Sign in to follow this  
Maaddeey

KDF butchered on their way to Kismayo! 'pics'

Recommended Posts

Maaddeey   

Ciidamada KDF oo u soo socday inay Kismaayo qabtaan ayaa talo ka raacday, 3 diyaaradood waa laga soo riday, gawaari badanna waa laga gubay, ciidan badanna waa laga laayey iyadoo qaar ka mid ah dadweyne careysan meydkooda jiid-jiideen, sida caadada u ahayd Somaalida cadheysan!. Kismaayo iney qabtaan iska daaye iyagoo cagaha wax ka deyaaya ayyey Af-Madow ugu soo baqo carareen, hase yeeshee raggii ragga ahaa ayaa uga daba yimid!.

 

Ila daawo: :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Maqaallo

Nala soo xiriir

 

 

Amiir Nuur

 

 

Xaaladda deegaanadii lagu dagaallamay ee Jubbooyinka oo saakay degen iyo Meydad lagu soo bandhigay magaalada Kismaayo.(Daawo Sawiro)

Saturday, 01 September 2012 07:49 Caanogeel

 

 

 

 

Waxaa saakay xaalad degenaasho ah laga dareemayaa gudaha iyo duleedka degmada Afmadow oo shalay illaa iyo xalay fiidkii ay ka dhacayeen dagaallo culus oo u dhaxeeya Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab iyo Ciidamada Kenya.

 

 

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab oo habeenkii xalay dagaal kula wareegay degmada Afmadow ayaa Saakay waxay wararku sheegayaan inay halkaasi isaga baxeen, iyadoona weli aan la xaqiijiin inay dib ugu soo laabteen Ciidamadii huwanta ee xalay dagaalka looga saaray gudaha degmada Afmadow.

 

 

Dagaal culus oo aan waxba la iskula harin ayaa shalay illaa iyo xalay ka dhacayay gudaha iyo duleedka degmada Afmadow ee Wilaayada Islaamiga ah ee Jubbooyinka, waxaana dagaalkaasi Khasaare ballaaran lagu gaarsiiyay Ciidamada Kenyaatiga iyo Ciidamada Soomaalida ah ee la socda.

 

 

Diyaarado Helicopter ah ayaa Kenyaatiga dagaalka looga soo riday, sidoo kale waxaa jira baabuur dagaal oo laga gubay, iyo kuwa kale oo bad qaba oo gacanta lagu dhigay, waxaana la filayaa in Taliska Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ay faah faahin doonaan dagaalladaasi.

 

 

Dhinaca kalena Meydadka Askar ka tirsan Ciidamada Kenya oo lagu dilay dagaalladii shalay ka dhacay gudaha iyo duleedka degmada Afmadow ayaa saakay lagu soo bandhigay magaalada Kismaayo.

 

 

Boqollaal ka tirsan dadweynaha ku nool magaalada Kismaayo ayaa saakay isugu soo baxay fagaare weyn oo ku yaalla magaalada Kismaayo, si ay u arkaan Meydadka Askartaasi.

 

 

Sida ay noo xaqiijiyeen dad ku sugan magaalada Kismaay, labo ka tirsan Meydadka Askarta la keenay magaalada Kismaayo waxa ay yihiin Askar Kenyaan ah, ladabada kalena waa Askarta Soomaalida ee Kenyaatiga la socota.

 

 

Si kastba ha ahaatee dagaalladii cuslaa ee shalay ka dhacay gudaha iyo duleedka degmada Afmadow ayaa waxaa Khasaare xoogan lagu gaarsiiyay Ciidamada Kenya iyo Askarta Soomaalida ah ee la socota, iyadoona dagaalkaasi lagu dilay inkabadan 80 Askari oo Kenyaan iyo Soomaali isugu jira.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maaddeey a lil warning could do for the pictures. One man is smiling and another man has gun shots in his face shocking. I don't get people who die smiling. Maybe he has seen paradise who knows.

 

War - What is it good for? Absolutely nothing!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this