Sign in to follow this  
Liibaan

Raisul Wasarihii Hore Prof. Cali Khaliif Galeydh Oo u Taagan Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya

Recommended Posts

A_Khadar   

Waxa Xiligani hadlaya Dr Cali Khaliif Oo sheegay inuu Diyaar u yahay Inuu Xilkaasi qabto una waxayna ka qabto tayaynta barlamanka Cusub Ee Soomaaliya.

 

Hada ayuu hadlaya waxana uu hadaladiisa ku bilaabay’‘waxan Diyaar u ahay inan barlamanka wax weyn ka qabto sidii tayadooda kor logu qaadi lahaa,waxa doonayaa xilkaasi inan qabto kana qeyb qaato xaladaha horu socod ka dalka.

 

waxa Siweyn xiligani Hoolka Ka Socda Sacabka Loo tumayo Istaagida Ra’iisal wasarahii hore ee soomaaliya Kana Mid ah barlamanka Cusub ee soomaaliya

 

Hoolka ay Hada Xaflada Ka soconayso aya awaxa Soo buux dhafiyey Qaar kamid ah Balamanka Iyo wafdi kale,waxana xiligani Uu Ku dhawaqayaa Inuu yahay Musharax Gudoomiyaha Barlamanka Oo Ay Usharaxan yahiin ugu Yaraan 3 Musharax.

 

Xiligani warar ka Ka Soo baxaya Hoolka Hotelka saxafi Ee Ay xaflada ka soonayso aya awaxa lagu soo sheegaya ainay inta badan Xubnaha Balamanka Cusub Oo Isaga Tageersani ka soo qeyb Galeen.

 

waxana Siweyn Looga Soo Dhaweyey Magalada Muqdisho Inuu yahay Ra’iisal Wazaarahii Hore Ee soomaaliya Wakhsi mudane Inuu xilkaasi Isu soo sharaxo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

A_Khadar;859843 wrote:
Prof. Galeydh topped over 180 of the PM to vote for him, ..

How did you get this information? ..:D 180 Mp's supporting him, he could be President overnight..

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

DrGalaydh411.jpg

 

Dr. Cali Khaliif Galaydh ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqey in uu tartamayo jagada Afhayeenka barlamaanka Somalia (Somalia parlament Speaker), Xaflad aad loo soo agaamiyey oo lagu qabtey Hotel Saxafi taasoo ay ka soo qeyb galeen inta badan xubnaha cusub ee barlamaanka Somalia iyo marti sharaf ka socota beesha Caalamka, odayaasha dhaqanka Somaliyeed ayuu Dr Galaydh kaga dhawaaqey Mushraxnimadiisa afhayeenka barlamaanka Somalia.

 

Dr Galaydh oo xafladaas hadal aad u qiima badan ka soo jeediyey ayaa waxaa kamid ahaa hadaladiisii qiimaha badnaa

 

”waxanu wax badan ka badali doona awoodaha barlamaanka iyo awoodaha madaxda dowlada,waxa soomaalia ragaadiyey ayaa ah inaysan dhowrayn waxa ku qoran Dastuurka oo ah ka bulshada kala hagaya”ayuu Yidhi Dr Galaydh.

 

Dr Galaydh waxa uu ka hadlay inay aad u ilaalin doon qodobada Tastuurka Uu Dhigayo Isagoona Siweyn ugu dheeraday inay barlamanka yahiin Haa’yada kal hagaysa Dowlada Iyo Sharci dajinta ayna muhim tahay inay shaqadooda ahaato mid Aan fara galinayn Awooda Madaxda Dowlada.

 

Prof Galaydh ayaa waday beryahan la tashiyo uu la yeelanayay dhinacyo kala duwan uuna go’aansaday inuu isu sharaxo xilka afhayeenka baarlamaanka oo dad badani ku loolamayaan.

 

Prof Galaydh ayaa ah ragga ugu cad cad in ay ku guuleystaan jagada afhayeenka barlamaanka Somalia.

 

Maxamed Wali

 

Allssc Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Siyaasi;859846 wrote:
Corrupt Gaas, Honest Galeyr. That reminds me of the famous somali joke, Qiyaamaha waxaa lagu gartaa markaad aragto X oo geel dhacaya iyo Y oo ka celinaya.
;)

Not sure why A/Wali is on A/Khadar's mind? ...:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

General Duke;859868 wrote:
How did you get this information? ..
:D
180 Mp's supporting him, he could be President overnight..

Awoowe, don't worry where he get those, probably mostly of them may have not vote for him if he wants the presidency, but but this is polotiking...You're asking the obvious thought you have known this..

Share this post


Link to post
Share on other sites

A_Khadar;859882 wrote:
Awoowe, don't worry where he get those, probably mostly of them may have not vote for him if he wants the presidency, but but this is polotiking...You're asking the obvious thought you have known this..

The only fact that we have is he unpopular with many Somali's, and could not even name his own sub clans 8 MP's.... As you were:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

^^ So the many somalis is your clan? Cause the fact we have is the only people against him all alone is your clan.. Tell us if your clan now the majority of somalis as you were implying up there..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

Is he a prof or a Dr. or neither? Can't be both.

 

The only fact is that he is running- as are so many others. Dont build him up so much, if he fails, the last laugh will be long!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

A_Khadar;859887 wrote:
^^ Cause the fact we have is the only people against him all alone is your clan....

hahah. so now galeyr is loved by all somalis except that arrogant clan from garowe. loooool.

 

war khadar joji ninyoow o bahasha deji. galeyr inu win gareynayo ilahay ba og lakiin as of today he has the least chance.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

True, Allah waxwalba og. Same if Gaas is going to win. Love is big term to use but the fact there is one clan trying so hard against this man, and as far I know other somalis have no issues with man. That is the fact. BTW if an arrogancy is pride at you, you are clueless man..

Share this post


Link to post
Share on other sites

A_Khadar;859887 wrote:
^^ So the many somalis is your clan? Cause the fact we have is the only people against him all alone is your clan.. Tell us if your clan now the majority of somalis as you were implying up there..

A/Khadar Galayr is the man who insults his direct in-laws and does in public in front of his clan. No one has ever insulted him or his sub clan and thats the difference...:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Somaaliya waxay maraysaa xiligii kala guurka waana xili xasaasi ah waa xili qaranimo aysan muuqan oo qabiil kii ugu xumaa loo gudbay

Waxaa kaloo muuqda qooru xero kuma heshiiso iyo in bariis ciid leh lawada cuno,lamana joogo wakhtigeedii.

 

Galayr waa nin cod kara waana nin ka bixi kara jagada ugu saraysa balse waxaa ila haboonayd inuu jagada hor joogaha barlamaanka uga tanaasulo xasan abshir faarax oo ah nin waayo araga.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^:D :D

 

siyaasad ka qurux badan oo soomaali ciyaari lahayd hore uma arag. waxaa xiise leh habka shaxda loo dhigay, kaftankii fadhi-ku-dirirkaa meesha ka baxay , reer hebel , iyo abtirsiinyo aan sii raaridnayn bay muddo ka daba wareegaysay hadday saaxiga keentay ooy runta joogtaa.

 

Prof. Jawaari iyo Dr. Cali Khalif waa laba nin oo runtii da'deeda jooga xilalka ay dalbayaan kana bixi kara .

 

Hoos ka haraatiga halla joojiyo , oo ciyaarta si feejigan ha loo daawado.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this