Sign in to follow this  
AYOUB

Prof: Cabdirizaaq Juurile for New Speaker of Somalia Parliament

Recommended Posts

Abwaan   

I also took part of schools in Mogadishu, Gedo and Mudug too, not only south Mudug but also North, so you should take me serious too.:D I am serious. Ilaah baa mahad iska leh ii suurto geliyey inaan arrimahaas qayb ka qaato.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan;859322 wrote:
I also took part of schools in Mogadishu, Gedo and Mudug too, not only south Mudug but also North, so you should take me serious too.
:D
I am serious. Ilaah baa mahad iska leh ii suurto geliyey inaan arrimahaas qayb ka qaato.

Maashallah, waa arrin lagu farxo oo ilaahey ajir hakaa siiyo. That is what i like, action action action, not talk only.

Abwaan You'll have my vote in 2016 :cool:.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

MoonLight1;859324 wrote:
Maashallah, waa arrin lagu farxo oo ilaahey ajir hakaa siiyo. That is what i like, action action action, not talk only.

Abwaan You'll have my vote in 2016 :cool:.

Aamiin and Thanks....MoonLight1 I will count on you If I run for an office.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Prof. C/risaaq Juurile Oo Isu Sharaxay Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya-

Lasanod Online. Tuesday, August 21, 2012

 

*

 

Juurile*

 

*

 

Muqdisho,(lasanod Online)- Prof. Cabdirizaaq Cismaan Xasan ( Juurile ), oo ah Siyaasi rug cadaa ah kana soo jeeda Deegaanka Puntland horayna xilal kala duwan uga soo qabtay Dowladda Federaalka Ku meel gaarka Soomaaliya, hadana kamid ah Xubnihii Baarlamaanka ee shalay la dhaariyey ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu u tartami doono Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka.

 

Prof. Juurile ayaa cadeeyey jiritaanka warar hoose oo ilaa maanta gelinkii danbe soo baxay, kuwaas oo sheegay in uu damacsanyahay inuu isu sharaxo Jagada Gudoomiyaha Baarlamaanka .

 

Wuxuu si adag u difaacay go’aankiisa isagoo sheegay inuu san jirin sharci ama xeer u diidaya inuu xilkaas u tartamo, wuxuuna sheegay in loo baahan yahay maanta is bedel siyaasadeed si dalka looga saaro dhibaatada ayna ka tanaasulaan Kursiga Madaxweynaha beelihii hore u soo hayn jiray, fursadna la siiyo Beelaha kale ee Soomaaliyeed.

 

Prof: Juurile wuxuu sheegay hadii loo doorto Jagadaas Gudoomiyaha Baarlamaanka inuu wax badan qaban doono uuna xooga saari doono sidii Baarlamaanku u qabsan lahaa Shaqooyinkiisa Dastuuriga ah.

 

Prof: Juurile waa 63 jir xaga da’da, wuxuuna asal ahaan ka soo jeedaa Deeganadda Puntland gaar ahaana Gobolka Bari.

 

 

Copyright © 2012 Lasanod.com

 

*

It's getting interesting.*:)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aaltiyaah is right faroole is wrong in this he stole from reer khaatumo the mps belong to reer khaatumo and not faroole

Its very simple and they can support who ever they want

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

 

Dalka Soomaaliya oo muddo dheer ay ka taagneyd xaalad jaahwareer ah isla markaana la daalaadhacayey dhibaatooyinka ay keeneen ururada Qaybyaaladda lagu dhisey, Xagjirnimo, Saboolnimo, Burcadbadeednimo iyo Farogelin shihseeye ayaa bishaan August 2012 u ahayd mid rajo gelisey dadka Soomaalida iyo guud ahaan beesha caalamka, kadib markii la meel mariyey Dastuur kumeelgaar ah, isla markaana la dhaariyey Baarlamaan tiradiisu aysan badneyn ayna ka buuxaan dad aqoon iyo waayo aragnimo leh...

 

 

 

.

If anything, the article explains Sharif Hassan's risky gamble.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

 

Siyaasigii Ugu Horreeyay Oo Isu Sootaagay Xilka Afhayeenka Baarlamaanka

 

 

Muqdisho, August 22, 2012, (Mareeg.com): Iyadoo shalay baarlamaanka cusub ee dalka Soomaaliya ku dhawaaqay guddi ka kooban 15 xunbood oo qaban qaabiya doorashada gudoomiyaha baarlamaanka iyo labadiisa ku xigeen ayaa siyaasigii ugu horreeyey wuxuu isu soo taagay inuu musharrax u yahay xilka Afhayeenka Baarlamaanka.

 

*

Siyaasiga Cabdirizaaq Cismaan Xasan (Juurile) oo ka mid ah xildhibaanada cusub ayaa kana soo jeeda deegaanadda Puntland, horayna xilal kala duwan uga soo qabtay dowladda federaalka KMG ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inuu u tartami doono xilka gudoomiyaha baarlamaanka, kadib wareysi uu siyey mid baraha wararka Internetka Soomaalida.

*

Wuxuu si adag u difaacay go’aankiisa isagoo sheegay inuu san jirin sharci ama xeer u diidaya inuu xilkaas u tartamo, wuxuuna sheegay in loo baahan yahay maanta is bedel siyaasadeed si dalka looga saaro dhibaatada, ayna ka tanaasulaan kursiga madaxweynaha beelihii horay u soo hayn jiray, fursadna la siiyo beelaha kale ee Soomaaliyeed.

*

Prof: Juurile ayaa sheegay in hadii loo doorto Jagada gudoomiyaha baarlamaanka uu wax badan qaban doono arrimaha baarlamaanka Soomaaliya, uuna xooga saari doono sidii baarlamaanku u qabsan lahaa shaqooyinkiisa dastuuriga ah.

*

Xilka Afhayeenka baarlamaanka ayaa waxaa int badan ku tartami jiray siyaasiyiin kasoo jeeda Baay iyo Baakool oo taariikhda Soomaaliya soo noqonayey gudoomiyaha baarlamaanka, hase ahaatee waxaa iminka muuqanaya qorshe isku xiran oo siyaasiyiinta qaar ku doonayaan in arrintaas wax laga badelo.

*

Gudoomiyaha Baarlamaankii hore Shariif Xasan Sh. Aadan wuxuu u sharaxn yahay Jagada mdaxweynaha Soomaaliya, wuxuuna aaminsan yahay in maanta beesha uu ka soo jeedo ay xaq u leeyihiin in looga tanaasulo jagadaas, hase ahaatee waxaa jira musharrax ay wadaan madaxweyne Shariif iyo rag ku fakir ah, kaasoo kasoo jeeda Baay iyo Bakool ayana doonayaan inuu noqdo gudoomiyaha baarlamaanka, inkastoo weli ninkaasi uusan weli ku dhawaaqin inuu musharax u yahay xilka afhayeenka baarlamaanka.

*

Xasan Abshir Faarax oo sheegay inuu u taagan yahay xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa xalay sheegay inuu ka xunyahay in rag ay isku deegaan yihiin ay doonayaan in u tartamaan xilka afhayeenka baarlamaanka, taasoo uu sheegay inuu aad u dhibsaday.

*

Mareeg.com

 

Xassan Abshir's got his excuses ready even though he got one vote in the last "election". :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

^ Ah, patriotic just like Moonshine and Duke. :) I wouldn't be surprised if Sharif Hassan finds ways to convince Jawari to backout down asap.

Share this post


Link to post
Share on other sites

War the guy doesn't even fill the requirements to be a MP let alone wax kale plus he admitted to corruption. Xitaa when he was guddomiye barlamaanka waxba ma suubin jirin barlamaanka ugu badnaan 2 jeer bey kulmeen he's a hustler caadi

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

C'on now Oba, you know its outside forces that prevent the parliament from "seating" not Sharif Hassan. I don't think Jawari can change that bit. As for corruption, it goes with the territory, doesn't it? ;) If Jawari is convinced to step down, it will be because of you know what. Which leaves Galaydh or Juurile. Which one would uncorrupted and true patriots pick? ;)*

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this