Sign in to follow this  
Abwaan

Dayniile iyo heerka mucaaradnimadiisu marayso

Recommended Posts

Taleexi   

Xaaji Xunjuf;889715 wrote:
Waxaas mucaraadnimo lama yidha waxa la yidha been sheegis.

 

By the way who takes dayniile serious

Who takes hadhwanaag serious :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Abwaan;889749 wrote:
Ninyahow Faysal warkiisa iga daa, wax uu og yahay ma leh. I once saw him in Dubai with his hangool and I wasn't even interested to shake hands with him that is how much I do not like him.

Abwaan: Xaaji annagii oo reer waqooyi la ah baaba qayladiisa madaxu nala xanuunay bal adoo koonfuraawi ahna ka waran :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan;889749 wrote:
Ninyahow Faysal warkiisa iga daa, wax uu og yahay ma leh. I once saw him in Dubai with his hangool and I wasn't even interested to shake hands with him that is how much I do not like him.

abwaan faisal maxaad ku saniftay lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

lol@Taleexi, waa runtaa oo annagu xaggeen joognaa. And thanks for adding hadhwanaag on the list. XX wuu ka xishooday inuu ku daro illeen waa his main news source.:D. Anna mar baan is iri ma weydiisaa haddana waan ka gaabsaday.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Only someone that considers Dayniile a news portal cares about the garbage the recycle on the net. Stop dragging SOL down by filling it with Dayniile trash. If Dayniile wrote that on that picture of the president, their assault on Somali language deserves jail time.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Xaaji Xunjuf;889753 wrote:
abwaan faisal maxaad ku saniftay lol

Caqli-xumada iyo hadal xumada ayaan ku sannifay. Goosashada dad badan bay ka guuxaysaa laakiin qofku markuu caqli xumo ku darsado ayaa dhibaato ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taleexi;889758 wrote:
Adiga gaashaanbuurnimo buu kaa rabaa balse annaga xabbad baa naga dhexaysa ee isu kaayo daa
:)

Xaasha dagaal inaga ma dhexeyo wiil iyo abtigiis baynu nahay ehel walaalood tan iyo waaga akhiro yanu ninkan Mudug ka yimi isku kaya dirin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan;889764 wrote:
Caqli-xumada iyo hadal xumada ayaan ku sannifay. Goosashada dad badan bay ka guuxaysaa laakiin qofku markuu caqli xumo ku darsado ayaa dhibaato ah.

bal yara qeex caqli xumada , hadalada qaar waa run way ka yara dha dhacan oo suldaanku wa direct waxba ma qariyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Taleexi;889758 wrote:
Adiga gaashaanbuurnimo buu kaa rabaa balse annaga xabbad baa naga dhexaysa ee isu kaayo daa
:)

Wixii aan Gaashaanbuurta ku noqon lahayn isagaaba ka baxay ee maxaa kale ee naga dhexeeya?:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this