Sign in to follow this  
Abwaan

Dadka Muqdisho ku nool samir badanaa, Ilaahow dadkaan iyo guud ahaan Soomaaliyaba nabad waarta sii

Recommended Posts

Abwaan   

Intaas oo sano ayaa dagaal ka socday haddana noloshooda ayey caadi ugu guda jiraan.

 

DSC09360.jpg

 

DSC09361.jpg

 

DSC09364.jpg

 

DSC09365.jpg

 

DSC09366.jpg

 

DSC09367.jpg

 

DSC09363.jpg

 

DSC09368.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maashallah barwaaqo badanaa, ninkii qudaartaas iyo fishka iyo hilip ari isku helaa waa jano jano kusug . Ilaahay ha u ziyaadiyo inshallah

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Showqi, Soomaali waxay fakhri ka tahay waa hoggaan wanaagsan iyo caddaalad inta kale hodan baan nahay, Alxamdulillaah

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Abwaan, Qowdhan qori iyo qabiil wata ayaa wadankeenii qaribay, inaguna markasaynu ju iska odhan weynay....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Macallinka;852818 wrote:
Maashallah barwaaqo badanaa, ninkii qudaartaas iyo fishka iyo hilip ari isku helaa waa jano jano kusug . Ilaahay ha u ziyaadiyo inshallah

Iyo mid yar oo raaliyo ahna ku dar.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Abwaan;852827 wrote:
maamul wanaagsan jiri lahaa waxba nagama hallaabeen, haddana haddii maamul fiican la helo Qawdhan, qabiil iyo qori dambe la arki maayo Insha Allaah.

Dee Qowdhan waxba ha ka sheegin! yaanaan Calasow iyo fatuud la imane :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Taleexi;852830 wrote:
Dee Qowdhan waxba ha ka sheegin! yaanaan Calasow iyo fatuud la imane
:)

loooooooooooool..............Qawdhan waa halqabsi un ee Calasoow iyo Futuudba kama eed la'a dhibka Soomaaliya ka dhacay.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this