Sign in to follow this  
oba hiloowlow

New Keydmedia Video

Recommended Posts

Most of these videos are authentic but they are just showing one side of it clearly we need to see the full picture the civil war is an ugly part of our history sometimes u just need to let it go so that the old wounds heal. I don't get why Keyd media is publishing old videos of 1991. Not saying that history should not be told but its just not the perfect timing Somalia is recovering from a long civil war.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

lol@XX, Video oo la daawado baad ka hadlaysaa, lafana waad soo qufaysaa, xaggee wax ka khaldan yihiin?:D By the way qaabka Keydmedia u soo deyneyso kuma raacsani. I know inay xog badan hayaan. Cajaladdaan anigu waxaan ka fiiriyey dhinaca kuwa wadaaddada sheegtay ay dagaalka u galeen. "Islaamka ayaan u dagaalaynaa ku lahaa" Dagaalka Soomaaliya ka socda marba dhinacii la rabo ayaa loo geddinayey for the last 30+ years.

Dowlad vs Shacab (Gumaad)

Dowlad vs Jabhado hubaysan.

Dowlad vs Burcad

Kacaan vs Kacaan-diid

Dowlad vs Dad Cadow u adeega

Dowlad vs reer Xukun raadis ah

Jabhad vs Faq-ash

Qabiil Xukun haysta vs Soomaali marba qolo la dagaashay

Mujaahidiin vs Haraadi

Jabhad vs Jabhad (SSSS Fulaan)

Jabhad vs Shacab qaxay

Urur Siyaasi/Military vs Ciidamo shisheeye

Qabiil vs Qabiil (they both claim is difaac)

Dowlad-ku-meel-gaar ah vs dagaal-ooge/wadaado/qabiillo/nabad-diid

Dagaal-ooge vs dagaal-ooge

Shacabka vs Itoobiya

Xaq-u-dirir vs caado-qaateyaal

Wadaaddo vs Itoobiya

Islamist vs ciidamo shisheeye

Dowlad-goboleed vs qaswadeyaal

Dowlad-goboleed vs qabiil

Dowlad-goboleed vs Burcad

Dowlad vs Argagaxiso

Reer hebel vs reer hebel

Dowlad madax bannaan vs Qaswadeyaal

 

Wixii aan ka tegey hallagu daro.

 

Maxaa Soomaali lagu ciyaaray I would say waxa kale waa tool iyo marxalad la abuuray amase abuurantay laakiinse marka laga reebo xoogaa aad u yar oo ideology ah all this is for POWER!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia;885258 wrote:
This is what happens when you give moryaans Adobe software.

well one thing is Cajaaib though General Morgan has participated in every xasuuq in somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

lool, i wanna see the the kacaanists and their side of the story, however to be honest i cant say which was right cause i dont know so much about the civil war only know why it started but the rest is unknown to me.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

oba hiloowlow;885291 wrote:
well one thing is Cajaaib though General Morgan has participated in every xasuuq in somalia

Oo maxaad uga reebtay Caydiid iyo Cabdiqeybdiid, the two warlords criminals that appear in this video along with Morgan?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jacpher Awoowe Morgan is the worst criminal because he was part of a government terrorising its own citiziens in the north,Mudug and south, Caydiid and qeybdiid where rebells and i didn't say they where better, Caydiid was doing revenge as you know 300 of his relatives unarmed civilians got killed in just 2days in 89, 3 of them being my abtiyaal,waterwells getting poisened and other stuff thats why he left India and started USC so caydiid was doing revenge ninyahow waa wax iska cad dee

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan;885261 wrote:
lol@XX, Video oo la daawado baad ka hadlaysaa, lafana waad soo qufaysaa, xaggee wax ka khaldan yihiin?
:D
By the way qaabka Keydmedia u soo deyneyso kuma raacsani. I know inay xog badan hayaan. Cajaladdaan anigu waxaan ka fiiriyey dhinaca kuwa wadaaddada sheegtay ay dagaalka u galeen. "Islaamka ayaan u dagaalaynaa ku lahaa" Dagaalka Soomaaliya ka socda marba dhinacii la rabo ayaa loo geddinayey for the last 30+ years.

Dowlad vs Shacab (Gumaad)

Dowlad vs Jabhado hubaysan.

Dowlad vs Burcad

Kacaan vs Kacaan-diid

Dowlad vs Dad Cadow u adeega

Dowlad vs reer Xukun raadis ah

Jabhad vs Faq-ash

Qabiil Xukun haysta vs Soomaali marba qolo la dagaashay

Mujaahidiin vs Haraadi

Jabhad vs Jabhad (SSSS Fulaan)

Jabhad vs Shacab qaxay

Urur Siyaasi/Military vs Ciidamo shisheeye

Qabiil vs Qabiil (they both claim is difaac)

Dowlad-ku-meel-gaar ah vs dagaal-ooge/wadaado/qabiillo/nabad-diid

Dagaal-ooge vs dagaal-ooge

Shacabka vs Itoobiya

Xaq-u-dirir vs caado-qaateyaal

Wadaaddo vs Itoobiya

Islamist vs ciidamo shisheeye

Dowlad-goboleed vs qaswadeyaal

Dowlad-goboleed vs qabiil

Dowlad-goboleed vs Burcad

Dowlad vs Argagaxiso

Dowlad madax bannaan vs Qaswadeyaal

 

Wixii aan ka tegey hallagu daro.

 

Maxaa Soomaali lagu ciyaaray I would say waxa kale waa tool iyo marxalad la abuuray amase abuurantay laakiinse marka laga reebo xoogaa aad u yar oo ideology ah all this is for POWER!!!

LoL, Walee Wadanki Somaliya la oran Jiray meelna uma fiyooba. Dagaal noocyo badan baa halmar lagu wada qaaday………….. Dad xasuuq, Dhismayaal burburin, Bad sun lagu shubo iyo intaa aad sheegday Abwaanow.. Waa dagaal dhinac walba halmar ka furmay. Yaab badanaa. :)

 

Hadana midkale ayaa soo baxay oo INTERNETKA ka socdo. Kooxwalba iyo Dhinacwalbaba gees ayeey ka cayaaroosaa. It's divine comedy. :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

oba hiloowlow;885311 wrote:
Jacpher Awoowe Morgan is the worst criminal because he was part of a government terrorising its own citiziens in the north,Mudug and south, Caydiid and qeybdiid where rebells and i didn't say they where better, Caydiid was doing revenge as you know 300 of his relatives unarmed civilians got killed in just 2days in 89, 3 of them being my abtiyaal,waterwells getting poisened and other stuff thats why he left India and started USC so caydiid was doing revenge ninyahow waa wax iska cad dee

Right on bro. Morgan was the worst criminal and a government terrorist but Caydiid and Qeybdiid are in Araare driving the haraadiga fa*qashta Max'ed Siyaad Barre to revenge for their relatives.

 

It's fcking 2012 and people believe this garbage yet they speak of peace in the country. Only a moron thinks Caydiid & Qeybdiid were in Jamaame heading to Kismaayo to revenge against Siyaad Barre. It was in April and where was Siyaad Barre? Not in Araare, definately not in Jamaame or Kismaayo. As a matter fact, there were no Siyaad Barre army or his regime in the country at this time no matter how many times Keyd Media keeps saying this battle was "USC vs haraaga Max'ed Siyaad Barre." Bogus. Biggest lie in the video. Why were wadaada Itixaadka in the battle? Ask yourself. Keyd Media doesn't want you to know that because it goes against their narrative in the video.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this