let him make as many moves as he can master.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Daqane   

General Duke;894485 wrote:
Somali's as ever are wasting their time on Ethiopia. It's not a big deal & the Presidnet is just uttering these words to keep this country out of his way. He wants to have good relations with all these nations. Ethiopia is but one of many Africans who will " build the army" you have the Turks training a large number of officers and I think that's the big player here.

Exactly.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this