Sign in to follow this  
Garaad Bari

IS IT TRUE ALLA YARXA Saado Cali Warsame died in a car accident?????????????

Recommended Posts

Alle Ha U Naxariisatee Fanaanadii Qaranka Somaliyeed Saado Cali Warsame, Oo Geeriyootey Maanta, Kadib Markii Shil Naxdin Leh Ku Helay Magaalada Galkacayo Iyo Garowe Dhexdooda!!

 

 

Inaa lillaahi Wa Inaa illeehi Raajicuun, Wararka naga soo gaadhaya magaalada Garowe ayaa sheeyaga in Fanaanadii Qaranka Somaliyeed ee Saado Cali Warsame geeriyootey.

 

Fanaanada ayaa la sheegayaa in ay ku dhimatey wada weyn ee u dhaxeysa magaalada Galkacayo Iyo Garowe, Waxay wararku sheegayaan in fanaanadu ku dhimatey shil Gaadiid.

 

Waxay sidoo kale wararku sheegayaan in halkaasi ay ku geeriyoodeen dad aad u fara badan sida Darawalkii gaadhiga ku wadey, Iyo shikhsiyo fara badan oo kale.

 

Sikastaba ha ahaatee wararkale oo yana kasoo baxaya magaalada Gorowe ayaa sheegaya inay dhaawac culus tahay, Isla markaana aan wax wara laga hayn xaaladeeda caafimaad.

 

Hadaba wararka ka soo baxaya bulshada reer Khaatumo State ee ku dhaqan ama ganacsata ka ah magaalada Garowe ayaa sheegaya in Fanaanadu aysan ku geeriyoon shil Gaadiid ee ay ku geeriyootey, Dil Qorsheysan oo ay ka danbeeyeeen Masuuliyiin Puntland ka tirsan.

 

Waxii wara ee intaas dheer waan idinla soo socodsiin doonaa.

 

Xigasho By Allssc.com

Daalacatey :574

 

editor@boocame.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

What is the latest and the most accurate update? It is sad how Somali websites quickly spread around rumours with no regard of one's relatives and the public. Some said she died others said it was a plot, so sad and it is bil Ramadaan.

Ilaah ha fududeeyo xaalka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

She is alive and well, most of those who died in the accident are Puntland troops escorting the delegation to Garowe. She was there to join the women conference taking place in the capital of Puntland. AUN the dead and wish fir a speedy recover to the injured.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

Thank God she is alive. Although we see her as a repel, I will pray for her speedy recovery. Alle ha u naxariisto dadkii meeshaa ku geeriyooday. Dhaawacana caafimaad ha u fidiyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mustafe   

^^ Why do you feel the need to call her a rebel if your truly serious about wishing her a quick recovery? Somalis simply can't stop being hypocrites.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

^^ lool. caaliyah saado cali inaad magaceedaba shegto ma rabto. lol. intii nool. looool

 

fananada qaranka saado cali rabi ha cafimad siyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^Saado cali warsame ma maanta ayeey adi ku noqotay fananada qaran? I am certain I can find many posts that you were insulting her so enough with the hypocrisy.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

waa mahad alle the great nationalist, the beautiful somali artist is ALIVE and well.

 

I almost got a heart-attack when my wife called me last night as I was going for aftir to a resturant and said Sado is dead.

 

Somalia needs Sado.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Aaliyyah;852317 wrote:
^Saado cali warsame ma maanta ayeey adi ku noqotay fananada qaran? I am certain I can find many posts that you were insulting her so enough with the hypocrisy.

hada bentiina wa baratay. loool. i never insult saado cali. show me where i insulted her and i will apologise. i dare you.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this